Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Maxkamadaha islaamiga oo soo qabqabtay kooxo daawanayey aflaanta anshaxa xun ee Sex-ka loo yaqaan. July 19, 2006 Markacadeey. -------------------------------------------------------------------------------- Ciidanka maxkamada islaamiga degmooyinka Wardhiigley iyo Boondheere ayaa xalay hawl gal ay ka fuliyeen deegaanka Siinaay waxa ay ku soo qab qabteen ilaa 9 qof oo daawanayay film anshaxumo ah oo ka dhan akhlaaqda islaamka. Guddoomiyaha maxkamada islaamiga degmooyinka Wardhiigley iyo Boondheere Sheekh Daahir Sheekhow Faarax oo ka hadlay hawl galladaasi ayaa sheegay 9kan qof oo 8 ka mid ah ay ahaayeen rag iyo ruuxa 9aad oo dumar ah in lagu soo qab qabtay hawl gal ciidamada maxaakimta ay ka fuliyeen shineemo ku taallay agagaarka Siinaay oo lagu daawanayay film anshaxumo ah (Sex-ka loo yaqaano), taasi oo ka soo horjeeda sharafka suuban ee islaamka. Sheekh Daahir ayaa intaa ku daray in dadkan loo tiigsan doono waxa shareecada islaamka ay ka qabto falkii lagu soo qabtay, isaga oo xusay in maxkamada ay albaabada u laabeen ilaa 3 goobood oo lagu daawado aflaam fasahaadinaysa akhlaaqda umadda islaamka. Hawl galladan ay fuliyeen ciidanka maxkamada islaamiga degmooyinka Wardhiigley iyo Boondheere ayaa qeyb ka ah hawl gallo ciidamada golaha maxaakimta islaamiga Soomaaliyeed ay ka wadaan magaalada Muqdisho si loo sugo amniga magaalada isla mar ahaantaana looga hortago falalka anshaxumada ah ee ka dhanka ah diinta islaamka. Maxamed Carab Xafiiska Markcadeey ee Muqdisho
  2. ethiopia ayaa warkaa suuqa u galisay, maxaa yeelay ayaga ayuu ka soo horjeedaa. Go figure:.....
  3. Soomaali waxay tiraahdaa "War jiraaba Cakaarahuu Imaan", TNG da way beeniyeeyn in Amxaaro soo gashay Baydhabo, balse dadka meesha ku nool waxay sheegeeyn in ay indhahooda ku arkeyn ciidamo ethiopian ah. Ninka maanta Amxaaro nafka raadiyay ee yiri amxaaraa soomaali iga celinayso asigaa cirka roob ku og. Teeda kale, maxay tahay dadka ay Amxaaro ka celinayso? Gaal iyo Gaalo raacba adduunka lagama waayo, waxay soo jireeyn barigii Rasuulka (CSW) wayna jirayaan, haddaba Islamka waxaa waajib ku ah inay iska celiyaan. Go figure:...........
  4. Didi Kong: Waa ka xumahay sxiib dadka dadka aflagaadeeyo lama hadlo. Modesty walaashiid, aniga indhahayga ma xirno, runtana markii laga hadlo, wax layiraahdo oppresstion lagu haayo dumarka soomaaliyeed ma jiraan, adiga haddii aad u taqaan oppression sida aad u sheegtay, that is something else, balse waxaa la dhihikaraa waa jaahilnimo heysata qaar inaga mid ah. Go figure:..........
  5. The Federal Democratic Republic of Ethiopia Foreign Affairs and National Security Policy and Strategy Ethiopia's policy towards Somalia a) Historical background of relations The relation between Ethiopia and Somalia has not been a healthy one. In the recent historical period, one major and one lesser war were fought between the two countries. The empty dream of the so-called "Greater Somalia", an expansionist policy, had brought to Somalia nothing but hostility and conflicts with all its neighbors, especially Ethiopia. Moreover, Somalia had always allied with all groups and countries it believed were anti-Ethiopian and had disturbed Ethiopia's peace. On the other hand, Ethiopian Somalis had resisted the oppressive system in Ethiopia. Related to this, Somalia had succeeded in mobilizing a large number of Ethiopian Somalis as allays in its attempt to execute its expansionist policy. In this regard Ethiopia has been exposed to threats emanating from Somalia and other quarters. Read More: http://www.mfa.gov.
  6. Innaa Li Laahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Allah Ha u Naxariisto Marxuum: Maxamed Cawaale Liiban oo Kugeeriyoodey Toronto, Canada Magaalada Toronto Caawa (June 5) waxaa ku geeriyoodey marxuum Maxamed Cawaale Liiban oo ka mid ahaa halgamayaashii gobannimada Soomaaliya ka soo hooyey Eebbe idinki gumeysiga. Waxuuna Caan ku ahaa, sida aad la socotaan, inuu ahaa ninkii sameeyey calanka Soomaalida 1954kii, siiyeyna micnaha qotada iyo xeesha dheer leh ee calanka Somalidu xambaarsan yahayay. Kaas oo ah: Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay. Midabka buluugga khafiifka ah : Cirka iyo badda dhulka Somaalida oo mar walba midabkoodu buluug yahay. Eheladii, Qaraabadii uu ka geeriyoodey iyo dhammaanteen Rabbi samir iyo iimaan ha inaga siiyo. gaar ahaan Saleebaan Maxamed Cawaale, Naciimo Maxamed Cawaale iyo Xaliimo Cabdiraxmaan Saaddiq oo jooga Toronto, lagana helo telephone #: 416 614 3186 Jannadii Fardowsa Alle ha ka waraabiyo. Dambi dhaaf Alle ha u fidiyo hana u sahlo su'aasha godka iyo tan aakhioro. Aamiin. Kala xariira faafaahinta duugta Faisal Xasan Jaamac Tel 416 258 6869 iyo guriguu ka geeriyoodey marxuumku. Qore: Burhan Jama burhanj@bellsouth.net History of the Somali flag In 1949, the assembly of the United Nations decided that Somalia would be under the former Italian colonial power as a trusteeship territory for ten years. There were three other governments who were member of united nations commission that was sent to Somalia and were sent as advisory council of the trusteeship administration of Somalia. They were Egypt, the Philippines and Columbia. In April, 1950 the Italian trusteeship administration took over power of Somalia,and the British military administration left Somali During the early months of 1954, the legislative council had been formed by the Italian trusteeship administration and advisory council of the United Mations. The members of the legislative council were composed Somalis, Italians. Arabs and Indians. They had to prepare all laws and legislation concerning the country the ten years of trusteeship territory of the United Nations. The members were not elected,but each political party, foreign community or any other recognized organizations had to select members who were representative the above mentioned organizations. Mr. Mohammed Awale Liban had been selected by the Somali labor trade union. Then members suggested the the Somalia national flag must be adapted by the legislative council in order that the somalia people get to know their National Flag before independence. So the program of the legislative council agenda reached to be discussed the Somali National Flag. Mr. Liban had proposed that only the somali members should discuss the issue of their own Flag. According to the legislative councils constitution each new proposal had to be voted on by the Legislative council members. Mr liban succeeded his suggestion.while members of legislative councils which now only Somalis. They choose the chairman for Mr. Sheik Omar. Then the temporary new chairman said that the agenda will debate the next day. Therefore Mr. liban went home and started to design the Flag. Of course he had chosen a blue color and the middle was a white star.however, each point of the white star would represent the five Somalia regions, which were divided by the colonial powers. The next morning the session started around 10:30. However, when the chairman had opened the session Mr. Liban had requested to the chairman to give him a chance to speak, the chairman allowed him. He stood up in front of legislative council members and stretched out on his chest the blue Flag with a white star in the middle. therefore as he kept on stretching on his chest, then one of the Somali members applauded and cheered while clapping for five minutes. The Somalia temporary chairman had made short speech in which he mentioned the greatness and ability of Mr. Liban whose talent had produced such a beautiful Flag less then 24 hours. Mr. Mohammed Awale Liban said the blue color stands the United Nations who help us to reach our dream of independence; white means peace and prosperity; the star is the five regions of Somali. Faisal H. Jama, 08 Mar 2000 SOURCE: http://www.fotw.ca Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com
  7. Congrats MD, gabar iyo barwaaqo wiil iyo waxwada qabsi Go figure:..........
  8. Modesty, i don't know where you live, but i have never seen somali men oppressing somali women, and if you know anything about Islam religion, women have rights, i don't know if you are one of those somali girls who happened to be living in the "West" and trying to be "Westernized" but girl let me telling something, read the Quran, simple. Difine oppression first, if someone opens up a restruante and it happened to be unclean that is something that Department of Health needs to deal with. However, all the "Examples" you used has nothing to do with oppression. Let me ask you two question, where were you born in? did you graw up is Somalia? If your answers is yes to these two questions, then we can talk about oppression, and what oppression is. Go figure:......
  9. Somali haddii aad tihiin iska daaya Ethopia ayaa soo gashay Ethopia ayaa sidaa tiri, makula tahay haddii aysan jiri lahay dad Soomaali sheegta oo Xabashida dabadhilif u ah in Ethopia awood u sheegan laheyd Soomaliya? Waxaa is waydiin mudan, dowladdan (TNG) loo soo dhoodhoobay ummadda soomaaliyed (Waxay doontaba aha haatee) maxaysan udanaynayn nabadda ama aysan ula tashanayn dadkeeda? Maxaase diiday inay iska dayso wax yaabaha aysan ummadda soomaaliyeed doonayn? Haddii aan nahay Soomaali waxaan u baahan nahay in aan iska celinno kuwa Dabadhilifka u ah Ethopia. Soomaali waxay tiraahdaa: Ishiisa laga arkaa u shiisa lagu tumaa. Tan waxaan kaga jeedaa haddii aysan Ethopia inaga arki lahayd "Tafaraaqul" iyo isku kalsooni la'aan, waxa ay maanta ku dhaqmayaan kuma aysan dhaqmayn. Haddaba waan dulaysan nahay oo gaala iyo xabasi ayaan ku dulaysan nahaye ilaahay ha ina soo hanuuniyo, is jeceyl iyo isku kalsooni ha ina siiyo, Aamiin, Aamiin. Go figure:...............
  10. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar: Argagixisada Soomaaliya joogto waa Hogaamiye kooxeedyada: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoon yahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka ayaa sheegay in argagaxisada Soomaaliya kusugan ay yihiin raga iyagu hoggaamiyayaasha ah ee muddada 15 sana ah shacabka ka hortaagan iney dowladnimo gaaraan. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo isagu kusugan dalka Mareykanka ayaa wareysi uu siiyey HornAfrik waxaa uu kaga hadley afkaartiisa ku aadan argagaxisada inta badan la hadal hayo ee la sheego iney joogto wadanka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho oo dhowaan dagaalo arrimaahasi la xiriira ay ka dhaceen. Waxaana uu professor-ku sheegay in laga soo bilaabo sanadii 1987-dii iyo wixii ka danbeeyaba ay argagaxisadu heysatey Soomaaliya, waxaana uu xusey in waxyaabaha iminka socda ee la leeyahay argagaxiso ayaanu soo qabaneynaa ay yihin falal aan habooneyn oo sii seeta dhereynaya nidaam la’aantii iyo is bar bar yaacii 15-kii sano ee lasoo dhaafey lagu guda jirey, isagoo tilmaamey in argagaxisada dhabta ah ay yihiin raga hoggaamiye kooxeed yada oo uu ku sheegay iney iyagu yihiin kuwa mudada dheer shacabka kala dagaalamayey iney gaaraan dowladnimo. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar waxaa uu qeexay in xubno katirsan dowlada Mareykanka uu kala hadley arrimaha ku lugta leh argagaxisada Soomaaliya, isagoo tilmaamey inuu u sheegay Mareykanku haddii uu doonayo in la qaato dimuqraadiyada wanaagsan uu ku dadaalo inaanu lumin kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ee masaakiinta, isla markaana codkooda la tixgaliyo. Waxaana uu sidoo kale muujiyey inuu ku wargaliyey iney jiraan laba argagaxiso oo ay midood heer caalami ah tahay iyo mid kale oo xuduudaha wadamada dunida isaga talawda sida ururka Al-Qaacida oo uu tusaale usoo qaatey, isagoo argagaxisada labaadna ku tilmaamey kuwa shacabkooda had iyo goor dhibaateeya, waxaana uu tibaaxey in labadaasi argagaxiso ay is naas nuujiyaan. Prof. Samatar ayaa waxa kale uu sheegay iney jiraan dowlado gobolka kuyaala oo iyagu qudhooda argagaxisa ah, kuwaasoo uu ku eedeeyey iney hub iyo saanadba siiyaan rag uu sheegay inuu u yaqaano argagaxiso oo ay dowladahaasi gobolka ku yaala gacan saar leeyihiin. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in inta uu isagu ka warqabo Soomaaliya la tuhunsan yahay inuu kusugan yahay ugu yaraan hal nin oo lala xiriirinayo inuu qaraxyo ka geystey meelo kala duwan oo kamid ah wadamada caalamka, gaar ahaan wadamda Geeska Afrika. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka hadlayey xiriirka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu qirey in Maryekanku aanu ictiraaf saneyn dowlada Soomaaliya, balse ay jirto in Mareykanku uu sheegay inuu soo dhoweynayo dowlada oo uu la shaqeynayo, waxaana uu tafaasiil ka bixiyey waxyaabaha bud dhiga u ah in dowladu ay sidii laga filayey u shaqeyn weyso. Professor-ka oo ka jawaabayey su’aal la xiriirtey in maadaama meelo badan oo dalka kamid ah sida magaalada Muqdisho ay ka jirto amaan dari ay xiligani haboon tahay in ciidamo ajnabi ah wadanka yimaadaan ayaa wuxuu sheegay in haddii la isku raaco arrin kaasi ay tahay mid wanaagsan, waxaana uu sharaxaad ka bixiyey nooca ay noqonayaan ciidamada loo baahnaan karo, isagoo carabka ku dhuftey in ciidamadaasi ay ahaayeen kuwa loo cayimey waxa ay qabanayaan, isla markaana ilaaliya dowlada iyo baarlamaanka, markaa kadibna bilaaba sidii hubka looga dhigi lahaa magaalooyinka Muqdisho, Jowhar iyo Baydhabo. Waana in intaasi kadib Qaramada Midoobey la weeydiisto in la dhiso ciidamo booliis ah oo ilaa 5,000 gaaraya, kuwaasoo hoggaamiye kooxeed yada iyo madaxweynaha dowlada federaalka ay ka madax banaanaadaan, dadka xukumayana ay yihiin dad gaara oo iyagu ehel u ah hawsha ciidan kaasi booliiska loogana danbeeyo, iyadoo uu xusey in shan taasi kun marka la tababarana ay noqonayaan kuwa badalaya ciidamda dowlada ilaalinaya ee ajnabiga ah. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa soo hadal qaadey sidoo kale qaabka shaqo ee Maxkamadaha Islaamiga ka jira ee magaalad Muqdisho, waxaana uu usoo direy fariin u sheegay iney iyaga gaar u tahay. Cabdi Ismaacil Samatar ayaa ugu danbeyntii waxaa uu ka hadley arrinta ay isku hayaan maamulka Punt-Land iyo ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geeddi ee ku wajahan qaabka heshiis yada loola galayo shirkadaha ajnabiga ah, taasoo uu xusey iney ku haboon tahay in lahor dhigo golaha wasiirada iyo baarlamaanka, si xal looga gaaro loona helo nidaam la isku waafaqsan yahay oo kala xadida labadda dhinac. www.soomaalinews.com
  11. War waxaan xoolaha ah ee isku sheegaayo R/wasaare wuxuu doono ayuu iska sheegaa illeen, meel loo raaco ma jirto, maanta ayuu wax sheegaa barri wax kale ayuu sheegaa. Uma qalmo shaqada uu hayo runtii. Go figure:........
  12. I nominate myself for being wiilo... Go figure:........
  13. Great news.... Go figure:........
  14. GD sxiib haddii aad xanaaqday raali ahow 100% and in fact kuma insult-garayn haddii aad fiiriso qaraalkayga. Go figure:..........
  15. BAYDHABO: Wararka ka imaanaya Baydhabo oo sheegaya in ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda ay baxsadeen Posted to the Web Jul 19, 16:33 Baydhabo (PP) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidammo gaaraya ugu yaraan 300-askari oo ka tirsan ciidammada Dowladda ee tababarka uu uga socday Xerada Manaas ee duleedka Baydhabo ay ka baxsadeen xeradaas. Ciidammadaan oo la sheegay inay ahaayeen kuwo ka soo jeeda deegaannada gobolka Hiiraan kana mid ahaa ciidammadii dowladda ee ka soo galay Gobolka Bay dhanka Gobolka Bakool ayaa waxay doonayaan inay gabi ahaantood ku laabtaan dhanka Gobolka Hiiraan oo ay ka soo jeedaan. Wararka qaarkood ayaa waxay sheegayaan in ciidammadana ay soo gaareen deegaan ku dhow Degmada Buur-hakaba halkaasoo ay hadda ku sugan yihiin, waxaana soo gaaritaanka Ciidammadaan deegaan hoos yimaada degmada Buur-hakaba ay ku soo beegmaysaa xilli ay maanta gaareen Degmada Buur-hakaba ciidammo ka amarqaata kuwa Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho. Ma jiraan warar xaqiijinaya in ciidammada ka soo baxsaday dhanka xerada ciidammada Manaas ay ku biirayaan kuwa maxkamadaha, waxaase wararka qaarkood ay xaqiijinayaan inay dhici karto inay ku biiraan isla markaana howlgallo la sameeyaan. Warar ku saabsan arrintaan baxasashada ciidammada oo ka soo baxay dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ma jiraan, balse dowladdu waxay qorshaynaysaa inay isku daydo xallinta khliaaf kasta oo keeni kara inay baxsadaan ciidammo ay tababaratay. Ma ahan markii ugu horreysay oo ay ka baxsadaan xeryaha lagu tababaro ciidammada dowladda Federaalka Soomaaliya, balse waxaa jiray marar dhowr ah oo ay baxsadeen ciidammo, waxaana kuwii ugu dambeeyay lagu xiray gudaha Magaalada Baydhabo oo laga qabqabtay iyagoo hubkoodii iibsanaya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpos - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.
  16. Sxiib waxaan umalaynaayay inaad rabtahay Ethopianka wat happen? Go figure:..........
  17. GD sxiib adigoo xanaaqin anigana aad igu tilmaamin waxaanan ahayn, si caadi ah lee u dheh waxaas kama xanaaqo... Go figure:..........
  18. Nation sxiib aad ayay kaaga qaldan tahay, haddii ay kula tahay Ethopia and all their dabadhilifs inay wax ka qaadayaan kacdoonka ummadda soomaaliyeed. Go figure:..........
  19. Job well done, no matter what ppl say, stopping this X-rated movies is their duties, and is everyone's (who happens to be Muslim) duties. Go figure:.....
  20. Dhubad ma ogtahay nin la GD inuu hadalkan dhibaayo? Go figure:..........
  21. You can find me walking down this st everyday,,,, from home to work or work to home. Go figure:...........
  22. No pictures but enjoy reading it...... Laascaanood Daawo dacalada:::::Akhriso Horumarka Laascaanood Ay gaadhay : Waa Warbixin Dheer Oo Aanu Kaga Hadli Doono Horumarka magaalada laascaanood Iyadoo Aanu idin kaga warami doono Dhanka:::: Bilicda,:: Xaga Waxbarashada, Xaga Ganacsiga, Xaga wax soo saarka Dhulka iyo Duunyada, Xaga Wadooyinka iyo DHismaha, Xaga Gaadiidka dadweynaha, xaga Dhismaha Magaalada,Xaga Korontada iyo Biyahay::Xaga isgaadhsiinta ( Taleefooonada, Idaacadaha iyo TVga),Xaga Gagida diyaaradaha Airportska................................................... :Horumarka ay gaadhay magaalada Laascaanood ee golaka Sool waa mid dhamaan laga wada dareemay Gobalada kale ee Dalka oo dhan ama inta ay Soomaalidegto . ::: Horumarka ay magaaladani gaadhay dhowr iyo tobankii sano ee u danbeeyey , waxay gaadhsiisay in ay magaalooyin badan oo ka xiga hareeruhu ay ku dadaalaan iyana sidii ay u gaadhi lahaayeen ama ula tartami lahaayeen , run ahaantiin in magaalooyinku Tartamaan waa wax aad u fiican oo waxay keeni kartaa in dadku halka ay isku haystaan qabiil ay ku dadaalaan in uu nin waliba magaaladii uu u dhashay ama uu ka yimid uu horomariyo taas oo dalkeenu ka hoosbixi lahaa gacanta shisheeye Hadii aynu ka hadalno qiyaasta dadka haatan ku sugan magaaladaas ama degenba sida tira koobkii sanadkii hore sheegay 2005ta waxa lagu qiyaasay in ay degenyhiin magaalda ama ay hoy u tahay in kabadan 120,000 kun oo qof , Tirakoobkaas oo la sameeyey bishii June/2005 waxaa la filidoonaan in sanadkan aynu ku jirnona ay gaadho inlaa 125- 127 kun oo qof , hadii aynu dib u milicsano tira koobkii magaaldan sanadahii 1984kii waxa tirada magaaladan lagu qiyaasay ilaa 5000 ilaa 7000 kun oo qof , Burburkii dowlada ee sanakdii 1991kii waxa ay tira koobka guud ee magaaladani uu ahaa inta u dhaxaysa 10,000 ilaa 12,000 kun , laga bilaabo wakhtigaas oo ahaa 1991 kiil ilaa 2006 oo ah mudo dhan 15sano waxaa aad u heermaray noloshii magaalda taas oo keentay in dad badan oo Magaaldan u dhashay oo awalkii hore ka guuri jiray in ay ku soo laabtaan , waxaa kale oo tiradan iyana badiyey dadkii asal ahaan uga soo jeedya magaaldan oo ka soo baro kacay dagaaladii koonfureen ee 1991 - 1995 kii , waxaa kele oo ka soo guuray dad badan oo awal degenaan jiray gobaldan kale ee waqooyiga , sida awdal , w-galbeed iyo Togdheer , waxaa iyana jira dad badan oo ka soo guuraya Dalalkii qurbaha ee ay awal u qaxeen iyagoo soo doorbidaaaya nolosha wacan ee maanta ka jirta Dhulkood. Xaga Waxbarashada: Xaga waxbarashada maanta waxaa lagu qiyaasaa in ay magaalda ka furan yihiin in kabadan 22 school oo isugu jira Hoose / Dhexe iyo Sare , waxaa iyana jira Schoolo madax banaan sida kuwa laga barto af-afka qalaad (Ingliishka , Carabiga , Faransiiska iyo i.w.m) oo iyagu haatan kor u dhaafay in kabadan 14 school waxaa jira iyana schoolada lagu barto Farsamada gacanta oo haatan gaadhaya ilaa 6 school waxaana lagu kala bartaa sida ( Korontada , Dhismaha , Dhartolista , Maacuun samaynta , alaab guri samaynta , Computerka , cuno karinta kala gadisan , iyo farsamooyinka gacanta ee kale) waxaa haatan magaalda ka furan 3 maxad oo diininta lagu barto iyo malcaamado quraano habaysan waxaa maanta magaalda ka furan Jaamacad lagu magacaabo Jaamacada Nugaal oo iyadu furan haatan mudo 2aba sano iyo badh ah , jaamacadaas oo heer keedu gaadhay kuwa dalka haatan ka jira oo kale . :Xaga Ganacsiga ::: xaga ganacsiga magaaladan lama soo koobi karo waayo waxaa maalin walba la furaa xaruumo ganacsi oo isugu jira kuwo waa wayn iyo kuwo yar-yarba , mulkiilayaasha ganacsigan oo badan koodu ay iskug jiraan dada qurbaha ka yimid iyo kuwo hore u sii joogay dalka , ayaa iyagu runtii hirgalaiyey in uu kobco ganacsigaas , gaadhana heer wayn . :Xaga wax soo saarka Dhulka iyo Duunyada::: xaga wax soo saarka dhulka waxay haatan laascaanood caan ku tahay in ay iyadu u iib g gayso khudaarta kala nooca ah ee ka soo kala baxa beera degmooyinka gobalka sool , khudaartaas oo dhamaanteed haqabtirtay dadka ku nool magaalda , waxayna ganacsadayaashu gaadhsiiyaan badeecadoodaas magaalooyinka kale xaga xoolaha nool oo ilaahay aad ugu manaystay dhulka Daraawiishta SSC ee uu ku yaalo gobalka sool siiba magaaladan Laascaanood ayaa iyadu waxaay ahaan jiray sanadahii 90kii ilaa dhamaadkii qarnigii hore magaalda ugu xoolaha badan , waxaanay lagu qiyaasay in 90% xoolaha kakala dhoofi jiray labada Dekadood ee kala ah Berbera iyo Boosaaso ay ahaayeen xoolaha ka yimaada Deegaanka Daraawiishta SSC . Xaga Wadooyinka iyo DHismaha: xaga wadooyinka magaaladan oo awlkeedii hore ay dhex jeexi jirtay wadada dhamaan isku xidha magaalooyinka Soomaalia oo dhan, ayaa iyadu haatan ah mida ugu wayn ee wali dhex badhtanka magaalada marta , waxaa jira wadooyin kale oo ay dadku sameeyeen kuwaas oo leh laami(daamur) waxaana haatan jira ilaa 10 wado oo ay maraan Basaska iyo gawaadhida kala nooca ah wadooyinkaas oo kor u qaaday bilicdii magaalda . xaga gaadiidka dadwaynaha: waxaa jira baabuurta kala qaada dadka ee loo yaqaano gaadiidka dadwaynaha kuwaas oo iskugu jira Basas kuwa waawayn iyo kuwa loo yaqaano caasiga iyo Taxida oo iyagu ku badan magaalda , waxay maglaaladu leedahay in kabadan 30 stop ood oo ay istaagaan Basasku xaga dhismaha magalada: waa mid aynaan hal maqaal ku soo koobi karin waayo maalintii la arkaba waxaa laga dhisaa magaalda inkabadan 100 guri , guryahaas oo ay kala dhisyaan shikado yar yar iyo kuwo waa waynba , haatan shirkada ugu wayn ee ka wada in kabadan 180 guri magaaladu waa shirkada loo yaqaano Hilaac taas oo mashruuc heer sare ah ka wada magaalda. xaga korontada iyo Biyaha: xaa magaaldu heshaa nal ama koronto ah 24-7 oo ah 24ka saacadood iyo 7ada maalmood , waxaa magaalda ka jira in kabadan 10 shirkadood oo ka shaqeeya korontada balse haatan Ay midoobeen oo ay labaxeen shirkada xooga korontada laascanood . xaga biyaha magaalda oo awal biyo xumaani ka jiri jirtay , ayaa haatan dadku ku raaxaystaan biyaha kala jaadka ah ee ay galisay hay,adaha UNta iyo kuwo madax banaan oo shicibku leeyihiin , waxaa kale oo jira dhowr warshadoo oo iyagu soo saara biyaha loo yaqaano moya-saxada . Xaga isgaadhsiinta ( Taleefooonada, Idaacadaha iyo TVga): waxaa ka furan magaaldan in kabadan 4 shirkadood oo isgaadhsiineed, waxaanay laascaanood noqotay sanadkii 2005 magaalda soomaaliya ugu isgaadhsiinta wacan , uguna taleefoono jabadan Kuwa guryahay iyo kuwa gacantaba. xaga idaacadha , waxaa haatan ka jira magaalada idaacada la yidhaah Laascaanood oo iyadu haatanjirta 5sano iyo badh waxaa jira iyana idaacado laga dhagaysto Internetka oo iyagu gaadhaya ilaa 5 qaaradood ee aduunka waxaa kale oo jirta shirkad cusub oo la yidhaadh TV-Las-Anod oo haataan wada dhismahii iyo isku habayntii qalabka Tv-baahiyahay oo lagu wado in ay furanto sanadk 2007 horaatniisa. Xaga Gagada diyaaradaha Airportska: waxaa laascaanood ag-ageerkeeda ku yaala ilaa 4 gago-diyaaradeed oo ay soo kala fadhiistaan diyaaradaha sida Jaadka iyo Alaabka loo yaqaano Bagashka , waxaa haatan socda olole ah in la sameeyo Airbot wayn oo la yidhaah Las-anod Airport , mashuurcan oo ay iska kaa shanayaan ganacsadayaal ku dhaqan dalka dibadiisa , mashruucan oo hadafkiisa ugu wayni yahay sidii dadka magaaladan uga kaaftoomi lahaayeen , in ay ku soo dagaan Airport ayda Burco iyo Bosaaso , kuwaas oo sanadkiiba dadka u dhashay magaaladani ku kharash gareeyaan labadaas Airport ee kala ah Burco iyo Bosaaso lacaga ka badan 2.5 milyan , lacagtaas oo isugu jirta , tigidhada, Hoteelada iyo Gadashada alaabta , si taasi ugu soo xaroorto gacanta Maamulka magaalada waxay isla garteen ganacsadayaashaasi in ay jamciyaan dhamaan 4taas Airport ee yaryar kana dhigaan hal mid ah oo wayn si ay u soo fadhiisankaraan diyaarahda waa ayn ee kala qaada dadka iyo xamuulka kaleba. Isku soo wada duuboo , waxaynaan hal bog ah kusoo wada koobi karin Horumarka balaadhan ee ay gaadhay magaaldan Laascaanood 16kii sano ee u danbeeyey , waxaaase ka muhiimsan in ay dadku dhulkooda dhistaan horumarna gaadhsiiyaan si ay uga kaaftoomaan Dhul shisheeye iyo ku hoolaanshaha dadka kale . hadii dadka Magaaladani ku dhaqaaqaan 50% in horumariyaan magaaldan waxaa aan shaki ku jirin in ay L-caanood noqon karto magaalo Madaxda dadlka , waayo waxay kamid tahay magaalooyinka ugu filka ama faca wayn dhulka soomaalida , hadii ay Taariikh noqotana waxay ku jiraa magaalda 3dexaad ee ugu taariikhda wayn dhulka soomaaliyeed. :waxaa loo baahanyahay in dhulkaaga aad Horamarisid::: Widhwidh Media Center::: info@Widhwidh.com Waxaanu ka Cudur daaranaynaa Anagoo Idiin Soo gudbin Kari Waynay Cilad farsamo Awgeed Sawiro Qurux badan Oo Aanu Ka Soo Qaadnay Goobihii Aanu Soo Sheegnay Balse Aanu wakhti Dhow Idiin Soo baahim Doono Maamulka Website ka Liibaan Jordan
  23. Exactly; what the U.N needs to do is take what the majority of the Somali people wants, not what the so-called leaders wants, and yey government. Go figure:...........
  24. Sheikh sharif sheikh aden waa nin islaam ah isla markaana jecel nabadda iyo soo celinta kala dambaynta dalka, shalayna markii an ay dowladda ay diiday in ay timaado magaalada muqdisho aad ayuu oga xumaaday arinkaas. Runtii S.S.Aden asigaa paarlamaanta hogaamiyo isla markaana maamulkiisa leh, unlike xayawaanka Geedi ee aanan garanayn holsha uu halo (cid u dhiibatay baa iska yare) ee sida aan wada ogayn u hadlay, walaahi ummad halaagsan ayaa soomaali qoolta balaayo u galisay. Waxaa ayaan darro ah in ninkii isku sheegaayay inuu soomaali u yahay madaxwayne uu sidaa u hadlayo, wallee somali dhib ayay ku jirtaaye ilaahay haka saaro. Ninkii laga sugayay inuu soomaali isku keeno ayaa maanta ku soo hogaaminayo amxaaro markii uu hadlana u hadlayo qayru maskuulnimo,,,, cajaaib.... Go figure:................