Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^Ilaahay ha u naxariisto haday dhimatay hadiiklana illahay ha ufududeeyo dhibka soogaaray.
  2. ^Hornoow ma saasbaa sheekadu? Xaal qaado marka sxb. Adigu ma reer Balanbal ayaad tahay? Balanbal waxay ahayd meel taariikh leh inta aysan Kulmiskii iyo Amxaaradii is la socday aysan qabsan.....Sheekooyin xiisa leh ayaan ka maqli jiray Hooyaday iyo Aabahay markay ka sheekeeyaan magaaladaas! Guriceel iyo Dhuusamareeb aan tagay 89 laakin fursad uma helin inaan tago Cabudwaaq iyo Balanbal!
  3. No wonder why is called Galguduud. Cabduwaaq has one of the best football team in that region. They beat Dhuusamareeb, Balanbe and Baladwayne teams recently. Beautiful Pictures indeed.
  4. Duke, have you ever heard two clans fighting over the control of Baardhere like Kismaayo? The answer will be no so why ask this question sxb. Baardhere from the space!
  5. Dhubad.

    UK

    ^^^^Don't forget to hop on the Sight Seeing Open Top Tour Buses. Its brilliant way to see around London. Enjoy your holiday.
  6. Goobaha ganacsiga ee magaalada Marka oo maanta xiran ka dib markii ciidamo ka tirsan Dowladda federaalka ay maalintii shalay ka geysteen falal dhac ah Ganacsatada magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta goobahooda ganacsi albaabada u laabay ka dib markii ay la soo deristay cabsi iyo wel wel ay ka qabaan ciidamo ka tirsan dowladda federaallka Soomaaliya oo maalintii shalay dhac baahsan ka geystay Suuqa degmadaasi. Ganacsatada ayaa la sheegay maanta iney hor dhoobnaayeen goobahooda ganancsi, iyadoo ciidamada milateriga ee dowladda federaalka Soomaaliya oo dheg la qabto aan la laheyna ay gaaf wareegayeen suuqa magaalada Marka iyagoo koox koox u socda, waxaaana suuqa ka muuqday khal-khal fara badan iyo kala carar ay dadku sameynayeen marka ay arkaan ciidamada waxaana gudaha iyo daafaha magaalada Marka laga maqlayaa rasaas ay ciidamada milateriga ridayaan, taasoo aan la garaneyn cida ay la beegsanayaan. Maamulka gobolka Sh/hoose ayaa horey uga cowday ciidamadan ka tirsan dowladda federaalka oo falal amni daro ah ka waday mudooyinkanba deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose, wuxuuna maamulku sheegay in aysan la shaqeyn doonin ciidamadaasi waxayna ka codsadeen wasaarada gaashaandhiga ee xukuumada Soomaaliya iney ciidamadaasi ku celiso xeryahooda si aysan dhibaatooyin kale u geysan.
  7. Originally posted by Juje: Warya Horn umada dhig-kar haku ridiin, why are not all this people in the 'circus' up in Xamar. Shir ba socda mid kale ayaad ka garab fureysa, waxasi wa foodo. loool@Juje. Shirkani wuu ka duwanyahay kan Xamar Kasocda. Kani wxuu ku saabsanyahay sidii loogu wada noolaanhaa Gobalka Jubada Dhexe iyadoo qolo aan qoladakale ka xigsanayn lahaanshaha gobalkaas.
  8. ^Sxb, it is know fact that the people in that town used to walk freely with their Mobiles broadly displayed so one can't deny that.
  9. Indho Cade waa loo darsaday, saa markuu katalin jiray magaaladaasi waxay ahayd meelaha ugu nabadoon Somalia. Shacabka magaaladaasi mobilada banaanka ayay la dhexmarijireen ayakoo qofna kacabsanaynin.
  10. ...Kawada Magaalada Marko. Marko 27, July 07 ( Sh.M.Network) Ciidamo ka tirsan Militariga Somalia ayaa dhac ka wada gudaha magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose. Sida ay shabelle u sheegeen Goobjoogayaal, ilaa 5 ruux ayay ciidamada Militariga ah siyaabo kala duwan ay dhac ugu geysteen magaalada Marko 24 kii saac ee la soo dhaafay. 4 ka mid ah dadkaan ayaa waxaa laga dhacay teleefoonada gacanta halka halka midka kalena laga qaatay lacago wali cadadkeeda aan la sheegin. Arimahaan ayaa waxa ay walwal ku abuureen dadka magaalada Marko oo ka codaday taliska ciidamada ee degmadaasi in uu wax ka qabto arimahaan. Horey ayaa ciidamada dowladda loogu eedeeyay in ayd hac ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqyada Bakaaraha, Kaaraan iyo Siinaay.
  11. Mumino Mohammed, one of the victims, told Shabelle that she had 15 days old baby. "I gave birth a baby 15 days ago, I told them, three soldiers who came into my shelter, that I have very small child but they raped me the three of them, despite my screams and begging that should leave me alone," she said. This is sick walaahi but don't worry this so called TFG is speeding their collapse.
  12. ^Brother I don't hate the guy but he disappointed me, I alwaz thought he was an accomplished politician but this interview proved he is otherwise. As for making peace in Gedo is misleading ( or as Gedi would say ‘Rootless’) same as his claim of being a president of Somalia for the 9 yrs. Incompetent I say!
  13. http://www.frontlineclub.com/club_videoevents.php?event=861 He is all over the place...
  14. lool@Lazy (I have shorten your name by the way). Well I have never met a Somali brother with name Abdi, its alwazy Abdullahi, Abdulqadir, Abdirahman etc but as Lazy put it they tend to shorten it to make it simple. My surname is Abdirahman but I call myself Abdi to make it easier for others to pronounce that is all.
  15. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: He is confused about Afmaay, the language and the particular major clan whose main dialect is Afmaay. You are right MM, Afmaay is just another Somali dialect spoken by many people in the south who hail from different clans and therefore, is not a specific to a particular clan. The Author is confused and I have came across people specially from North who have the same believe as the author and I can understand because majority of them never been to that part of Somalia. :confused:
  16. loool@Garyaqaan, Sxb Baardhere needs no Mango its the source of Mango ee waxkale sheeg. Besides, I thought Kismaayo was surrounded and its impossible for Gedo boys to shift the looted goods to Gedo, what happened to that news? Beer kamid ah beerah baardhere !
  17. Very good indeed . Thanks for the video.
  18. Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha ****** garabka Xaaji Cabdi Iimaan oo maanta aan soo xaadirin munaasabadii furitaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha Waxaa maanta laga waayey madashii u dib uga furmayey shirka dib u heshisiinta Qaranka Sooomaliyeed ee Ex-xarunta gaadiidka booliska ee magaalada Muqdisho xubnaha golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha ****** uu hogaamiyo Xaaji Cabdi Iimaan Cumar, kuwaasoo tiradoodu ay gaareyso ilaa 100 xubnood. Shir jaraa’id oo ay maanta si wdajir ah ugu qabteen hotelka Ramadaan ee magaalada Muqdisho guddoomihayaha dhaqanka iyo midnmimada beelaha ****** Xaaji Cabdi Iimaan Cumar iyo afhayeenkooda C/llaahi Sheekh Xasan ayey kaga warbixiyeen sababaha ay uga qeyb geli waayeen kulankii maanta oo ay sheegeen iney ka dambeysay ka dib markii loo soo dhameystiri waayey casuumadii ay shirka kaga qeyb geli lahaayeen ilaa 100 xubnood oo shirkaasi uga meteli lahaa dhinacooda, kuwasoo uu ku jiro imaamka beelaha Hiraab Imaam Max’uud. Sido kale, waxay sheegeen xubnahan in ay si weyn u dhaliilsan yihiin qaabka uu ku socdo shirweynaha oo ay sheegeen in dadka qaar ay marin habaabninayaan, waxayna sidoo kale sheegeen in qaabka loo soo xulay ergooyinka shirka ay yihiin kuwo aan loo marin dariiq saxa ah oo isla markaana ay ka muuqato wax is daba marin, waxayna xuseen in guddiga qaban qaabada ee shirka uu iska indhatirayo wax ka qabashada qeylo dhaanta ka soo yeereysa qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. Source Dayniile
  19. Originally posted by N/AA: Are these guys the Doolad Diid and are they wearing the JVA uniform ? Very good indeed, certainly the Kismayo Hospital needs these sort of equipment badly.
  20. There is a truth in this report namely Cabdi Qaybdiid. He has not been seen in the political arena lately due to a conflict between him and M Dhere and the way his sub clan was treated. So it doesn't surprise me if he goes to Asmara. Also, there is another conflict emerging between Gedi and Yey so only time will tell what the outcome will be.
  21. Originally posted by Jabhad: ^Yaab badanaa..Kan waxaas qoray caruur waaba kaliitaa looool..Desperate ******** igadheh..wuxuu qoro muu waayay...Af-miyaa Tigree la iskaga celiyaa...Sxb were is the source? I thought only Yeey supporters hide their news sources??? AF WAAKAN MAYLE KA AAME!! lool. Here is the source www.qaadisiya.com
  22. What happened to the conference budget ? If they can't even feed the delegates how do they expect them to reconcile while their stomach is empty? Mise lacagtii sadex geesood (Ali Nafto, Yey & Geedi) ayaa loo qaybsaday ?
  23. Ergooyinkii lagu soo qalday Shir kusheegga Dib u heshiisiinta oo ka cabanaya digir habeenkii casho ahaan loo siiyo iyaga oo Hotel kusugan. waxa ay tiraahdaa Nimaan Dhul marin dhaayo maleh, Ergooyinkii lagu qalday kasoo qeybgalka Shir beenaadka la sheegay in lagu heshiisiinayo Beelaha Soomaaliyeed ee dib loo dhigay illaa Maalinta Khamiista ah sababo dhinaca Ammaanka ayaa waxaa lasoo gudboonaatay dhibaatooyin ku aadan dhinaca maaliyadda. Ergooyinknai ayaa horey loogu wargeliyay in hoteelo la dejinayo Miisaaniyadooduna ay meel saartay Shaqaalaha Tikreega lakin taasi ayaa waxaa kasoo baxeysa cabasho aad u xoogan oo ku aadan in Miisaniyaddii aanay waxba ka heynin. Ergooyinkani qaarkood oo aanu kula kulannay Hoteelada ay Muqdisho ka degan yihiin ayaa waxyaabaha ay nagula kaftameen waxaa kamid ahaa “hoteelada ugu raqiisan Muqdisho ayaa nala dejiyay hadana waxaa naloo maamulaa sida maxaabiis oo kale, waayo xittaa habeenkii Digir bay casho ahaan inoogu keenaan iyadoo la ogsoon yahay in qaarkeen ay digirtu dhibeyso, waxaana codsanay in lacagta nala siiyo oo aan inagu ka dalbano qolada Maqaaydaha waxa aan dooneyno lakin ma aanu helin” ayuu nagula kaftamay mid kamid ah ergooyinka lasoo qalday ee Muqdisho lakeenay. Sidoo kale waxa ay si aad u uga cabanayeen in aanay heysannin wax tix gelin ah oo Magaalada Muqdisho aanu jirin meel ay uga gudbi karaan goobaha uu shirka ka dhacayo iyo hoteelada ay degan yihiin mooyaane. Dhibaatadaasi ayaa waxa ay sababtay in ay ka cararaan Magaalada Muqdisho waliba si dhuumaaleysi qaar katirsan ergooyinkii, waxaana soo badali doona ergooyinka cararay qaarkood dad muqayiliin ah oo ka bixi kara barnaamij cayaal suuqeedka Muqdisho lagu dhoodhoobayo.
  24. Originally posted by Qudhac: duke i hope you should have the foresight to realise there will always be tommorow so dont make enemy out of the whole world :confused: That is exactly what I was thinking....