Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. On 8th of July, 2007, between 14:00 to 21:00, Markabley Relief & Development Trust (MRDT), and Somali Capacity Building Initiatives (SCBI), with the help of SDF and SOAS Somali Society will unlock to advance the cause of augmenting higher education, above-all, establishing and implementing University of Gedo, Somalia. Through the educational programs carried out in Somalia by HIRDA, IQRA, MRDT and other associations, we have seen many lives changed for the better and subsequently, MRDT, SOAS Somali Society and SCBI are now more enthused and have the will to enhance fundraising for the creation of University of Gedo. Through the achievements from HIRDA, IQRA, MRDT and others, we are now better off and aiming different priorities, such as the aspirations of higher education systems, hence, each and every person affected by this setback of lack of proper education for such a long time has reasons to hope, because with our help, huge advances could be made to reverse issue for the greater good. As a result, MRDT & SCBI, along with HIRDA, IQRA, SDF and others persist to work-for, help, and make differences in the lives of their brethren Somalis. Today, through your big-heartedness you can make an immediate difference in the life of a person(s), man or woman, and for the reason that hope; we can count on you to take a lion share and attend the conference at July 8th 2007 at Brunei Lecture Theatre, SOAS University. ---- London: Kulan Deeq loogu ururinayo Jaamacadda Gedo Waxaa dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska gaar ahaan magaalada London, aan si xushamad iyo qadarin leh ugu wargalinaynaa in 8-dda Bisha Luuliyo, saacadda 1pm ilaa 9pm. Kullanakaan oo ah mid daba joogaa mashruuc mudo dheer laga shaqeynayay ujeedadiisu tahay unkidda Jaamacadda Gedo University oo ah Mashruuuc wax weyn ka tari doonnaa baahida ardayda Soomaaliyeed ee gobollada koofur, koonfur-galbeed ee Soomaaliya iyo cidii kele ee fursad u heshaba, waxaa horey looga soo qabtay kullamo la mid ah midkaan dalal iyo magaalooyinka ka mid ah waqooyiga Ameerica, markaana waxaa lasoogaaray xilligii ka qeybqaadashada jaaliyada Soomaaliyeed ee Yurub, waxaana nasiib u heshay in kullanka koowaad lagu qabto magaalada London. MRDT iyo SCBI oo kaashhanaya HIRDA, IQRA, SDF iyo kuwa kaleba ay ku dhiiradeen in ay hirgaliyaan mashruuca Jaamacadda Gedo. Waxaa xusid mudan in HIRDA, IQRA, MRDT iyo kuwa kaleba ay gaarsiiyeen dareenka ardada iyo dad kale oo badan in maanta lagu hammiyo waxbarasho heer jaamacadeed ah. Haddaba annaga oo ku hadlayna magaca qabanqaabiyeyaasha kullanakaan ka dhaci doona magaalada London sideeeda bisha Luuliyo waxaan markale ka codsanaynaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed iyo inta danaysa hormarinta dalkeenii iyo sare u qaadida tayada aqoonta dhalinteena inay nagala soo qeybgalaan kullanka waxaa marti noogu ah aqoonyahano iyo shaqsiyaad Soomaaliyeed oo bulshada caan ka dhex ah. Kasoo qeybgalkaagu waa muhiim waana wax tar; Mahadsanidin Russell Square Campus, School of Oriental and African Studies, University of London, Thornhaugh Street, Russell Square, London WC1H 0XG http://www.radiogedo.com/University_Flyers.htm
  2. ^What could be the cargo? Besides, why these Jet Fighters are circling around that region lately? Something is going on but only time will tell...! JB, enlighten us brov since you are there, tell us warka fadhi ku dirirka?
  3. Mabruuk sis. Mungu haku patiye watoto wazuri inshallah.
  4. ^^^Duke, wali Durbaanki colaada maad tumaysaa, maquusatid miyaa ninyahoow?
  5. War Duke hala iskadhaafo tacsi aa u taale....Duke, Afguduud meel ku sheeg?
  6. Sheekadu faraha way kabaxday. Xabashidiina waxaa lasheegay in Killinka Shanaad loo daad guraynayo which is good news.
  7. ^Emperor, oo adiguna mawaxaad ku jirt dadka aaminsan in Afguduud uu wali BuuloGaduud joogo uu Airportakana haysto? Bal hadaan ku waydiiyo sidee wax u dhaceen shalayto, bal noo sheeg adoo raali ah?
  8. Qaraxyo habeenkii labaad laga maqlayo Muqdisho, xilli Bandow ay tahay caasimadda. Click here to find shabelle news in English Mogadishu 23, June.07 ( Sh.M.Network) Qaraxyo xoogan ayaa ka dhacaya magaalada Muqdisho habeenkii labaad oo Bandoow uu saaran yahay caasimadda, iyadoo qaraxaydaasi ay ka kala dhaxeen xaafado ka mid ah koonfurta iyo waqooyiga magaalada Muqdisho. Ilaa iyo haatan inta la og yahay 3 qarax oo xoogan ayaa laga maqlay magaalada Muqdish iyadoo wali aan la ogeyn qaraxyadaasi waxa ay ahaayeen iyo cidii lala beegsaday, waxaana labo ka mid ah qaraxyadaas ay dhaceen iyadoo qadarro daqiiqado ah ay ka dhimanaayeen xilliga Bandowga. Labo ka mid ah qaraxyadaan ayaa waxa ay ka dhaceen xaafadda Albaraka ee magaalada Muqdisho, iyadoo midka kale oo dhacay goordhaweyd uu ka dhacay degmada Kaaraan. Guddoomiyaha degmada Kaaraan C/laahi Xasan Rooble oo shabelle ay la xiriirtey qaraxa ka dib ayaa waxa uu sheegay in qaraxa uu ahaa bamgacmeed lagu soo weeraray saldhigga, isla markaana aanu geysan wax qasaaro ah, isagoo tilmaamay in ay u soo qabqabteen labo qof oo looga shakisan yahay arinkaasi. Qaraxyadaan ayaa waxa ay isku jireen daqiiqado, waana habeenkii labaad oo qaraxyo ay ka dhacaan caasimadda xilli bandow dowladda KMG ah ee Somalia ay ku soo rogtay Muqdisho uu ka hirgalay xalay, iyadoo caawana uu yahay habeenkii labaad. Waxaa istaagay isku socodka dadka iyo gaadiidka salaadii maqrib ka dib, iyadoo dadka ay isku diyaariyeen in ay ku xaroodaan guryahooda. Bandowgaan lagu soo rogay magaalada Muqdisho oo bilaabanaya 7:00 Pm kuna eg 5:00 AM ayaa saameyn ku yeeshay howlihii ganacsi ee xilliyada habeenkii ka jirey caasimadda iyo shaqaalaha hay'adaha kala duwan sida warbaahinta. Suxufiyiinta ayay ku adag tahay in ay socdaan xilliyada habeenkii si ay u helaan faahfaahino ku aadan dhacdooyinka ka dhacaya caasimadda. Xalay ayay aheyd markii qaraxyo gaaraya 11 ay ka dhaceen caasimadda Somalia, kuwaasi oo aan geysan waxyeelo. Waxaa habeenkii labaad masaajidyada magaalada Muqdisho aadaanka salaadda ceshaha laga maqlayaa 6:45 Pm, iyadoo salaada la dukanayo inta aan la gaarin Bandowga. Wixii warar ah ee ku soo kordha arimahaan kala soco shabelle.net.
  9. Originally posted by The Duke: Come on saxib, you are a small clan, no braver than any as proven by Hiiraale [bravest leader] and Barre[greatest leader]. Duke brother take it easy mate. Yeysan kula dheeraan sheekada! Waan fahmi karaa xoogaa dhiiga ayaa kugu kacsan marka tartiib. Bootada badan jooji qof aad laba jirka uga adkaan jirteen malahee....! Dagaal wuu dhacaa waana lakala raayaa magaraty duqa.
  10. ^lool@Horn. Actually Duke believes Afguduud Militia are now holding the Airport and no one has been defeated!
  11. ^Allamagan, ninkaan kaqalee nooh, dhiiga haku kicine.
  12. Thanks Nur. However,my Arabic is a bit rusty at the moment but I should try to read it inshallah. I have read al-Raheeq al-Makhtūm and Suwar min Xayaati Al-Saxaabah a couple of years ago so I guess I have got the head start one needs to put things in their proper places. In fact, I need to revive my knowledge of Islamic History ( التاريخ الإسلا ) specially after the prophet (ASW) inshallah.
  13. ^JB oo Carabigana waad taqaaanaa miyaa?
  14. Thanks mate. They are very determined guys might Allah give them victory.
  15. Kuwii dibadaha ka soo cararey markii C/lahi Yuusuf kaaraha lagu keeney Muqdisho oo qabsashada Tigreyga si aadka ah u taageerey iyaga oo islahaa dal baa xukumeysaan maanta maxey ka yihiin Soomaaliya ama Muqdisho?, sida Cabdirashiid Seed, Yuusuf Beriberi, Azhari, Yuusuf Weyrax, Dhiigsokeeye,Xuseen Idimaale, Daahir Mire Jibriil, Cabdirisaaq Axmed Cali, C/risaaq Durqun,Xiif Cali Taar iyo kuwa la midka ah oo isku magaabey darajooyin been ah oo aan jirin,raggani maanta waxey halis ugu jiraan in Maxamed Dheere dariiqyada Muqdisho ku dharbaaxo ama ku xir xirto sidii Jowhar ka dhacdey haddaba riyadii ahayd Tigrey baa dal kuu qabanaya soo ma noqon riyo lagu hungoobey. Horta arintaan waxbaa kajiro. Aaway ragaan kor ku xusan? Bilihii ugu horaysay waa they were everywhere now they seem to vanish. When I came to realise that Yey was in a tight spot was when he sucked his right man Afgaduud in a crucial time. So the rift is clear.....Sheekado waxay maraysaa waxaan dhuuso umaleeyay ayaa xaar igu noqday
  16. Asalaamu Alaykum, Looking for an authentic information about the above topic, can someone please guide me ? Jazaakallahu Khayr.
  17. Thanks for the link, might Allah reward you.
  18. Xuubsireedle, was gunned down today I wouldn't pray for his recovery though.....the man got what he deserved. P.S Is that him on the Picture?
  19. Rudy's source is genuine. Here is the news: 40 wadaad oo lagu xirey Muqdisho 16 Jun 16, 2007 - 1:53:33 PM Howlgal ballaaran oo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay sameeyeen ayaa waxaa ay ku soo qabqabteen 40 wadaad oo ku cibaadeysanayey Masjidul Raxmaan ee ku yaal degmada Huriwaa. Dadkan la qabqabtay oo u badan jameecaddii Masjidka ayaa haatan lagu haayaa mid ka mid ah xabsiyada lagu xiro dadka looga shakisan yahay Argagixisada, mana jirto cid xaqiijisay in xubnahan ay ka mid yihiin kooxaha ciidamada DF ku sheegto in ay ka danbeeyaan falalka amni xumo ee ka dhaca Muqdisho. Howlgalkan oo lagu soo qabqabtay culumada ayaa dhacay salaadii Cishaha kadib, iyadoo howlgalkan uu ka horeeyay mid kale oo shalay salaadii Jimcaha ka dhacay masjid ku yaala xaafadda Geed Qalooc ee degmada Shibis kadib saacad kadib markii uu halkaasi meel u dhow uu ka dhacay qarax la soo dhigay meel banaan oo geystay dhaawac iyo dhimasho Ma aha markii ugu horeysay ee ciidamada dowladda howlgalo ka sameeyaan masjidyada lagu cibaadeysto ee ku yaala magaalada Muqdisho. Cali Muxayadiin Cali,Muqdisho Source
  20. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote: ------------ surwaal-gaab, gar-dheere oo loogu yeero wadaada waa Sunadii Nabigeena(ASWA) oo lagu jees jeesayo. Erayo waxaa jiro, oo qofku iska yiraahdo laakiinsa diinta islaamka uu ogabixikaro. Marka halataxadiro! Dhubad, ma ogeyn in uu Nabigeena [NNKH] surwaal gishan jiray, let alone mid gaaban. Haye, adigana reero surwaalgaab maa tahay hadda? Caadi waaye waxaas ha u bixin. Garanka xataa gaabso nooh haddaa rabtid. Sxb ama hoosgunti gasho ama surwaal gasho, nabigu wuxuu amray in anwaqga laga kor mariyo marada aad gashantahay. Nabiguna(ASW) waxyi unbuu ku hadlaa, marka qofkii ku jees jeesaa waa danbi aad u wayn oo waxay noqonaysaa inuu amarka ilaahay uu yaso. Laakiin seeriously qofkii surwaalgaab ama seeflabood dhaho diinta Islaamka muu ka baxaa? Saxiixaas yaa laga soo wariye, Sheekh Xaaji Shariif Alxaqiiq Dhubad? Ani madhihin saas sxb, waxan iri areyo waxaa jiro uu qofku iska dhaho asagaa ka warqabin halista ay leedahay balse uu oga bixi karo diinta. Suurwaal Gaab iyo Gar Makuuti all of these words are an insult to the Nabiga and his Sunah, so drop it Duqa.
  21. Originally posted by N/AA: How are they any different then surwaal-gaab , gar-dheere , and other disgusting Somali-versions some of us have become infamous for employing? surwaal-gaab, gar-dheere oo loogu yeero wadaada waa Sunadii Nabigeena(ASWA) oo lagu jees jeesayo. Erayo waxaa jiro, oo qofku iska yiraahdo laakiinsa diinta islaamka uu ogabixikaro. Marka halataxadiro!
  22. Originally posted by nuune: [QB] Next target would be Suudi and his CO friends Finnish, Raage, Beebe, Baranbaro, Buskut, ayagana waxey la soo shir tagi doonaan shaatiyadii ayaa nalaga siibtey. No one can touch Suude and Beebe as long as MDhere is there. And according TFG these guys are the good guys and they should be respected. Haven't you seen the welcome Suude got when he came back to Mogadishu?