oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. kkkkk Showqi lol sxb minaa so gudub ii tiri waa so gudbaa
  2. Ar miskiin waxaas caadi waaye ********tii xamar isbaaradaha xamar haaysa jiray waxaas naqdeen ''Wadaado'' waa gacangalne
  3. Oba, Lol. Who invited you to Sol? lol google bro hehe
  4. Hadda muraadkaaga Bukaansocod aan ahay ee Beeso ha la igu baanto miyaah,,,, [big Grin] haa abow saas ay uu egtahay howsha lol
  5. NIMAN wahabinimo haleeshay waaye inkaar idinku dhacday
  6. haday gaaladan afrikaanku ay ka baxaan somaliya walahi waxyaalo badan ba hagaagaya sidan qabo , fidmadan waxa wadda amisom halaga takhaluso waan ogahay qolada shabaab wa xagjir oo siyasad somali kuma shaqeyaan oo wa international. sheekadoodu laakin hada alshabaab la inqlaabo oo la somaliyeyo ba fiicnaan lahayd. sxb Amisom la'aanteeda socon meyso qorsho ayaa lo baahan yahay ciidan qaran xoog leh mrkii la so dhiso ayeey baxaayan, fitnada ay wadaan waa maxay. shabaab wad aragtay wadaadii ahlú sunnah wal jameecah oo diinta soo gaarsiiyeen wadankeena oo qarniyaal kahor dhintay ayeey meydadkooda so faageen ay hadana gaaleeysiiyeen.. Mowliid,xus iyo salaatul leyla iyo waxyalo badan ay mamnuucen kulaha bidco inkaar idinku dhacday
  7. sxb walahi ineysan yeeleynin wadahadal sxb niman somalinimo aaminsan maba aha sxb, aniga sxb 1.5 yrs ago ayaan kaso tagay walahi waxey ii dhahen 10 maalmahod gudahiis ku biir mujaahidinta ama adaa lagugu jihaada.. Dowladda amrkasta ay leedahay wadahadal aan la galeyna shabaab iyaga diiday, xisbiga mowqif dhow kuwaas kursi bes ay uu dagaalamayan kuwan laakin caqiido ay uu dagaalamahoyan
  8. Mucaraadku wa alshabaab alshabaab na way sheegeen wada hadal weynu galayna marka la saaro gaaladan mad madow. abow waxaad ku qaldeysa xisbul islaam, al shabaab niman fikrad fog haysta waaye sxb qofkii iyaga ka tirsanayan waa ''murtaddiin''
  9. xaaji SSC hadey rabin somaliland maxaad ku naceeysan..
  10. Farmaajahan asi ma waashay wadahadalku sheegayo xey aheed lol wadahadal ma xumee mirodhal maka imaaheesa hee,, Sxbayaal wat do u think?
  11. Mogadishu Monday 08 November 2010 SMC Ra'iisul wasaaraha Somalia Maxmaed C/llaahi Maxamed (Famaajo) ayaa ogolaaday in albaabbad hadalka loo furo kooxaha DFKMG ah kasoo horjeeda, kaddib kulan uu xafiiskiisa kula qaatay guddiga dib u heshiisiinta Qaran ee Somalia. Guddoomiyaha guddigan Ismaaciil Macallin Muuse oo saxaafadda Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in Ra'iisul waasaruhu uu aqbalay in dib u heshiisiinta lasii wado lagana dhigo mid gaarta meelo badan oo aanay horayu gaarin. "Waxaan ka codsannay ra'iisul wasaaraha, inuu ogolaado in dib u heshiisiinta loo bandhigo dhammaan dhinacyada kasoo horjeeda dowladda iyo kuwa aan kasoo horjeedin, wuuna naga ogolaaday" ayuu yiri Ismaaciil oo intaas ku daray inay sii wadi doonaan howlahan. Mr. Ismaaciil, wuxuu sheegay in Ra'iisul wasaaruhu uu ballanqaaday inuu xoogga saari doono howlaha dib u heshiisiinta ee dalka, uuna la hadli doono kooxaha uu dagaalka kala dhexeeyo iyo aanu dagaalku kala dhexeyn. "Xukuumadda aan soo dhisi doono waxay xoogga saari doontaa, howlaha dib u heshiisiinta iyo ammaanka, waana iga go'an tahay inaan qayb ka qaato nabadeynta dalkeyga" ayuu yiri Ra'iisul wasaaraha Somalia oo saxaafadda la hadlay markii la dhaariyay. Xoogagga hubeysan, ayaa horay u sheegay inaysan wax wadahadal ah la furayn DFKMG ah, inta ay dalka ku sugan yihiin ciidammada AMISOM oo difaaca dowladda Somalia, oo ay horay u sheegeen inay xukunka ka tuurayaan.
  12. Oba, Beesada Buufis ey dadka ku ridaa ee ma ka hertit,,, Showqi abow buufiska aad sheegesid mug hore ee ii haleeshe ee saan ugu heraa jirka oo dhan ayba saaqde lol
  13. So Duke gets your vote? Lol Haa nooh koley xooga beeso waa haysayaa
  14. I knew you would vote for a pirate boy Lol Money is power nooh
  15. lol sxb ninkii dollar haysta isku fikrad nahay ma ogid miyaa
  16. waaa arin wanaagsan laakin halala socdo cadowga dhogortiisa, yaan laisku dirin walaalaha
  17. anagu ba waxanu jecelnahay inad dawlad noqotan dhulkina ilahay idin imaansiyo waxad isla jecelshihin waanu idin la jecelnahay sxb waad mahadsan tahay nin fiican ba tahay ogowna ilmo reer somaliland ayaan abti uu ahay guuleeystaa waligiin
  18. sxbow i think so waxa ka hadlay guddomiye ku xigeenka barlamaanka galmudug daawo sawirka linkiga kor ku yaal ninkii xaninyaha laga siibay ayaa ka muuqdo. Arin cajiiba waaye
  19. Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn sxb waxaas waxa ka dhaadhicisen ilmahii 91dii kedib dhashay war gumeystayaasha inteysan imaan miyaan 2 dowladod aheyn? gumeytayaasha ayaa isku ken diray bro. Anigu wan jeclahay walaalahay somaliland dont get me wrong horumarkad garteen waa ku faraxsanahay.. but i am kinda dissapointed at u guys