oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. malistar2012;952879 wrote: Xiin and co . why are guys hiding from this thread? Xoosh Puntlander who helped build the dastuur said its unconstitutional. this
  2. we'll see lol no celebration this thursday on saturday i got my last exam then..
  3. looool ... im just ranting inaar im having a big exam this thursday im really nervous its making me depressed :mad:
  4. lool subtract 33 with 10,,,, thats how old i am .... Well im going to study economics one year extra as well to get a double degree who knows i might study more if i dont get a job life aint easy yo
  5. Classified;952863 wrote: I think if Oodweyne, Saalax, Xaji Xunjuf were given a choice, "Be banned from SomaliaOnline in exchange for Somaliland's Independence" or "Stay in SomaliaOnline and and forfeit Somaliland's claims to Independence", they would choose the former. lool duh your so smart ma is tiri
  6. Thanks saffz but im really tired of school right now been in school non stop since 95.. I might travel to somalia in august be there for 8 months i can do it im still young got plenty of time to study.....
  7. Safferz;952862 wrote: lool what type of engineering do you study, oba? I'm sure we'll put your skills to good use regardless of what field your in, but you must finish! You are almost there my dear, you'll be back in Stockholm before you know it industrial engineering.... I hate exam weeks nacalaa been in school the whole night and day it yet it feels like i havent done much :mad: :mad: i might take a break next semester seriously,travel the world forget about this shid
  8. Haa haatu indeed it feels just like yesterday when he was born.. Inaar wtf tho maxaa dhacey? Im a dedicated father :eek:
  9. Saffz i hate this shid i just came home from school its 1 habeenimo wtf is that? :mad:..... lool im not that kind of engineer tho :eek:
  10. Haatu;952718 wrote: . Besides no Somali is going to start a war against another Somali after the civil war. +1.. Amxaarka xun ee nacaska ah kulaha we will help if they need it yaa uu sheega Somali waa mid waa ul iyo meyrax mataano weeyoo meel bey kawada timi.. :mad:
  11. Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Waftigii dowladdu u dirtay Magaalada Kismaayo oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Saadaal Media ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay Kismaayo ku sugnaayeen. C/rixmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inay kulamo la qaateen dadka dagan Kismaayo isla markaana ay is waydaarsadeen Fikradihii ay dowladda ka wadeen iyo sidoo kale aragtida dadka reer Kismaayo ee ku aadan Maamulada faraha badan ee looga dhawaaqay Magaalada. C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay inay Magaalada Kismaayo kula kulmeyn Odayaasha Dhaqanka, wax garadka, dhalinyarada iyo weliba haweenka ku dhaqan, sida uu yiri. Waxaan soo ogaanay buu yiri inay dadku doonayaan Maamul buuxo oo ay dadka ku wada mideysan yihiin, isagoo xusay inaysan dadka reer Kismaayo dooneyn, Maamulka hal garab uun ka socda. Maamulada kala duwan ee looga kala dhawaaqay Magaalada Kismaayo, ayuu wuxuu cadeeyay inuu si xoog leh uga horimaanaayo Dastuurka dalka, wax walba oo Sharuucda dalka u degsan kahor imaanaaya, ayuu sheegay inay yihiin waxaan soconeyn. Mr Xoosh ayaa wuxuu tibaaxay in waxa ay doonayaan dadka reer Kismaayo, la heli karo oo kaliya sida uu yiri, kolka loo ogaansamo Dastuurka dalka, haddii aan sidaasi la yeelin ayuu sheegay inuu fashil ku soo idlaan doono, rabitaan kasta oo la doono. Wasiirkii hore ee Dastuurka dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale xusay dadkii ay la kulmeen inay ka codsadee in dowladdu ka howlgasho Kismaayo, sida Xarumaha Booliska iyo dhaqaalaha si dadka deegaanku ay Cadaalad ugu qayb sadaan Khayraadka deegaankooda. Waxaa uu sheegay inay la kulmeen Wakiilo ka kala socday Raga sheegtay Madaxwaynayaasha Jubbaland isla markaana ay kala hadleen sida ugu haboon ee arinta la iskugu keeno karo.
  12. Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Waftigii dowladdu u dirtay Magaalada Kismaayo oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Saadaal Media ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay Kismaayo ku sugnaayeen. C/rixmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inay kulamo la qaateen dadka dagan Kismaayo isla markaana ay is waydaarsadeen Fikradihii ay dowladda ka wadeen iyo sidoo kale aragtida dadka reer Kismaayo ee ku aadan Maamulada faraha badan ee looga dhawaaqay Magaalada. C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay inay Magaalada Kismaayo kula kulmeyn Odayaasha Dhaqanka, wax garadka, dhalinyarada iyo weliba haweenka ku dhaqan, sida uu yiri. Waxaan soo ogaanay buu yiri inay dadku doonayaan Maamul buuxo oo ay dadka ku wada mideysan yihiin, isagoo xusay inaysan dadka reer Kismaayo dooneyn, Maamulka hal garab uun ka socda. Maamulada kala duwan ee looga kala dhawaaqay Magaalada Kismaayo, ayuu wuxuu cadeeyay inuu si xoog leh uga horimaanaayo Dastuurka dalka, wax walba oo Sharuucda dalka u degsan kahor imaanaaya, ayuu sheegay inay yihiin waxaan soconeyn. Mr Xoosh ayaa wuxuu tibaaxay in waxa ay doonayaan dadka reer Kismaayo, la heli karo oo kaliya sida uu yiri, kolka loo ogaansamo Dastuurka dalka, haddii aan sidaasi la yeelin ayuu sheegay inuu fashil ku soo idlaan doono, rabitaan kasta oo la doono. Wasiirkii hore ee Dastuurka dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale xusay dadkii ay la kulmeen inay ka codsadee in dowladdu ka howlgasho Kismaayo, sida Xarumaha Booliska iyo dhaqaalaha si dadka deegaanku ay Cadaalad ugu qayb sadaan Khayraadka deegaankooda. Waxaa uu sheegay inay la kulmeen Wakiilo ka kala socday Raga sheegtay Madaxwaynayaasha Jubbaland isla markaana ay kala hadleen sida ugu haboon ee arinta la iskugu keeno karo.
  13. LOL aiight saffz its quite late here God natt nooh
  14. OK im not 33 and i dont have a kid happy now ?:mad:.... you should go for 3 not to little and not too much to ruin your career allright? :eek:
  15. Me young? are you kidding im almost 33 inaar thanks for the compliment tho... Inaar having kids is more important than career remember tolka waa inaad badisaa otherwise the future clan of Habar Safferz will be a Laangaab :eek: :eek:
  16. why dont you believe me? You dont think im a good rolemodel :eek: :mad:.. only 1 inaar isku xishood dee wth Laangaab waa ehlu naar :eek:
  17. LOOL seriously tho its true his name is Abdullahi i dont get to see him that often tho ... anigu im planning to have a football team .. 5-7 yrs? :eek: Dont forget its hard to get pregnant the older you got saffz :eek:
  18. Safferz;952427 wrote: So my friend's newborn was adorable, but the four hours I spent with them was another confirmation that I don't want kids anytime soon lol. lol hey have i told you i got a son its his 3d birthday next week.. Kids are great saffz :mad: