Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation since 08/20/2020 in all areas

  1. 3 points
    I guess Iskushuban will be next.
  2. 3 points
  3. 2 points
    ^is the northern enclave going to be next child of Ibrahim to join?
  4. 1 point
    Haduu ku guul daraystay doorasho qof iyo cod ah cidna ka yeeli mayso inuu dad karaamadooda difaacanaya u gumeeyo shisheeye kal-kaal. Maxay shisheeye kal-kaalku ku diideen qof iyo cod? Dhagayso dhoobo-daareed. 4.5 wuxuu la mid yahay inaad u dabranaato beel kale oo aad ku hoos jirtaa. Taas macnaheedu waxaa weeye .5'ka cabanaya yaa kaa fiican oo kaligiis meel taagan, asagoo saxankiisa wata, halka aysan garanayn reer maakhir iyo reer gedo waxa deni iyo madoobe oo aan sharci ku iman usoo taagi doonaan. Farmaajo nalkii casaa wuu soo dhaafay hadaanan ilaahay nagu bad-baadin mukhtaar iyo muudey.
  5. 1 point
    M.macruuf. Farmaajo wuxuu noo ahaa nin daacada oo xoriyad maskax iyo qab soomaali ku jiray. Waxyaabaha qaar si sahlan loogama tanaasuli karo siiba markay timaado arrimaha qowmiga ah. Ama si kale hadaan u dhigo markii dhabarka dhaawac aad u dhimanayso kaa gaaro waa la gur-guurtaa ilaa aad tagto meesha ugu dhaw oo hoos iyo doog leh si aad ugu naf baxdo. Xashiish korkiis laguma dhinto, macnaha magucu waa qaali caruurtaadu sii wadi doonto. Nimanka uu la shirayo waa shisheeye kalkaal wixii farxad geliya waa ajande shisheeye ma'ahan mid beeleed iyo mid soomaàliyed labadaba. Waxaan diidayo waa niman sharci daro wax ku marooqsaday aadna u neceb in dadku xoriyad helo, inuu umad dhan oo wanaagsan hoos geeyo masiirkooda kuna takri falaan xoriyadooda doorasho oo shakhsigaa. Tusaale sahlan Farmaajo ku darsasho yuu doonayaa waana kaligii talis waa eedooda ama nuxurka doodooda. Hagaag Madoobe 8 sano yuu kukuyada la joogaa kismaayo sifo aan aan sharci ahayn iyo iska daba wareeg. Dr. Deni oo jufadiisaa dhaxal u siisay kursiga puntland waa ku simaha doorka kale ee ina adeerkiis. Nimanka noocaas ku yimid oo farmaajo ku leh waa kaligii taliye dadkoodiina in yar nalka u shiday miyaa lagu raaci waxay ku qoslaan? Aragtidayda waa maya. Ilmo burtinle Sidii habar wax lagdatay ha u hadlina farmaajo haduu jeebka idiin galay qosolka yareeya.
  6. 1 point
    Gooni oohinta orgiga kawayn. Waxaad lacabaadaysaa ma aha wadan aad unaxaysid ee waa qoladayadii baa laga badiyay, marka aan galgasho sidii geelii Farmajo haday dhab ka tahay one man one vote kamuu hadleen saacadihii ugu dambeeyay madaxwaynimadiisa ee horey buu udajin lahaa chesskii lagu gaari lahaa laakiin wixiisi waa aan kudarsado waa mudanahaye. Saasna wadan kuma shaqeeyo.
  7. 1 point
  8. 1 point
    Mujaahidiintii iyo agoontii snm, niman dhacay oo habrihii ka oohiyay, odayaal koonfur ka yimid u joojin maayaan. Nabad galyadu waa shabaq ay ku kaluumaystaan, buurahooda iyo dekadahooda oo dhan waa wada iib. Qaraabo kasta haday doonaan, haday ergoodaan, maxkamad haday aadaan, bac iyo xanjo haday gubaan, lagama yaabo inay snm dhul u ogolaato. Waligood ku dili maayaan sidaad garsoore marqaansan uga daba wareegayso markii kabuhu kaa dhamaadaan oo caruurtaadu korto bay ku dhihi xogaa yaa laguu ogolaaday ee ma qaadan. Mise warqad cusub yaad soo daabacan garsoorsyaashii hore mid ka fiican yaa iminka jooge. Warqada markaad daabacayso way yaqaanaan waxaa ku qoran inaad Siyaad Barre Supporter tahay macnaheedana kaligood baa yaqaan umana jeedid meeshay ku qorantahay. Odoyaashaan wixii loo ogolaado ha iska qaateen intaysan daruuftu dabrin.
  9. 1 point
    Saala, Saaxiib it happened before. Two fools (prime ministers C/weli Gaas and Cumar Sharmaarke) run against the presidents they were serving, and thanks to their action they, Shariif and Hassan Sheikh went down. This Khayre had probably over estimated himself . He is either knows something we don't or will flow the same route of his predecessors. If it is all about revenge , he will go down. Mise waxa uu is yidhi Farmaajo waxba meesha kuma hayne adaa wax kala waday. Since the day he was fired, Farmaajo seems to be confused. He can not made his mind in any issue.
  10. 1 point
  11. 1 point
    He just wants to calm the restless, money losing Kiikuuyada.
  12. 1 point
    Mouradi1, Abiy was the compromise candidate favored by the IC and he was less polarizing, unlike Lemma. He was palatable to the Oromo because the Oromo masses thought he was one of them, and Amhara extremists believed they could manipulate. The Tigray was simply told to behave. The IC will definitely try to keep Ethiopia together. But unlike the Ethiopia of the past, what we have today is a highly polarized population, the rise of ethnonationalism with defined regional borders, and well-armed paramilitary troops. The center is losing power every day and the periphery is getting stronger. Abiy or any future leader cannot take the country back to a centralized system of governance and the current ethnic federalism will lead to further division and aspirations for complete autonomy or outright independence. I don't see Ethiopia adopting true federalism as we understand in other countries; the choice comes to heavily centralized state or ethnic federalism with even more autonomy. Even some in Western circles are beginning to imagine disintegrated Ethiopia.
  13. 1 point
    Why there are fears that Ethiopia could break up Why there are fears that Ethiopia could break up WWW.BBC.COM The feud between Prime Minister Abiy Ahmed and the ruling party in the Tigray region is escalating.
  14. 1 point
    It puts Abiy in difficulty situation. If he backs, down and accepts the election results, he loses what authority he has. If he attacks, there could be a bitter civil war It could be very consequential day for Ethiopia.
  15. 1 point
  16. 1 point
    Sheekadii 3 maan-laawe. Farmaajo Deni,Madoobe. Qasadu waxay ahayd nin 100 geela xoola ka haysta yaa gabar qalbigiisa isku balaarisay. Aabaheed wuxuu ku xiray inuu 100'ka geela ah oo uu haysto yarad uga siiyo gabadha. Wuu ka yeelay ayadoo sawir hoose qalbigiisa ruxayso. Mudo kooban yaa gabadhii iyo ninkii guurasaday faqri lasoo darsay oo waxay cunaan waayeen. Gabadhii oo diif ka muuqato yaa waxaa bariiday ugaarsade biro wata. Wuxuu u sheegay inuu ugaarsi tagayo oo gaajo tiri doono taas badelkeedana ay af garato markay hilibka sagaarada cunto oo gogol gaara siiso. Waxay ugu jawaabtay inaysan waxba ka qabin oo uu gaajada ka bi'iyo marka hore. Ayadoo sugaysa ugaarsadihii yaa waxaa u yimid ninkeedii oo asna diifaysan. Qorax dhicii yaa waxaa u yimid aabaheed oo geelii uu yaradka u qaatay laga dhacay oo gacan madaw kuna fekeraya bal inuu wax un kale ka helo wiilkuu sodagga u yahay. Ayadoo xaajadu halkaas marayso yaa waxaa yimid ugaarsadihii oo atoor sagaaro soo dilay kuna qariyay aqalka muskiisa sida sharuudihii ka dhaxeeyay asaga iyo gabadha u fulaan Markay sadexdii nin is bariidiyeen ka dib Bay gabadhii ku tiri waxaad tihiin sadex maan-laawe. Kow Aabahay waa maan laawe oo ninkii uu ka qaatay wuxuu xoolo haystay oo faqri ah yuu xoolo kale usoo doontay. Labo Waa ninkayga oo garan waayay xoolaha wax ka reebo aqal madaw gabar ha gayne. Sadex Waa ugaarsadaha sagaaro wax uga doonaya gabar 100 halaad laga bixiyay. Sadexdaas waxaa la mida Kow Farmaajo inuu sharaf madaxweyne siiyo niman qudaaca dariiqa oo aan jid iyo jaho u ogolayn 15milyan. Labo Deni oo carab ka iibiyay ishii yarayd abaar iyo gaajana ka qaaday xaqul qalinkii carabta laga cunay. Sadex Ugaarsadaha waxaa lamida axmed madoobe, oo ku doonaya lug sagaaro gobolka gedo in lagu hoos geeyo. Talo ku socota farmaajo Ninka ragga ah magac buu ka tagaa. Geesinimadu waa darajada labaad oo fulayga ku xigta. Jaaniskiisa yuusan dhaafin labada qudaacu dariiq muqdisho haku xiro maxkamad ka dibna samadiidoow ha la qaado. Meeshu waa 4.5 waa jaanis aan cid heli kartaa jirin shareecadu waa ogoshahay inaad wiilkaaga disho haduu qudaacu dariiq noqdo. Wayshuna qosolka way dayn lahayd qabrigaagana siyaad barre agtiisa yaa laga wodi lahaa ilaa iyo hadda ducadu ku socoto.
  17. 1 point
    I think the bantu colony of Mogadishu believe the emarates are bad for having ties with Israel. But Turkey is oke to have ties with Israel.
  18. 1 point
    War stop dividing Irir alliance On serious note, they could have been shot at like Awdal Clan Ugas. S
  19. 1 point
    Dadka reer muqdisho ayaga ayaa doqomo ah wax walba waa lagu sameeyaa laakiin waa dad hurda Allah ka dhigo kuwa kala garta casawgooda iyo sxbkooda.
  20. 1 point
  21. 1 point
    DO you mean fake SL anthem? Why would they know that?
  22. 1 point
    This is a start of a fight against rampant, systemic corruption and it is timely needed. This case has been ongoing for sometime. Maxkamada gobolka Banaadir oo xukuntay masuuliyiinta katirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ciqaabeed ku riday 9 qof masuul oo katirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo lagu helay musuq maasuq ku saabsan xatooyo hanta dadweyne. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Cabdillaahi Xaashi Cali oo ah agaasimihii guud ee wasaaradda caafimaadka ku xukuntay 9 sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan 59malyuun oo shilin Soomaali ah. Waxaa sidoo kale ay ka reebtay inuu maamulo xafiis dambe oo dadweyne. Sidoo kale, agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayay maxkamadu ku riday 18 sano oo xabsi ah iyo 59 malyuun oo shlin Soomaali ah. Isagana waxaa laga mamnuucay inuu mar dambe ka shaqeeyo xafiis dadweyne. Mahdi Abshir Maxamed, madaxii xisaabaadka mashruuca wacyi galinta caafimaadka ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa lagu xukumay 12 sano oo xarrig ah iyo 59 malyuun oo shilin Soomaali ah. Masuulkaan waxaa isna laga reebay inuu ka shaqeeyo xafiis dadweyne ama dowladdeed. Bashiir Cabdi Nuur, ahna xisaabiyihii mashruuuca malaariyadda iyo iyo HIV/AIDs ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah iyo 29malyuun oo Sh,So iyo ka reebista shaqo dadweyne muddo 5 sano ah. Dhinaca kale, maxkamadu waxay xoriyadooda usoo celisay 5 eedeesane oo katirsanaa shaqaalaha waaxyaha wasaaradda caafimaadka oo lagu waayay dambiyadii lagusoo eedeeyay wayna fasaxday. Xigasho
  23. 1 point
    Qoraalka is written by a Kiikuuyo called Abuga Makori who is obviously against Soomaaliya's recovery. He is also the editor of Garoowe-Online. Such a shame, a Soomaaliya-based site hiring anti-Soomaali non-Soomaalis as editors.
  24. 1 point
  25. 1 point
    Off the ladder 1990 and back on by 2016, third from bottom better than 2 other countries, not bad. Not at our rightful place in the region but a wounded tiger, we are.
  26. 1 point
    Waa arin fiican laakiin musuqa ugu daran ka jiraa wasaaradaha daqliga soo uruuriya sida waasaarad maaliyada, gaadidka, ganasiga, duulista hawada.
  27. 1 point
    You lot speak like men with privilege!
  28. 1 point
    That is why timajilic does not want one man one vote. With one man one vote, they will get more seats. And yes not minority, but dispossessed.
  29. 1 point
  30. 1 point
    Ceeldoofaar successfully changed to Ceel Daahir
  31. 1 point
  32. 1 point
  33. 1 point
    Waa loo baahnaa. If guddoomiyaasha gobollada do not want magaca madaxweyne laga badalo, then ha loo daayo and dowladda dhexe should have a new name for madaxweynaha dhexe and written in the constitution. Perhaps madaxsare, sareeyesare, madaxweynesare, et cetera.
  34. 1 point
    From weight loss, blood pressure to a lot more here are ways of how lemon keeps your body is beneficial for your body and you need to make it part of your life Source: Hiiraan Online
  35. 1 point
    NEW YORK - The U.N. secretary-general warned Sunday that the increase in social and economic pressures brought on by the coronavirus pandemic has led to a global increase in violence against women and girls. Source: Hiiraan Online
  36. 1 point
    Doctors from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) are conducting the operations in partnership with the international cleft lip charity, Smile Train, and Washington-based Company, Bancroft Global Development. Source: Hiiraan Online


  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up