MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. I feel better walahi, as your limited talent been exposed. now go away and curse the dead.
  2. I sincerely support the Mujahadin in their goal . it seems like it will never end You seemed to be another confused youngman, one time you support them and then at the same article you say it seem it never ends. Confusion oh confusion :confused: :confused: :confused:
  3. LOL you have been exposed as ignorant, bean sized brainer, NAF WAXAAD KA RAADISAY ISLAM WAY, SHAN JIRKA MUSLIMKA AH WAA INUU YAQAAN SHURUUDAHA SALAADA, and you googled it from Islam way, inaalilahi wainaa ilayhi raajicuun, talow markaad rabto inaad dukato ma Islam way baad soo fiirisaa. The conclusion is please don't judge others while you don't even know the very very very basics of Islam, I hope not but I fear if I ask you arkaanul iimaan you might send me another link from Islam way. But the point is, you have no right to give or take away islam to other people, you should respect the dead even your enemies as prophet Muhammed (PBUH) instructed his sahabah to not insult abu jahal as it would hurt his family. Kash bro lock your self in a room and just start studying the basics of islam, and the basics of your faith, don't waste much time on SOL politics room, just go away brush your teeth and start learning 1+1=2.
  4. When Imam Abu Hanifa was asked question on Islam, he would literally shake with the fear of giving a wrong answer and be responsible for misguiding somebody in a matter of Deen. Allahu Akbar, wallahi I knew inaadan waxba isku heyn, War anigu kuma waydiin axkaam iyo fiqi toona, imaam abuu xaniifa kulahaa, its just a simple question a 5 years old muslim should know, hadaad salaada saan ku dukato adigoon aqoon shuruudaheeda ilaahey ha kaa aqbalo. Qof aan aqoon sida kaadida la isaga daahriyo baa wax ka sheegayo umad islaam ah oo dhimatay, war ninyahow walahi waad ceebowday ee isku xishoo, Talo ban ku siinayaa walaalow, masjidka gal, sifatu salaatu nabi ka bilaw oo diinta basigeeda soo baro, markaa wax ka sheeg dad kale. wabilahi tawfiiq.
  5. DEAR SOL Members, we have been sick and tired of the venom and kaligii muslim judgements this man (Kashafa) have been practicing, the savage abuse he have been throwing centre left and right on the living and the dead. A man of no feelings, no sense of respect and takfiiri brainwashed. So I asked him a simple question on another topic post to answer me a basic simple question which every sound minded muslim should know. http://www.somaliaon line.com/ubb/ultimat ebb.php?/topic/9/191 46 but he is still on the run and is refusing to answer it. If he answers this question I promise I will respect him and follow when ever he is on the XAQ, and I will solute his courage and judgments. The Question is WHAT ARE THE SHURUUDU-SALAAH? Waa imisa Shuruudaha salaada kalana sheeg? Just one condition before he answers the question and that is to SWEAR TO ALLAH that he never googled the answer from the internet. Thank you. Waiting for your answer MR KASH.
  6. Kashafa And they remain silent over the massacre of the defenceless, voiceless Somali-Muslims who are being bombarded by Ugandan mercenaries. general Duke They have been killing these civilians for 19 years so nothing new I guess. War caawa maxaa la sheegay, Kash iyo General baaba isu camirayo,lol.
  7. come on Kash I am waiting for your answer. Mise google-kii baa ku dhibay. Come on Count it! Count it! sheekh kash. the whole SOL are waiting to hear your answer.
  8. if you answer the question I will respect your words and always weigh it and diffend, if its XAQ I promise I will follow it, and about Zanawi well I never liked the guy so why dislike something I never liked. But before you answer the question you have to SWEAR to the ALMIGHTY that you never googled the aswer . Come on count it then.
  9. Kashafa one question. pls pls pls answer it. How many are the shuruudu-salaah? Waa imisa shuruudaha salaada? If you answer this question, then we will respect you, and head to your words and judgments. Waiting for your reply Mr Kash.
  10. Dowladda Kenya oo wacad ku Martay in ay faragalinayso Xasradaha ka jira dalka Soomaaliya. Posted: 6/19/2009 7:36:00 PM Shabelle: NAIROBI Wasiirka arimaha dibadda ee wadanka Kenya Moses Wetangula ayaa kulan ku saabsan xiisadaha dalka Soomaaliya oo magaalada Nayroobi uu kula yeeshay wakiilo ka socda Ethiopia iyo Midowga Reer Yurub waxaa uu sheegay in Kenya ay fara galin ku samaynayo xasradaha dalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo xafiiskiisa magalada Nayroobi uu ku qabtay Wetangula waxaa uu sheegay in kulankaasi oo uu amray madaxweynaha dalka Kenya Kibaki uu ka dambeeyay kadib markii danaha Muhiimka ah ee dalka Kenya ay qatar dhinaca Ammaanka ah soo wajahday. Inkastoo wasiirka arimada dibadda aanay shaacin talaabooyinka ay qaadayso dowladda Kenya ayuu hadana ku nuux nuuxsaday Calaamado muujinaya Suurta galnimada in faragalin militari ay samayso dowladda kenya. Waxaa uu sheegay in midowga Africa iyo Urur Goboleedka IGAD ay baadi goob ugu jiraan sidii dowladda KMG looga ilaali lahaa weerarada ay ku qaadaan dhinacyada Mucaaradka. Wasiirka arimaha dibadda ee Kenya waxaa uu intaasi raaciyay in Xanibaadii Ururka Goboleeka IGAD iyo Mudiwoga Africa ay ku soo rogeen dekadaha iyo garoomada ay mucaaradku maamulaan loola jeeday in saanadda looga jaro dhinacyada mucaaradka. Hadalkaani ayaa imaanay kadib markii dowladda Kenya xaduuda ay la wadaagto Degmada Ceelwaaq Gedo ay soo buux Dhaafisay ciidamo fara badan kuwaasi oo ay ku sheegtay in ay sugayaan Ammaanka xadkaasi. Shabelle.net
  11. This is what I was warning against, Alshabab are opening Pandora boxes everywhere.
  12. Wasiiro ka soo jeeda Hiiraan oo dilkii lagu qaarijiyay Wasiirkii Amniga ku tilmaamay mid lagu baabi'inayo qabiil gaar ah Wasiiro ka tirsan Xukuumada Sharma.arke iyo Mudanayaal Baarlamaanka Soomalaiya kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Hiiraan ayaa waxaa ay cambaareeyeen Qaraxii Lagu dilay Wasiirka Amniga iyo saraakiil kale oo katirsan dowlada Shariif . Wasiirka Bini’aadanimada Xukuumada Somaliya Max’uud Cabdi (Garweyne) oo u lahadlay Xildhibaanada iyo wasiirada ka soo jeeda beesha Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in kulankooda uu kus aabsanyahy Canbaareenta dilkii Cumar Xaashe iyo Laqanyo . "Arintaasi waa arin lagu baabi'inayo Qabiil gaar ah ama qoomiyad dagto gobalk aHiiraan ,arintaasi waxaan leenahay anakoo ah Masuuliyiinta Dowlada waa arin aan laga daba hari doonaan ha nuku qaadata 100 sano " waa yiri Garweene Dhanka kale Waxaa uu shegay in ay tacsi u dirayaan dhamaan dadkii ay ka geeriyooden dadkii ku nafwaayay qaraxii ka dhacay hoteelka Madiina ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kulanka Saraakiishaasi ayaa yimid kadib maalintii Shaly markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay goob ay joogeen Wasiirka Amniga Dolwada soomalaiya Cumar Xaashe iyo saraakiil kale . [ June 19, 2009, 01:11 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  13. Dagaal xoogan oo haatan ka socda degmada Kaaraan iyo xoogaga mucaaradka oo gudaha u soo galay degmadaasi. Dagaal aad u xoog badan oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu ka socdaa degamada kaaran iyadoo xoogaga ka soo horjeeda dowlada soomaliya ay gudaha u soo galeen iyagoona heysta qeyb ka mid ah degmada kaaraan ee waqooyiga muqdisho. Dagaalkan ayaa geystay qasaare xoogan iyadoo aan iminka la ogaan karin tirada rasmiga ah ee dadka ay waxyeelada ka soo gaaratay maadaama uu dagaal weli ka socda gudaha degmada kaaraan ee Magaalada Muqdisho. Maleeshiyaadka xoogaga mucaaradka oo beryihii dhawaa ku suganaa duleedka degmada Kaaraan markii ay halkaasi ka soo bixiyeen ciidamada Dowlada ayaa haatan waxaa u suuro gashay inay gudaha u galaan degmada Kaaraan oo ka mid aheyd goobihii ay gacanta ku heysay dwolada Soomaliya. Inta badan dadka ku dhaqan degmadaasi ayaa maalmihii dhawaa barac ku jiray waxaana weli halkaasi ku harsan dad aysan u suuro gelin inay barakaacn oo aanan ogeyn meel ay u dhaqaaqaan madaama ay dagaaladu ka socdaan inta badan Magaalada Muqdsiho. Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka socda dagaalo culus iyadoona xasuuq ba'an loo geysanayo shacabka aan waxba galabsan ee nool magaalada muqdisho, shacabka ayaa ah had iyo jeer dadka ay qaasarada lixaadka leh ka soo gaarto dagaalada muqdisho ka socda. ma jirto wax xabad joojin oo ay labada dhinaca sameynayaan iyadoo sidoo kalena aysan jirin cid isku dayaysa inay kala dhex gasho oo ay ku kala dab qaado labada dhinac waa maleeshiyaadka Mucaaradka iyo Ciidamada Dowlada Soomaliya. Wixii ku soo kordha wararkani kala soco wararkeena danbe.
  14. War Somalilandeey maad ka joogtid, Eritrea waa gaangistarka afrika balaayo iyo jabhado bay idinku kicinaysaa hadeydan ka fiirsan hadalka aad ku oranaysaan ninkaa waalan ee Afawarqi la yiraah. Wallee hadii kale sleeping cells-ka alshabab ee jooga s'land buu idinku hubayn.
  15. War deg deg ah Injineer Caddoow waxa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta Muqdisho Injineer Maxamed Xuseen Caddoow oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa wararku ay sheegayaan in lagu dilay dagaal hadda ka socda magaalada Muqdisho. Dagaalka oo galabta ka bilowday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu ku sii fiday xaafadda Mariino, halkaasi wararku ay sheegayaan in Injineer Caddoow lagu dilay. Ilaa iyo haatan lama oga tirada dadka ku dhintay ama ku dhaawacmay dagaalkan cusub ee Muqdisho ka socda. Shalay ayaa magaalada Beledweyne weerar is qarxin ah oo ka dhacay waxaa lagu dilay Wasiirkii amniga ee dowladda KMG ah Cumar Xaashi Aadan iyo Safiirkii hore ee Soomaaliya ee Addis Ababa Cabdikariim Xuseen faarax. Dorraad ayaa isna waxaa magaalada Muqdisho dagaal ka dhacay lagu dilay Taliyihii ciidamada booliiska ee dowladda KMG ah u qaabilsanaa magaalada Muqdisho Colonel Cali Saciid. BBCSOMALI.COM
  16. how are you going to deal with that remember how the Iraqi sunis dealt with them, its a fact when a armd gurilla group lose popular support, they are finished, no body will hide them, feed them, fund them or, treat them, the Iraqi sunnis got fed up with what they were doing and organised the awakening councils which eradicated these ruthless men, the same could be applied to somalia, but first lets wait them distroy their sypathisers support on their own hands, then people will come to you saying There is a shabab guy hiding under my bed come and kill him.
  17. No one clan can defeat Alshabaab, no matter how angry they get, sxb it seems the youth struck Gods fear into you, listen, Alshabab have been defeatd before and can be and will be again, remember they don't dare to put foot in wabxo, guriceel, dhusamareeb,and maxaas, they are not unbreakable as you believe. Again you comparison is wrong your comparing a single man killed in kismayo and there to this gaint attack on the clan's existance and their elders.
  18. It seems you still did not digest the damage done to the clan in west of Baladweyn, as one friend said to me today that this was their darkest moment as many of his relatives were wiped out, many respected elders were among the dead and they were there to ask xaashi to stop the drum of war and work peacfully, this is huge, it was their little september 11, I would ask you to go and listen to this evening's VOA, so Mr Emperor whether it was carried by a young boy from their neighbourhood or not this will backfire on the mindless youth, soon we are going to see another Guriceel.
  19. Now somali pirate and kashafa will claim Pland officers are infected with AIDS.lol
  20. Moonlight, fidnada daa sxb. There will be no tribal fighting because of this event. Beledweyne is inhabited by several clans and if anything it was the deceased who were advocating for an all out tribal warfare. sxb stop this crocodile tears, you don't know anything about these ppl, who started fitna and spreading it who's fueling fitna and who's bringing new level o hellish wars to our country, is it Alshabab or moonlight. some ppl's stup1dity is beyond belief.
  21. sxb anigu always dadka shicibka dhankooda baan ka socdaa, excuse ma noqonayso qof waliba wax buu laynayaa anigana aa dhinacayga ka laayo, we have to condemn these barbaric suicide bombrs who have no value for their lives and others.
  22. This man was attacked because he brought Xabashis back just empty old stories, listen my friend I am not wailing and crying for Hashi as he was a soldier, but what about the almost 100 people most of them bystanders and hotel guests who were "smoked" by the devils you adore, were they murtads, or their blood was free to be spilled?
  23. And the suffaring will not be felt in Sheffield but the people of Muqdisho will pay the price if this government falls. so keep sipping your hot chocolate and watch Emerdail.
  24. adeer you are not even brave enought to admit who you are. Aninomosity is their culture, waji la qariyo, hadaf la qariyo, magac la qariyo, a brave man comes out and never wears NIQAAB like alshabab do.