Saalax

Djibouti sanctions Jeeganlanders with Djiboutian passports

Recommended Posts

Saalax   

Dawladda Jabuuti Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Dadka Reer Somaliland Ee Ay Hore U Siisay Baasaaboorka Dalkeeda +[ Akhriso ]

March 15, 2018

Jabouti (Salaanmedia.com)_Xoghayaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka dalka Jabuuti ee
MRD, Mud Jaamac Xuseen Rooble ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin dekeda Jabuuti ee laga wareejiyay shirkadda laga leeyahay waddanka Dubia ee DP World. Mr. Jaamac Xuseen Rooble oo khadka telefoonka ugu waramay telefiishenka Bulsho Tv ugu horeyn waxa uu jawaab ka bixiyey xalaalnimada heshiiska dekedda Jabuuti iyo DP World, waxaanu yidhi;

[IMG]

 

 

 

“Arrinta DP World, kolay sidaad ka war haysaanba, kolkii qorshahan (heshiiskii Jabuuti iyo shirkadda DP world) la saxeexanay, wax baarlamaan la mariyey ma jirin, wax bulshada reer Jabuuti la ogeysiiyayna ma jirin. Laban nin oo kala ahaa Cabdiraxmaan Boorre iyo madaxweyne Geelle uun baa ogaa oo saxeexay, ee annagu ka mucaarid ahaan wax aanu wax ka ogeyn ma jirto, oo sharcigii dhamaa ee dalkaba lama ogaysiin. Sida immika la sheegayo ee aad aragtaan, markii laysdiiday ee labadaasi nin arrin siyaasaddeed isku diideen, uun la leeyahay waan khaldannay oo waliba khaladkii cid kale la saarayo, ninkii sameeyay uu leeyahay sidaas, Kuwa waxan sameeyay ayaa wali dalkii jooga oo xukumaya. Waxa kaloo jirta inaanay ogeyn xataa lacagta lagu heshiiyay, iyadoo muddada heshiiskaasi la saxeexay yahay konton sano, baarlamaankana yaan lohor keenin baabay yidhaahdeen, boodhkii hore ee jabuutina hala baabiiyo ayay yidhaahdeen. Waxaas oo dhami waxay ahaayeen wax nimankasi samaysteen ee wax ummadda reer Jabuuti leedahay oo cashuur la qaadayo maba ahayn. Wax qarsoodi lagu saxeexday ayay ahayd, wixii ka dhashayna waydiinkaa arkaya. Ayuu yidhi Xoghayaha xisbiga mucaaridka ugu weyn ee dalkaasi Jaamac Xuseen Rooble oo khadka telefoonka ugu waramay telefiishenka Bulsho Tv
Mar xoghayaha la weydiiyey su’aal u dhignayd: Yaa Lagu Wareejiyay, Shirkad Noocee Ah, Muddo Intee Le’eg Ayay Haynaysaa Dekedda Jabuuti?, waxaa uu ku jawaabay “maamulka dekedda Jabuuti ee shirkadda DP World laga qaaday, sida lagu sheegay digreeto madaxweyne Geelle soo saaray waxa lagu wareejiyay hay’adda waddani ah oo dalku leeyahay oo dawladdu leedahay baan ku wareejiyay buu yidhi, muddo lix bilood ah. Taas oo aannu ognahay inay tahay hay’addii kamidka ahaa kuwa dalku leeyay.
Waxaan kaloonu ognahay in DP World ay dacwad dhigatay Maxkamadda London ku taalla, maxkamaddaas oo ah tii kala saaraysay heshiishka sida ku qoran, haddii wax laysku qabto lagu kala bixi lahaa, dee dacwadeeda wixii kasoo baxa waanu sugaynaa, hay’adda lagu wareejiyay waa hay’add dawli ah oo Jabuuti ah, inay bal ka wanaagsanaato shaqadii iyo inay wax ka dhacaan, waa loo wada joogi.
Waxa koloo jirta iyana dekedda Shiinuhu dhisay, oo iyaduna loo saxeexay wakhti dheer, haddii laysku qabsado, iyadana hadday wax ka yimaadaan, maxkamadda London uun baa la tegayaa. Dhammaan waxaas maalgalin ee lala saxeexday dawladda Shiinaha mida waddada tareenka oo iyadu Addis ababa laysla tegi doono, maahane inta kale taas London uun baa laysla tegayaa.
Waxa kale oo uu ka hadlay warar sheegaya in dawladda Jabuuti ay baasaboorrada kala laabanayso dadka reer Somaliland iyo kuwa Soomaalida kale ah ee qaatay baasaboorrada sadexda sano ee dalkaasi. Waxaana mar arrintaasi wax laga weydiiyey uu yidhi
“Waan maqlay arrinkaasi baasaboorrada ee laga soo laabay ee waraaqaha loo diray safaaradahii adduunyada, oo la leeyahay ma soconayaan baasaboorradii aanu siinay dadka Soomaaliya iyo kuwa Somaliland labadaba. Kolkaas waxa masuul ka ah kolay sidaan qabo dawladda jabuuti iyo ragga madaxda ah ee ka tirsan, oo kolay kuwan la siiyay Soomaalidu waa dadkeenii, waxa jira kuwa kale oo badan oo la bixiyey, balse waxaannu ka ognahay ma jirto, waxase igu maqaalo ah, qolada Somaliland in waxa la siiyay baasabooro Dubia ah. Kolay annagu shaqo kuma lihin oo qolyooyinkaa socdaalka iyo laamaha dawladda ayaa ku shaqo leh arrintaasi.”
 

http://salaanmedia.com/?p=193193

 

 

 

http://salaanmedia.com/?p=193193

Share this post


Link to post
Share on other sites

If this was true, then Djibouti is feeling the heat. :D 

 

With UAE now accepting Somaliland Passport holders to enter their country, there will be very little need for Djiboutian Passport. 

Quote

UBAI– The United Arab Emirates Have Accepted Citizens Traveling With Somaliland Passport Can Enter Into Her Country And Further Allowed That The UAE Can Issue Visas With Somaliland Travel Documents.

First, People Who Will Be Allowed To Travel To The UAE Are Those Holding Somaliland Diplomatic Passport In The First place. Second, Business People Are Permitted To Go The UAE With Somaliland Passport. Third, Anyone Holding With Somaliland Passport Can Travel To The UAE.

Reports Confirm That This Has Been Facilitated By FlyDubai Airways Which Has Recently Started Direct Flights To Somaliland. This Is An Important Diplomatic Step Taken In The Right Direction. The UAE has Banned People Traveling With Somali Passport Cannot Enter Into Her Country.

Citizens With Somaliland Travel Document Can Go To The Following Countries:-

1- South Africa

2- Ethiopia

3- Djibouti

4- Belgium

5- United Kingdom

6 – France

7- South Sudan

8- Kenya

Somaliland is a broke away republic that seceded from Somalia in 1991 but it has not been recognized.

Turkey, Ethiopia, Djibouti and Kenya have diplomatic office in Hargeisa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

They should strip millions of haram wealth from Ina Aw Siciid and other Jeegaan businessmen. Djibouti is on the right path.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Djibouti is our land and it must not fall into the trap the UAE wants which is to create hostility among Somalis. There is no need to strip people of their citizenship. If true, this is a stupid move.  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

if true, completely unnecessary and shows Djibouti is vulnerable as well.

 

UAE will difinitely try to use SL against Djibouti as well, we will see if they accept this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
45 minutes ago, Ducale said:

 

Ha isku dayin inaad hadhkaaga ka dheereysid. "Very little need for djibouti passport kulaha"! Muuse biixi wouldn't be the "celebrated snm hero and president of jsl" if it wasn't for that passport you are so quick to dismiss,  because those uae-lady'boys will accept your passport.  

 

Wale waa yaab!  Casuumad yar oo carab xumi idiin dhigay ayaad diyaar u tahay inaad xaqirto ama aad isku daydo inaad jabuuti ku kibirtid. Waar ma sidaas ba cheap u tahay? Waa maxay dhaqan-bisadeedku? Bisada lagu sheega ineyna lahayn wax loyalty ah. Oo hadba cidii cunto siisa uun taqaane. 

 

Don't be a bisad. Ungrateful

Be a dog. Loyal.

 

I have nothing against Djibouti. In fact, I believe Somaliland has nothing against Djibouti at all. It is them that are not reciprocating the love. 

La'xaadka waa badhaadhee hadduu, ii bogsado xooggu
Oo biixiyaha Eebahay, kay isugu beego
Abaal badha, abaal bura, abaal bur iyo dheeraad ah
Ninba kiisa kaan ugu bedeli, beerka ka ogsooni

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Holac said:

Djibouti is our land and it must not fall into the trap the UAE wants which is to create hostility among Somalis. There is no need to strip people of their citizenship. If true, this is a stupid move.  

 

Those businessmen who use Djibouti passports such as Ina Aw Siciid but are Jeeganlanders created many problems in Somaliland. It was well overdue anyway. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne,

What if this is fake news? exagerated news? twisted news? will you apologize?

If true: Doesn't Djibouti have all the right to control and protect her interest. There is nothing wrong about it. Remember you are not in 1990s when human life was at risk. Now its economic risk and that you should be prepared to live with consequences.

Djibouti has not wronged anyone, even DP world, yet every joe and jane seems to think that Djibouti has no right, power, influence and will to stand up for her own interest, which is fair.

You may be unhappy, but can not and should never blame someone for protecting his interest. You should actually be happy to see someone in Africa behaving and acting in his own interest and not being bullied by anyone including bigger powers.

When it was humanitarian he did humanitarian, when commerce he did commerce and when security is doing security.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
4 hours ago, Oodweyne said:

Ninba kiisa kaan ugu badeli, beerka ka agsooni

Isn't it "Ninba kiisa kaan ugu badeli lahaa, beerka ka ogsooni"?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It is good that Djibouti is starting to realize Jeegaanta businessmen are parasites that live among them.Kick them out if they work against the interests of Djibouti (just as in the case of  booty shaking for DP World that insulted both Djibouti and Somalia. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.