Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay xubno muhiim ah oo ku sugan magaalada Muqdisho iyo Kismaayo ayaa sheegaya in Gen.Maxamed Saciid Morgan oo in muddo ah ku sugnaa magaalada Muqdisho uu ku guda jiro shirar gooni gooni ah iyo abaabul ka dhan ah ka wada isbaheysiga Dooxada Jubba. Wararku waxay intaas ku darayaan in abaabulkan uu wado Gen.Morgan uu la leeyahay xubno aan la magacaabin oo ku sugan magaalada Muqdisho balse wararkaas lagu kalsoon yahay ay sheegaya in ka mid yihiin niman ganacsato uu ka rabay amaah asaga oo rahmad u dhigaya guryo iyo hanti kale oo ma guurto uu leeyahay iyo hanti kale oo leeyihiin dad siyaabo kale duwan qaraabo ula ah. Afahayeen u hadlayna Gen. Morgan oo dhowaan qoraal ku shaaciyey magaalada Muqdisho ayaa ku sheegay "inaysan weli ka quusan magaalada Kismaayo ay markastaba u tahay bar tilmaameed si Gen.Morgan miisaankiisii siyaasasadeed kor loogu soo qaado". Wararku waxay intaas ku darayaan in xubnahii hore ee ku martigeliyey magaalada Muqdisho Gen.Morgan aysan ku raacsanayeyn abaabulkiisa ayna ka digeen qatarta ka imaan karta dagaal dib ugu soo cusboonaada goballada jubbooyinka. Isbaheysiga dooxada jubba ayaa weli wax war ah ka soo saarin abaabulka laga soo sheegay Gen.Morgan. Xildhibaan Barre Aadan Shire, wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta ayaa horay ugu gacan seyray inuu si ka fool fool uu ula kulmo Gen.Morgan oo uu hadda ka hor ka saaray magaalada Kismaayo. X M S Gedonet
  2. Dhubad.

    Dream!!

    Good luck girl Ilaahay kuwii isku waara ha inkadhigo
  3. Man this infedal women needs to be silence..!
  4. Bare is doing great job.......!! I guess without his Peace initiatives this TNG government will go no where. If this peace thing goes well than the guy desrves a peace medal..........!! Peace
  5. Inanka YONIS dhiiga ayaa kor u kaca marba hadii wax lagasheego Puntland miyaa..!
  6. The biggest warlord is C/YEY, in fact he admitted it several times. Here are his famous speeches "Anigu waxaan ahay ninkii soomaliya oo nabad ah xabad bilaabay, oo walaalahay Ethiopian la saftay :mad: . " What surprises me more is when the fools in Jawhar club whenever he says that….!! Peace
  7. Some pics of Baardhere Farms in GEDO region. Enjoy the view everyone....!
  8. What a great discussion...! I am new this forum and this is a useful section of the forum. I shall be comming here more often. Ciid Wanaagsan. PEace