Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^Horta Ciidamadii xooga badnaa ee khatarta haa oo ku wajahnaa Kismaayo wali masoosocdaan? I have noticed Puntlandpost AKA BeenPost spreading lies and huuhaa. These guys are shameless walaahi!
  2. ^Welcome on board M Grant. I think the majority of SOL users are a bit young but nevertheless, if you throw some names,I am sure there will be someone who will help you. People like Miskin Macruuf might know you old friends
  3. ^Allamagan, the news is also reported by other websites like Dayniile. These so called TFG is shameless, in fact they consider this as security crackdown !! =============================================== Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya baaritaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka ay ku sameeyeen guriga C/qaasim Salaad Xasan madaxweynihii hore ee Soomaaliya (Dadweynaha Muqdisho oo arintaasi ka xumaaday) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya baaritaan gelinki dambe shalay ay ku sameeyeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya guriga uu degan yahay Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ahaa madaxweynihii dowladdii ku meel gaarka aheyd ee lagu soo dhisay Tuulada Carta ee dalka Jabuuti, kaasoo ku yaala nawaaxiga Ex-dugisii sare ee Banaadir degmada hodan ee magaaladan Muqdisho. Dr. C/Qaasim Salaad Xasan oo maalintii doraad ka oo laabtay safar uu dhinaca dibeda ugu maqnaa ayaa la sheegay inuu guriga ku sugnaa markii ay baarayeen ciidamada dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, waxaana la sheegay in ciidamadu ay si aan waafaqsaneyn Borotokoolka iyo anshaxa u galeen guriga madaxweynahaasi hore, iyagoo la sheegay iney meel isugu geeyeen dadkii ku sugnaa gurigaasi oo ay ku jiraan C/qaasim laf ahaantiisa iyo xubno ka tirsan eheladiisa oo guriga kula noolaa. Ciidamada ayaa la sheegay markaa ka dib ay baaritaan ugu dhaqaaqeen qeybaha kale ee guriga, iyagoo dibedana u soo dhigay alaabo waaweyn oo meelo kala duwan ku jirtay, iyagoo ka baaraya hub iyo waxyaabaha Qarxa oo sida ka sheegay ay baadi goob ugu jireen, kuna tuhmaayeen in halkaasi lagu qariyey, waxaana sidoo kale la sheegay in ciidamnadu ay galeen qolka uu sida gaarka ah u degan yahay C/qaasim, waxaana la sheegay in guriga ay ka qaateen qoryo ay heysteen ilaalada gaarka ah ee C/qaasim iyo labo baabuur oo uu lahaa oo gurigaasi tiilay sida ay ku waramayaan qaar ka mid ah dadkii gurigaasi ku sugnaa markii la baarayey. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa horantii sanadkan kula kulmay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho C/qaasim Salaad Xasan oo madaxweyne ka ahaa dowladdii TNG-dii Carta, isagoo kala hadlay sidii uu uga qeyb qaadan lahaa nabad ku soo dabaalida magaalada oo xiligaasi ay si weyn uga soconayeen qaraxyo iyo hoobiyeyaal lala beegsanayey goobaha ay degan yihiin cidamada iyo mas’uuliyiinta dowladda, inkastoo C/qaasim uu ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn u diidanaa joogitaanka ciidamnada Itoobiya ee gudaha wadanka Soomaaliya haddana wuu ogolaaday xiligaasi in laga wada shaqeeyo sidii dalka nabad loogu soo celin lahaa, lamana oga sababta keentay hadda baaritaanka ay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya ugu dhaqaaqeen guriga C/qaasim Salaad Xasan, hase ahaatee dadka ku xeel dheer siyaasadaha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay in baaritankan uu qeyb ka yahay baaritaano mudooyinkanba ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya ay la beegsanayeen siyaasiyiinta ku abtirsata beesha uu ka soo jeedo C/qaasim oo ay rumeysan yihiin iney si weyn hormuud ugu aheyd maxkamadihii Islaamiga ahaa ee laga adkaaday, waxaana arintan lagu baaray guriga C/qaasin si weyn uga xumaaday dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho oo u arka iney tahay mid sii murjin karta xaaladaha cakiran ee dalka ka jira. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  4. Education Education Education. We need to educate our youngsters in order to re-build our country. We need more Schools than Universities.....Every city and Tuulo in Somalia should have both elementary and secondary education before we think about Universities.
  5. War jiraaba cakaaruhu imaan.!
  6. Maashallah, they are very cute. Ilaahayoow Guri khayrqabo u sahal.
  7. http://www.liveleak.com/view?i=d3b_1178524471&c=1
  8. Horta Somaliland wali wax ma uqabatay Laascaano iyo nawaaxigeeda? Dabcan waxaa jirto miisaaniyad uu maamulku ugu talagalay Gobalada, hadaba imisa lacag ah ayay ku qarashgareeyeen sanadkii tagay? Mise sheekadu waa: waxaad kamid tihiin Somaliland, canshuurtana ku soo xareeya Hargaysa, wixii wax qabad u baahana adinkaa iskugu filan ?
  9. ^What is Maxjar? Taloow Waraabe ma fulaynimo ayaa loogu bixiyay?
  10. Warabe said that , but ina Yeey actually did that...so who is worst? I would say the one who did it is worst. During the Mogadishu battle Yey was asked why are you shelling the civilians and his reply was "We will shell them until they identify those insurgents who are among them"
  11. Dhere is funny man......his job is to upset Yey and the Ethiopians are giving him the green light.
  12. The rift between Yey and Gedi is widening, clearly Gedi is the favorite one here. This is where the next power straggle begins....!
  13. ^^Nice video. Hooyo Abaalkeeda Malagudikaro.
  14. Good news - This send strong signal to those Qaadhicu Dhariiq and killers .
  15. ^I thought future should better than the Past? Mise sheekadu wax maraysaa intii horelee ilaahay isii
  16. ^Thanks MMA, now it makes sense as to why people gave it that name coz it was brought by Unisom. Waxaa layiri Timir laf baa kujirto.
  17. 1. Maamulka Gobolka Banaadir wuxuu si wadajir ah u go’aamiyay in dhammaanba dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho ay iska gooyaan ama iska jaraan geedka loo yaqaano geed yahuudka oo ka dhashay guryaha hortooda iyo geedaha kale, kuwaasoo la doonayo in la gubo, waxaana arrintaasi loo go’aamiyay in la dhaqan geliyo laga bilaabo 20/05/2007 kuna eg 30/05/07, ciddii amarkaasi fulin waysana maamulku wuxuu ka qaadayaa ganaax lacageed oo dhan 1,000,000 Shilin Somali. Does anyone know how this tree looks like and why is named after Yahuud? I know Geed Hindi(Geed Talaal)but never seen Geed Yahuud.
  18. Dagaalka ayaa la sheegay inuu salka ku hayey iyadoo qaar badan oo ka mid ahaa dadka kasoo qeyb galay ay diidanaayeen arrinta gooni isu taaga iyo in la isticmaalo goboladda ay ka soo jeedaan Sool, Sanaag, Awdal iyo Cayn. Halkaasi oo gacanta la isula tagay ayaa gebagabadii xafladan waxaa halkaasi yimid ciidamada Booliiska ayadoo dadkii xafladaa ku sugnaa intooda badan loo taxaabay xabsiga Minneapolis.
  19. Well done to them. Their effort is working....The Italian government is clearly said that the Ethiopian Army should leave Somalia NOW. We also have many other European countries with the same view. Inshallah this country will be liberated.