MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Ninka wadadka ah waa ay xushmaysaa soomaalidu, waana ay qadariyaan, laakiinse waxaa baryahan danbe soo badanayo dhaliisha, cayda, iyo xumaanta loo qabo ninka wadaadka ah. Ninka wadaadka ah waxaa lagu yaqiin, af gaabni, xishood, Alla ka cabsi, amaano iyo run sheeg, bal fiiri matalan xawaaladaha dalka oo idil (almost)waxaa iskaleh ama maamulo wadaado, dadku way aaminaan wadaadka, wayna qadariyaan. Laakiin hada waxaa jiro in magicii wadaadka uu ku socdo meel xun, markaad shidid tvga ama radio-ga ama websit-yada waxaad arkaysaa Sheekh hebel wuxuu maanta la diriray sheekh hebel. Waxaa maanta iska horyimid ciidamada Xizbul islam iyo Maxaakimta Islaamka, Abuu hebel (1) waxaa uu maanta kala wareegay Abuu hebel (2) magaalada heblaayo, sheekh hebel wuxuu ku gacan seyray inuu la wada hadlo sheekh hebel. Taas waxay abuurtay shaki badan oo dadka ay la yaaban yihiin waxa socda, ninka waadaadka wuxuu ahaa nin ka dhowrsoon dhibaatooyinka iyo fitanta jirta (moral high ground), wuxuu ahaa kan soo kala dhex galo marka meel lagu hardamo, laakiinse hada arintu waxay noqotay upside down. Wadaadadu ha la socdeen inay dadka kale ka duwanyihiin, ninka wadaadku waa ambassador matila diinta islaamka, dadkuna way ku daydaan waxa uu sameeyo, hadaba ha la socdeen wadaadadu in sawirkii fiicnaa ee ay dhisayeen mudo dheer in uu qarka u saaranyahay inuu burburo shacabkuna ay mar danbe aamini waayaan, taas oo keeni karta inay dad badan oo aan islaamka saas u sii fahasaneyn ay diinta uga cararaan arrintan darteed, Wadaadku waa daawadii mujtamaca waxayna hada u muuqataa in daawadu ay ayada naftirkeed jiratay, marka sidee loo daweeyaa daawo jirtay.
  2. Somali pirate cutting of hands is in the quran. dont be shocked. it's there in the quran. as a punishment for thieves. One question for Mr Pirate: why on earth did they not amputate the hand and the foot of Indhacade befor he switched to shariif's wagon?? He was with shabab and HI and they could've arrested him easly, we know this guy is the Alcapon of Somalia,the biggest thief and we know what he did in the lower shabelle region, so why did they not amputate his hand and foot? MISE TUUGA YAR BAAD KA ADAGTIHIIN?
  3. BRIEFERS: His Excellency Abdillahi Mohamed Dualeh Foreign Minister Republic of Somaliland His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) President Puntland State of Somalia His Excellency Dr. Crispus Kiyonga Minister of Defense Republic of Uganda Kampala, Uganda His Excellency Mohamed Omaar Foreign Minister Republic of Somalia Note Witnesses may be added. Why is the S'land guy above farole and Omaar, umhuu, I think this indicates there is recognision on the way. weldone landers.
  4. I think both P/Sland should go down south and join the war, but first they need some cimaamado and fancy arabic name, how about (Al-Zamaalik for Puntland forces, and Al-Ahli for Somaliland troops), but then they will have one chief of staff, Gen:Indhacade would be appropriot. Imagine the confusion, and the misunderstanding the different dialects will cause, I can imagine the P'land forces shouting "Soo dhacyeey" meaning "MADFAC" and then the S'land guys coming out of their bunkers thinking Qat dilivery has arrived.
  5. So is the economist the word of god? Give us a break, well run? a region that trully has a powerful warlord [to the SNM] and former NSS comander running the show, in comparison to Faroole an MBA and PHD student, a career banker? oouch, war ka daa DUKE.
  6. My God, Ibbi was the most extream of all of them, quote (If you fly on Ethiopian Airlines your hajj is void)lol, and now he is asking for their assist. Hypocracy runs through their blood veins.
  7. the arab and the afghan are a brother to me. they are welcome in somalia. try that on the Saudis and other arab states, try to overstay few days with your Hajj or Umra visa on the holy land, they will grab you from the neck and put you on the next TARXIIL shipment to somalia.
  8. if not then what? are you going to assasin me with your face covered?
  9. it seems you have the same mental age as this innocent boy.
  10. Somalipride walaahi you wonder somtimes why some people support such groups, its the worst kind of a child abuse, this boy should've been in dugsi quran, at school studying and should've been playing football, but instead they sent him to an early grave, and he shattered lots of innocent lives.I hope inshalah he might be forgiven by Allah because of his age.
  11. Very good analyse MMA, it seems Che has a memory the size of a goldfish. alleylehe ishaad ka tuurtay.
  12. Let me ask you this question, your walking on the street, your arguing with your twin brother and suddenly he gets angry and attacks you with blows to the head, he is stronger and beating you badly, at the same time there are some white people who never liked you and they always hated you and always wanted you out of their area, you saw them concerne about the beating your getting from your twin brother, would you ask them for help, or would you not and suffer the consiquances. This might not be an accurate parralel but its similar scinario.
  13. What space or vacuum is there be filled I am not talkng about land vacuum, I am talking about if the hate towards the tfg gets out of the way, that hate's place will be filled by another enemy and I can almost assure you that enemy would be between the two comrades, HI and Shabab. Otherwise why are these two groups not uniting uner one banner and leader, open your mind my friend.
  14. Sharif adminsitration should accept inevitable and surrender hence stop the slaughter of the young men fighting on their behalf. Their time is up, no point in fighting lost cause. Any remaining credibility the TFG.2 had was lost today.Spare Somalia the misery, vacate Xamar, and leave it to the capable hands of the true sons of Somalia. This might be your last chance to redeem yourselves! lol Che and what gurantees there wont be any bloodshed in Xamar if shariif departs, it almost sure the next round of killing is going to be between HI and the shabab, its almost certain as Aweys condemned the people who carried the Beledweyn massacre and he called the bombers "The enemy" which is Alshabab, so to suggest that if sharif goes there will be hanky-dorry is misleading and naive, the only thing which unites these two groups are their hate towords the TFG, if the TFG gets out of the way then I think we can guess who will fill that hate vacuum.
  15. Dhacda layaab leh oo ka dhacday Muqdisho Hooyo loo sheegay in Wiilkeedii lagu Gowracay Galgalato oo Daqiiqad gudeheed ku geeriyootay. Iyadaa dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ay gelayaan wejiyo is bed dedel badan ayay qaar katirsan xoogaga dagaalamaya bilaabeen in ay Gowracaan dhinaca kale. Dagaalkii dhawaan deegaanka Galgalato ku dhaxmaray Ciidanka Maxaakimta Dowlada raacsan iyo Xarakatul Shabaab Mujaahidiin ayaa dhaliyay muuqaal ku cusub Somalida. Xoogaga la wareegay gacan ku haynta deegaanka Galgalato ayaa dhegta dhiigga u daray ku dhawaad 7 Askari oo katirsanaa Ciidankii Maxaakimta. Warbaahinta ayaa loosoo bandhigay Askarta oo gowracan balse Weriyaasha ayaa ka codsaday kooxihii goobta haystay in ay qariyaan calaamadaha gowraca kadibna sawiro laga qaadi karo. Ciidankaa sida argagaxa leh loo gowracay waxaa dhalay dad Somali ah oo ay u ahaayeen Wiilal qaali ah Hadaba dhacdo layaab leh ayaa arrinkaasi ka dambaysay. Dhacdo xanuun badan ayaa ka dhacday Xaafadda Arjantiin degmada Kaaraan magaalada Muqdisho oo uu degaaan ahaan kasoo jeeday mid kamida dhalinyaradii dagaalkii Galgalato lagu gowracay. Hooyadii dhashay C/laahi Ciyow oo katirsanaa Ciidankii Maxaakimta ayaa loo sheegay in Wiilkeeda lagu gowracay dagaalkii galgalato kadibna Maydkiisa habeen baryay agagaarka Badda. Markii hadalkaas ay dhegeheeda ku shubatay ayuu hal mar wadnaha istaagay halkaasna ku geeriyootay. Mid kamida Dadkii goob jooga ka ahaa arrinkaas ayaa noo sheegay in haweenaydii lala aasay wiilkeedii oo gowracan. Dhimashada Haweenaydan waxaa sabab u ahaa maqalka Gowraca wiilkeed, dhacdadan ayaa ah mid ku cusub dhegaha shacabka. Si kastaba ha ahaatee dagaalada ka socdo magaalada Muqdisho waxay sababayaan geerida Dhalinyaro badan oo lakala safan dhinacyada dagaalamaya
  16. Mr YEY must be Watching Aljazeera in Yemen while eating some popcorn, wondering (OO MAXAY IGU MAAGEEN MARKII HORE?).
  17. LOL Belial sxb don't lecure ppl about gaalo raac, your face avitar is GAAL MADOOW, even the name you chose BELIAL which is (The price of demons) is a wicket satanic name check here http://en.wikipedia. org/wiki/Belial So who is in love with Shaytaan and gaalo. I will leave the answer to SOL members.
  18. Ahlul Karam wal Majd. your turning into a hilarious clown, actually I am liking your sketches, very funny indeed. The Mujahid JACK DEE. NIN ceeb wajiga la qariyay muxuu majdi iyo sharaf ka ogyahay, XAQA MIYAA LA QARIYAA, WAA MAYA.
  19. although the stench of Munaafiq cowardice emanating from them might be too much too handle Who's the coward. Is it the one who hides behind women and children then cries AMNISOM, TFG, Ethiopia? Is it the one who fights while his face is covered? Is it the one who detonates his suicide belt fearing what he will face if he lived? Is it the one who assassinates people and shoots them from the back? Khalid binu waliid would weep if he saw the estate of the so called Mujahids you lick to. Abu dujana would turn around his grave, and shocked by the gangs who hijacked this beutiful religion. Bara Binu Malik would feel frustrated about the abuse suffered by his beloved Islam.
  20. LOL I am sure Omar Binu Khitab never wore NIQAAB in the battlefield.
  21. Ethiopian, AMISOM, Ethiopian, AMISOM, Ethiopian, AMISOM, Ethiopian, AMISOM. Adeerow heestaas way qaraxday, wax cusub ma heysaa?? I am sure not.
  22. LOL Well what can I say. Omar Binu Khitab (RA) once said (If a Aalim debates me I always win, but if an ignorant debates me I always lose) an ignorant is irrational, irresponsible, and has no manners, so he always WINS.
  23. I support al-shabaab to overthrow the government ... the deaths i regret are those of civilians. I wonder if you know anything about "government" and what it means, your just repeating what these crazed psychotics lectured you like a parrot.