MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Mid ka mid Mudanayaasha Baarlamaanka oo bogaadiyay falalka burcad badeednimada. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii u horeysay bogaadiyay falalka burcad badeednimada ee ka socda Xeebaha Soomaaliya, isagoona si weyn u difaacay howl galada kooxaha burcad badeedka Soomaalida ku qafaashaan Maraakiibta shisheeye. Xildhibaankan ayaa isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa uu geesiyaal inay yihiin ku tilmaamay Burcad badeedka oo uu tibaaxay inay si iskood isu xilqaameen ka hortagaida Maraakiibta shisheeye ee sida arxan darada uga guranaya kheyraadka badda soomaaliya. Cawad Axmed Cashara oo ka mid ahaa musharaxiintii u tartamaysay Doorashada Madaxweynenimada ee ka dhacday Magaalada Jabuuti ayaa waxaa uu xusay Kooxahan ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya ee burcad badeedka inay markoodii hore ahaayeen Kaluumeysato, waxaana sababta ay u bilaabeen qafaalashada maraakiibta shisheeye ku tilmaamay mid ka dambeysay markii la dul maray doomo ay ku kaluumeysanayaan, isla markaana la carqaladeeyay howlahooda jilaabasho. "Aniga Burcad badeed ma dhahayo, waa geesiyaal wadaniyiin ah oo gartay dhibaatada lagu haayo xeebaha soomaaliya, afduubkoodana waa mid ay ku sax san yihiin"ayuu yiri Xildhibaan Cashara oo lagu sheego inuu yahay Xildhibaanada ugu da'ada weyn ee ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu Mudanahan cambaareeyay Maraakiibta dagaalka ee Dowladaha shisheeye ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya, kuwaasoo uu tilmaamay inay si sharci daro u soo galeen, isagoona ku eedeeyay in qudhooda ay gurtaan kheyraadka badda, waxaana sheegay inay ka faa'ideysanayaan hanaankii Dowladnimo oo meesha ka maqan Xildhibaanka ayaa waxaa uu kaloo sheegay in Maraakiibta faraha badan ee Dowladaha reer Galbeedka ay yihiin kuwo dagaal qabow u dhaxeeya, isagoona wax lala yaabo ku tilmaamay in Maraakiib inta la eg inay u caal waayaan Burcad badeedka, waxaana uu soo qaatay inay kiimikada wasaqeysan ay ku shubaan Biyaha Soomaaliya. Waa mudanihii u horeeyay ee ka tirsan Baarlamaanka oo si cad u taageera falalka burcad badeednimada, iyadoona dhowaan Hogaamiyaha Libiya Mucaamir Al-Khadaafi oo taageeray isku dayga Kooxaha Burcad badeedka, isagoona cambaareeyay maraakiibta shisheeye. Xafiiska Wararka Muqdisho jowhar.com
  2. Oodweyne For God's sake make your language easy and understandable, at the end of the day you want your massege to be understood, MISE WAXAY KAA TAHAY BAHASHA WUU DAADIYAY HA LAGU DHOHO , I don't think even your landers supporters absorber all what you trying to address, they just say "indeed" or "agree with you"
  3. oodweyne "modus operandi My head is still spinning with your article, too posh, too shekispearian. Saaxiib oodweye kalimado laga tagay 16th century baad sometimes isticmaashaa, xoogaa jilci bahasha.
  4. Maryan mursal ciise tagitankedi hargesa ku weyday tagarayal badan o reer muqdiho ah iyo edeyn dusha loga tuuray Fanaanada caanka ah ee maryan Mursal Ciise ayaa shalay ka dagtay goorka diyaradaha ee Egal Inernational Air oprt marki ay caga dhigatay diyaradi siday fananada caanka ah ayaa Garoonka waxa so buux dhaafiyay masuuliyiin ka socota xukumada somali land iyo dadweyne aad u farabadan Maryan ayaa waxa ay ku lebisneed calanka somalind ayda o aad ugu riyaqsan imanshiyaha ay timid somaliland safarka ay ku tagtay hargesa aya waxa ku wehliyey Labadeda wiil ee Kunciin iyo Kundiid dadka reer muqdisho o u arkayay fananda wadaniyad ah ahna fananad qaran Waxa ay u janjeersatay dadka radinaya kala qobqobnanata somaliyed ayada goor dhow qaday heesta sanad guurada somaliland taasi o ay ku amaaneyso somaliland dadka reer muqdisho ku edeyeen in ay tani tahay mid meel ka dhac ku ah sharafka iyo sumcada Fananada sida waxa yiri mid kamid ah dadka aadka u tagijiray fananada Dadka reer muqisho ayaa fananada ku eedeyay in ay ka leexatay wadaniyadi lagu yaaqanay ayada oo aheyd mid dadka ku bararujin jirtay in wadanka wax loq abto somali ay hishiso dhiiga aan la dadin balse hada noqotay mid daneyneysa kala qob qobnanta somaliyen sida waxa yiri Maxamed Xasan Cali ( yarisow) oo ka mid ah tageyrayasha fananada Maryan mursal ayaa ka mid noqotay dadka raadinaya gooni isku taga somaliland ayada oo shegtay in somaliland ay ka so baxaday shurudihi looga barna wa sida ay hadlka u dhigtaye Dayniile.com
  5. Dee dalkiisa wuuba goostee, maxaa arinta koonfur soo dhex galiyay. "Laga jecli, lugtana jecli miyaa"
  6. AW-MUSE (PRIVATE MASSEGE) Ina Mursal is from Mudug part of Puntland as Emperor already said, as you know she's from one of the clans who reside there and who have clan representation, but you've to also know that Ina Mursal's clan is according to the old somali caste system, 'those untouchables' who should not be talked to, let alone marryied According to that caste system even it is shameful and forbidden to kill a man of Ina Mursal's clan, because then, you'd be labelled as someone who has killed an 'inferior human being' and 'untouchable'. But this shows that regardless of caste, we always gave respect to ina Mursal's clan folks even though we have a long way to go in rehabiliating them to society as many are against the reinstatement of those 'untouchables'. Ina Mursal has no sway in SSC regions as you must confuse her with another well known singer from those quarters as Ina Mursal is from Mudug and Gaalkacyo proper. THE REASON I PUBLISHED THIS PRIVATE MASSEGE IS THAT I WAS SHOCKED TO SEE WHAT SOME PEOPLE BELIEVE IN THIS DAY AND AGE. AWMUSE GROW UP MY FRIEND, INA MURSAL CAME OUT OF THE URINE PASSAGE AND WE ALL DID CAME OUT OF THERE, NO ONE CAME OUT OF SOME GOLDEN PASSAGE. WE ARE ALL EQUAL IN THE EYES OF ALLAH, LETS TALK ABOUT HER VISIT, NOT SOME CRAZY BACKWARD CAST SYSTEM, AND BULSH1T.
  7. Hanibal your the kind of person these guys are decieving, ask any respected psychologist and they will tell you the three presidential candidets loving the same colour is not coincidence, all this drum about somaliland hype is going no where and they know it, in the south we say "anoo siteey u jeedo, siisow maxaa i saaraa" meaning roughly "if you can have all, why have less". these guys know the big pie is complete Somaliweyn, anything less than that is less.
  8. Are the going to strip her Puntland citizenship. Its clear the woman is promoting the S/land brand, and that means SSC is part of S/land.
  9. http://www.puntlandp ost.com/newspage.php ?articleid=7577
  10. Emperor has become a dove or a kitten.
  11. My hat is off for the great jaurnalist Axmed xasan Cawke, he is a master on phsycology, he knew what he was asking them, but they all fall into his trap uncontiosly, thats what real jaurnalism is about exposing the pretenders, I wonder what the press in Hargeysa will write tomorrow.
  12. The masks has been stripped from these BAFUUNS who are telling their people something while having something else in their minds which in this case is (SOMALIWEYN), Thanks CAWKE for taking the masks off. "My Favourite colour is BLUE & WHITE" by President Riyaale June the 10th 2009
  13. Tonight on Universal TV a an extensive interview was carried by Axmed Xasan Cawke asking the three presidential candidates so many questions, the most interesting one was. Whats your favourite colour? Riyale: My favourite coloure is Blue and white. Silanyo: My avourite colour is Blue. Warabe: My favourite colour is the pure colour (Meaning white) and also...Blue. Then cheeky Awke says behind their backs "This question sounds to be a(Joke), but it can tell us whats in their minds" . BINGO.
  14. Remember few monthes ago Sh.Aweys and Co were even refusing to call ahlusunnah guys "Ahlusunnah waljameeca" and were insisting their true name is "SUUFIS", and now guess what? sh.Aweys is praising them and calls tem our "respectable culamaa, ahlusunnah", Yesterday they were Khuraafi Sufis, and today they are "our ulamaa" So Wht has changed? http://www.bbc.co.uk /mediaselector/check /somali/meta/dps/200 9/06/090608_xasan?si ze=au&bgc=003399&lan g=so&nbram=1&nbwm=1& bbram=1&bbwm=1
  15. dad waalan miyir ma leh! It sounds you made this up, its like saying, "Nin socdaa ma fadhiyo" or "Nin dhargan ma baahno" its kind of Maki Xaaji banaadir wisdoms:
  16. Dhulka Fooxda Sounds like a woman I know, Mulki Dooxde. I think the right pronounciation is "DHULKII FOOXA".
  17. LayZie Girl Horta waad salaaman tahay walasheey. secondly its non of your biz to gag people and check what and how they say it, if you don't like the topic just go somewhere else, easy isn't it? Nac Nacda dad baa ku raaxaysta SOL is not your uncle's property and you have no right to censor what people say, we are in the west for Gods sake (land of free).
  18. Suldaan Maxamed "Beesha ******** Waa In Hub-Kadhigis Lagu Sameeyaa Sidii Beelaha Somaliland Oo Kale Hubka Looga Dhigaa" Hargeysa Wednesday 10 June 2009 Soomaaliweyn.com Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ayaa Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumaddiisaba ugu baaqay inay dakhso u fuliso go,aamadii ay dhawaan ergadii dhexdhexaadintu ka soo saartay shaqaaqadii Ceel Berdaale, isaga oo ku tilmaamay waxa golayaasha sharci dejintu ay go,aamiyaan inuu yahay sharci, isla markaana loo baahan yahay in sidiisa loo fuliyo, isaga oo sheeegay ciddii diida go,aanadaasna laga qaado talaabo dawladdeed . Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo ka hadlayey hadalo ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Beesha ******** ayaa waxa uu sheegay in hadalada noocaas ahi aanay ku wanaagsanayn Salaadiinta, waxaanu u soo jeediyey Suldaanku inaanu arinta sii fogaynin, waxaanu Suldaanku u soo jeediyey Guurtida iyo xukuumadaba inay beesha ******** hub ka dhigis lagu sameeyo, sidii beelaha kale ee Somaliland hubka dhigista loogu sameeyey, sidaana waxa uu Suldaan Maxamed Suladaan C/qaadir ku sheegay waraysi uu siiyey Idaacada Horyaal, wareysigaas oo dhamaystiranina waxa uu u dhacay sidan. S/ suldaan Maxamed waxaad tahay suldaankii guud ee SL dhawr goor ayaad arintan ka hadashay, dhawaan ergadii guurtida ee muddada dheer ku hawlanayd dhexdhexaadinta labadii beelood ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay Ceel-barddaale go’aamo ayay soo saareen inkasta oo go’aamadii labada dhinac mid ka mid ahi ku gacan saydheen, bal marka hore nooga waran sidaad u aragto go’aamadaa guurtidu soo saartay? J/ anigu waxaan u arkaa go’aamadaa ay guddidu soo saartay inay yihiin go’aamo sharci ah, sababtoo ah guddida meesha gashay waxay ka kooban tahay Golaha guurtida Somaliland, mana aha gole lagu tilmaami karo inay reer keliya ka kooban tahay, waayo guddidu marka lagu hor keeno ayaad ka doodi kartaa waad odhan kartaa waxana iga beddela kana ii daaya, xubno ku jira waa la diidi karaa, laakiin guddidii laga saaray guurtida oo dhan in la deedafeeyo, maadaama uu suldaan yahay waa wax dib ugu noqon doona aakhirka dambe, suldaan Saleebaan waxaan leeyahay maadaama uu isagu sheegay inuu yahay suldaankii guud ee beesha ********, halkaa waxa ka muuqata qadiyada ka dhaxaysa ***** iyo ******** inuu ka hadlayo, anigu waxaan odhan lahaa suldaanka arinta sidaa ha u fogayn, nin suldaan ahina cid kastaba suldaan buu u yahay, isagu inuu hadalkaa yidhaana may qurux badnayn waxaana aan odhan lahaa suldaan guurtidii aynu ku soo dooranay Boorama ee aad goob jooga ahayd ee ay beel waliba ragay iska soo xushay ee suldaankoodu soo magacaabay weeye horta nimanka meesha ee ergada ahi waxa aan jecelahay ergadii aad magacawday inaad dhaliilo u samayso dee, waa mid adiga suldaan ahaan kugu fool xun. S/ suldaan guddidu go’aamada ay soo saareen waxay sheegeen in lagu fulin doono muddo 30 cisho ah, xukuumada waxay u soo jeediyeen inay sidaa u fuliso. Hadii ay ku fulin waayaan muddadaa loo qabtay maxay noqonaysaa? J/ dee, waxay noqonaysaa arintaasi in qaranimo wax lagu qabto. Waayo waxaynu ku nahay dawlad, ee lagu muujin karaa arinta caynkaas oo kale waxa weeye dawladda haybadeedu waa cabsida, xukuumaddaan laga cabsanayn haybad ma yeelanayso, golayaashaynu dooranay go’aanka ay ka soo saareen arintaa, anigu waxaan leeyahay haybadii dawladnimo in lagu fuliyo cidii ka hor timaada S/ suldaan, suldaan Saleebaan iyo beeshiisu way ku gacan saydheen go’aamadaas, guddigiina ku sheegay niman isku wada beel ah, arintaasi siday u muuqataa? J/ anigu arintaa uma arko inay beel isku wada mid ah inay ahayd, anigu waxaan u arkaa beel walba cidbaa kaga jirtay Somaliland waa 12 beelood ayey ka kooban tahay. 12 ka beelood cid walba cidbaa kaga jirtay sidaan filayo, markaas taasi hadday fuli weydo horta xukuumadday u taalaa, ergo dhexdhexaada oo guurtidu soo xushay ayey xukuumaddu u dirtay. Dhulka sida loo kala yaalo waa wax taariikh la taaban karo ku cad. Anigu sida igu maqaalo ah waxa weeye beerihii Ceel-bardaale shuruucda meesha taalay sheekhii alle ha u naxariistee sheekh Maxamed Raage xertiisa ummad faro badan oo qabiilo fara-badan oo ummadda soomaaliyeeda baa ku jirey. Waxa wax lagu qaybsan jireyna waxay ahayd talo xereed, markii dagaalkii 88kii dhacay ayaa cidii waddanka ku soo hadhay halkay ka ilaalin lahayd maqaamkii iyo xadradii sheekha haddii ay yidhaahdeen anagaa qabsanay dee waxa taala, meesha shuruucdii xernimo ee taalay mesel waxa la leeyahay xuseen kulmiye wuxuu ku lahaa beer iyo guryo, Cali Samatar oo kale ayaa ku lahaa, kuwo kale ayaa ku lahaa oo Ina laxwas ayaa ku jirey ragaasi waxay ka mid ahaayeen ragii sheekh Maxamed Raage ku xidhnaa ee siiyey guryo iyo beero, beerahoodii haddii la qaybinayo, oo xertii loo qaybinayo sidii sharcigu ahaa waxa weeye inaan cidina sheegan, oo aanay ka sheegan dadka kale taladii xernimo lagu bixiyo, laakiin hadday noqoto xoog dee wax suurto gal ah maahoo deegaan waliba taariikhbuu leeyahay la yaqaano markaa anigu waxaan odhan lahaa waar ergadaasi waxay xukuntay hala fuliyo, halagu dhaqmo, ciday u taalo inay filsaana waa xukuumadda maaha beelo. S/ marka la eego waxyaalaha ay diidan yihiin suldaan saleebaan iyo beeshiisu waxa ka mida, xukunkii ergada, dilalkii dhacay iyo kii dhulka oo la isku hayey mar is wada raacisay, siduu ku doodayo suldaanku waxay ahayd in marka hore la dhameeyo dilalka iyo magaha kadibna la galo arinka dhulka, markaa adiga arinkaasi siduu kuula muuqdaa? J/ dee, wax waliba horta dhaqaale ayuu u baahan yahay, hadduu dhaqaalahaagu gaabto waa inay arimuhu degdeg kaaga baxaan oo la dhamays tiro, arinku haddii uu jiitamo oo la jiido boqol mishkiladood oo kale ayaa iman kara, arinka oo lagu guda jiro ayaa fal dhici karaa. Markaa waxa weeyaan haddii arinka la gudo galo in la yidhaahdo ha la dhamays tiro, waxaasi waa wada hadal oo bani aadamku isku afgaranayo oo lagu wada hadlayo, soomaaliyana garta, sideeda ayey u taqaanaa, dilka, dhaca iyo dagaalka iyo wixii khasaare yimaadaba mar qudha ayaa la is raaciyaa lama kala dambaysiiyo waana dhaqan soomaaliyeed. Haddii la doonayo meesha xalkeeda, horaa loo soo eegay, waa la soo maray deegaanada siday u dhan yihiin dadkooda way soo waraysatay guurtidu cid waliba wixii illaahay ku ogaa markay sheegto ee lala kala baydhi waayo dee, waxa weeye ninka xaakinka ah ee xukumayaa wixii ay dadku sheegeen ayuu wax ku goosanayaa oo arinka wixii macquulana wuu soo qaadanayaa, wixii madmadaw kaga jirana isagaaba ka xishoonaya inuu xukunka gacanta ku gooyo oo uu cawaj u gooyo. Anigu waxaan qabaa Somaliland maanta fidno uma baahna deegaanku si nabada ayuu u wada ooli jirey, haddii damac yimaado dadku way wada haddli jireen, laakiin meesha xabadi ma haboona, beelaha qaarna hubkii baa laga dhigey, qaarna hubkii weli cidi hub ka dhigis kumay samaynin, markaa qoladan wax diidani waa qoladii aan hubka weli laga dhigin. Anigu waxaan codsanayaa inta aanay xalba ka gaadhin arintooda guurtidu in dib loo eego wixii Somaliland beelaheeda kale soo mareen oo hub ka dhigid lagu sameeyo. Anigu waxaan qabaa beesha ******** hub ka dhigis ha lagu sameeyo, ummad meel ku wada nool oo badhna hubaysan yahay badhna aanu hubaysnayn meel kuma wada noolaanba karayno. Ugu dambayn waxaan ugu baaqayaa oo aan madaxwaynaha ka codsanayaa arinkaa ay ergada guurtidu go’aanka ka soo saareen in sidiisa loo fuliyo, xukuumadduna ay fuliso
  19. I thought Shariif was being blood sucked by a DRACULA, but this pic looks like its Abshir Bacadle embracing him.
  20. There is unpresidented attack on the new arrivers of this politics page. I would say leave them alone and let them post what they like, at the end of the day we are not in Muqdisho where your told what to write and what to say, the newbies are fresh blood and fresh breeze to this page, which was dominated by an old elite who thought this was their exclusive chat line. Of course everyone should obbey the SOL rules and code of conduct, but newbies are not threat and they should feel welcome.
  21. Also, Russia has won the war in Chechnia. Chechnia war was won by the ex president Kadyrov who led an army called the KADYROVSTY . http://en.wikipedia. org/wiki/Kadyrovites Russia always had tanks and big arms but they were defeated twice in the 1990s. Even Putin admitted without the KADYROVSTY brigades help, Russia could've never defeated the chechen rebels.
  22. The tanks are a game changer. If its true, then Xasan dahir is in trouble A tank in a built up city is useless, ask the Russians in Chechniya, or the Israelis in Gaza. Its like trying to kill a fly with a hammer.
  23. I always suspected that. Once a probagand campaigner has always been a probagand campaigner, I can imagine JB wearing the green uniform of the GUULWADE, with his red scarf, and megaphone traveling through Hargeysa calling for ORIYENTEESHIN.
  24. Wadnihii dalkoow, siyaad. Wehelkii calankow, siyaad. waalidkii umadoow, siyaad. JB I heard Xaaji Xunduf used to be a GUULWADE in the 80s in Hargeysa, is that true?. And what was your proffesion during the SNM campaign? not a GUULWADE I guess.