
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Thanks dear. Add these too 15) mid waalan. 16)mid aan garaney sida dumarka loola dhaqmo. 17)mid qodqode ah (asks too many ques's abt things that are in the house, e.g. midiyaha, qaadooyinka, bakeeriyaash, etc) 18)mid maseerow ah.(dharkiisa ka didaaya) 19)mid wasaqloow ah. 20) mid aannaba garaney meel loo socda) IstacajAb:
-
OG_MOTI thank you dear. Where is the weddin gonna take place?????? Combodian...Wow......nice...me like it.... What do i need to do b4 the weddin.......what should i wear? :confused: ......Would "DABAGAAB" be allowed? :confused: I know u said no DAHAB...but would "BULUKAATI" be allowed? :confused: ......Oh yeah....this is me getting ready to come to ur weddin.......Dabagaab...Garan ama Sasamaaniko...(hadba sida aad u taqaan)Banooni...Dacas.......iyo Timo Alfis ah.....Wow... Waa kala xiranahay sow maaha.. IstacajAb:
-
Wow.....shabella dear.......waa inaad Qaxwada aad iska yareysaa dear.......maxaa indhihii xataa waa kaa weynaadeen........Bisinka..... IstacajAb:
-
Hay she said she is sorry, i think that would mean somethin..........Come on don't kich her out the FARAX HATERS Club.............. I wonder how that club is like? :confused: IstacajAb:
-
And this one too.
-
how about this dear. Would this work?
-
well, that was his head i hear.
-
Waraa nuune dooradadii aad reeraha ka soo xadi jiratay magacyadooda aad noogu yeedheysaa miyaa. waraa afkaada suubso, oo ka xishoo dumarka. RAGU WAXUU U KALA BAXAA SIDATAN: 1)mid xayawaan ah. 2)mid xaasid ah (nuune oo kale) 3)mid murugo & caro ku qabowday. 4)mid xoola mooyee aanan garan wax kale. 5)mid xoolahii la xamaashay. 5)mid aan xishoon (nuune) 6)mid aan damiir laheyn. 7)mid aan hibeysan. 8)mid aan xusuusba laheyn. 9) mid aan xamaalan(nuune) 10)mid aan tiisiiba gareyn (nuune) IstacajAb:
-
kanna ugu dar.
-
Looooooool@L Zu fery funnyyyyyyyyy
-
Qac qaac qofta naga qabo yaaqee, wixii aan intaa soo tafsiireyna ku dhahday ma fahmin...Maxaa adiga caqli lexsaac aa igu noqotee....sidee wax laguugu sheegaa yarta adiga....mise daruus ahaan aa wax laguugu qoraa......I wonder though, Mugdi mise Aftiin. :rolleyes: .mugdi ay iigula egtahay aniga. :rolleyes: Yarta mar labaad waa lagaa jilcinaa macnaha Bajaq....waraada yarta daruus udhiga.......mugdi ama aftiin kii ayada jeceshahay.. si fiicanna oga jilciya mar dambe yey weydiin macnaha laga wado Bajaq.... IstacajAb:
-
The Eagles were beaten by thier neighbors, and TO was mad when his eagle moves were made by this dude (Whom I don't remember his name now)from the Stealers........Wow the stealers are great this yr. Hay the games are getting better huh......The Vikins are playing tomorrow night against the Colts, Moss in not gonna play 'cause of the injury he suffered two weeks ago.Anyways guy here comes the question. Which of these teams looks to be the Super Bowl front-runner? Atlanta Indianapolis Minnesota New England Philadelphia Pittsburgh San Diego
-
I cann't believe inaan soo booqan this site, waraa ma ogtihiin inaan ahay sports commentator maxaa shaqadayda aaba iga dhici rabtiin. Back to the Topic. Yeah the Raptors are doing well, but as usual, come playoff time they are gone.....gone like the wind. So, What was the biggest Premiere Week surprise? Kings going 0-3 Raptors going 3-0 Jazz going 3-0 Grizzlies going 0-3 Bobcats going 1-1 Suns going 3-0 IstacajAb:
-
waraada my question stil stands, so i need an answer ppl. SHIRQOOLKII RASUULKA SCW LALA DAMCAY: Q: Waxaad Sheegtaan Labadii nin ee ku Tashtay in Midkood uu Rasuulka (CSW) dilo, Magacyadoodii, iyo waliba midkii soo muslimay Markii uu Rasuulka u Yimid kadib? Hint: Arintaan Waxay Dhacday after Dagaalkii Badar. More Hint: Labada nin midkood, waliba ninka soo Muslinmay, wiilkiisa ayaa waxuu ahaa Maxbuus, oo markii dagaalka dhacay Ayaa Musliminta Ka Qafaasheen. Wabillaahi Towfiiq:
-
waraa wiilka afar aa u bannaa nooh yarta.. maxaa waaye suuq xirka adiga yaaqee.....Jalaqsan dhaaf nooh wiilka........... IstacajAb:
-
^^^ok.ok girls......Rape aa kaas waa naxdin and I couldn't agree u too more...I rather die then rape Subhanallaah....Ilaahay hanaga dhowro rape iyo wax la mid ah............ Wabillaahi Towfiiq:
-
waraa adi xagee ka baxday yarta Jalaqsan.
-
waraa adiga waxaan u maleynayaa inuu madax faluuq kuugu dhacay, maxaa waaye tafsiirkaan qalqalooca sxb, kanna wax ma fahmo yaaqee. Huuno ma kasaayo yaaqee xagee joogi jirtay (Ruushkaa) ani waaba iga yaabisee. Madax-Faluuq adiga waxaan u maleynayaa Koombada Yaanyo Shiid-Shiid kaa leeleefi jirtay markii yareyd, alla yaaku fiirsha Carabkaaga waa sarsaran yahay dhaawicii Koombada yaanya shiidshiidka kaa soo gaaray daraadiis, ma anigaana yaabin ninka illeen carabkaa ka "Daloolaa" Tartiibba Dhareerka yaa kaa soo daadanninee.........Lol IstacajAb:
-
I trust in the capability of modern dentisty too. IstacajAb:
-
Looooooooooooooool@nuune. so ur saying that u grew up in Germany huh....ma anigaana yaabin, ninka wuxuu xaasidka u yahay, xanuunsana maku dhihikariye huuno xaasidnimada jooji. IstacajAb:
-
Always Always dear.
-
OG_MOTI am I invited this Combodian style wedding? Good.
-
what exactly is ur plan????????????????
-
Qac qaac dear I know that the Yankees lost four games but stil they are my team. It is not how many games they lost or they won. If they are ur favorite team then they r, simple is that. And tell me what did they to Beseball? IstacajAb:
-
Hasna dear u stole my idea, kiddnig dear. But serously my dream job is to build houses for orphans, girls and boys separately, and schools where they will be learning Islamic Studyies, and other subjects. To teach those orphan kids the importance of Education particulary Islam. That is my dream job, i will do that insha allaah. Dear Hasna we can work together since our objestives are same. Wabillahi Towfiiq: