oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Dood furan oo ku saabsan wahaabiyiinta iyo suufiyiinta kuwa dariiqa toosan ku socda!!
  2. R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga, Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada X.D.S. R/wasaare Maxamed C/llaahi Farmaayo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Gaashaandhiga, Taliyaha Ciidamada XDS, Taliyaha Booliiska, Taliyaha Ciidamada Badda, iyo saraakiil kale oo tirsan ciidamada. Waxa uuna R/wasaaruhu mas’uuliyiinta ciidamada kula dardaarmay in ay u howlgalaan sidii loo tayeeyn lahaa ciidamada Dowlada, isagoo guddoonsiiyay lacago ay soo dhiibeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Britain, taas oo sida la sheegay ciidamada loogu iibinayo sagaal neef oo Geel ah. Kulankan ayaa dhacay kadib markii R/wasaaruhu uu maanta kaga qeybgalay Tukashada Salaada ciidda Masjid ku yaala xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
  3. ilaahow umadda hanuuni, waa wax laga murugoodo in maanta dad isku diina,isku af iyo isku dhaqan ay is dilaan kaagaba darane hadana ah maalin ciid.
  4. aniga waxaan la yaabanahay waxa waaye sabab ayay niman reer somaliland xil ugu heli karaan dowladda somaliyeed, ileen nin xamari dowladda siilaanyo ku arki meyside.
  5. @reerbanaadjr,Ahlu sunnah wal jameeca aan kaga waramo: 1: Culimadda ahlu sunna waa kuwii diinta ku fidiyay dalkeena oo idil.. 2: ASWJ kaliya Mahan reer dhuusamareb & guriceel ee dhowr fractions ba jiro Sida, ASWJ Banaadir waxaa horkacaayo Macalin abdulqadir Macalin nuur Maxamed Siyaad( Xaafidullahi), ASWJ shabellada hoose/dhexe iyo gedo. ASWJ waligood lama safan Ciidamada ethiopianka ee propogandada ay fidinayan Khawarijta iska daa. ASWJ is love, dhiiga islaamka ma iska daadino.. Intaas la soco reer banaadirow..
  6. Waan gartay walaashay barasho wanaagsan hee lol, what is wrong with naag lol anyway afkeena waa isku amaan
  7. Ninanc Rageedi sxbow tolow ma ceeldheer ayaad ku dhalatay maybe we now eachother markaas.
  8. War beenta dhaafa propogandada Cadowga naga dhaafa ee war xaqiiqa keena next time, as ma qabsan karaan mana uu dhawaan karaan.. Viva Ahlu sunna wal jameeca Culimadda Dhabta ah!!
  9. nasiib darro wallee inaan dhexdeena is dilno marku jiro cadow ka xun oo na dayaaya somali waa u dhamatay
  10. Ninanc lol Shariif is my president!! waa wajib ii saaran inaan taageero minow samaanta uu dagaalamoyo
  11. SSC iney walaalahoda uu tageen ma qaraar idinka haaya
  12. Al shabaab waa dad laso qalday oo laga marinhabaabiyay wadamadda afganistan iyo Pakistan, dadki taageersana waxan weydiina is qarxin,gowrac,gaaleysiin JANNo maku heleysaan????
  13. i agree with JB, che u lost lol ma nimankii calankii somaliyeed diida ayaa somalinimo ka sugeysaa!!
  14. Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ who lol xaaji **** waaye nimaankad hesheen [ November 14, 2010, 01:20 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  15. Inshallah waa laga taqlusa cadowga meesha awal ya xabashi wanaag ka filaayee
  16. Originally posted by The Zack: ^did you guys get any minister? Xaaji waxad Hesheen Mudane Oomaar and mudane Axmed c/raxmaan Abaade..
  17. Maxamed C/llaahi Oomaar oo ka mid ah wasiirada cusub ee xukuumadda Raa'isal Wasaare Maxamed C/Laahi (Farmaajo) loona magacaabay ku xigeenka Ra'iisal Wasaaraha iyo Wasaaradda arrimaha dibadda oo saxaafadda la-hadlay ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Itoobiya ay ka xun tahay Golaha Wasiirada ee lasoo magacaabay. Mr Oomaar ayaa qeexay in dowladda Itoobiya ay saluugsan tahay wasiiradii uu xalay soo magacaabay Raaisal Wasaaraha xukuumadda kmg ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed (Farmaajo), balse muusan sheegin sababaha ay dowladda Itoobiya uga xun tahay. Wuxuu sheegay in ujeedada dowladdu ay tahay sidii ay ula shaqeen laheyd dowladaha dariska ah, iyo sidii ay dowladaha dariska ah u nabad-gellin laheyd, isagoo intaasi ku daray intaasi ay tahay muhiimada ugu wanaagsan ee xukuumadda kmg ah. Dhanka kale mr Oomaar ayaa warbixin dheer ka bixiyay siyaasadiisa cusub ee ku aadan dowladda kmg ee Soomaaliya, wuxuuna qeexay in uu dowladdu kusoo kordhin doono wax-qabad wanaagsan oo iskugu jira mid ficil iyo mid tallo ahaaneedba, wuxuuna wacad ku maray in uu la-imaan doono shaqo adag. Sidoo kale wuxuu mahad balaaran uu u jeediyay madaxweynaha dowladda kmg ee Soomaaliya iyo Raaisal Wasaaraha xukuumadda kmg ee Soomaaliya, isagoo sheegay in ay qabteen shaqo culus, wuxuuna uu ugu baaqay in ay halkaasi kasii wadaan. Si kastaba ha-ahaatee waa markii ugu horeysay ee uu Maxamed Oomaar ka hadlo saaxaddda saxaafadda tan iyo markii loo-soo magacaabay xilka uu ka haayo dowladda uu madaxweynaha ka yahay wadaadka lagu magacaabo Shariif Sheekh Axmed.
  18. kkkk cawaale isaqfurullah xajj aa la aaday hadeer ee ilahay ha uu so barakeeyo ficil fiican ay sameeyhooyaan
  19. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga si ay u gutaan waajibaadka Xajka. Wafdiga Madaxweynaha Waxaa ka mid ah Masuuliyiinta qeybta ka ah Wasirkii hore ee arrimaha Gudaha Sh C/qaadir Cali Cumar, wasiirkii hore ee garsoorka iyo caddaaladda Cabdi Kariin Axmed Cali , wasiirkii hore ee dhaqan celintaMaleeshiyaadka Cumar Cali Rooble iyo xubno kale. Madaxweynaha ayaa saacado ka hor ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale maalmahaan dalka ka dhoofay boqolaal qof oo gudanaya waajibaadka Xadka oo Dowladdu siisay fursadahaasi.
  20. mayaani see cml shariif madaxweyne ka fiican sooma marin waayadan, Wadaad diinta dhab ay ka tahay wayo sharif sakiin ayaa fawdo wado.