Sign in to follow this  
True2truth

What are my options?

Recommended Posts

Nephissa   
:D @nuune. 'Abbaa, Ninka caawa ii dhiib' in mar dhow la is dhaho aa bilaabanayso!! Sakareet miyaa, asaa ii dhiib la is dhihi jiree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

looooooooooool@sakareeet ......

Nepthys qoftaan dhuudhumashow iyo dhakac dhakac ineey ciyaarto marabto ilmana ineey dhasho eey rabtaa ka waran hee

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Nephthys:

:D
@nuune.
'Abbaa, Ninka caawa ii dhiib'
in mar dhow la is dhaho aa bilaabanayso!! Sakareet miyaa, asaa ii dhiib la is dhihi jiree.

Nephy, aduunya gadoon waaye, maalintii iigu darneyd waxey aheyd ayaan dhaweeyd, mid baa taleefan ku hadlaayey, marka aniga iyo dhowr kalaa u dhaween, telkii markuu dhameestay baan ku dhahnay maxaa waaye qoftoo maa ku heesaa see camal, kulahaa, xalayto mid la furey aa shaqshaqanaayaa camal, oo seed ku ogaatey in xalay la fuerey waaba subaxee, ma rooxaan baa kula shaqeeso, kulahaa waaba la socdey processka dhan, waxba lama qarsanaayo marka aduunkaan, wax kasta waa cadyahay aan ku dhahay marka is ilaali "ii dhiib" badan waa idin ku soo socotaa smile.gif

 

 

Cabdiyo, lol@bad image, waxaa fiicnaan laheed inee dhahdo dhalo aan iskaga dhalo, in dat case usbitaalada aa caawin lahaa da hows, nabee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^lol true.ama a very somali thing to do would be marry him,ask for divorce and say 'haa! maka reeynino labo ilmo oo qurxoon baan dhaley'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Ma'aqaan,waxkaste waaka dhacdaa.badanaa kuwa saas dhaho waa kuwa xaaja kuxumaatey,oo boorka iska jafaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loo@boorka iska jafaan ehehe,

 

Well dadka isku mid ma ahan, dadba si bey u guursadaan, kuwaa iney caruur kaliya dhalaan, kuwaa iney waxba dhalin oo iska durduriyaan, kuwana temporary, qaarna iney is tijaabiyaan hadhowna la kala tago, tanaa ugu daran oo hada aad loo isticmaalaa, aan is tijaabino horta ayaa lagu oran wixii ka dhaco haka dhacee ma dhakhtar baa isku keen qorey inaan waligeen wada noolaano

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by nuune:

loo@

 

tanaa ugu daran oo hada aad loo isticmaalaa, aan is tijaabino horta ayaa lagu oran wixii ka dhaco haka dhacee ma dhakhtar baa isku keen qorey inaan waligeen wada noolaano

Nuunow..marka lais tijaabiyo hadi qof walba su rabay eey noqoto oo xaalada mac iyo jug noqoto

maxeey sameen waa is tijaabine aan kala qaraab tagno miyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Afro, aan is tijaabino kaliya weeye, ama hala iska helo oo ha u macaanaato, ama si kale, muhiimadooda waxey aheyd in la is qaraaco, hadhowna la kala tago, waajibkii waa iska ridney ee nagu kala kaxee waaye uultimo.

 

 

This is new phenomena though, waana wax hada aad ugu sii fidayo bulshada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

kuwaas in la karbaasho istaahilaaaan

 

nuunow qurabaha waa lagu qatilmay wale ....dadaan isqabin oo isla nool waan arkay wale waa la ilbaxay ma ahane waliba si xun aan u ilbaxnay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^bit of a pickle@Afro.but i assume it's an exist strategy...xamar waa magaalo camal.

 

LOL nuune,waa runtood ma dr baa isku qorey,Kuwaas wa understandable. Children waa loo baahanyahay,yaa maanto dhan iska agfadhinaayo qof ma dhaleeys ah, its selfishness to deprive your spouse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^Ouch, that's harsh.

 

LOL@ is garaaco. Couldn't you think of a better term @ Nuune. I guess, that explains the high divorce rate though.. most people go into it to 'see how it goes' and don't fully commit to the 'till death do us part'..

 

 

p.s This sheeko is starting to sound like an Eastenders plot. *yawns*

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol@Eastenders, do you get dat in Dubai, you probably missed alot I guess and addicted to Musalsalaat :D

 

 

PS: Where is the lady who started the topic, meel bey bomb ku sii deysay ayey hadana ka dhaqaaqdey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

Originally posted by Cabdiyo Cabdi:

^LOL@miirato...bad image comes to mind
redface.gif

Her name is starting to make sense!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this