MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Aleylehee inaad shabaagle ahey saad u kala taqaanid bahalka.
  2. Now they'll soon appear wearing red Cimaamado and they will call themselves wadaado. What a disgrace. its easy to switch shirts and loyalties.
  3. FUFU what happened to your avitar mask image? lol.Thats a long jump, from AABE SIYAAD to Snoop Doggy DOG.lol I can't see what they shared.mise buligareyntii Duke baa ku saameysay.
  4. but down inland ayaanu ku beernay War Riyoolow kadaa adaaba wikipedia ka daraye, fish inland ku nool oo soconayo baabad keentay,lol Reer xamarku waxay ku maahmaahaan "Cimrigaagoo dheeraado geel dhalaayaas ku tusaa" adiguna waxaad u badashay "Cimrigaagoo dheeraado, malaay soconaayaas ku tusaa". Qarkii la oran jiray ilig daldalo miyaa lagu beeray kaluun.lol
  5. Osama is another Defacto ruler since his orders are executed swiftly and every thing he says are treated as he was the ruler of somalia at least by the shabab guys who control much of the south, it does not matter whether he is alive or not, his ruthless ideology is alive and kicking in somalia.
  6. he should know the cost of it. I think this is just a revenge on this honorable, respectable family because their father never championed a secessionist ideology, and you could see that effect on his children (God protect them), you will never see Raage waving a somaliland flag, or Raaqiya crying for recognition, That's the only reason Mohamed Omaar is paying the cost JB mentioned.
  7. His father has been sick for the lately and he never set a foot to visit him. Nothing special about the burrial, Raage, Raaqiya and all the others were here. That's a family matter, it has nothing to do with you or Riyaale if he visited his dad when he was sick or not, but he has every right to come to his fathers burial and pay his final respect, but that basic human right has been denied by the ruthless MAFIA of Hargeysa.
  8. Well we are called somaliland and not America.. Thats not the point, the point is Mr A.OMAAR is not worst than a serial killer. If they deserve compassion so does he and his family.
  9. Weriyeyaal iyo fanaaniin caana oo cabsi uga baxaya Mogadishu Mogadishu 09 June 2009 Waagacusub Media. 26 xirfadlayaal caana oo isugu jira fanaaniin iyo Weriyeyaal si weyn looga qadiriyo Somalia ayaa Waagacusub u sheegay inay boorsooyinkooda ka duuduubteen Mogadishu ka gadaal markii ay sii koradhay walaacooda ku saleeysan hanjabaado ay helayaan xulufadda Xasan Dahir iyo Ahmed Godane. Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9 Weriyeyaasha iyo fanaaniinta cabsi darteed uga cararaya Caasimadda Somalia ayaa codsaday inaan magacyadooda la xusin,xaalada amaan aawadeed. Suxufiyiinta todobaadkaan isaga baxaya Mogadishu oo la rumeeysan yahay inay yihiin tiradii ugu dambeysay ee barnaamij soo saarayaasha idaacada iyo Warbaahinada ka hoowlgala Somalia ayaan la ogeyn meesha ay ciirsan doonaan laakiin baqa cararkooda ay shaqooyinkoodii uga hayaameen wuxuu noqonayaa Tahriib aan la ogeyn waxay kala kulmi doonaan. Fanaaniinta ayaa dowladda Federalka Somalia ku eedeeyay inay ka gaabisay wax u qabashada Suugaanyahanadda Soomaaliyeed waxayna sidoo kale huwanta Xasan Dahir iyo Ahmed Godane ku eedeeyeen inay ka heleen fariimo hanjabaado oo loogu sheegay in la dili doono Abwaankii ama fanaaniinkii lagu ogaado isagoo hees sameeynaa. Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed ayaa Wargeys ka soo baxa dalka Talyaniga Wareysi uu siiyay wuxuu ku tilmaamay in Al-Qaeda ay halis ku noqon doonto guud ahaan geeska Africa hadii aysan beesha Caalamka gacan ka geysan sidii looga sifeeyn lahaa Somalia. "Al Qaeda waxay Somalia ugu dhegan tahay,una ugaarsanee waxgalka Soomaaliyeed ,waxay u aragtaa dalkeena Istaraatiiji u muhiima dhinaca badda iyo berriga"ayuu yiri Madaxweyne Shariif
  10. Magacyada Wariyeyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho ee shaqada isaga tagay oo boorsooyinkooda u xir xiran. Qaar ka mid ah Wariyeyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho ee ka howl gala Idaacadaha Maxaliga ayaa haatan kulan albaabada u xiran u socda, iyadoona kulankooda kadib soo bandhigaya sida ay shaqada uga tagaan, waxaana wariyeyaasha ay yihiin kuwo boorsooyinkooda u xir xiran. Kulanka Wariyeyaasha oo saxaafada looga yeeray ayaa waxaa uu yahay mid ay qodobo ka soo saarayaan, iyadoona kulankooda kadib ay la hadli doonaan warbaahinta, iyagoona ka warbixinaya sida ay shaqada uga tageen. Wariyeyaasha oo isugu jira xirfadlayaal ka howl gala Idaacadaha Maxaliga iyo wargeysyo iyo website-yo ayaa go'aan ku gaaray inay isaga tagaan shaqadooda, sababo xagga ammaanka, iyo walaaca ay ka qabaan dilalka joogtada ah ee lagu haayo saxafigiinta. Inkastoo kulanka uu wali wariyeyaasha u socdo, ayaa hadana wariyeyaasha oo qeybo badan isugu jira ay yihiin kuwo hal mowqif leh, isla markaana gaaraya ilaa 20 wariye ayaa waxay cadeyn doonaan sida shaqadooda uga tageen, waxaana qaarkood ay ku cataabeen inay ku jiraan liiska dad loogu hanjabay in la dilayo. Waxay isugu jiraan Tifaftirayaal, Madax wararka, iyo kuwa aqriya wararka idaacadaha iyo barnaamijyada siyaasada ee wareysiyada ah, kuwaasoo baxa habeenkii, waxaana wariyeyaashan laga dareemayaa cabsi ah inay naftooda ku waayaan howlahooda saxafinimo Magacyada Wariyeyaasha oo aan ilaa iyo hada ku helnay si horu dhac ay ayaa waxay kala yihiin wariyeyaasha shaqada ka tagay ee boorsooyinkooda u xir xiran si ay isaga tagaan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah: 1-Maxamed Abuukar Ma'da (Horn Afrik) 2-Xasan Cali Geesey (Somaliweyn) 3-C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala(Shabelle) 4-Maxamed C/llaahi Xaaji(Shabelle) 5-C/llaahi Kulmiye Caddow (Horn Afrik 6-C/fataax Jeyte (Simba) 7-Axmed Nuur Gentlemen (Shabelle) Sidoo kale waxaa jira wariyeyaal kale oo iyana goostay inay shaqada isaga tagaan, isla markaana ka huleelaan Caasimada Muqdisho ee dhibaatada adag wali ka taagan tahay, waxaana isku dayi doonaa inaan helno magacyada wariyeyaasha kale ee shaqadooda isaga tagay, isagana barakacaya Magaalada Muqdisho. Wariyeyaashan ayaa ku biiraya wariyeyaal fara badan oo horay ugu qaxay magaalada Muqdisho, kuwaasoo saldhigtay Magaalada Nairobi, kadib markii horay loo dilay saaxibadooda. Laakiin Wariyeyaasha hada goostay inay isaga tagaan shaqadooda ayaa ahaa kuwo markii hore ku dhiiraday inay shaqadooda sii wataan, waxaase xaalka ku xumaaday kadib markii ay sii kordheen dilalka wariyeyaasha y hanjabaadaha kulul ee ay kala kulmayaan dhinacyada isku haaya Siyaasada Soomaaliya. Maanta ayaa waxay noqoneysaa maalin madow oo Saxaafadda Soomaaliya, gaar ahaan mida Muqdisho taasi oo sababteedu ay tahay in ay is casilayaan raggii ugu cuslaa ee idaacadaha Muqdisho ka shaqeynayay. Jowhar.com
  11. What about this man, people say he was the De-facto ruler during a/Qasim era 2001-2004.
  12. In America even the worst serial killers when their close relatives die, they let them attend the funeral and pay their respect.
  13. sad sad sad, where is compassion and humanity?
  14. Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed C/laahi Oomaar oo loo diiday aaska aabihii oo ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Tuesday, 09 June 2009 Dayniile.com Marka hore waxa aan si gaar ah tacsi ugu dirayaa dhamaan qoyskii iyo eheladii Allaha u naxariisto Marxuum Cabdillahi Oomaar Cawaale,oo lagu aasay Magaalada Hargersa,waxaan si-qaas-ah taci oogu dirayaa saaxiibkay Raage C/laahi Oomaar oo ka tirsan Bahda Teleefishinka Caalamiga ee Aljazeera iyo walaalkiis Wasiirka arimaha dibada ee Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Maxamed C/laahi Oomaar oo loo diiday inuu ka soo qeyb-galo aaska aabihiis (Cakuye-ciil-badanaa Somaliland dambe la igama maqli-doono) Waxaa arin la-yaab-leh igu noqotay markii maamulka Somaliland ee Daahir Riyaale hor-boodayo ay u diideen Wasiirka Arimaha dibada ee Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Maxamed C/laahi Oomaar inuu ka soo qayb-galo aaska Aabihiis,waxaana arinta ku-dhacday Wasiirka si-weyn ooga xumaaday dadka aaminsan waxa loogu yeero Somaliland,iyadoo inta badan Beesha uu ka dhashay Wasiirka ee (*****-Habar-Awal-Sa cad-Muuse)shir ay ku yeesheen Hotel-Almansuur ee magaalada Hargeysa isku-raacay inay xaqdarro iyo arin sharaf-dhac-ah ku-kaceen maamulka la magac-baxay Somaliland. Islaanimooy ku aawey? Insaanideey ku aawey? Dadnimooy ku aawey? Naxariiseey ku aawey. Banu-Aadamnimooy ku aawey? Muslinimooy ku aawey? Caddaaladeey ku aawey? Sharciyoow ku aawey? Xaq-suuroow ku aawey? Xeer-beegtaay ku aawey? Xurmooy ku aawey? Caqliyoo ku aawey? Xishoodoow ku aawey? Baroor-diiqeey ku aawey? Wada dhalashooy ku aawey? Waddaniyadeey ku aawey? Xornimo doonoow ku aawey? Xaq miyaa in qof loo diido ka qeyb-galka aaska waalidkii dhaley? Siyaasaddu waa siyaasad. Qofku mabda’ wuu yeelankaraa. Qofku wax ayuu rumeysnaan karaa. Qofku wax ayuu aamminsanaan karaa. Qof qarsada, sida kuwa inagu dhex-jira. Qof caddeysta, sida kuwa inaga maqan. Qof laba wajjiila ah, sida kuwa marna inala joogga marna inaga taga. Intuba waa ay jiraan. Waa aaney jiridoonaan. Horeyna waa ay u soo jireen. Somaliland diidmada iyo Somaliland taageeristu shaqsi kuma xidhna. Jiritaanka Somaliland qof kuma koobna, mana aha wax sida xabbadda beedka ah la jabin karo. Waa mid soo jireen ah, mabda’eeda leh, siyaasaddeeda leh, oo shacabkeeda leh. Haddeynaan laheyn ajandihii, caddeymihii, sharciyaddii iyo qodobadii aynu ku ilaalin lahey. Ku diffaaci laheyn. Wax micno ah sameynmeyso, hebel yaanu noo iman iyo heblaayo yaaney dalka soo caga-dhigan. Waxa aan rumeysnahey qofku meel kasta ha jooggo, jagga kasta ha u hayo cidda uu doono e, in aan la dooddi karo oo aan xaqqiqada tusi karo, oo aan qaddiyaddeyda taabsiin karo. Maxamed Cabdilaahi Oomaar yaan loo diidin in uu tacsida aabihii ka soo qeyb-galo. Laakiin ha loo diido in uu shirar iyo kulamo siyaasadeed ka sameeyo gudaha dalka inta uu joogo. Baroor-diiqda aabihii yaan laga horjoogsan. Inna qarxin maayo, inana qaadi maayo; WAA HADDEYNAAN INAGU ISQAADEYN
  15. lol Ozzy thats a weak, childish arguement, I am sure I love Puntland and its people more than you, I have many many puntland friends and relatives, I always respected P&Sland coz they are the only pride left for somalia now, but your over the top bragging is the most childish I have ever seen, who are youlooking recognition from, your self confidence seems to be zero. I think your next Topic will read (The Ka'ab has been moved to Puntland), post the Puntlands progress if you like, not over the top nonsence.
  16. Thanx for the correction Somalipride.
  17. Peace is it a crime to be patriot about my state. U should be patriot about your state also. Bragging and brgging all day is not patriotism, its as if your insecurity is forcing you to seek recognition from others and thats weakness, yes love your country but sometimes it becomes s1lly and over the top to post topics such as "Fattest people come from Puntland" or something like that.
  18. Admiral Jonathan How was the chief commander of the UN forces in somalia (UNISOM) from 1992-1994, he was the defacto ruler of the country with some authority to his sidekick Mohammed Sahnoun (Head of the UN team). Admiral How. Ambassador M.Sahnoun. General Gabre became the next defacto ruler from Dec 2006 Nov 2008 General Gabre And now Ahmed Walad Abdalla (Head of the UN team to somalia) is the emperor of the land, From Nov 2008 upto now Ahmed Walad Abdalla
  19. Osman_NZ The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is there to guide it to the right path. It would be honest and more acceptable if your quote read like this; The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is my causen and clan-mate and we both come from Puntland How can you hate the president of an adminstration and love its PM beyond believe, its pure clannish, your not oppsing policies but personalities and thats what distroyed somalia.
  20. my sisters are married to d-block soldiers Is this a gangster term used in Puntlnd, like bloods and Crips in the USA. Wallee waa yaab.
  21. Very good debate about the conflict in Muqdisho. Part 1 http://www.voanews.c om/mediaassets/somal i/2009_06/Audio/Mp3/ 06-07SUNDAY_DISCUSSI ON_PARTI_OE.Mp3 Part 2 http://www.voanews.c om/mediaassets/somal i/2009_06/Audio/Mp3/ 06-07SUNDAY_DISCUSSI ON_PARTII_OE.Mp3
  22. Very clear massege from our Ulamaa in Puntland, the southern ulamaa should speak with same clear message not mix signaled confusing massege "Calina gar leh Caydiidna Jid leh."
  23. And when do you think he will stop this senseless bloodshed?, the guy re-confirmed just today that he will continue the carnage and te madness. come on man, the philosophy of "Caydiidna gar leh, calina jid leh" is what destroyed xamar, we have to be firm against who ever opposes peace and negotiations, although I am not shariif supporter but the guy is calling them to come to the table and they are saying NEY, so since he is doing that he has got my support.
  24. Juje who wouldn't celebrate if he was gone? the guy has blood all over his body.
  25. Abdullahi yusuf, Morgan, Sharmarke, Hassan Abshir, Jamac Ali Jamac, Faroole, Cade Muse...Which one you think will be a Future Somalia President..what u think of this all star line-up for future somalia president. What about this golden ticket, Indhacade, Aweys, Godane, shongole, Hiraale, Qaybdiid, Roobow. thats the Brazil team of todays somali crazy gun club.