
Dhubad.
Nomads-
Content Count
1,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhubad.
-
Originally posted by Hunguri: Ramadaanta hadaad Shaydaan ka adkaan waydy. Xaalkaagu caadi maaha. Faryarada waa in lagaa xidhaa kadibna Tuubo ama ul lagula dhacaa . The spritual Shaydaan chasing method that some ppl did use to do back home. Aar yartan Rooxaan ayaa naafaysy . Halaga tumo haye who else is in the list lool Kool Kat ??? looool@Faryarada. Alla maxaa mingis tuntay. Farta laxiraayo wax jiro waaye, qofka markii larabao in Jiniga lagabixiyo ayaa farta laga xiraa, quraana lagu akhirayaa ayadoo latumaayo. Kadibna jiniga ayaa hadlo oo yiraahdo Wadada ii baneeya waan baxayaaye.
-
This is a good developement....Ilaahay nabad haku soo dabaalo Soomaaliay oo dhan. Thanks Horn.
-
^ Good luck walaalo. Internet business is not good any more so I won't advice you to go tht way.
-
^^The Imam of my local mosque was actually complaining about people who do wear saggy trousers as their Cawrah(a$$) is displayed when they do sujuud So this is a world wide problem!
-
^^^Duke reminds me this somali saying: Nin Daad Qaaday Xunbo Cuskay. Out of everyone, now you counting on good Maxkamada to do your dirty work miyaa? Ceeb Calayk Yaa Akhi. As for Turki, he should shut up, his interviews are only creating more problems for the Muqaawama. No need to brag about foreing fighters, that is the excuse the Americans are looking for!
-
^Dee dantii lagalahaa waa laga dhamaystay, tuulooyinkii ay kayimaadeen haku noqdaan. Buuh baahdii westrenka lacagata looga aruursanayay ayay run u maleeyeen. Kakuda dheh!
-
Arooryi suuban indeed! Kanaxoow nafta waa maa ladhihijiray!
-
I still believe CIA was behind it. There is no way on earth that two plains can nock down 7 buildings of that magnitude...! I believe the buildings were wired up and the airplanes were controlled remotely from the ground.
-
lool@Sablaale, maya waa ragii Habaar_Waalid iyo xagaa ku godoomay!. Saaxiibkaa siduu u fadhiyo ayaaba icajabisay, waa rageediye daa, gaaladu waxay u barteen dad markay la hadlayaan dhulka fiiray...!
-
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun.! Anakana cuntadii ayaan meelaan kalageeno la nahay, dadna gaajo ayay u dhimanay
-
Warbixin Guud oo ku saabsan Shirka uga soconaya Magaalada Asmara Isbaheysiga la magacbaxay Xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya. Shirweynaha kasoconaya Magaalada Asmara ee Xarunta Wadankani Eritrea ayaa kudhaq heer gabo gabo, waxaana tan iyo markii uu ka furmay Carwo weyn oo ku taalla Magaalada Asmara ee Xarunta Wadanka Eritrea. Xarunta Shirka ayaa weli waxaa soo gaaraya Ugaasyo iyo Waxgarad kasocda Beelaha Soomaaliyeed, waxaana ugu dambeeyay oo soo gaaray Xarunta Shirka Ugaas Maxamed Weli iyo ugaas kasocda Beelaha Digil iyo Mirifle. Sidoo kale Shirka waxaa kasoconaya doodo kulul oo la isku dhaafsanayo dhismaha Isbaheysiga iyo sidoo kale sidii Guddiyadiisa loogu magacaabi lahaa. Doodii ugu dambeysay ayaa waxa ay ku saabsaneyd sidii loo dhaqan gelin lahaa loona ansixin lahaa Xeerka uu kudhaqmayo Isbaheysiga laga abaabulayo Magaalada tan asmara. Ereyo la isla mari waayay ayaa kujiray hadaladii ajendeyaasha taasi oo ay kamid aheyd in la badalo ereyga JIhaadka oo lagu badalo Muqaawamo ama halgan ama ereyo kale, waxaana arrintaasi loo saaray guddi lasheegay in ay kazoo talo bixin doonaan isla markaana ay keeni doonaan Magac wanaagsan oo lagu wada shaqeyn karayo. Shirka ayaa sidoo kale goobta uu kasoconayo waxa uu u muuqanayaa Maalmahani dambe mid si xawli ah kusoconaya, waxaana iminka harsan oo keliya sidii loogu dhawaaqi lahaa Guddiga Fulinta, kan dhexe iyo Doorashada Guddoomiyaha Isbaheysigani Asmara iminka uu shirka uga soconayo.
-
^Indeed NOT WORTH IT. Waa in lakala qaraabtaa !
-
^^^They are striking over fears of Job losses, forced transfer to other employers, cuts in pensios etc.
-
^Horta what kinda of transport do they have? Mise maba loobaahano ee waa la isku lugaynkaraa? Metronet staff who maintain and look after all most all the lines are on strike until Friday...Only three lines are working at moment.
-
^Boy, this morning was a nightmare I had to walk from SouthKen to Victoria. I can't believe is going to be like this until Friday.
-
Originally posted by Emperor: Number 3 please Jzk allah khayr Yeah, number 3 please. Thanks
-
If this news is true, is disgusting and whoever is responsible should punished for it.
-
Do you guys know that they are (Yey, TFL, Dheere) are lobbying another three more years after their term ends. So Faanoole Fara Kamaqodna!.
-
Aabo Siyaad Allaha u naxariisto, he did both good and bad but its ironic to see some folks here are blatantly trying to ignore any good thing that Barre did for his country while they are openly praising a traitor like Yey whose entire history was to work for our enemy the Ethiopians.
-
Ilaahay ha unaxariisto. There are a lot of un-reported atrocities against innocent civilians every day. I don't care whether you support the TFG or not but you can't just sit back and watch these barbaric actions against your own people and don't even condemn....War dadkii maxaa qaaday.
-
^loooool@Naastaro. I don't think she will understand. Anyway, Have a nice Bank Holiday for those who live in UK. PEACEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE. Time to go home!
-
Ms Dhucdhuc, What is bogcad ?
-
Yearly Mu'tamar in London: Many Somali Scholars Invited!
Dhubad. replied to Abu-Salman's topic in General
^^^^^^^^Maashallah is going to be a good one. Yeah women do talk a lot in the lectures and some times even fight. Last time my wife was telling me two women(with full Hijab + Niqab) was fighting over Qabiil and calling names on each other...! It can be annoying! -
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote: C/llaahi Yuusuf "Hadalka Cali Geedi, anigu ma maqal laakiin hadduu jiro..." Madaxweynaha Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxa laga weydiiyey hadalka dhawaan ka soo yeeray Ra’isul Wasaare Cali Max’e Geedi ee ahaa in dowladdu ay sameyn doono Qad Cagaaran, waxa uuna yiri madaxweynuhu isaga oo hadalkasi ka jawaabaya “ Anigu ma maqal, laakiin haddii uu jiro waa mid aan ka tarjumeyn siyaasadda Dowladda Federaalka ”. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed waxa uu sheegay in arrintaasi ay sid ugu dhaqsiyaha badan uga wada hadali doonaan Ra’isul Wasaare Cali Max’ed Geedi, isagoo sheegay in Shacabka Soomaliyeed u baahan yihiin nabad balse aysan u baaneyn in dhibaato kale lagu sii siyaadiyo. “Dowladda waxay la dagaalameysaa kuwa nabad diidka ah ee aan ogoleyn in dalka Dowlad ay ka jirto” ayuu yiri Madaxweyne C/llahi Yuusuf oo sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ka shaqeeyaan nabdda dowladdana ay ku gacan ku siiyaan. Xigasho ----------- Poor Yey, he has been marginalised big time. He should have come up with different answer, where is his advisers?