Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ismahaan

  1. I'd appreciate if somebody can tell me who beat Jubada Hoose and did they reach the quarters/semis Nugaal of course, yaa kale. No problem laakiin 4 galeen sanadka danbe qaadayaan insha Allah.
  2. Verily never will God change the condition of a people until they change it themselves (13:11) or, you can quote the Hadith اعقلها وتوكل
  3. oba sax miskimka inta yar uu yaqaan xataa waxaa baray suufi waayo salaada dhan and the basic of islam ka baba ka khaldan.Atixiyaatu siraadal mustaqiin something like that suufida ku xirta salada meeshaay Allahu akbar kaliya ku xiran lahaayeen. Sidaas oo aay tahay kan waraaysanaya waaba mid xoogaa naxariis leh at least wuu sii daayey isagii oo nool. Rabb'anaghfirli, wa li waliday'ya, wa lil mu'minina Yawm'a yagumul hisab. sadaqa-laahul-cadiim.
  4. Inna lilaah diin dhan maba kasayo miskiim kaan baadi uu dagan yahay badi maa diin laga bartaa. Maxaay video uga duubayaan oo funny uga dhiganayaan maay diinta baraan. :confused:
  5. Ismahaan

    duq cusub

    Hello and welcome to sol gooni!
  6. Ciyaarytoyda Xulka gobolka Banaadir oo Lagu Soo Dhoweeyey Muqdisho Ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir oo shalay qaaday koobka tartanka gobolada Soomaaliya ee lagu soo gaba gabeeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. Diyaarad khaas ah ayaa ciyaaryahanadaan kasoo qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo,iyadoo ay Muqdisho gaareen galabnimadii maanta waxaana horkacaayay Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan oo isagu shalay ka qaybgalay daawashada ciyaarta Final-ka ee kama dambeysta. Masuuliyin ka tirsan Dawladda Federaalka,maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa ciyaartoyda kusoo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde,waxaana ay uga mahadceliyeen guusha balaaran ay soo gaareen.Ciyaartoyda gobolka Banaadir ayaa wejigooda ka muuqanaayay farxad badan iyadoo ay wateen koobka ay kusoo guuleysteen,waxaana galbiyey masuuliyinta ku sugeysay garoonka. Si kastaba ciyaartii kama dambeysta ee shalay ka dhacdey garoonka Mire Awaare ayay xulka Banaadir 1-0 uga adkaadeen xulka kale ay wada ciyaareen ee Bari. Source horseedmedia
  7. Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Nugaal oo Kaalinta Saddexaad Ku Guuleysatay Ciyaarta loo tartamaayo kaalinta saddexaad ayaa saaka ka dhacdey garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare,waxaana ay dhexmartay xulalka kubadda cagta ee gobolada Jubadda Hoose iyo Nugaal. Labadaan gobol oo maalmo kahor laga reebay tartanka oo ay usoo baxeen wareega Semi Final-ka ayaa saaka u tartamaayay kaalinta saddexaad iyo afaraad. Xulka gobolka Nugaal ayaa ciyaartaan ku adkaatay 3-1 oo ay kaga badisay xulka gobolka Jubadda Hoose,waxaana sidaas kaalinta saddexaad ku guuleysatay Nugaal. Goolasha Nugaal waxaa uu kala dhaliyey ciyaaryahanada Maxamed Timajilic,Siciid Madoobe iyo Maxamuud Muuse. Xulka gobolka Jubadda Hoose oo aan ciyaar wanaagsan soo bandhigin ayaa galay kaalinta afaraad. Ciyaarta ugu dambeeya ee Final-ka koobka gobolada Soomaaliya ayaa galabta dhexmari doonta xulalka Banaadir iyo Bari. Source horseedmedia.
  8. H bird baaye soo dhawoow caano kaluun mise caano geel baan kuu keenaa?
  9. I wish you a very creative, wealthy, healthy and prosperous happy new year 2011 to all solers.
  10. Mayaani;683800 wrote: Baayo Bari kaluun laga raysay Baasto iyo Bariis la baray. Boowe nin kaluunku dhib awalba ku hayey baa ka raaysta laakiin reer bari kaluunka waba ku dhintaan see uga raaystaan.
  11. if Bari wins, it is a Somali win, if Banaadir wins, it is a Somali win, and it is a good signal that sports is essential tool in bringing people together Well said laakiin jimcaha hadaan badiyo kaluunka PM ka baan kuu soo dhex dhigayaa hadii kale no kaluun dee.
  12. Well done to both teams but i am with bari at this time. If Bari wins xabad kaluun ah baan soo gadanayaa.
  13. Ismuhaan , thanks abaayadiis karroon, this is great for all Somalis everywhere, not the winning of Banaadir, but the event is itself a winning symbol for peace for all Somalis in SomaliWeyn. You're welcome nuune. Indeed this game is a symbol of peace and unity between Somali and also as I said at the beginning, it doesn't matter who wins or loses, but what matter is the event itself. I just love the game for the pure joy of accomplishment. There a line or a quote that says.” Victory isn't defined by wins or losses. It is defined by effort. If you can truthfully say, 'I did the best I could, I gave everything I had,' then you're a winner."
  14. Somali Regional Soccer Tournament Schedules The Final Match on Friday Shafi'i Mohyaddin Abokar According to its schedules, Somalia's 18th regional football tournament for peace and development which has been under way in the city of Garowe for the past two weeks will end on Friday December 31st. Two of the hottest matches were held yesterday, as Bari region defeated its Bay rivals by 3 goals to 2 in the first match. While Lower Jubba region defeated Middle Shabelle region by 4-2 in penalties after the usual 90 minute period ended in 0-0 draw. "We won the regional cup 9 times before and now we are very hopeful to take the trophy," said by one of the Lower Jubba strikers Janale Ahmed Janale. On Tuesday afternoon, the Host region Nugaal will play against Banaadir region where the capital Mogadishu is located. While the Bari region and Lower Jubba will compete on Wednesday. As shown in the schedules, Thursday will be rest day. Final match will be played on Friday. Somali Football Federation President Said Mahmoud Nur who talked to the reporters on Tuesday morning said that no problem has occurred until now and the competition is doing smoothly. "Glory be to Allah every thing is going on well and we are near to conclusion," the president said. He added that the biggest victory which his federation achieved was to assemble hundreds of Somali youths who were disunited for 22 years because of the civil strive in Somalia.
  15. Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Banaadir oo usoo Baxay Wareega Final-ka. Ciyaartoowga gobolka Banaadir ayaa ka faa’ideystey dhamaan rigoorayaashii waxayna dhaliyeen 5 gool halka xulka gobolka Nugaal laga qabtey hal rikoore waxaana ciyaartu ku dhamaatey 6 : 5. Nuune and somalina wali ma harin congrats guys.
  16. Polanyi;683472 wrote: On the flipside, three hundre khat addicts got trained up in Kampala. SOmalinimo, SOmaliweyn, gul, inshallah. Qaad addict waa waxa ina waalay .
  17. Somali embassy in Kenya looks like a tornado hit the inside of it. In the video below by Abdisalam caato you can see how it looks like. I am telling you now, if you don’t get teary eyes after watching this, you are definitely a monster!!!
  18. Do i see a smile there Qosol grr baa qosol kaan oo kale la yiraahdaa.
  19. TLX i agreee with you wax ka fiican ma leh luuqada hooyo. Laakiin A deeq soomaaligiisu waa shidan yahay 10 sano ka bacdina malaa saas uma qori doono soomaali. Waxaan ku qoslay labadaan sadar; ''Bilo haddaannu wada joognay, waxaan ogaadey sida ay qurux badan tahay inay u qaxar badan tahay. Sida ay u timo dheer tahay inay u carab dheer tahay; sida ay u caddahay inay u cabasho badan tahay''. ''Waxaan arjigan u qoranayaa qaramada midoobay.” Aniga oo ah nin go’doonsan oo ay gabadhi ehel iyo asxaab tirtay. Waxaan jimciyadda qoysaska ka dhaxaysa, laanteeda xuquuqda ragga la naanaabiyay ka codsanayaa inay gurmad deg dega oo milatari ila soo gaadhaan. Waxa kale oo aan idinka dalbanayaa inaad ii soo celisaan xoriyadaydii aan hadiyadda u bixiyay''
  20. Congrats to all the semifinalists Nugaal, banadir, bari and jubada hoose.
  21. Bari v Baay 3-1 Nugaal v Mudug 2-1 Banadir v Hiiraan 2-1
  22. Gobolka Bari oo u Soo Baxay Wareega Semi Final-ka, baay waa ku daaysey. Bari v Baay 3-1. So far waxaa soo baxay Nugaal, Bari, banadir. Shabeelada Dhexe iyo Jubadda Hoose baa la sugayaa kii soo baxa manta.:cool:
  23. Taleexi , I've read this article before. The author is an excellent writer. He has the ability to write in verbs that are uncommonly used in the Somali language. Soomaali anoon saas u baran ilaahayow ha i dilin.