Tillamook

Nomad
  • Content Count

    2,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Tillamook

  1. I blame the pro-gay and pro-abortion rights movements. They have institutionalized a silent genocide against the white race.
  2. Waxaa goor danbe oo galabinamadda Sabtida ah ka degay Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho, hoggaamiyihii hore ee Xisbul islaam, kadibna ku biirey Xarakada al-Shabaab Shiikh Xassan Daahir Aweys. Xassan Daahir Aways ayaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Cadaado ee maamulka Ximan & Xeeb, waxaana uu halkaas gaarey todobaadkii hore kadib markii uu ka soo baxsadey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose, oo Xarakada al-Shabaab ay ka taliyaan, baxsadkiisa ayaa ka danbeeyey kadib khilaaf soo dhexgalay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee al-Shabaab isla markaana ay gaartey in qaa rkamid ah raggii isaga la aragtida ahaa la dilo. Dowladda federaalka ayaa u dirtrey magaalada Cadaado wefdi isugu jira Xildhibaano, Oday dhaqameedyo iyo qaar kamid ah qabqablayaashii hore, si ay ugu qanciyaan in Xassan Daahir loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho, kadib markii maamulka Ximan & Xeeb ay sheegeen in joogitaabnskiisu culeys ku yahay oo ay jiraan meelo badan oo Mindiyahya looga soo lisanayo. Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee wejiga qarsada ee loo yaqaan Alpha Group ayaa ugu yimid garoonka diyaadaha ee Adan Cadde halkaas oo ay ku riteen gawaaridooda. Shiikh Xasan Daahir Aways waxaa sanadkii 2002 dowladda Maraykanku ku dartey liiska Argagixisada, waxaana uu markaas ka tirsanaa ururkii al-Itaxaad Al-islaami, tan iyo markaas waxa uu ahaa Maskaxda ka danbeysey qaar kamid ah maxaakiimtii islaamiga ahayd ee Beelaha Koonfurtu samaysanayeen, waxa uu dhisey Mucaskar ay ka soo baxeen inta badan kuwa u dagaalamada Kooxda al-Shabaab kaas oo ku yaaley magaalada Guri Ceel ee gobolka Galguduud. Sanadihii 2000 – 2003 waxa uu ahaatageero weyn oo ay iska lahayd dowladdii Carta lagu soo dhisey ee uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xassan, waxaana dowladdaas lagu shaabadeyn jirey mid xiriir la leh ururada islaamiga ah. Sanadkii 2006 waxa uu noqdey Guddoomiyihii Golaha Shuurada ee maamulkii Midowga maxaakiimta Islaamiga ah ee meesha ka saarey Qab-qablayaashii Muqdisho u qaybsaneyd 16 sano, Waxaana uu ka horyimid Dowladdii Madaxweynaha ka ahaa Cabdullaahi Yusuf Axmed iyaga oo dagaal ku qaadeyn xaruntii maamulkaas ee Baydhabo. Xassan Daahir Aweys ayaa ka mid noqdey Siyaasiyiintii saldhiga ka dhigtey magaalada Casmara ee dalka Ereteeriya kadib markii sanadkii 2007 lagu khasbey in ay dalka ka baxsadaan ciidamo dalka Itoobiya ka socdana ay gudaha u soo galeen Soomaaliya, bilowgii sanadkii 2008 ayaa ururkaasi u kala jabey laba garab, Guddoomiyihii golaha fulinta ururkii Asmara ee dib u xoreynta Soomaaliya la baxay Shiikh Shariif, waxa uu heshiis la galay Dowladdii federaalka, waxaana taasi dhabaha u xaartey in uu noqdo Madaxweynaha dalka Soomaaliya. Xassan Daahir Aways ma soo dhaweyn doorashadii saaxiibkiisi hore , waxaana lagu xasuustaa in magaalada Muqdisho uu ka bilowdey dagaalkii u xumaa kadib markii Xassan Daahir Aways ku soo laabtey Bartamihii sanadkii 2009, waxaana uu hoggaanka u qabtey Xisbul Islaam oo qaar kamid ah raggiidu ku dhawaaqeen, Xisbul Ilsaam iyo al-Shabaab ayaa isu bahaystey dagaalkii 2009 – 2010. Xarakada al-Shabaab oo ahayd ardeydiisa ayaa oggolaan waayey Xisbigiisi, waxaana ay ku khasbeen in uu la midoobo, kadib markii meelaha qaarna ay dagaal la galeen, halka ay khaarijiyeen qaar kamid ah horjoogayaashii ururkaas. Xassan Daahir Aways oo isagau aan ka mid ah ragga Dowladda Maraykanku lacagta dul dhigtey ayaa la sheegaa in uu yahay nin leh damac siyaasadeed isla markaana u mara waddo kasta, waxaana lagu xasuustaa hadaladiisi ay ka mid ahaayeen “Muqaawamadu waa sida kaluunka oo kale biyo kama maarmo anagu shacabka dhexdiisa in aan ka dagaalanno kama maarano” markii la weydiiyey in ay joojiyaan hoobiyaasha ay shacabka ka soo dhexridayaan taas oo jawaabta laga bixiyo shacab badan ku dhintaan, sidoo kale waxaa lagu xasuustaa in uu barakeyn jirey isla markaana amaani jirey dhalinyarada is qarxiya. Is dhiibida Xassan Daahir Aways ayaa la aaminsan yahay in ay albaab u furi doonto qaar badan oo kamid ah Xarakada al-Shabaab kuwaas oo khaati ka taagan Amniyaadka hoggaamiyaha al-Shabaab ee Axmed Cabdi Godane, Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dowladda federaalku dooneyso in Xassan Daahir daslka kale uu siiyo magangelyo iyo deganaansho, dadka qaar ayaa aaminsan in Xassan Daahir Aways ka mid yahay dubayaashii dalka lagu burburiyey uuna mutestey in la soo taago maxkmad si loo weydiiyo dadkii lagu xasuuqey dagaaladii uu hoggaamiyaha ka ahaa. Hussein Farah Horseed Media
  3. Shakespeare once said, "If to do were as easy as to know what were good to do, chapels had been churches, and poor men’s cottages princes’ palaces." The government and, by and large, the people of Somalia have this dilemma to deal with...how do we deal with this terrorist? Discuss!
  4. Moonlight, as the article states, Aweys and Roobow did escape, which is why the old man handed himself over to the government.
  5. This news was reported a couple of days ago... http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/72125-The-Night-of-the-Long-Knives-Godane-borrows-a-page-from-Hitler-s-playbook
  6. warsamaale;965294 wrote: what should they do with him in your opinion ? The answer to this question deserves a topic of its own...I shall start one
  7. I told you so. Culosow has no choice...
  8. Xaaji Xunjuf;965151 wrote: ^^ Ask your self why he hasn't been shipped to Xamar? The only reason he hasn't been forced on a plane to Mogadishu is that Culosow is trying to be placate certain segments of Aweys' sub clan. But since, this has clearly failed--Culosow has no choice but to force the issue because his reputation-- the little he has left-- is on the line. Saaxiib, either way Daahir is soon to be history...but it's up to Culosow to either do it himself in a magnanimous way by putting the old man on trial in Mogadishu or let the Ethiopians and Americans have their way with him.
  9. So trying to ship him to Mogadishu these last few days to face justice shows us that they DO NOT want to hand him over as you say....ninyahow, what planet are you from?
  10. Rubbish. No one told him no such thing. Why do you like to make stuff up anyway? Or do you just type whichever nonsense that comes to you mind? His clan do not want anything to do with him which is why they are doing everything in their power to get rid of him.
  11. He's been monitored. I doubt he will be allowed to get to the safety of those mountains.
  12. Odeyga has opted to go out with guns blazing.
  13. War Deg Deg Ah— Xasan Daahir Aweys oo loo wado Buuraha Galgala Warar Rasmi ah Oo Puntlandi heleen ayaa cadeynaya in Xasan Daahir Aweys lagasoo Xigtey in isaga iyo Ciidankiisa la socda ay u gudbayaan Buuraha Galgala ee deegaanada Puntland halkaasoo uu sheegay in Ragiisa ay joogaan. Wadahdaladii ka socdey Cadaado ayaa Xasan Daahir wuxuu diidey in Muqdisho la geeyo, wuxuu kaloo ku adkaystey mowqifkiisii Al-shbaab nimada oo markii hore loosoo jeediyey inuu cadeeyo inuu ka waantoobo, waa sida ay sheegeen rag ay isku heyb yihiin isaga. Waxaa hada soo bxaya in Xasan Daahir uusan uso socon Magaalada Muqdisho iyadoo ay mowqifkiisa uu ku diidey Muqdisho ay sii xoojiyeen Reerka uu ka dhashey oo ogaadey in hadii Muqdisho la geeyo uu ugacan galayo Wadamo kale oo hada saf ugu jira madaxiisa inay gacanta ku dhigaan. Dowlada Puntland illaa hada si rasmi ah ugama hadlin Xalada Xasan Sheikh. Puntlandi.com
  14. Cayayaanka Faroole ku waashay yaa meesha ka qabta! Wax walba oo meesha lagu soo qoro halkaan waxay leeyihiin Faroole ayaa ka dambeeyey....walaahi waa cajiib!
  15. Baq baqdoodi baa badatay, ilma HAG waxay ka helaan dagaal waxba yey naga siin. Funny how Culosow on one hand is flaming tension and war in Kismayu and on the other hand is negotiating with Daahir Aweys. Walahi, some people don't cease to amaze:D
  16. I wonder what the HAG foot soldiers in Kismayu will say after Barre Hiraale and his militia get trounced once and for all? Lemme guess..."without the help of the KDF the Jubaland forces would never have defeated us":D Gabbal and Dabrow...step up your game saaxiibyaal!
  17. Faafaahin Dagaalka Kismayo Dagaaladii goos-goos kahaa ee maanta ka qarxay Magaaladda Kismaayo ayaa hadda la isugu yimid Warshadii-hore ee hilibka ee Kismaayo oo xarun u aheyd kooxaha dagaalka kula jira Maamulka Jubbaland oo iyago looga gacan-haatinayo Magaaladda Muqdisho. Gabalkii ayaa hadda dhacay iyo ciidamadda Jubbaland ay salaad-Maqrib ku dukanayaan agagaarka Taliskii ay ka soo duuleen Ciidamadii colaada ka huriyay Kismaayo,waxayna wararka qaar sheegayaan in Cidamadda Jubbaland ay qeybo ka mid ah Warshadda Hilibka oo talis u aheyd kooxihii maanta dagaalka goos-goos ah ka bilaabay xaafada Kuubo ee Farjano ka tirsan. Maadaama Maqrib lagu jiro Kismaayo waxaa laga yaabaa inay iskeed u istaagaan dagaalkan,iyadoo Ciidamadda Jubbaland amar lagu siiyay hadii aysan xabado soo ridin kooxdan ku carartay Warshadda Hilibka inay iyago xabado ugu jawaabin ilaa beri-subax la kala baxayo oo qolooyinkan dagaalka Kismaayo ak qarxiyay ay is-dhiibayaan. Waxaa xusid mudan Ciidamadda AMISOM inay dusha-sare ka daawayanaan dagaalkan Kismaayo ka qarxayaa waxaana dagaalkan loo badinayaa in lagula kala baxayo beri-subax,inkastoo qolooyinkan ku xareysan Xeradda ay isku halaynayaan ciidamado la sheegay inay Markab ka soo qaateen Xeebta Jaziira oo uu hogaaminayo Goobaale nin lagu magacaabo oo Madaxweyne Xasan iyo Reysalwasaare Saacid ugu tal-galeen inay sii huriyaan colaada Kismaayo si Maamulka Jubbaland loogu qasbo inay ka tanaasulaan Maamul Goboleed.
  18. Tallaabo;964959 wrote: I believe homosexuals have the right to be in a loving relationship. Why do you have any problem with that? Tallaabo, nobody here is opposed to what these homosexuals do to themselves in the privacy of their homes. The issue at hand here is, should they be allowed to enjoy the same rights as a married heterosexual couple? Now, the supreme court struck down a federal law that defined marriage as a union between a man and a woman, giving the individual states to decide for themselves. As you know, depending on the majority of these respective states, some states have allowed it, other have said no, and still other have said yes to civil unions but no to marriage. Ultimately the citizens will decide, which is why this system works. Thus, I believe you should confine your debate to these parameters.
  19. Really? Was that what you were doing? Trying to discuss an issue? LOL:D O.k, I will bite...let's have a discussion then. Why do you support gay marriage?
  20. ^ No need to get pedantic. As for differences...I dont care either way as long as I do not have to see such blatant deviancy.
  21. ^ well in any case, let's not split hairs. It is all rather disgusting and fyi, I said, more women for "real" men. I don't think I'd call any man who lost a woman to a lesbo or a fruitcake a real man by any definition.
  22. ^ It seems you know a tad bit much about the working conditions at Camp Qoomul Luud. No offense, but why is that?
  23. I don't understand what all this brouhaha is all about... More homosexuals means more women for us real men, eh? But jokes aside, the supreme court basically brought an end to DOMA leaving the states to decide whether or not they should institutionalize gay marriage.
  24. Axmed Godane oo ka takhalusay Hogaamiyashii kasoo horjeeday & Xiisad Xoogleh oo ka dhex aloosan Al Shabaab Waxaa la xaqiijinayaa in Ciidamada Al Shabaab ay fuliyeen amar dil ah oo lagu fuliyey qaar kamid ah Hogaamiyayaashii ugu sareeyey ee lagu qabtay hawlgalkii dhawaan ka dhacay magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelada Hoose. Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad (ibrahim Afghani) oo loo yaqaan Abuubakar Al-Saylici oo kamid ahaa hogaamiyaasha ugu sareeya Al Shabaab kana mid ahaa xubnihii uu Maraykanka baadi goobayey ayaa ku dhintay gacanta isla kooxdii uu kamid ahaa ee Al Shabaab kadib amar kasoo baxay Hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Godane. Waxaa sidoo kale kamid ah xubnaha la dilay C/xamiid Xaashi Colhaye (Macalim Burhaan) oo kamid ahaa xubnihii dhawaan ka baxay garabka hogaamiyaha Al Shabaab. Labada nin ayaa kamid ahaa xubnihii lagu qabtay todobaadkii tagay magaalada Baraawe, kadib markii halkaasi uu weerar ku qaaday Axmed Godane. Duulaankii Baraawe Hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Godane ayaa fuliyey hawlgal aysan ku guuleysan Reer Galbeedka tan iyo intii la aasaasay xarakada AL Shabaab kadib markii uu maalin qura dilay intii ugu muhiimsaneyd kooxda Al Shabaab ee uu uga baqayey inay khal khal ku geliyaan hogaaminta Kooxda Al Shabaab. Axmed Godane oo in muddo ah doon doonayey inuu hal goob kuwada helo sadex hogaamiye oo in dhawaale xurguf ka dhaxeysay ayaa helay fursadii ugu weyneyd habeenimadii Khamiista 19ka June kadib markii sadexda hogaamiye ee uu doonayey ay dhamaantood ku sugnaayeen magaalada Baraawe. Ibraahim Afghani, Mukhtaar Robow Abu Mansuur iyo Xassan Daahir Aweys oo dhamaantood kasoo horjeeday siyaasada hogaamiyaha Al Shabaab ayaa la sheegay in ay magaalada Barawe ku lahaayeen kulan qarsoodi ah oo ay uga xaajeysanayeen sidii ay ka yeeli lahaayeen khilaafka xoogan ee soo dhexgalay Xarakada Al Shabaab. Axmed Godane oo isagu hoos yimaadaan ciidamada Amniyaadka ee Al shabaab ayaa in muddo ah la socday dhaq dhaqaaqa Hogaamiyaashan wuxuuna isla habeenkii 19ka June diyaariyey ciidamo ka kala yimid Gedo iyo Jubada Dhexe kuwaasi oo uu u adeegsaday weerarkii lagu qaaday magaalada Baraawe oo ay ku sugnaayeen hogaamiyaashaasi. Dagaalka ka dhacay Barawe ayaa waxaa ku dhintay in badan oo kamid ah dagaalyahanadii difaacayey hogaamiyaasha oo ay ku jiraan rag ajaanib ah. Waxay ciidamada Al Shabaab ee ka socday garabka Godane ay gacanta ku dhigeen sida la xaqiijiyey Ibrahim Afghani, Macalim Burhaan iyo xubno kale iyagoo nool. Ibraahim Afghani ayaa lagu xiray guri ku yaal magaalada Barawe waxaana la toogtay saacado kadib markii magaalada Barawe uu ka baxsaday Xassan Daahir Aweys oo isagu ka badbaaday in la qabto. Mukhataar Robow Abu Mansuur ayaa wararka laga helayo ay is burinayaan waxaana jira warar sheegaya in Roobow uu hada xiran yahay, isla markaana dilkiisa ay horjoogsadeen qaar kamid ah dagaalyahanada Al shabaab oo ay isku beel kasoo jeedaan, halka warar kale sheegaya inuu lug uga baxsaday magaalada Baraawe. Hase yeshee waxaa sii xoogeysanaya warar sheegaya in uu ku jiro gacanta Axmed Godane. Xassan Daahir Aweys ayaa isagu gabaad ka helay qaar kamid ah maleeshiyaadka ay isku beesha yihiin oo ku sugnaa magaalada Barawe, waxaana lagu waday in maxkamad lasoo taago gudaha Magaalada Barawe, balse intaan hawsha loo gelin ayuu fursad u helay inuu dooni uga baxsado xeebta Barawe isagoo hada ku sugan magaalada Cadaado, isuna dhiibay maamulka Ximin iyo Xeeb. Ibrahim Afghani (Saylici) Dilka Ibraahim Afghani iyo Macalim Burhaan ayaa ah mid saameyn weyn ku reebi doona kooxda Al Shabaab hadii aysanba noqon mid burburisa kooxdaasi, maadaama labada nin ay qeyb ka ahaayeen tiirarka ay kooxdaasi ku taagneyd. Ibrahim Afghani oo lagu tilmaami jiray xubnaha ugu waayo aragsan AL Shabaab ayuu Maraykanka ku doon doonayey 5 milyan oo dollar, wuxuuna ahaa xubin xiriir toos ah la leh Al Qaida iyo kooxaha kale ee Jihaadiyiinta ah, wuxuuna ahaa nin si weyn u aaminsan Jihaadka Caalamiga ah. Arrintan ayaa loo aaneenayaa inay sabab u tahay fikirka ay isaga horyimaadeen Axmed Godane. Ibrahim Afghani ayaa difaacay raga Ajaanibta ah ee loo yaqaan Muhaajiriinta oo iyagu ku dhaliilay Axmed Godane inuu ku mashquulay siyaasad arrimaha gudaha ee Soomaaliya isla markaana illaaway jihaadkii Caalamiga ahaa, Afghani ayaa sidoo kale isku dayey inuu badbaadiyo xubno kamid ah Muhaajiriinta oo uu kamid yahay Abu Mansuur Al Amiriki oo uu xukun dil ah ku xukumay hogaamiyaha Al Shabaab. Ibrahim Saylici ayaa tilaabadii ugu danbeysay oo uu qaaday ahayd qoraal uu u diray hogaamiyaha Al Qaida ee Ayman Al Zawahiri qoraalkaasi oo uu ku cambaareenayey Axmed Godane kuna codsanayey in ay Al Qaida soo dhexgasho xiisada ka dhextaagan Al Shabaab, qoraalkaasi ayaa waxaa sidoo kale la saxiixay Mukhtaar Robow Abu Mansuur iyo Xassan Daahir Aweys, arrintaasi oo uu Axmed Godane si weyn u dhibsaday. Macalim Burhaan ayaa isaguna kamid ahaa xubnihii sida weyn uga qeyb qaatay dhanka wacyi gelinta dhalinyarada u dagaalanta Al Shabaab, waxaana la rumeysan yahay inuu kaalin weyn ku lahaa dhalinta ka tagtay wadamada reer Galbeedka ee ku biirtay Al Shabaab, ninkan ayaa la sheegay in bilihii lasoo dhaafay uu kamid ahaa xubnaha sida weyn uga soo horjeeda Axmed Godane. Dhinaca kale Axmed Godane ayaa isku dayey inuu qariyo dilka Ibrahim Afghani iyo ragga kale oo uu gacanta ku dhigay, waxaa mar hawada laga saaray isgaarsiinta Baraawe, waxaa sidoo kale amaro uu dul dhigay kooxaha dhanka Warbaahinta uga shaqeeya Al Shabaab oo uu ku amray inaysan ka hadli karin hawlgalkii ay ciidamadiisa ka sameeyeen magaalada Barawe. Xogta ugu danbeysay ee dilka raggan ayaa laga helay Xaasaskooda oo loo sheegay inay raggii qabay la dilay isla markaana ay asaysaartaan. Haweenkan oo ku sugan Barawe ayaa waxaa guryahooda ugu tagay qaar kamid madaxda Al Shabaab ee qaabilsan gobalka Shabeelada Hoose oo u xaqiijiyey in xukun dil ah lagu fuliyey labadaasi hogaamiye ee Ibrahim Afghani iyo Macalim Burhaan. Waxaa isaguna weli baadi goobayaa Mukhataar Robow oo warar badan sheegayaan in la isku heysto dilkiisa maadaama ay maleeshiyaad badan oo kamid ah Al Shabaab ay kasoo jeedaan beesha hogaamiyahaasi, halka Ibrahim afghani oo kasoo jeeda gobalada Waqooyi uu waayey gacan militari oo ka difaacda duulaankii uga yimid Axmed Godane oo aan horey loo fileyn inuu ku tilaabsan doono weerar noocaan ah oo uu ku beegsado hogaamiyaasha Al Shabaab ka tirsanaa. Waxaa iyaguna weli duurka ku jira kooxo Ajaanib ah oo la sheegay inuu isaguna kamid yahay Abu Mansuur Al Amiriki oo la sheegayo inuu weli nool yahay kuwaasi oo la sheegay inay ku guuleysteen in ay iska difaacaan weeraro uga yimid xoogaga Al Shabaab. Arrimahan soo baxaya ayaa u muuqda kuwo uu Axmed Godane ku doonayo inuu awoodiisa ku adkeeyo balse dadka odorasa kooxda Al Shabaab ayaa ku tilmaamay xiisada hada ka dhex taagan Al Shabaab tii ugu xooga badneyd oo soo dhexgasha kooxdaasi xili ay kooxdaasi sii dhumineyso gobalo badan oo kamid ah koonfurta dalka Soomaaliya. Hussein Farah Horseed Media
  25. I heard the pirates are approaching the outskirts of Hargaysa too... Be afraid Xaaji Xunduf! BE VERY AFRAID! Quick, throw the bones and see what sort of evil storm these pirate clouds portend.