oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Sheekh Cumar Faaruq Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud ayaa ka hadlay dagaaladda ka soconaaya gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in’ay dagaaladaasi yihiin kuwa aan ku saleesneen Diintayna Suuban ee Islaamka, wuxuuna ku baaqay in la-joojiyo. Sheekh Cumar Faaruuq oo ka hadlaayay qol kamid ah qolalka Shabakadda Paltalk-ka oo lagu magacaabo SOMALI ISLAMIC ALTAQWA CENTER, ayaa ka hadlay dagaaladda ka soconaaya gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in’ay dagaaladaasi yihiin kuwa aan shaqo iyo shuqul toona ku laheyn Diintayna Suuban ee Islaamka. Wuxuu Sheekhu sheegay in laga wanaagsan yahay in dhiigga ummada Islaamka la’iska daadiyo, wuxuuna kooxaha dagaalamaaya uu ugu baaqay inay joojiyaan dagaaladda ay ku dhimanaayaan dad masaakiin ah oo in muddo ah dagaalo aan kala joogsi laheyn kusoo dhex jiray. Sidoo kale wuxuu ummada Soomaaliyeed uu ugu duceeyay in uu ALLE ka dul qaado kooxaha dagaaladda aan dhamaadka laheyn ee ka wada gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna Sheekh uu rajo ka muujiyay in uu dhawaan soo afjarmi doono dagaaladda ka soconaaya dalka Soomaaliya. Dhanka kale Sheekh Cumar Faaruuq oo boqolaal Soomaali ah kala hadlaayay qolka Somali Islamic Altaqwa Center ayaa siiyay fursad balaaran oo ay ku weydiin karaan su’aalaha mugdiga kaga jira, waxaana barnaqamijkaasi xiriirinaayay Sheekh Maxamed Ibraahim “Abuu Hureyra” iyo Sheekh Xanafi. Si kastaba ha-ahaatee culima’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxay gebi ahaantooduba ay sheegeen in dagaaladda ka soconaaya gudaha dalka Soomaaliya aysan xiriir la-laheyn Diintayna Suuban ee Islaamka, halka Mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ay ku adkeysanaayaan in’ay ku jiraan Jihaad xaq ah.
  2. che stop your lies libaahe ayaa ka saxsan . okey che tell me who the original residents are as i belive maanta ma jirto qof xamar aniga iga xigto dadkan halkan ku doodaya
  3. i predict shabab taking over the country nasiibxumo
  4. loool somali ayaa tihiin okey waligina somaliya aheydeen.
  5. xamar waa lagu xumeeye ya ku xaalmarinayo.
  6. Originally posted by Naxar Nugaaleed: the idea that a capital city should be claimed by any segment of society is the height of foolishness and shows a complete lack of the meaning of nationhood and the basic meaning of a capital city. no Mogadishu is not like any other Somali city, its the freaken capital i.e belongs to the whole country. perhaps the people saying magadishu is our should lobby any future Somali government to relocate the seat of government. If it is accepted, then Mogadishu can be all yours but until then the Idea of a city that is simultaneously a tribal capital and a capital city is an oxymoron of the highest order... Dadkii xamar lahaa hadii lo dhiibi lahaa taladda gobolka banaadir walahi ineysan heerkan garin, kooyto ayaa ka dhigtay sey maanta tahay unfortenetly.
  7. Nobody is goin 2 win, maatada leyneeysaan.. Reer hebel iyo reer hebel ka daaya meesha oo nabadda qaata
  8. Buunbuunin waaye inkasto dugaag yihiin wixii meesha jooga qaarkood ARS-ta ayaa roon
  9. waa tahay ee qaladka ha uu fasirin hadalkeyga, Maanta magaalo kasta qabiilka uu dhashaa maamulo hade xamar maxa loogu diidan yahay qabiilka uu dhashay iney maamulan. Hadii magaalo kasta qabiil kasta uu maamulka kaga jiri lahaa hade xamarna waa sidoo kale. KEYGANA WAA WAAN LEYAHAY KAAGANA WAA KULA LEYAHAY waye waxaan diidanahay.
  10. loool caashaq bila fuluus nigel hawa
  11. ilahay ha uu naxariisto. its probably haraaygi Atam
  12. Originally posted by Sensei: Aniga, adiga, anaga, Cali iyo Xaawo oo dhan ayaa wada leh ina adeer. Dad bay degaan u tahay but equal opportunity degaan bay noqon doontaa IA. if whole somalia becomes equal xaga degaanka xamar will also be that way.
  13. Caaadi mahaan waa lagu marqaansahaa
  14. Originally posted by NinaNC: ^Too much kiyaakare halkaan. Yaa leh yaa leh kulahaa! War heedhaha, ma nii sheegaa yaa iska leh? It is mine ok! there, I have said it!. Car sheegta magaaladeyda mar danbe, weji kaneecoyaashaa tihiin maxaan dhahaa.
  15. lool naxar, shibis,xamarweyne,boondheere aas joogi dadkaas. **** waa a subclan of **** oo sii gar uu leh muqdisho. it is a national city laakin dadka sida gaarka dhulka uu leh hala ixtiraamo thats what im saying. [ November 21, 2010, 01:15 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  16. Originally posted by Taleexi: Nin baa laga sheegay soortaan cuni doono sansaanteedaan ka gartay.... In laysu soo noqon doono bay u badan tahay because all paths are leading us that unity is the only way forward. Lool Gobolka banaadir waxaa leh Carab somali, Jareerwäyne iyo ****. Garowe ma magaalo somali baa, gaalkacyo ma sidaa,hargeisa ma saasa, dadkii uu dhashay ayaa leh miney somali xamar qeybsaheyso hade magaalo kasta ha la qeybsado, cadaalad ha noqoto Taada waan kula leeyahay keygana ma lihid waa laga so daalay... [ November 21, 2010, 01:13 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  17. ar showqiyow jaa garuunka ay so baxsatee ay iisho
  18. 1.Kalshaale waa degaanka daaqsimeeda oo ay leeyihiin una dhexeeya dhulbante buuhoodle iyo Bare Cadile ee Habar jeclo. baraago laga qotey oo lasyku qabtey oo in badan soo jiitameysey kadib waa laga heshiiyey. Dhowaan sadex dhaliyaro oo Barre Cabdile ah ayaa dhuljiif kudiley nin dhubahantaha reer Buuhoodle. Maalmo kadib reerihii laga dhiley oo taageero buuxda iyo kalsoonida ka haysta Jabhada SSC ee buuhoodle ka talisa Buuhoodle waxay soo ku soo qaadeen dagaal gaadmo ah. Iyadoo Barre cadile saalaadii ciidka tukanaaya 8.00 am ayey oo ilaa 40 nina ayaa xabad lagu bilaabey, nin kama baxdeen niman 4 ah oo salaada ka habaamey ayey soo dhex galey oo difaacey qoladii Barre cabdille waxaa dhintey 10, waxaana dhaaca 10 iyo 4 laqabtey. 2. Buuhoodle oo 20 u jira Kalshaale waxaa ka taliya nabdiidka SSC. Puntland iyo Ethopia waxay ka qoran yihiin Argagixiso. waxaa subaa salaxaya Somaliland iyagoo dhawaan diidey wadalkii Somaliland u fidi sey. waxay isku dheririnayaa Somaliland iyo puntland waxaaney sheegtaan magaalyin aan xitaa dhubante degin sidaa Caynaba. Tusaale waxay ula baxeen Gobalka (Cayn ) Buuhoodle iyo nawaaxigeeda. waxay kaystaan Hub badan oo kala soo goosteen Puntland iyo qaar kale oo qurbajoogoodu soo iibiyaan. waxay xidhiidh leeyihiin ONLF ta, iyagaa isku dhejinaayee xidhiidh fiican kuma haystaa raga reer Muqdisho. 3. Barre cadille waa reerii ugu Hubka iyo dagaalka badnaa xiligii SNM ta laakiin Hubkoodii Dawladaa xereysey markii beelaha laga gurey hub ee la qarameeyey. Hada iska ma celin karaan reer Buuhoodle oo Hubeysan iyo gadhwadeen ka tahay SSC. waaney fara madhan yihiin markaa cidii Hubkeedii qaadey ayey loo bahan yahay iney SSC meesh ka safeeyaan hadii kale waan loo soo celiyaa hokoodii si ay iskaga difaacaan. 4. Dagaalka waxaa kale oo ku jira qurbajooga reer BUUHOODLE nabadiid ah oo URUPE iyo America lacag habeen iyo maalinu u ririnaaya SSC. iyagoo lu dayanaaya sidii SNM ula dagaalantay ee Afeymne ku ridey Iney Somaliland u ridaan Qasna iyo Beelo adeegsi wada. Hadii aad ka shakido waxaan aan qoreyn iney Been yihiin waxaad gashaa WEBSITE yada laga hago SCC ee BUUHUUDLE waa kuwan: Jidbaale.com Xargaga.com ceegaag.net buhodle.net widhwidh.com boocame.com Yarka ugu soo warama buuhoodle Universal TV Maxamed Somali. iyo qaar kale oo badan. Sidaa daradeed waxaa lagu sugayaa raga waftiga ahi inaaney u qaadan arin aan aad u weyneyn oo aaney Barre Cadille ku qasbin sheeko soo noqon doonta.taa waxaa raaca iney SSC wax ka qabtaan oo hubka laga wada dhigo labada beelood ama wada Hubaysan ama wada Hubla. waa qalad in reer buuhoodlena hubqabiil haystaan, Barre Cabdillena bilaa hub ahaadaan. 5. Subaxnimadii iida (Nov. 16, 2010) ayuu marxuum ka mid ah dadka la xasuuqay waxa uu goor hore ka soo kalahay gurigiisa oo baadiyaha ah, isagoo ku socday T. Kaltobanle (ex. Kalshaale), wuxuu u socday inuu muslimiinta kala qayb qaato farxada iyo qiimaha maalintaasi leedahay, nasiib daro waxay ay cadawgu ku qabteen meel udhaw tuuladaas. Kadib maxaa dhacay? - waxay ku xidhxidheen geed, dab bay shideen, tooriyahoodii bay dabka dhexdhigeen, waxayna jidhka marxuumkaas ku xardheen dhamaan sumadaha geela *********** leeyahay, kadibna waxay tooriyo kala dhaceen meelaha aan sumadda dabku gaadhin yagoo ku dhawaaqayey sumadaha toorayda ka ilaasha, intaas ka dibna way gubeen. Waxaynu qiimayn karnaa inta ay nimankaasi islaamnimada u jiraan haddii diin loogu hamran lahaa
  19. Ilo Wareedyo Muhiim ah oo lagu kalsoonyahay ayaa u xaqiijiyay Radio Mustaqiim In Isbitaalada Degmadda Ceelbuur ay qaadi waayeen Dhaawacyada Khawaarijta Ku Jabtay Dagaalkii Saakay Ay ku qaadeen masoo Jeestayaasha Ahlusunna waljamaaca. Sida Xogtu Tibaaxee ayaa lasheegaya in Banaanka magaalada Ceelbuur Laga Sameeyay Teen Dhooyin Dhisan kuwaas oo dadka Indhahooda looga qarinayo Dhaawaca faraha badan ee yaala Halkaas. Dhaawacaan Ayaa lagu Qiyaasaa in kabadan 100 kamid ah Maleeshiyaadka Khawaarijta kaas oo kakooban Ajaanib iyo Soomaali saraakiil ah. Sidoo Shacabka ceelbuur ayaa noo Xaqiijiyay in khawaarijtu Shaqo joojin Kusameeyeen Hosbitaaladii Kuna Amreen Inaan Waxaan Shabaab Ahayn Aysan Soo geli Karin. Degmadaan iyo deegaanada kale ee ay khawaarijtu heestaan Ayaa Shacabka Ku nool Waxa ay ku Jiraan Afduub kaga yimaada Dhanka burcad Diimeedka Khawaarijta ah. Waxaa kaloo lasheegaa in baqtiga khawaarijtu daadsanyahay Inta u dhaxeesa halkii dagaalku ka dhacay ilaa degmadda ceelbuur kaas oo aan Qiyaas lahayn.
  20. Boqolaal ka tirsan Xoogagga Ahlusuna oo saakay dagaal kula jarmaaday fadhiisimo ay Xoogagga Alshabaab ku lahaayeen duleedka ceel-biyood lagu magacaabo Waro-dhuumoleh, ayaa la soo sheegayaa iney Xoogagga Alhusuna degaankaasi gacanta ku dhigeen kadib dagaal aad u qaraar oo labada ciidan dhex maray. Xoogagga Alshabaab oo dagaalka lagu gaaday ayaa lagu soo warramayaa in khasaare xooggan uu dagaalka ka soo gaarey, inkastoo Afhayeenkoodu uu sheegtay iney iska caabiyeen weerarkii lagu soo qaaday. Ilo-wareedyo madax banaan oo ku sugan degmada Ceelbuur lana soo xiriirey xafiiska warqabadka Dalkanews ee Muqdisho, ayaa sheegay in dhaq-dhaqaaqyo xooggan ay Xarakada Alshabaab ka wadaan degmada Ceelbuur. Xoogagga Ahlusuna ee saakay la wareegey gacan ku heynta ceel-biyoodka Waro-dhuumo leh, ayaa goordhow u ruqaansaday dhanka degaanka Wabxo oo aan sidaasi uga fogeyn goobta uu dagaalku saakay ka dhacay. Ciidmo ka tirsan kuwa Ahlusuna oo ku hubeynsan gawaarida gaashaaman ayaa la soo sheegayaan iney iyaguna ka soo dhaqaajiyeen degmada Guriceel ee gobolka galgaduud, ciidamadaasi oo ku sii jeeda degmada Cellbuur, sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha Culimaa,udiinka Ahlusuna. Dagaalladaan ka soo cusboonaaday gobolka galgaduud ayaa u muuqda kuwo in muddo ahba ay labada dhinac u diyaar garoobayeen, waxaana la ogaan karin halka ay dagaalladaani ku dambeyn doonaan. Dalkanews.com
  21. Originally posted by Jacaylbaro: Telephone ma laga hayaa ?? Hasha ano nool aa bilcaanteda isku boobeysan yaah