
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
GUESS WHO THIS PICTURE IS????????? Lol AstacajAb:
-
Shabella oo jirta six months, waraa adiga indhihii xataa waa kaa Qalqaloocdeen Camal Xumo daraadeen......Alle hooyo maxaad ku ooyday........ AstacajAb:
-
Sawirkaan waa raula oo Mingis ku soo dagay, Lol Ha isoo marin......Lol IstacajAb:
-
Of course this is me doing hmmmmmmm i don't know u think about what i'm doing......Lol IstacajAb:
-
raula mootadeeda ay iskuulka ku tagto maalin walba in the you can see gurigeeda ay seexato.....Lol IstacajAb:
-
Originally posted by Jalaqsan: ^^looool anba markastoon ka fakito Tuujiye musuwurkaas baa maskaxda iigu musuwurmo. Nuune maxaa iga rabtaa.....guf jiran aan ka naxay waana u duceeayay wax maaba sii sheegee? waraa wiilo the nxt name on my list baad iga xaday Tuujiye.....allaa sida uu ii caayay aaba wax kasto iiga daran "yaanyuur sambab ruugeyso". waraa adi horta kawaanle maad ahaani jirtay. Tuujiye....aah waad fiirsatay haye Wadci..ruwaayadaas waan ka helay walaahi, you know wadci 2 aa sooo socoto. Last week for the first time I've seen Qabyo 2....man it was hilarious. any1 seen it yet? Waraa fiiriya Jalaqsan or i like to call her Qulubsan iyo computerka waxa kala heysta. hahahahhahahaha IstacajAb:
-
Originally posted by Jalaqsan: ^^looool anba markastoon ka fakito Tuujiye musuwurkaas baa maskaxda iigu musuwurmo. Nuune maxaa iga rabtaa.....guf jiran aan ka naxay waana u duceeayay wax maaba sii sheegee? waraa wiilo the nxt name on my list baad iga xaday Tuujiye.....allaa sida uu ii caayay aaba wax kasto iiga daran "yaanyuur sambab ruugeyso". waraa adi horta kawaanle maad ahaani jirtay. Tuujiye....aah waad fiirsatay haye Wadci..ruwaayadaas waan ka helay walaahi, you know wadci 2 aa sooo socoto. Last week for the first time I've seen Qabyo 2....man it was hilarious. any1 seen it yet? Waraa fiiriya Qac qaac iyo computerka waxa kala heysta. hahahahhahahaha IstacajAb:
-
Originally posted by raula: Iam just thinking.."hadaan hada callaalladeyda xirxirto oo aan ka dhaco mudug mudul yarna iska dhisto,miid madi ahna meesha ka qabsado ..oo canaha ii maalla (so liisa) muruuqana iga miira .talow maxaa la dhihi doona??" wager
-
Jalaqsan walaalo waxaad qaadaneysaa # 3 Madax Adeega yaa, allow, yaa wareysta dadka sida dhabta ah kuu yaqaan, I bet in ay dhihilahaayeen, Madax Adeeg number One, markii aad xanaaqdana aad "Jirac" duqoobay u ekaaneyso..Lol Qac qaac kan asiga Qiici aa ka dhamaaday..Lol IsracajAb:
-
For Eid, aniga waxaan xeranaa "Canbuur" yar oo walaalshey iisoo gaday, markaasaan xaafadaha u raasanayaa Nac Nac, iyo Buufin. That is my plan. Garab Tuujiye, walaalo waxaan ka xymahay inaad Midterm Exam aad leedahay in the middle of Eid. Allaah ayaan kaaga baryayaa in uu kuu fududeeyo Aamiin Aamiin.......... IstacajAb:
-
Garab Tuujiye, oo wareersan, trying to read a book
-
Originally posted by Section6er: Umm yall can come to my party if you will be in minneapolis. For details pm me Where exacly, we will come...........
-
Originally posted by Sakina: No wonder Hitler could behave the way he did. History is repeating itself except this time the victims are muslims. The American people had only two choices Bush or Kerry it is like choosing between Hitler and Sharon; and they call it democracy. Democracy is when you can choose from different parties and not only the elite parties. Absolutly right..........100% right......Honestly, there is no democracy in this coutry.........They called it democracy but theren's any....
-
Originally posted by Araksan25: DCS , from where did u get the german joke? I decided 2 print n let my colleagues read....its quite funny, typical german 4 real!!! Ilcapo, there's no such being a perfect partner bcz no1 is perfect at all. If u can compromise then half of the battle is won. The key of a successful realtionship is Understanding n respecting each other !!! A German joke! r u kiddin, FYI, it is the Queen's name. IstacajAb: Salaam
-
MAXAA KA TAQAAN GOBOLADA DALKA SOOMAALIYA??
Wiilo replied to Wiilo's topic in Developement | Projects
Jalaqsan...........or Qulubsan, maxaa yaaqee, haddii wax lagu barona dacwaa Qabtaa........Fara dheer seelayeelaahe,,,,,,,,, IstacajAb: -
Originally posted by Jalaqsan: ^^ iyada waxaa waaye xaasidin idaa xasadan raula axsantu yaaqe. ishaad ka riday...habraha sheekooyiinkooda sidaan u jeclaay aadba ogeen, marka yaan kuu gabanin wiilo looooool qufyehey dadkeegi aadba tahay, sheekadaada sidaan uuga helo lee. raggeed aad tahay waraada komputerka ka kor kaca ee orda dano halo yeeshto.....>go to school/uni/work Yarta maxaa adiga, Afurkii maa wali ku jirtaa, Yaaqayoow maxaa, reerka afurka haka damaynin nooh adiga..... ...Ciyaal Saqiir Suujisooy. waraa adiga maxaa dacaska kaa dhamaaday in taad Bacaadkii xaafaddaan ogaa socotay.......... IstacaJab:
-
raula Timir Laf aa ku Jirtaa, Laakiin, Moos Laf maa ku Jirto?????????????? IstacaJab:
-
There is no one that is trying to paint his **** to be the good guy here, but what we are saying is that he is against Gay marriage, Abortion, and Laws suits, it does not mean that we saying that what he did in Iraq was good. Everyone knows that............. IstacaJab:
-
YEah, we did vote, y'all are not allowed to vote IstacaJAb:
-
SHIRQOOLKII RASUULKA SCW LALA DAMCAY: Q: Waxaad Sheegtaan Labadii nin ee ku Tashtay in Midkood uu Rasuulka (CSW) dilo, Magacyadoodii, iyo waliba midkii soo muslimay Markii uu Rasuulka u Yimid kadib? Hint: Arintaan Waxay Dhacday after Dagaalkii Badar. Allamdul Lilaah:
-
Yeah, i think that everyone here agrees with his(Bush) policies on Gay marriage, abortion, and Laws suits, but what I and others don't agree with him is that his foreing policy. Although, i voted for Kerry, and was disappionted all day, but I seemed to be calm now. Come to think of it, Bush's views on this issues and Muslims views on this issues, may be the guy is right on this, well we have to give it to him. IstacaJab:
-
Ok, this is getting good, so let's go to Muqdisho and get to work, but waite, we are not done here (Nairobi) yet.............ok IstacaJab: