Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ismahaan

  1. Soomaaliya dhanba in la waayo baan khatar ugu jirnaa at this moment.
  2. Abwaan Isim Bootaan oo ka mid Abwaanada Soomaaliyeed ayaa gabay aan inaba caadi ahaayn oo la magac baxay ********-Gaareey u tiriyey kooxda mayalka adag oo Soomaaliya ku dhex dagaalamaya. Gabaygaan ayuu abwaanku ku-cabirayaa dareenkiisa ku aadan falalka xasuuqa ay kooxahan Diinta Islaamka sheeganaya ka wadaan dalka Soomaaliya.
  3. Herer;692339 wrote: xabsade he is da man A man because he is against his own people? It doesn't make sense at all!!
  4. Somalina;690284 wrote: Indeed! sheekadan kuma koobna Hargeysa keliya marka hore. Waa arrin u baahan in laga hortago si degdeg ah. It is bad enough in kheyraadka wadankeena la boobaayo anagoo soo taagan, laakiin in caruurteena la xado maalin cad si loo iibiyo xubnahooda oo lagu beecmushtaro waa wax aan la qaadan karin. Baahida dhibaatooyin badan ayey leedahay, tusaalena waa sheekadan oo kale. Ilaahow dhibkan ka saar umadeena. Amiin, ilahaay ha u gaar gaaro soomaalida balse wax ma kuu sheegaa ilaahaay uma gar gaarayo hadii aaysan xalada aay ku jiraan wax ka badalin. Soomaalidu inta aay isku maqnaayeen oo dhan iyana waa lagu maqnaa. Manta sun baa lagu shubaa badeena, khaayraadkiina waa laga dhamaaystay, dhalin yarada soomaaliyeed ee xabada iyo gaajada ka cararayna badoodaa lagu dhex xasuuqaa. Kuwii biriga soomaaliya joogana waa kuwaa qaarna xubnaha lagala baxayo , qaarna xabadu dhamaaysey. Kuwa soomaali leaders sheeganayana waaba kuwaas intaays u hanbalyaaynaya cadowga shacabka Soomaaliyeed oo hoosta kaga jira. Marka waa saad u sheegtay soomaalidu ilahaay uun baay leedahay, ilahaay ha u sahlo.Waa umad masiibo ku habsatey , masiibadana iyagaa u sabab ah.
  5. Bal eega sida aay u laaynayaan dadka innocent ka ah rusianku.Ciil aay noo qabaan badanaa.
  6. Jan 30, 2011 (BBC Monitoring via COMTEX) -- [Presenter] Fishermen in Kismaayo town, provincial capital of Lower Jubba Region, in southern Somalia have raised concerns over harassment by foreign naval forces that are on anti-piracy mission in Somali water, especially the at the area near Lower Jubba region. Abdullahi Muhammad who spoke to the media on behalf of the fishermen in Kismaayo town has said that international naval ships destroyed number of their fishing nets and forced them not to fish at sea. The fisherman further added that the number of fishermen operating in the coast of Kismaayo decreased rapidly due to those prevailing matters. It is not the first time that the Somali fishermen are raising concerns. They requested the Transitional Federal Government of Somalia to solve their problems. Dozens of NATO naval forces and other international ships are operating off of Somalia for the past few years as part of global anti-piracy mission. Source: Radio Gaalkacyo, Gaalkacyo, in Somali 1015 gmt 30 Jan 11 BBC Mon AF1 AFEau 300111/aam/aa BBC Monitoring. Copyright BBC.
  7. JB kan majaajilaayste fiican ma aha, wuu is khasbaa.
  8. This article is simply full of misinformation and innuendos.“The goal of modern propaganda is no longer to transform opinion but to arouse an active and mythical belief”
  9. Put your trust in Allah (swt), pray Salatul Istikharah and go for it. I personally know people who married while in Uni. If you feel that you can support a family while studying then pray to Allah for success. If you are getting married for Allah’s sake, He will suffice you. The prophet has said "When one marries, they have fulfilled half of their religion , so let them fear God regarding the remaining half" (narrated by Anas ibn Malik). My sincere advice to you is: don’t get married just because your parents want you to. If you get married for the sake of your parents then you are not only destroying your life but you destroying the life of the girl you are going to marry. All the best in whatever you decide.
  10. inna lilaah , ilaahayow adaa arkee masaakimta u hiili.
  11. Wax baa ka dhacay meesha maanta more pictures and waraaysiyo: Somalimidnimo ka eeg.
  12. inyar ka dib ragiii mid ka mida yaa ii jawaabay wuxuun yiri boowe dadku aa iska yacaayaa lama yaqaan meelay u socdaan. Gooni mahadsanid bro, runtii inta aad sheegtay oo dhan waa wax jira. Reer barigu qabiil maba aqoon dadka buuraha ka soo dagey baa u keenay wixii 1991 ka danbeeyey. Qabyaladu waa jahli, dadka reer bariga ah waa xadaari. i agree with ismahan Somalidu diinta wa difaacaan markay gaalo arkaan laakin Diinta kuma dhaqmaan u will hear qof hadu diinta wax ka sheego somalidu wa cadhoota and they feeel like inay u hiliyaandiinta markay ka diinta cayey cayaan,, laakin diinta sideeda ugu ma dhaqmaan Haaji mahadsanid , hadii diinta Islamka lagu dhaqmi lahaa dhibkaan dhanba ma dhaceen aduunka ka socda waliba wadamada Muslimiinta.
  13. Caruurtii soomaaliyeed waa u dhamaatey waxaaan maqley meel god ah baa jirta oo addis ababa ku taal kuli la geeyo ka bacdina xubnaha jirka (organs) lagala baxo . Waa ayaan daro weeyn runtii in ragii soomaaliyeedna isku haays haaystaan kursi iyo maanaa yacni nimo , shacabkiina noqdeen mid qaxa, mid xabadu la tagto, mid xubinta jirka lagala baxo iyo mid badiisa lagu dhex dilo oo aan cidna is waaydiin.:mad:
  14. Ismahan, Xaji waxuu supportgareeya Godane, maxaad ka sugeysaa markaas? lol My sis Godane waa criminal isaga iyo kuwa la shaqeeysta iyo waxa taageera oo dhan cideey doonan ha ahaaydeene waa in mid mid loo soo qabto. Marka hadii Haaji taageerayo ninkaas baroortu orgiga ka weeyn.
  15. Axmed-InaJaad;687542 wrote: waa sax according to the diin. naago should stay at home and not work. Nonsense!!!!There are no quranic commandments that sanction these prohibitions. In fact Prophet Mohamed’s (CSW) firs wife khadijah was a wealthy, successful, business woman, who hired him to work as an agent for her on her caravans from Mecca to al-Sham . Khadijah (RC) supported prophet Mohamed (CSW) , and was the first woman to be Muslim. Their marriage continued 25 years until Khadija (RC) death. Thus according to Islam, a woman can work , inherit, and be financially independent. In Islam there is no difference in being human between a man and a woman; they are equally liable for demands and prohibitions of ALLAH (swt). All people are responsible with living on the earth and serve on the way of God, it doesn’t matter whether woman or man. Be careful do not Make woman cry Because ALLAH (SWT) Counts her tears A woman came Out from Man's Rib Not from His feet to be walked on Not from His head to be superior over But from his side to be equal Under to the arm to be protected And next to the heart to be LOVED!
  16. Xaaji Xunjuf;689368 wrote: ismahan i think oba means reer hebbel takoor , puntland dee reer kaliya iska leh hadanad rerka ka tirsaneyn ur out Xaaji Puntland anaa tagey, Somalilandna anaa tagey , Puntland Boosaaso kaliya waxaa ku nool 43,000 qof oo dadka koonfurta ka soo barakacay ah. Qaar baa dagan puntland in ka badan 18 sano wax dhib ahna oo haaysta ma jiraan. Dadka Soomaaliyeed waa isku mid, waa dad walaalo ah oo wada dhashey sida aay walaasheen soomaalina sheegtay meel kasta qof xun waa laga heli karaa balse adigu saad u dhigaysi ma aha.
  17. Ismahaan

    ??????????

    There are many times when speaking your truth is in your highest good and the highest good of others however some truths do hurt and it’s never right to hurt another by telling them something that can be offensive or upsetting but then again it hurts them more because you're not being completely honest with them. In my point of view it’s not the truth that hurts it's the manner in which it is received that can cause the pain. Rather than love, than money, than fame, give me truth. –Thoreau