Tillamook

Nomad
  • Content Count

    2,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Tillamook

  1. Haatu, once again, really? Is that all you that you've gleaned from this thread? That I started this thread because am against the celebration of our day of independence?
  2. ^ Really? Is that all you got out of this thread?
  3. ^ Aaliyah, calaf haduu jiro kan iga dheh, yaah?
  4. Waabaan gabar la sheykeysan jiray. Aad bay ii qancisay, waayo qurux deeda iyo asluub teeda ayaan si fooqal caqli ah u jeclaaday. Marka maalmaha maalin kamid ah, ayaan Aabahey la socodsiiyey iney gabar qalbigeygii ay af duubtay oo aan mar waliba aan iyada ka fakaro. Ayna igu noqotey, falaar lagu gamay wadnahayga oo aan hurdadii, cunnadii iyo noolasheydii kale oo dhan aan iyada darteed uga habsamey. Aabahey waa shaqsi naxariis badan oo wuxuu igu yiri, "i dhagayso! hadal keyga yaanu ku dhaafine,...wali labaatan jir ma aadan noqon... Bal gabarta dhowr bilood la sheekayso, reer keeda si fiican isku barta, iska hubi qofta waayo guurku mahaa shey fuduud oo lagu dagdago! Hadaad lix bilood ka bacdi wali is rabtaan, faataxada ayaan idiin soo mareyaa." Lix bilood ayaa na soo dhaaftey... markaas ayaan odeygii Aabahey ahaa ku noqdey oo arintii baan mar kale kusoo hadal qaadey. Aabahey: "Si fiican ma uga soo fakartey? Wali guur miyaad rabtaa, mana hubtaa inaad diyaar u tahay?" Aniga: "Haa Aabe macaane" Aabahey: "Waayahay. Hadaad gabarta aad la dhacsantahay oo aad iska hubisay, diyaar baan u ahay inaan kuu doono oo reerkii ay ka dhalatey aan kuu soo weydiiyo" Calaaya kuli xaal, odeygii Aabaheyga ahaa sidii buu iigu dooney gabartii oo aan u guri galey markaan kow iyo labataan sano jirsadey, maantana, alxamdulilah, Eebe wuu ii barakeeyey guurkeygii... laakin hal arin baa jirtay oo aan Aabahey ka qariyey waagaas oo ahayd...gabartuu ii dooney oo aan guursadey iyo tii uu ii gala dardaarmay ayaa labo qof kala ahaa.:D:D
  5. Yunis;963545 wrote: ^^^waryaada separatists, why the need for these wisdom of peace structures and olive branch shaped monuments? Last time I knew there was MiG 15 mounted a top of cardboard box and a commemorating tank at sidewalk in Hargaisa. Sadaqo begins at home, shouldn’t you embark such enterprise there first. That cardboard MiG jet hoisted in Hargaysa is NOT a war memorial but rather an cuqdad memorial erected by base politicians intent on arousing unending hostility in the populace of the north.
  6. Oh sure, we won't organize the fight against Al Shabab, and we sure as hell won't help reconcile the Somali people, but we most definitely can waste time and effort on celebrating a trifling independence day. What effing retards!
  7. Gudiga qaran ee dowladdu ay u xilsaartay xuska Maalmaha Xoriyadda oo Faah faahin ka bixiyey qaabka loo xusi doona Maalmaha Xoriyadda Muqdisho(RBC Radio) Gudiga qaran ee dowladda Soomaaliya ay u xilsaartay xuska maalmaha Xoriyadda dalka ee 26ka Juun iyo 1da Luulyo ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iney ka wada qayb qaataan weynaynta maalmaha Xoriyadda Soomaaliya,gudoomiyaha gudiga qaran ee xuska maalmahaas C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka oo maanta shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa ku booriyey dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo maamulada dalka ka jiray iney ka qayb qaataan xuska maalmaha xoriyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in kulamo isdaba joog ah oo gudigu uu yeelanayey ay ahayd muhiimadda looga arinsanayey sidii shacabka Soomaaliyeed loogu boorin lahaa inaan loo kala harin xuska maalmaha 26ka Juun iyo 1da Luuyo oo ay inaga xigaan maalmo kooban. “Waxaan isla garanay iney munaasabaduhu noqdaan 2 qaybood oo kala ah kuwao xili habeenkii ah qabsoomi doona,oo iskugu jiri doona calan saarka,Ruwaayado iyo Fantasye weyn oo la qaban doono maalinta1da Luulyo taasoo ay ka qaybgali doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed isla markaane tafaasiisheeda dib laga soo sheegi doono” ayuu yiri gudoomiyaha gudiga xuska maalmaha xoriyadda. Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dhammaan maamulada dalka ka jira iyo qof walba oo mawaadin Soomaaliyeed ah uu xil weyni ka saaran yahay xuska iyo weynaynta maalmaha xoriyadda dalka ee 26ka Juun ooku beegnayd markii ay gobolada waqooyi ee Soomaaliya ka xoroobeen Gumeystihii Ingiriiska iyo 1da Luulyo oo ah markii ay gobolada Koonfureed ka xoreebeen gumeystihii Talyaaniga iyo Israacii Waqooyi iyo Koonfur oo ku beegneed sanadkii 1960kii oo ay kasoo wareegtay 53 sano. Source: raxanreeb
  8. Tillamook

    Food

    Reeyo;963480 wrote: ^ A Fattie, lol I like to bake, usually biscuits and sponges. lol@ Foodie = Fattie Hey Sponge lady, you better not be a suxul baruur...lol( )
  9. I agree. The whole city of Xamar should be turned into a giant war memorial illustrating the internecine strife within the HAG community during the last 2 decades and which continues to this day.
  10. Simple English by Ray Clarke Rose Ofttimes when I put on my gloves, I wonder if I'm sane. For when I put the right one on, The right seems to remain To be put on—that is, 'tis left; Yet if the left I don, The other one is left, and then I have the right one on. But still I have the left on right; The right one, though, is left To go right on the left right hand All right, if I am deft.
  11. You know at first, even though I said I wouldn't put it past Xassan Culosow to stoop so low as to harass a poor old lady, I never really actually believed this story. But after finding out more on what actually happened, and that the minister was simply reiterating in her speech, proposals some UN agencies had made stating that the school curriculae currently under development by the Ministry of Education should use Puntland's curriculum as a blueprint to save time and money...this was actually what pissed off the mory@n-in-chief, causing him to lash-out against the old lady. Culusow: What a pathetic guy!
  12. ^ Carafat, Odeyga has already forewarned us of folks like you when he wrote in the same article you've provided, the following... "A limited number of sectarian letters, however, strongly expressed their bone of contention with me, often either distorting the main ideas in my article, or deliberately sticking to a hardened position of their own. Some others tried to cyber terrorize me in the same fashion Mogadishu cabal often politically terrorizes or intimidates dissent voices as a means to an end." Marka, stop distorting the dude's ideas or implying sinister motives without actually proffering any sort of tangible proof!
  13. I wish the Bartamaha people all the success in the world to reconcile with one another and build something together, but then again, Culosow has other plans for them and the outcome will be very unfortunate for these folks.
  14. I wouldn't put it past Moryaan Culosow to psychologically traumatize a poor old lady
  15. Rubbish. Let them wipe each other out.
  16. Doctor, what sort of explanation are you looking for? What don't you get about what those gents have said?
  17. Ha ha ha, you Somalis are really comical to say the least. Culosow is Al Shabab and Al Shabab is Culosow!
  18. Doctor, ha isku dhex yaacin! This agency has been set up to mainly assist Puntlanders in getting foreign country visas.
  19. Khadafi;962841 wrote: I thought it was the state that issued visas yaa ditoore osman;) But hey if the state doesnt have the resources do its job why stop the middle on the ground setting up an office and" issuing legal visas" to foreginers. Kadafi, this isn't about the government of Puntland issuing anything to anyone, but rather an independent travel agent that helps clients apply for foreign country visas.
  20. ^ Thanks for the update bro. Keep 'em coming!
  21. Talk is cheap ina-adeer: If anything gets liberated,we shall all be here when and if it happens. As for Culosow being wise, I think you should relearn the meaning of the word 'wise', as I am certain you're not using it correctly.
  22. Lol...Culosow fight Al Shabab? Not in this lifetime mate. Malistar, if I were you I'd tell the president Al Shabab is in Kismayu and then we can be certain Al Shabab's days are over.