oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Milatariga Xoogagga ahlusunnah oo baryahaanba abaabul xoogleh ka waday duleedka warxoolo ayaa subaxnimadii hore ee saakay dagaal kuqaaday khawaarij isku aruursatay waradhuumaleh. Dagaalkan oo sida la sheegay wali ka socda duleedka warxoolo halka lagu magacaabo waradhuumaleh ayaa waxaa usuuro gashay Xoogagga ahlusunnah in ay isla markiiba gacanta ku dhigaan Goobihii lagu dagaalamay iyo Ceelkii waradhuumaleh iyagoo halkaasina kula wareegey Hub iyo Gaadiid dagaal oo ay lahaayen khawaarijta alshabaab ee iyagu sal dhig halkaasi ku lahaa. Radio Mustaqiim oo khadka telfonka ku waraystay Afhayeenka ahlusunnah sheekh C/rahman Abuu Yusuf Alqadi ayaa noo xaqiijiyay in khawaarijtii laga gubay labo gaari oo tikniko ah, sidookale afhayeenka ayaa sheegay in ay khawaarijtii ay kacarareen bakhti aad ubadan. iyo firxadkii khawaarijta oo siigalaya Ceelbuur
  2. shyt ninkaan sidu taajir uu ahan jiray lacag xaaraam
  3. " وأن هذا صراطى مستقيما فاتبعوه ولا تتبعوا السبل فتفرق بكم عن سبيله ذلكم وصاكم به لعلكم تتقون" الأنعام 153 Kani waa jidkaygii toosnaa ee raaca, hana raacinnina waddooyinka qalloocan si aanay idinkaga kala kaxayn Ilaahay jidkiisa; kaas ayuu Ilaahay idiin dardaarmay, si aad Ilaahay uga cabsataan. Ilaahay sidoo kale wuxuu quraankisu ku yiri : Qofkii diinta Islaamka ku soo kordhiya bidcannimo ama xiriiriya qof bidci ah, ha ku dhacdo lacnaddii Ilaahay, lacnaddii malaa’ikta iyo tan dadka oo dhan, Ilahayna ka aqbali maayo waajib iyo sunna midna. ( Al shabab arimaha lagu heysta maanta. sida qabriyo faagida oo la dhaho waa bidco, tusbaxa waa bidco iwm.
  4. Meesha hadii ceelbuur uu dhowdahay hade waxa cad in ahlu sunnada ay horey uu socdaan.
  5. Dagaal xoogan ayaa maanta waxa uu ka dhacay halka loo yaqaano wardhuumo oo kudhaw Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo ay ku dagaalameen Ururka Ahlu sunna iyo Maleeshiyaadka Alshabaab. Dagaalka oo socday in muddo ah ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in uu ka dhashay dagaalka khasaare xoogan isla markaasina ay labada dhinac hub culus isku adeegsadeen inkastoo aanan lasoo sheegin weli khasaaraha inta uu la ekyahay. Dagaalka ayaa duhurnimadii maanta markii uu yara hakaday kadib waxaa ka hadlay Afhayeenka dhinaca dagaalka ugu qaabilsan Alshabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab, waxaana uu sheegay in dagaalkii maanta ka dhacay galgaduud uu ahaa weerar lagu soo qaaday laakiin ay iska caabiyeen oo khasaare xoogan ay u geysteen. Waxa uu xusay in illaa 3-gaari oo meydad iyo dhaawacyo ay ka buuxaan la geeyay Guriceel oo dagaalkii maanta keliya kusoo dhaawacmay kuna soo geeriyooday, wuxuna intaasi kusoo daray in dagaalkaasi ay suuragal tahay markale in uu ka qarxo goobihii ay horey uga qarxeen maadaama weli la is horfadhiyo. Dhinaca kale waxaa ka hadlay Afhayeenka AHlu sunna Abuu-Yuusuf Alqaadi oo sheegay in khasaare xoogan ay maanta u geysteen hawlgal ay ka fuliyeen meel kudhaw Ceelbuur hawlgalkaasi oo kamid ahaa kuwa lagu sifeynayo wax uu kusheegay khawaarijta. Abuu-Yuusuf sidoo kale waxa uu xusay in ay ka gubeen Alshabaab illaa 2-gaari halka mid kalena oo kuwa dagaalka kamid ahna ay kala wareegeen firxadkoodana lagu sii daba jiro sida uu hadalka u dhigay. Inkastoo labada dhinac ay guulo kala sheeganayaan hadana majirto ilo madax banaan oo xaqiijin kara wararka ay kala sheeganayaan labadani dhinac eek u dagaalamay maanta qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud Mareeg.com
  6. Bismillahi. Khawarij means''those who drop out.'' The members of an Islamic sect called Khawariji and had their base in southern Mesopotamia, centered in Basra in 600's to 700's. This sect was isolated from both Sunni and Shia. The sect, mainly by members of the tribe of Banu Tamim, was formed during the years of political hegemony after the Prophet (SAW) death. The murder of the third caliph Cusmaan (RA) conducted by the mutineers "The Year of 656 led to a power struggle between Ali (RA) and Cusman's (RA) relative Muawiyah. Supporters from both sides met 657 at the Battle of Siffin. 12 000 khawarijis participated in Ali's (R.A) militia. The khawarijis left Ali's (RA) side to fight both sides in the conflict. Later, they were defeated by Ali (RA) in the Battle of Naharwan but the khawarijis survived as a group and one of the Khawarijis carried out the assassination of Ali (RA). The khawariji theology was radical, fundamentalist, and demanded an uncompromising observance of their interpretation of the Koran's teachings. The most extreme khawarijis saw all moderate Muslims as infidels and hypocrites who could be killed with impunity (a practice known as Takfir). Khawarijis the excommunicated all who committed''grossly sin's''. The Khawarijis argued that only the most puritanical citizens would be allowed to have political power. which led to the sect during its entire existence was a political split. In time, the khawarijis became more pragmatic, more tolerant of Islam's mainstream. Their capital of Basra was the Year of 690 to 730 an important theological center that attracted many who wanted to revolt against the Sunni caliphate. It inspired many Muslim secession. in modern times usually groups like Al Qaeda is called the New Khawarijis like the Groupe Islamique, Takfir wal-Hijra, Al Shabab, Hezbul Islam and many more extremist groups. These groups do not consider themselves as the New Khawarijis although they Like The khawarijis accusing other Muslims of being infidels.
  7. < dagaal Aad uxoogan oo hada kasocda Duleedka warxoolo iyo khawaarijta alshabaab oo labo Tikniko ah lagagubay.. Allahu Akbar!! Mustaqiim
  8. Cali mahdi wuxuu ahaa nin la doortay laakinse ceydiid ayaa isku dayay inuu xoog ku muquniyo wixii ka raacday wala arkay ee shekedeyda ha uu qaadan mid qabyaladeed, ceydiid ayaa qalad sameeye individual ahaan ayaan critizise uga sameynoya. Tan kale manifesto waxba kama gelin goosashada ee waa arin uu waday caydiid maadama xaaskiisa kaso jeeda waqooyiga somalia..
  9. Originally posted by Abwaan: source Bravo, Mudane Farmaajo and I hope that it does not end here. Ciidammada Soomaalida waa la dayacay that is why qarankeennu u dayacmay. Koox maanifeesto la dhaho ayaa dadka ka dhaadhicisay in early 90s in dhibaatada Soomaaliya oo dhami ay askartu mas'uul ka tahay taasoo ahayd marin habaabin ay iyagu xukun ku raadinayeen, in kastoo la dhihi karo ciidammadu qayb lixaad leh bay ka qaateen burburka dalka, balse keligood dalka ma burburin. Abwaan Maanifesto dowladd xalaal ahayd ee ka laabo fikirkaada everybody knows the truth about what really happened.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: kaana sidii scratched CD bay kaga dhegtay "argagixiso"
  11. loool abwaan khawarij xaa ka sugee awalba lol villada bal qabso kedib hadal caqli xumaa odaygu
  12. sxbayaal qabiil wax ma taro ee aqoonta la fiirshaa, soomaali waa mid waa ul iyo meyrax mataano weeyo meel ay kawada timid!!!!!
  13. Dhexdhexaad halaga noqdo walaalaha is dilaya, waxani waa fitno, ilahay waxan ka baryaa iney heshiiyaan walaalaha is heysta amiiin.
  14. ICU are a bunch of wahabi khawarij....
  15. dee waa cali maxaa xuseen( cali dameer) muxu wejiga xirta nin nah le maahan, dadka wantedka ayaa gafuurka duubta
  16. Wakiilka xarakada Al-shabaab ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal) oo munaasabada ciida ee shalay ka hadalayay ayaa sheegay in lagu guuleystay halgankii lagula jiray cadawga Ilaaheey, isagoo ka dhawaajiyay in ay wadaan dagaalka ilaa ay ka gaaraan Caasimadaha Ruushka iyo Mareykanka.    "Stadium Muqdisho Cadawga ayay saldhig u aheyd, yaana leys dhihin ma gaari kartiin Marwaas iyo Villadana in shaa'alaah waan ku tukan doonaa munaasabadaha dhow" ayuu ku hanjabay Cali Jabal oo xitaa Jihaadka uu sheegay in ay gaarsiinayaan dalalka dunida ugu tunka weyn.   Wakiilka ayaa haweenka iyo caruurta ku dhiiri geliya in ay dhinacooda ka galaan waxa uu ugu yeeray jihaadka oo aysan cid fasax uga baahneyn ayna tahay waajibaad sida uu sheegay muqadas ah. Dhanka kale waxa uu uga digay waalidiinta Soomaaliyeed in ay caruurtooda ka celiyaan wadamada gaalada oo uu sheegay in ay la socdaan waalidiin badan oo caruurtooda u diray dibada, isagoo tusaale u soo qaatay dhalinyaron uu sheegay in tababar loogu qaaday dalka Uganda oo laga soo celiyay iyagoo xibanaha taranka laga burburiyay siada uu sheegay.
  17. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Anaga Puntland ahaan 3 wasiir ayaa nagu magacaaban xukuumada labo ka mid ah Ninka Madaxwaynaha ah ayaa bililiqaystey oo keensadey wax lala yaabo weeye wasiiro laka bililiqaysanayo anagu arintaas yeeli mayno nama matalaan” ayuu yiri Madaxwayne Faroole. waxan maqli jiray kuraasi iyo hubka casriga la biliqeystey laakin wasiir dhan oo la biliqeystey kkkkkk funny walahi
  18. dee ethiopia u sheeg melez u sheeeg dadka somaliland ciid kama rabno eeh hana dayaan loool xaajiyow ameey no roon tahay inaan arimaheena xalino 2gether, ethiopia ayaaba ka danbeyso waxan somaliland,puntland iyo hebelow land. Because ethiopia are aware of that maalintii somalia heshiisa macal somaliland inaan *******iya xoreyn doono marka waa isku keen diraayaan sidii aan waligeena uu midoobin.. Im sorry to say that laakin waa xaqiiqdii somalina waa ****** iyaga lee isku maqan.
  19. loool xaaji, sxb dowladd shacab dooratay mahan sidee lo eryaa ethiopia waxa dhan uu taliso thats the problem...