Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ismahaan

  1. Jacaylbaro;709620 wrote: The study covers Eritrea, Djibouti, Somaliland, Ethiopia, Uganda, Kenya, Malawi, Rwanda, Burundi, Tanzania and Mozambique, and is based on Earth Observation data that has been fully integrated with the East Africa and African lakes seeps studies. Great ........... Waay duushay !!
  2. Subhan Allah, what is this, some kind of joke? At least dumar kaba dhamaa kan madaxa dheer ee leh waxaan ahay translator. Gaal miyaa isagu , isagaba gabdhaha sanka ka mar marinaya gaalkaan madaxa xiirane. Agah.:confused:
  3. Godane ma naftuu la fakaday!!
  4. "Verily, you (O Muhammad) guide not whom you like, but Allah guides whom He wills. And He knows best those who are the guided. Qur'aan (28:56).
  5. The word gaal or kufar has almost turned into a curse word in our current community setting. All-shabab have no right to judge others, Only, Allah (swt) has the right to judge his people.
  6. This guy is hilarious. I am a big fan already.
  7. The Zack;708222 wrote: That being said, wadnahey dheg leyn dheg dheg! Do you mean this one: or
  8. For the first time ever, our governments are making their own decisions. I hope they stick to their decision.
  9. What now? They say Hilter was of Jewish descent, and now Gaddafi too.Interesting story!Is there any truth to the rumor that Gaddafi's real name is Chaim Levine..?
  10. jb istaaq furulaah boowe, waa dhintey abwaanka iska daa.
  11. Qaan gaar fidnoobee ilmaha yaan la qabadsiine. Qabyalad iyo imaan la'aan qooqan baay is helaye, kumannan qariban baay dhaleen qorina heegaysan, oo qaaxo (TB) iyo aids qaba qaadka ku ilaawey. Ilaahayow u naxariiso walee run buu ka hadley.
  12. Somalina;707363 wrote: Somalida intaa uun baa ka maqan maanta. Great thread Ismahaan. Thank you. You are most welcome sis laakiin soomaalida awal baa abwaano hore iyo aqoon yahano ka hadleen waxa meeshaas dhigay. Bal gabay gaan yar dhegaayso, waxaa tiriyeey abwaan Tima cade (may Allah bless his soul). skip the first 4 minutes. Dusha koonfureed iyo ilaa wabiga daaciisa Degmadeena oo idil haddaan dayey abwaankeeda Nimaan duubiyadu naafo noqon deelka laga waaye Dul iyo hoosba waan ugu dhigay waa dixdhagaxeede Anuunbaa damqanayee dhaguhu uma daloolaane Dadkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaane Bal inay dalfoof tahay caqliga dooni laga saaray Wixii hore usoo daashaday bay degashanaysaaye Doc hadday u wada jeedsatooy dhowrto danaheeda Ooy duul walaala ah tahay ooy duunka ka heshiiso Dadka kama yaraateene ways dabar jaraysaaye Dubba madaxa wayskala dhacdaa daa’in abidkiise Goortay is wada dooxatay baa daad u soo geliye Ubadkiinii waad daadiseen waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey waa lagaa deyeye Darajada Ilaahay ninkii doonayaa hela e Nin ka duday distoorkioy waxyiga diinti ka carrowye Dugsi malaha qabyaaladi waxay dumiso mooyaane Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo daynin kala qaadka Dibaddaan ka joognaa sharciga daacadda Ilaahe Danbarkeedu waa Jahannama iyo dogobkii naareede Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane Ooh the kids are so cute, masha Allah.
  13. Ismahan, loooooooooool @Shukri...Saan rabo waan u qosli waayay since aan shaqada joogo...Meesha wexeyba iiga dhigtee suuqa Wardhiigleey in la joogo! Bal maxaa iyada sidaa ugabaya? Hmmmmm, ani waan shakiyay, sheekooyin kalena waa isoo gaareen Shukri waba gangsterad ween waba i waabsatey. Nuune baan ka war sugaynaa wali research buu ku maqan yahay baan filaa mise tolow shukri baa SOL ku jirtoo tiri car hadal. :D
  14. Congrats to the couple, wiil iyo caano gabar iyo bariis.
  15. [ =Aaliyyah;706906]Ismahan hun im on the same page..subhanalah pass me some tissues...I dnt have the whole anthem memorized bt my fav part is .. Tiro ari ah oo dhaxalaa Sideed laydin soo tubayoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiin idiin talin oo Inshallah ilaahay waxba kumaha to unite all somalia and make it the way it used to be prior to the civil war. Amen to your dua sweetie. May Allah (swt) unite us and give us the ability remove enmity towards each other. I have heard the original Somali anthem was the one below ‘’ qolaba calankeedu waa caaynoo’’. I really don't know if this is the original Somali national anthem or not but it’s a very heart touching patriotic song. http://www.youtube-nocookie.com/watch?v=AZe88lqyeXQ" frameborder="0" allowfullscreen> I like k'Naan , he is such a great patriot. ------------------------------------------------------ I have also found the old version of ''Soomaaliyeey toosoo''. This version is performed by the kooxda Waaberi! The group begins with the original two lines of the song: “Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada oo Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee” Somalis wake up, Wake up and lean on each other And whoever is most in need of support Support them forever. Xasan Adan Samatar opens with: “Waxa aan la ooyaayoow ilmaday iga qubanaysoo Arligeeeni oo idil baa wada gaadhay aafada ee” I cry and shed tears For the widespread calamity That afflicts my whole country Fadumo Nakruuma adds: “Ummadeeni caydhowdoo umul iyo dhib baan arkayaa Eedaadka aad kujirtaan baan anfacada la diidaa yee” Our people have become destitute They live in misery and hardship The situation they are in Prompts me to avoid all sustenance Khadra Daahir adds: “Dad islaama baan nahayoo, arli qudha ku wada noolo Aragti iyo af qudha wada loo aduunkuu ogsoon yahayee” We are all Muslims We share one land We share one look We share one language The whole world knows that Abdulkaadir Juba concludes with: “Carradeeynii dhiigaynoo oo waanu ceebownee Caruurtii iyo cirroolihii baa cidla looga wada cararee” We shed blood in our land Running away in shame Leaving behind the young and the old http://www.myspace.com/video/vid/25855732
  16. The Somali national anthem lyrics are certainly one of a kind. It is so beautiful. Every time I hear it, it brings tears to my eyes. It may surprise you though that many Somali do not know the words to the Somali National Anthem lyrics but at least we have some non-native Somali speakers who can sing it load and clear. May Allah bring Peace to our beloved country- amen. Be proud folks!!!
  17. duqaan isna falis iyo shine uba caayey, teeda kale waxba iskama kaayo galin waqooyi baan ka imi iyana koonfur maxuu ka wadaa. . Nuune arintaan bal intaadan galin research ku samee.
  18. Hayaay Kool-kat sheekadaan wax ween abo ka jira sheekada dad waaa weeyn abo soo galay, is rif aay maree. Sindika goormee isku faca noqdeen falis , film maay noo dhigayaan dadkaan dhan. ''Fariin ku-soco Falis:Dagaal waa inaad u diyaar garoowdaa Ikraan Facaaga ma aha anigaa Facaaga ah:Fanaan Shugri Sendiko Marka koowaad Maamulka Shacabkamedia waxaad iga gudoontaan Salaan-sare,waxaan idinka codsanayaa maadaama aad ahaydeen Webkii fidnada u dhexeysa labadan gabdhood buun-buuniyay dabkana dhex-dhigay ,inaad iga ogolaataan inaad hanjabaadeyda gaarsiisaan gabadha Falis la dhaho ee ka tirsan Waayahacusub,waayo Fanaan Ikraan iyo iyada isku da' maha aniga iyo iyadaa isku fac ah,anigaana ka jawaabaya Heesaha aad u tirisay Walaasheey Fanaanad Ikraan.Garaadleey waxay dhaawac weyn u keentay Faananad Ikraan oo ka bad-baaday inay is-disho kadib markii ay ka carootay heesta jees-jeeska ah ee Fanaanad Falis qaaday,taasoo jawaab ooga dhigtay heestii Gaarsiiya ''.:D http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3670:fariin-ku-soco-falisdagaal-waa-inaad-u-diyaar-garoowdaa-ikraan-facaaga-ma-ahaa-anigaa-facaaga-ahfanaan-shugi-sendiko-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  19. Ms MoOns;706685 wrote: Ismahaan: Waad mahadsantahay dear, those links are very helpful, I will go through them. You are most welcome sis and good luck on your research!!!!!!
  20. Ikran dee bacaadkeey matag kaga wareegtay, Falisna ninkey u dhaxdaa... :D
  21. Here are some links which I hope may be useful to you: http://cleanthehorn.blogspot.com/2010/11/impact-of-globalization-on-somali.html http://www.mbali.info/doc346.htm