MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. you cant save a puppet govt who looks to foreigners rather than it's people for support. It's people are you and your type who are shooting on them, then what other choice do they have other than ask the forign assistant. If your action heroes e.g Aweys and Godane did not try to kill and maim them then they wuldn't need foriegners.would they? simple.
  2. Shame they can't show that same zeal in somali nationalism. Pirte your really talking out of your backside, what is so nationistic about killing and maiming 100 people??? Some people's stup1dity is beyond belief!!!
  3. Guys don't under estimate the tribal feelings, anyone who says tribalism is dead in somalia is a liar, I spoke to some reer Hiiraan folks today and you can not believe their anger and they are treating this as their little september 11, so watch the next few days, Dharbaaxo weyn baa ku dhacaysa shabaabka.
  4. saaxiibayaal I am not from this clan, and we are not even neighbours or related, I am talking abut the miscalculation they've made, its one thing to assasin a minister, its another to wipe a whole clan's repected men, the consiquance is sevear, and days will tell if this will go by unpuneshed. Fabrigas SXB aburisha's revelution saved the sunni muslims from these gangs you support, sunnis are safer today than the days of so called (Iraqi's Islamic State), soon we will see the beginning of the end of Alshabaab, just watch next few days weeks and months, I promise you that.inshalah.
  5. Agree with you Duke, no mercy for these crazy mindless lot. The day to tear these masks off their faces is coming closer.
  6. The death of Col:Omar Hashi and Amb:Laqanyo is big blow for the TFG,but mark my word, Alshabab had played with fire and this will have a negative impact on this young mindless movement, to kill and maim almost 100 people from the same tribe is just crazy, this clan who's elders and politicians were wipedout in one attack will not sit and weep, they will react and that will weaken and may contribute to downfall of the youth. I think this will become the Aburisha of Somalia, the killing of Aburisha in 2007 was the first and the last nail of Alqaida's coffin in Iraq. http://en.wikipedia. org/wiki/Abu_Risha Alshabaab has commited a grave mistake and it may have a big impact on their survival. Let the eradication begin.
  7. Juje don't waste your time on morally bankrupted cowards who can't evan face their deeds without wearing NIQAAB.
  8. War deg deg ah:Wasiirki Amniga Qaranka Cumar xaashi Aadan , C/kiriin Laqanyo iyo magaalada Baladweyne ninkii u qaabilsanaa aminiga oo ku geeriyooday Qarax Ismaiidaamin oo ka dhacay Magaalada Baladweyne Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka amniga Qaranka DF Somalia Col. Cumar Xaashi Aadan iyo masuuliyiin Kale oo ka tirsan kuwa Midowga Maxaakimta Islaamka ee gobolka Hiiraan ay ku dhinteen qarax ismidaamin ah oo lala beegsaday hotelka Madiina ee magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan oo ay degenaayeen ka dib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey uu nin naftii hure ah la galay hotelkaasi. Warkan ayaa waxa boggan waxaa bogan u xaqiijiyey masuuliyiin sare oo ka tirsan DF Somalia kuwaasoo intaa ku daray in sidoo kale dadka dhintay uu ku jiro Danjire C/kariin Faarax Laqanyo oo uu ka mid ahaa danjira DF Somalia u fadhya dalka K/Afrika iyo weliba madaxa Amaanka maamulka Islaamiga ah ee magaaladaasi Sheekh Ibraahim Yuusuf waxaana sidoo kale ee la xaqijiyey iney halkaaasi ku dhinteen dad aad u fara badan oo ay ka mid ahaayeen ciidamada DF Somalia. Dowlada midnimada Qaran ayaa 24 saac gudahood ku weysay masuuliyiin badan oo muhiim ah iyadoona shalaytana uu geeriyooday Taliya ciidanka Boliiska gobolka Banaadir Qaraxaaan maanta dhacay ee looga taqlusay masuuliyiintaasi ayaa guul u ah xoogaga sida weyn uga soo horjeeda dowlada midnimada Qaran uu garwadeenku ka yahay Sheikh Shariif sheikh Axmed Dhimashada ayaa hadda sii cagacageyneysa 70 qof oo isugu jira masuuliyiin iyo shacab waxaana la dhihi karaa waa qasaarahii ugu badnaa ebed ee halkaa ka dhaca Col Cumar Xaasho Alaha u naxariistee ayaa ah gacanta midig ee madaxweyne sheikh Shariif Ma jiro ilaa hada war rasmi ah oo DF Somalia hase ahaatee qaraxan ayaa gilgilay magaalada sababayna qasaare balaaran oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad aad u fara badan oo ku sugnaa ilinka hore ee hotelkaasi, kuwaasoo ilaa hadda aan la ogeyn tiradooda saxda ah.
  9. Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo sheegatay iney ka dambeysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaarajiyey mas’uuliyiin ka tirsan DF Somalia Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage ayaa sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen qaraxii ismidaamiinta ahaa ee barqanimadii maanta lala beegsaday hotel ku yaala magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo ay ku dhinteen illaa 15 ruux oo ay ku jireen mas’uuliyiin ka tirsan DF Somalia oo ay ka mid ahaayeen wasiirkii Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan iyo Danjire C/kariin Faarax Laqanyo. Afhayeenka ayaa intaa ku daray in qaraxaasi uu fuliyey nin ka mid ahaa dagaalyanadooda oo watay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo uu la galay hotel ku yaala magaalada B/weyne oo ay deganayeen masuuliyintaasi geeriyootay wuxuuna ku eedeeyey masuuliyintaasi iey gobolka ku soo hogaaminayeen cadow ah ayna wadeen abaabul dagaal oo iyaga ka dhan ah. “Waxaan ugu bishareyneyna dhamaan umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah iyo mujaahidiinta meel kastoo ay joogaan in maanta mujaahid ka tirsan mujaahidiinta uu caalamiya istishaadi ah ku fuliyey kooxo iskugu jirta mas’uuliyiinta Dowlada ridada iyo kuwa nasaara ah oo shir lahaa, waxaana looga taqalusay ILAAHAY uu goobtaas ku halaajiyeyt ninkii wasiirka amniga sheegan iiray iyo nin kale oo ka mid ahaa kuwa ugu sharta badan gobollkaasi” ayuu intaa ku daray Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Max’uud oo la hadlayey qaar ka kid ah warbaahinta magaalada Muqdisho. DAYNIILE.COM
  10. Islamists want Kenyan army out of border By ABDULKADIR KHALIF, NATION Correspondent in MOGADISHU Thursday, June 18, 2009 For the second time in as many weeks, Somali Islamists have warned Kenya to pull out its military from the common border or face reprisals. Sheikh Hassan Yakoub Ali, an official of a coalition of Islamists ruling Kismayu town, near the country’s border said Kenya and Ethiopia planned to deploy their forces in . He made the remarks during a visit to Mogadishu. The Islamists have been tightening their noose around the Transitional Federal Government in Mogadishu after capturing large territories in the countryside. Kenya and Ethiopia have deployed their armies on the borders. War campaign On Wednesday, Kenyan soldiers in the Wajir border town seized 1,000 bags of sugar smuggled into the country from Somalia. There have reports that the Islamists are financing their war campaign with money from contraband sold in Kenya which include sugar and electronics. A Kenyan military officer in charge of Wajir station, who sought anonymity because he is not authorised to speak to the Press, told the Nation that the intercepted sugar was part of assorted goods that illegally crossed into the country. “They were ferried in two heavy commercial vehicles,” the officer with the rank of Major said. “We are now investigating whether illegal firearms from Somalia can be hidden inside the sugar.” The vehicles are now held up at Wajir military base. In Mogadishu, Sheikh Ali told both Kenya and Ethiopia to withdraw their forces from Somali borders. “These countries must redeploy their forces from Somali soil. Otherwise, their armies will meet defeat and humiliation,” he said. Sheikh Ali said the hostile forces will not be welcome in Somalia. “You will collide with the same insurgents that forced the Ethiopian troops to withdraw from Somalia.” The officer from Kismayu town praised Mogadishu for being the cradle of the local jihad. Last Saturday, Hizbu Islam officials accused the Transitional Federal Government of Somalia of allowing Ethiopian troops to sneak back into Somalia. Sheikh Hassan Mahdi, the spokesman of Hizbu Islam, an Islamist group opposing the TFG, said the Ethiopian forces were in the southern and central regions of Somalia. Hostile activities “The TFG is behind the Ethiopian troops coming back to Somali territory,” said Sheikh Mahdi. “It is part of the government’s plan to seek Ethiopian assistance if need arises.” Ethiopia has denied having forces in Somalia. And, last week, the coalition of Islamists in Kismayu accused Kenya of continuing to mingle in the affairs of the Juba regions, situated next to Kenya. The Islamists blamed their neighbour of intending to neutralise their rule. Abdulgani Mohamed Yusuf, the deputy leader of the coalition in Kismayu, warned Kenya to cease hostile activities against the Islamists in the region.
  11. WAR DEG DEG AH: Qarax Is-miidaamin ah oo lala beegsaday Hotel uu Magaalada Beledweyne ka degan yahay Wasiirka Amniga Soomaaliya Khamiis, June 18, 2009(HOL): Waxaa daqiiqado ka hor qarax is-miidaamin ah lala beegsaday Hotel uu Magaalada Beledweyne ka deganaa Wasiirka Amniga Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan. Hotelka Madiina oo ay deganaayeen Wasiirka iyo xubno ka tirsanaa maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa isku qarxiyay qof naftiisa huray oo kaxeynayay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana haatan gubanaya qeybo ka mid ah Hotelka. Lama oga ilaa iyo haatan inta uu la egyahay khasaaraha nafeed ee qaraxan ka dhashay iyo weliba in waxyeello soo gaartay Wasiirka iyo xubnaha kale ee ka tirsan maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan. Ciidamo ka tirsan maamulka Islaamiga ah ee Gobolka Hiiraan ayaa goobta uu qaraxa ka dhacay soo gaaray, waxayna haatan kala eryayaan dad isugu soo xoomay nawaaxiga Hotelka. Wixii khasaare ah ee uu geystay qaraxaas waxaan idiin soo gudbin doonnaa saacadaha soo socda haddii Alle idmo. hiiraan.com
  12. if its true, I promise you the next war would be like this. Alshabab Vs TFG & HI. I always believed the shabab are more dangerouse than HI guys.
  13. Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay hoteel ku yaaa gudaha Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Daqiiqado ka hor ayaa qarax xoogan oo ismiidaamin ah waxaa uu ka dhacay Hoteelka Madiina ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo ay deganaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Qaraxa oo si weyn looga maqlay guud ahaa magaalada Baladweyne ayaa waxaa geystay qof naftii hore ahaa,waxaana Hoteelka qaraxa lala eegtay horay ugu soo degay masuuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya oo uu horkacayay Wasiirka Amniga Qaranka dowladda KMG Soomaaliya. Hoteelka la qarxiyay ayaa waxaa deganaa Xubno uu ka mid ahaa duqqii Magaalada Baladweyne Yuusuf Daba Geed iyo safiirka Ethiopia u fadhiyay Soomaaliya C/kiriin Faarax Laqanyo iyo Sidoo kale wasiirka Amniga Qaranka,wallow aan la ogeyn in xiliga la qarxinayay halkaasi ku sugnaayeen iyo in kale. Qaxara ayaa waxaa la sheegay in uu geystay dhimasho iyo dhaawac dad ku sugnaa Agagaarka Hoteelka iyo gudihiisa inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn tiro ahaan inta ay la egyihiin. Waa ismiidaamintii koowad ee sanadkaani ka dhacda gudaha magaalada Baladweyne iyado aysan jirin cid ilaa iyo iminka sheegatay in at ka dambaysay qaraxaasi. shabelle.net
  14. War deg deg ah: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacday Hotel uu Magaalada Beled weyn ka degan yahay Cumar Xaashi Qarax ismiidaamin ah ayaa daqiiqado ka hor ka dhacday Magaalada Beled weyn ee gobolka Hiiraan, iyadoo gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu gudaha u galay Hotelka Madiina ee bartamaha Magaalada Beled weyn. Qaraxa oo u muuqday mid qorsheysan ayaa waxaa fuliyay ruux naftii hure ah, kaasoo gudaha u galay Hotelka, waxaana nuuca gaariga wax qarxiyay lagu sheegay inuu ahaa Market. Ma cada ilaa iyo hada qasaaraha uu geystay qaraxaas, hase yeeshe waxaa jira qasaaro lixaad leh oo ka dhashay qaraxaas ismiidaaminta oo noociisa ahaa kii u horeeyay oo ka dhacay magaalada Beled weyn. Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xaashi Aadan oo dhowaan gaaray magaalada Beled weyn ayaa halkaas ka waday dhaq dhaqaaqyo iyo guluf dagaal oo ka dhan ah xoogaga mucaaradka. Lama oga hadii wax gaareen mas'uuliyiinta uu horkacayay Cumar Xaashi oo ay ku jiraan Maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan,kuwaasoo degenaa hotelka la qarxiyay Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe jowhar.com
  15. War waxan yaa umada ka qabta, slaughtered just like sheeps.
  16. If Dubai can have them, why not Somalia. This sounds like "Why don't they eat cakes" War basigii iyo noloshii aasaasiga baa soomali laga la'yahay mrkaasuu ninkan ka hadlayaa starbucks lol.
  17. War xoolahan aan dadkooda u naxayn maxay ahaayeen.inaalilahi wa inaa ileyhi raajicuun. Aakhiro maxay ku jawaabayaan aweys, shariif, roobow, godane, shongole, qaybdiid and co. wallee dad badani xisaab culus way ka danbeysaa.
  18. Mr Resistance, what about those who post beheading on websites, are they right to do it? spare us the crocodile tears sxb.
  19. Waxaa caawa degan xaalada goobihii dagaaladu ka dhaceen maanta magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa bilowday saaka hiirtii waaberi kadib markii hal mar rasaastu is qabsatey meelo badan oo ka mid ah Xaafadda Hodan. Sidoo kale dagaal aan sidaas u cusleyn ayaa isla maanta gelinkii hore ka dhacay Degmadda Kaaraan, dagaalkan oo daba socdey dagaalkii shalay ay Xoogaga Al-shabaab kula wareegeen Deegaanka Galgalato, halkaasna ay ku qabsadeen hub iyo gawaari ay iska lahaayeen Dawladda Soomaaliya. Wararka caawa Horseed Media ka helayso Degmadda Kaaraan ayaaa tibaaxaya in galabta halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan isla markaasna madaafiic xoogleh ku soo hoobatey Kaaraan, waxaana halkaas waxyeelo ka soo gaartey dad shacab u badan, warka ayaa intaas ku daraya in Masjid dad ku jireen Madfac ku habsadey halkaasna dhimasho xoogleh ka dhacdey. Galabta ayaa mar kale dagaal qorsheysan waxa uu ka qarxay inta u dhexaysa Suuqa Bakaaraha iyo Isgoyska Dabka ee wadada Maka Almukaramah, iyada oo wararka qaarsheegayaan in Xoogaga Al-shabaab ay u suurta gashey in ay muddo kooban haystaan Isgoyska Dabka halkaas oo saldhig u ahayd Ciidanka Dawladda isla mrkaasna ah goob istraatiijiyad gaar ah leh, inkasta oo markii danbe dib looga riixay halkaas. Dagaalka galabta ayaa waxaa si xoogleh uga qaybqaatey Ciidanka AMISOM iyaga oo isticmaalaayey Madaafiic. Inta la ogyahay dagaalka maanta waxaa ku dhintey 22 qof, waxaana Isbitaalada la geeyay dad kor u dhaafaya 65 qof kuwaas oo siyaabo kala gedisan u dhaawacmey. Dhanka kale waxaa dagaalkii Saakey ka dhacay degmada Hodan ku dhintey Sarkaalkii hawlgelinta u qaabilsanaa Booliska, isla markaasna ahaa Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Cali Siciid Xassan. Afhayeeno u hadley malayshiyaadka dirirtu u dhexayso ayaa guulo kala sheegtay, ma jirto saan saan muujineysa in nabad wax lagu xaliyo, mana muuqato awood lagu kala baxayo, dhibta ugu weyn ee dagaaladda ayaa saameeya dadka maxasta ah sida Caruurta, Haweenka iyo dadka da’da ah, kuwaan oo ay asiibto dhimasho, dhaawac iyo barakac baahsan. Horseedmedia.net
  20. Madaafiic xoogan oo caawa ku dhacday qeybo ka mid ah Degmada Kaaraan Mogadishu Wednesday 17 June 2009 SMC Tiro Madaafiic ah ayaa caawa ku habsaday qeybo ka mid ah Degmada Kaaraan, xilli maanta ay halkaas ka dhaceen dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda. Madaafiicda ayaa ku dhacay Xaafada Mirinaayo agagaarka Xarunta Degmada iyo Jiirada,waxaana xaalada caawa ay tahay mid kacsan. In ka badan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen Madaafiicdaas oo caawa fiidkii ku habsaday Xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan. Madfac ku dhacay Guri ayaa sababay geerida ilaa labo ruux, sidoo kale madfac kale ayaa isna ku habsaday Masaajid ku yaala wadada mirinaayada, taasoo dad ka mid ahaa jameecadii masaajidka ee soo dukaday salaadii cishaha ay ku dhinteen, kuwaasoo tiradooda lagu sheegay ilaa 2 ruux. Sidoo kale gawaari xamuul ah oo sida raashin mucaawino oo ku sugnaa agagaarka Isgoyska Kaaraan ayaa waxaa iyana ku habsaday madfac, waxaana ka dhashay dhimashada ilaa saddex ruux oo ahaa darawaladii iyo kirishbooyadii gaadiid. Somaliweyn Media Center “SMC”
  21. Tirada Dhimashada Muqdisho oo Korortay iyo Sarkaal Lagu Dilay By VOA News Washington 17-June-2009 Taliyihii Ciidamada Bilayska Gobolka Banaadir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaal maanta Muqisho ka dhacay, kaasoo ay sidoo kale ku dhinteen ugu yaraan 35 qof, halka 120 kalena ay ku dhaawacmeen. Taliyaha ciidamdaa Bilayska Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa VOA-da u xaqiijiyay dhimashada Gaashaanlle sare Cali-Siciid Xasan Cawaale, oo Isbitaalka Madiina ugu dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaal maanta oo Arbaca ah magaalada Muqdisho ku dhex-maray ciidamada dawladda iyo mucaaradka Islaamiyiinta ah ee dagaalka ku haya. Xoogga dagaalladan ayaa ka dhacay xaafadaha Hodan iyo Kaaraan.Waxa jira warar sheegaya in ciidamada dawladdu ay degaano ka qabsadeen Islaamiyiinta, haseyeeshee afhayeenka kooxda Al-Shabab Sheekh Xasan Mahdi ayaa arintaas beeniyay.Waxa uu sheegay in kaliya subixii hore ee maanta laga qabsaday degaanka Tiribuunka, haseyeeshee waxa uu raaciyay in ay markii dambena dib u soo ceshadeen. Afhayeen kale oo u hadlay Alshabab, Ali Maxamuud Raage, ayaa isaguna sheegay in kooxdoodu ay barkontorool oo ku dhow Galgalato kala wareegeen ciidamada xukuumadda, halkaasna ay ku qabsadeen saddex ka mida gawaarida gaashaaman ee ciidamada.Afheen u hadlay xukuumadda ayaa goor dambe beeniyay in laga qabsaday bar kontorool. Dagaalladan ayaa daba-socda mid kale oo shalay ka dhacay Waqooyiga Muqdisho, kuwaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan lix qof. Alshabab iyo kooxda ay xulafada yihiin ee Xisbul-Islam ayaa dagaal ugu jira sidii ay xukunka uga tuuri lahaayeen dawladda Sheekh Shariif, si markaa ay Soomaaliya uga dhigaan waddan si adag looga dhaqmo shareecada Islaamka. Mowjaddan dagaallada ah oo bilaabatay 7-dii bishii May ayaa wax ku dhintay in ka badan 200 oo qof, waxana ku barakacay dad lagu qiyaasay 117 kun oo ka mida dadkii ku noolaa Muqdisho. VOASOMALI.COM
  22. Qasaaraha dagaaladii galabta ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir oo sii kordhay Posted: 6/17/2009 12:15:00 PM Shabelle: MUQDISHO Waxaa sii kordhay qasaaraha uu geystay dagaal xoogan oo galabta ka dhacay degmda Kaaraan ee gobolka Banaadir kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda. Inta la ogyahay 15-ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay dagaaladii ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir kuwaasi oo madaafiici ay xaafadahooda ugu tagtay. Ilaa 12-ka mid ah dadka dhintay ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen Gudaha Masjid ku yaala Degmada Kaaraan halkaasi oo ay ku dhiceen labo madfac oo isku xig xiga,waxaana dadka halkaasi ku geeriyooday ka mid ahaa Aabe iyo Labo caruur ah oo uu dhalay. Halka ay maqshadaasi ka dhacday ayaa waxaa ku dhaawacmay ilaa 5-ruux sida uu Shabelle caawa u sheegay mid ka mid ah dadkii gurmad u fidiyay dadkaasi geeriyooday. Sidoo kale 3-qofood ayaa waxaa ay ku dhimatay Xaafadda Jabuuti ee isla degmadaasi Kaaraan kadib markii iyana uu ku dulhabsaday Madaafiic ka mid aheyd kuwii la is weydarsanayay sida uu isna dhankiisa Shabelle u sheegay mid ka mid ah dadka deegaanka. Guud ahaan markii la isku geeyo dadkii ku geeriyooday dagaaladii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay gaarayaan in ka badan 45-qofood oo rayid ah iyadoo dhaawacuna uu soo caga cageynayo in ka badan 100-ruux. Shabelle.net
  23. Madaafiic caawa ku habsatay Degmada Kaaraan, xilli Hoyga Muuse Suudi kulan uga socdo xildhibaano beesha *****. Tiro Madaafiic ah ayaa caawa ku habsaday qeybo ka mid ah Degmada Kaaraan, xilli halkaas kulan xasaasi uu Hoyga Muuse Suudi uga socdo Xildhibaano ka soo jeeda Beesha *****. Madaafiicda ayaa ku dhacay Xaafada Mirinaayo oo ku dhow Hoyga Muuse Suudi iyo xaafado u dhow, waxaana la soo sheegayaa in qasaaro xoog leh uu ka dhashay. In ka badan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen Madaafiicdaas oo caawa fiidkii ku habsaday Xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan. Madfac ku dhacay Guri ayaa sababay geerida ilaa labo ruux, sidoo kale madfac kale ayaa isna ku habsaday Masaajid ku yaala wadada mirinaayada, taasoo dad ka mid ahaa jameecadii masaajidka ee soo dukaday salaadii cishaha ay ku dhinteen, kuwaasoo tiradooda lagu sheegay ilaa 2 ruux. Sidoo kale gawaari xamuul ah oo sida raashin mucaawino oo ku sugnaa agagaarka Isgoyska Kaaraan ayaa waxaa iyana ku habsaday madfac,waxaana ka dhashay dhimashada ilaa saddex ruux oo ahaa darawaladii iyo kirishbooyadii gaadiid. Madaafiicdan oo xilliga ay soo dhacayeen kulan xasaasi uga socday Hoyga Xildhibaan Muuse Suudi xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ee ka soo jeeda beesha *****,kaasoo loogaga arinsanayay xaaladaha dagaal ee ku soo kordhay aagaga waqooyiga muqdisho. Inkastoo kulankaas aan faah faahin laga heyn, ayaa hadana waxaa uu ahaa kulan abaabul dagaal lagu dajinayay,kaasoo ka dhan ah xoogaga mucaaradka ee kaabiga ku haaya Degmada Kaaraan. Jowhar.com [ June 17, 2009, 11:29 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  24. Muuse Suudi , Salaad Jeele , Caraale , iyo Ing:Cadaw Aryaa mooradii mudul00daa lasoo galay barigan, nimankaa shabaab xaa ku gardara ah.
  25. Muqdisho lagu kala dareer wallee, ma saasa u danbeysay caasimadeenii. ilaahow na badbaadi.