Jaylaani

Nomads
  • Content Count

    1,376
  • Joined

  • Last visited

About Jaylaani

  • Rank
    Waxgarad
  1. Jaylaani

    Kadra

    Originally posted by Valenteenah: quote:Originally posted by Jaylaani: That was her best picture haye...that "THING" is ugly as he.ll. Naagaaha foosha xunxunle maxaa DIINTA laga siiyaa? ^ Guess that's what they call a brain fart. :rolleyes: Wonder why we are so fixed on people's looks? Somalis, ey? You can sugar coat all you want. The chick is ugly!. And the fact that she had the nerve to bad mouth Islam makes her even UGLIER. Now what?
  2. Originally posted by me: quote:Originally posted by Jaylaani: Somaliland is playing the same game. Is this a game to you? there are people dying and you see it as entertaintment? Game isn't all about balooni ee bal saaxiib u kaadi. I was talking about the political strategy game... It’s called figure of speech, metaphor… GOD …dadkan xagee wax klagu soo baray.
  3. ..and than Siyad bare and his qabiil tactics government came to power and hell broke loose! Waxaan saan ahaan jiray waxaa ka muhiimsan waxaasaan maanta ahay. Riyadii quruxda badanayd waxaa ka dambeeyey hoog iyo halaag. Djibouti saw that in 77 and said h.ell nooo! good for them.
  4. Dagaal, dagaal..dhiig dhiig ...sheekadii way so dhamaatay. Saaxiibayaal, the locals made the decision to do what is right for them and thier kidz. That region is the least developed region. They need to get ahead and get better and Somaliland is willing to help them to acheive just that. Bah..bahdi iyo anaaqabiil wadaagna waay soo dhamaatay. Hadii qabil qaran lagu dhisaayo inay reer garaoowe xamar tagaan waa qalad. Waxaa xamar idin geeyay waxa weeyaan waxaad wadaagtaan wadan danbaana idinka dhaxaysaa. Somaliland is playing the same game.
  5. Jaylaani

    Kadra

    That was her best picture haye...that "THING" is ugly as he.ll. Naagaaha foosha xunxunle maxaa DIINTA laga siiyaa?
  6. "Geedi tells his clan give up looted properties.. " How insulting is that statement. Waxa yaa sida wax loo qoro baray! Duke, Are you suggesting the honorable PM's clan are al thieves?
  7. Golaha midnimada iyo badbaadada beesha Mudulood oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay Kulan ay isugu yimaadeen xubno isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgarad kala duwan oo ka tirsan beesha Mudulood, loogana soo horjeeday kulankii ay ka qeyb galeen xubnaha dowladda ee ka soo jeeda beeshaasi oo bartamihii todobaadkan lagu qabtay hotelka Lafweyn ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo kulankaasina looga dhawaaqay gole la sheegay iney leedahay beesha Mudulood oo la magac baxay golaha midnimada iyo badbaadinta beesha Mudulood. Golahan oo Guddoomiye loogu doortay siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa 100 xubnood oo ka qeyb galay kulankaasi lagu taageeray dedaalada nabadeed ee odayaasha beelaha ****** ay ka wadaan magaaladan Muqdisho waxaana qodobo gebagebadii kulankaasi laga soo saaray lagu cambaareeyey xasuuqa iyo dagaalada ciidamada Itoobiya ay ka wadaan magaaladan Muqdisho. C/llaahi Sheekh Xasan oo ah guddoomiyaha cusub ee golaha midnimada iyo badbaadinta beesha Mudulood ayaa sheegay isagoo kulankaasi ka hadlayey ayaa sheegay xubnaha ka qeyb galay kulankii Hotelka Lafweyn ay ahaayeen dad taageersan dowladda federaalka oo isla markaana aaney aheyn kuwo metela kuna hadli codka beesha Mudulood, wuxuuna tilmaamay in kulankasi uu keenay dagaalada ka soconaya qeybo ka mid ah woqooyiga magaaladan Muqdisho, isagoo ugu baaqay dowladda Itoobiya iney ciidamdeeda kala baxdo Soomaaliya. Xafiiska Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  8. Lo@xamar is under control of the TFG..And then you wake up! P.S. garoowe iyo Bosaaso ayaad ii sharaxaysaa miyaa
  9. Of course I didn't capture anything. Halkaanaaban ka fadhiyaaye maxaan qabsan karaa. The locals made a self determination...
  10. ^^Maxaa mugdisho sidoo ku doodayay reer butland baanu nahay and we will be united against Somaliland. You didn't say Somalis will unite against Somaliland. Like I said. waxoo nasasho aha ayaagd u baahan or better yet, lets wait the TFG/Xabashis to massacre more innocent people in Xamar so you can SMILE proudly
  11. ^^wax iskula hadh baanku idhi qosol gariirkana iska daa nin wayn baad tahay. Xamar iyo xaaladeeda habarta tuulo joogaa og. Miyaad hadal wa ku badali kartaa. I have been doing just that and see where you're now... defeated and disappointed!
  12. ^^ Marna Somaliweyn baan doonaya maran butland boyz will be unified don't go together saaxiib. I think too much so jeed iyo jaadki kulaala ee londonbaa wax ku yeelay. Take a rest.
  13. Reer Butland waayo. Waaryaa the locals made the decision to kick reer bosaaso back to garoowe. Qabiil shyt ain't getta cut it.
  14. ^^Don't act like you haven't seen it before. At least they're keeping it real.