Abdirazak_PTL

Nomads
  • Content Count

    259
  • Joined

  • Last visited

  1. Bossaso qurba jogteeda meeye? where are our business men in zambia, arabia, kenya etc. Ma waxan isku halaynayna keliya local traders inay maal gashtan bosaso? Get up of your backside is what I have to say to puntland diaspora business-men dhulkani hadadan maal gashan manta birito carurteena maxaan uu dhaafayna? dadku wa silly sometimes but I dont like puntland business men in the diaspora waa totally useless, our local business are ok and work hard but they need the diaspora business men assistance and those guys dont even turn a blind eye
  2. Goobaha Ganacsiga oo kusoo Badanaaya magaalada Bosaaso (Sawiro) About: 1 min ago | 0 comments Share Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa maanta xariga ka jaray Hotel cusub oo lagu magacdaray Yasmiin Plaza kaasi oo ka mid noqonaya Hotelada waawayn ee magaalada Bosaaso. Munaasabad balaaran oo ka dhacday dhismaha Hotelka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari,Duqa degmada Bosaaso iyo ganacsatada qaybaheeda kala duwan. Ugu horayn Gudoomiyaha gobolka Bari oo xariga ka jaray Hotelka ayaa sheegay inay si aad ah ugu faraxsanyihiin Hotelkan cusub isla markaana uu waxbadan uu kusoo kordhiyay bilicda iyo hormarka magaalada,waxaana uu sheegay inuu yahay Hotelka mid aad u wayn ayna filayaan in ganacsatada ay sameeyaan Hormar intaasi kasii balaaran. Duqa Degmada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje ayaa isna sheegay in markasta loo baahanyahay in dadwaynaha iyo ganacsatadaba ay ka qaybqaataan wax kasta oo keenaya Hormarinta magaalada,isagoo tilmaamay in ganacsatada ay sidoo kale ay fiiriyaan goobaha laga hirgalinayo dhismaha si aysan saamayn ugu yeelan wadooyinka magaalada. Ganacsade Liibaan Yuusuf (Liibaan Dheere) oo ah muulkiilaha Shirkada Liibaan General Trading isla markaana hirgeliyey hoteelkan cusub ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan horumarada noocaan oo kale. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ugu baaqay ganacsatada in ay xooga saaraan wax soosaarka dalka sida warshadaha ,waxaana uu tilmaamay inay taasi keenayso in shaqooyin loo abuuro dad badan oo shaqo la’aan ay ku haysato gudaha Puntland. Shirkada Liibaan General Trading Company oo hirgelisay hoteelkan cusub ayaa sheegtay in ay soo wado mashaariic cusub iyadoo ay dalka keento haatan bagaash kala duwan. Maxamuud Cabdi Ibraahim Horseed Media
  3. Qodax, Farole wuxu gursado maxa naga galay? war anigu waxan kaaga hadlaya percentages of prostitution iyo waxad igu jawabaysa farole wuxu gursaday islan somaliland ah...
  4. I cant believe xaji u r blinded to see that bosaso is developing everyday lol. waad waalan tahay lakin u know it and i know it the truth of the matter is bosaso is looking like that its going to do reach out to business community to start investing heavily and the process has begun and this will change the urban skyline think about it...tawakal, hotelkan cusub, dahab shil, golis towers standing out in this picture?
  5. xaaji u never have anything good to say about puntland or bosaso in general marka your opinion is relevant because its clear you already hold bias attitude towards the region, at least dadku waxay iska dhigan balanced adigu lakinse warkagu wuu cad yahay and u belong in the mental home not political circle
  6. Xaji wait for horseed to break the news also. I see shino is there also so i will be checking sbc also
  7. Please dont forget puntland is only 12 years old, remarkable what has been achieved so far but alot of work lies ahead and the people will continue to work hard and the diaspora such as myself will also continue to pull the strings in the international arena for puntland advantage
  8. Tawakal Bank and Hotel 7 Stories Golis Tower 8 Stories I havent seen dahabshil headquarter pics yet but I know they said it would be their headquarters in east africa, so obviously it will be huge. Plus lets not forget there are many projects I dont know of, like this hotel built today waxba kama ogayn lol. Marka god knows how many other projects are in pipeline which again will put a nail into heart of the enemy
  9. Bosaso hasnt got 5 storey hotel before. It will send a trend in the city that is for sure and race among the traders. Now I suggest these projects siiba tawakal bank and hotel facility la furo iyo dahabshil xarunteeda somalia headquarter. They will be massive buildings of 8-9 stories. Plus lets not forget that golis is building towers also throughout garowe and bosaso which will be 7-8 stories. This will just increase when more business men start investing heavily, siiba kuwa jazirada iyo halkasi joggo. Wa arin mudan iyo wax lagu farxo guul bosaso
  10. Maamulka Gobolka Bari Oo Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Oo Loogu Magac Daray Yasmin Plaza (Sawiro) Boosaso (RBC Radio) Xaflad balaaran Oo maanta Lagu Qabtay Xarunta Hotelka Cusub Ee Yasmin Plaza aya waxaa Ka soo Qayb galay masuuliyinta Maamulka Gobolka bari Iyo Kuwa degmada Boosaso. Hotelkani oo Uu Si gaar ah U leeyahay Ganacsadaha Reer Boosasso ee Liiban Dheere ayaa waxaa Maanta Markii ugu horeysay Xariga Looga Jaray Xarunta Hotelka Oo Ku Taal bartamaha Boosaso. Gudoomiyaha Gobolka Bari C/xaafid Cali Yusuf Oo Xariga Ka jaray Hotelkani AYaa Waxaa Uu Halkaasi Ka sheegay in Ay Aad U soo Dhaweynayaan Furitaanka Hotelkani Yasmin Plaza oo Ka Kooban Shan dabaq. Waa Markii Ugu Horeysay Oo Hotel Intaa La Eg Laga Hergaliyo Boosaso Waxaana Masuulka Dagmada Boosaso Maxmuud Faarax Beeldaje uu Dhiniciisa sheegay in Loo baahan Yahay Ganacsatada Boosaso In ay U Soo Jeestaan oo Dowlada Hoose kala Qayb qaatan Dhismaha Wadoyinka Boosaso OO Haatan Meel Wanagsan Mareysa. Liibaan Dheere Oo ah Ganacsadaha Dhistay Hotelkani CUsub Aya waxaa Uu sheegay in Hotelkani maanta La dhisayay Mudo Ku Siman Afar Sanadood isla Markaasina Jiraan Qaybo Kale Oo Haatan Habeytooda socoto KUwaasi Oo ku sheegay In ay Yihiin Qaab aan Horay Magalada Boosaso Looga dhisin. Dhinaca Kale Hotelka Yasmin Plaza Hotel Ee Maanta Xariga Laga Jaray ayaa Waxaa Uu Ka Kooban Yahay Qaybaha Jiifka iyo Hool Weyn Oo Loogu Talagalay Dhinaca shirarka Sidoo Kale Waxaa ka Mid ah Qaybaha Baakinada baaburta. Arintani waxaa ay Ka mid Tahay Horumarada ay Ku Talaabsaneyso magalda Boosaso Ee Xarunta dhaqaalaha Puntland Waxaan Magalada Laga dareemaya Horumarada is Daba Jooga ah Ee sameynayaan Ganacsato Dib Uga soo laabatay Dalka Dibadiisa. Mohamed A RashiiD RBC Radio Boosaso
  11. war hoy wax fahan, xataa jarmaalki ba og meesha laga doonto gabdhaha shidan lol. aar uu bosaso ama hamar sidas ka sameyo wuu og yahay wa conservative societies
  12. Qodax I never lose debates im to good, like I said the best u can do is cry "ban him"
  13. Qodax i will spell it out for u what somalis say about u...count how many snm girls u see, markas tiri meeqo ba ilko cas wuxu kor uu dhaafaya 80% of them. Marka the possibility of you being born from a prostitute is very high considering most of your women have those ilkocas which are only gained by chewing khat no other way. But with me i have iman, weris and ayan sadex gabdho oo wasaqobeen lakin sadex gabdho beel dhan miyay dhali karan? wa may marka the percentage i come from a prostitute is less u see? that is why xoosh said snm looma oglayn inay noqdan president of somalia waxaan kamid ahaa dhaqan xumida dadkina lakin anigu yaa ii didi karo? nasab baan ahaye
  14. qodax insult what? are u denying that hargeisa girls have ilkocas while other girls dont? maxa keenay in ilkahooda sidas uu noqdo? dee jaad bay cunan iyo ragga bay la cunan waxaas baad kuligin ku dhalateen ma beentayda ba? every snm girl i seen all have those chipped teeth which tells me which household you born under lol. Waxaasi cay ma aha ee wa xaqiqda ka baro xoosh