Sign in to follow this  
wacdaraha_aduunka

Question for the ladies

Recommended Posts

The Zack   

Waraa Nina yaa u wacay? Meesha ma la isu hiilinayaa.. :D:D .

 

Nina., how do you even know how the 2010 shukaansi works, maalinna dadkii hore iska maalinna dadka danbe LOL. The false abowe macaane and abayo macaanto of the pre-mariage has been the main cause of many divorces.

 

Ismalura,

 

I hope u understand why I would do that to someone. One can't afford to bring his chosen one all the way from Africa and then she walks away the next morning. That's waste of the hard earned $$, you know.

 

Dhinaca kale, the older, the less expensive. Think of it like a milage on a car, the higher the miliage on a car, the less value :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^How dare you say that Zack? :D

 

Zack, what you saying doesn't make 5 sambusi for afur. lol

 

Gabar local ah oo ay is fahmaayaan hadduu $10, 000 kaas ku spend gareyo soo kama fiicna? safar lacagtiisa ma xisaabisey?

markuu keeno mida Somaliya, soo inuu afkii baro ma ahan, baabuur sida loo wado baro, suuqa iyo doktoorka inuu la aado soo ma sugeyso? Is he ready for that? yaana dhib yar labada choice?

Shukaansi love works, folks are getting smarter, been aan la maqlin majirto. Kii wax haystana ma booteyn karo, waa la is ogyahay salary wise qofwalba tabartiisa.

Adiga waxaad tahay old school, 30 sanno ayaa ka soo wareegtey fikirkaad jeebka ku wadatid oo ku bilbileysid igaarkaas guurdoonka ah.

 

Walaalow, mideeda kale, haddii aad ogtahay ma ogi but 30 is the new 15 now. Women are having children at age 40 n up so eat a cellphone techie-yahow.

 

p.s. Zack, sheekadaan waa ku fashilmatey, maxaase igu diideysa inaan ka qayb galo dooda? LOL @xaasidnimada Zack

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Mr zack sxbow, you should know by now where Ismalura is coming from. ee kadaa :D

 

Ps: off to eid prayers

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Oz, ok chief waad u jeeddaa.

 

Nina LOOOL..u never cease to crack me up...30 is the new 15 kulahaa. A family friend of mine had a baby at the age of 42 waxii ka dhacay waaba la ogaa, all kinds of doctors baa meesha imaaday, waa la baadhayaa cunugga inuu caadi yahay iyo in kale kulahaa since the mom was "too old". Marka walaaley gabdhahan saacaddu ay ku socoto ha ka waalin.

 

Midda kale sheekada ah waa la is yaqaanaa oo shukaansi love baa jira wax ka jiro malaha. You really don't know the other person's real personality until u live with them. That is just a fact. So I don't see any benefits of marrying a local girl over a one from Somalia. As far as af ingiirska, driving and doctor visits some in Somalia are more knowledgeable and handy than some in the west.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by NinaNC:

^How dare you say that Zack?
:D

 

Zack, what you saying doesn't make 5 sambusi for afur. lol

 

Gabar local ah oo ay is fahmaayaan hadduu $10, 000 kaas ku spend gareyo soo kama fiicna? safar lacagtiisa ma xisaabisey?

markuu keeno mida Somaliya, soo inuu afkii baro ma ahan, baabuur sida loo wado baro, suuqa iyo doktoorka inuu la aado soo ma sugeyso? Is he ready for that? yaana dhib yar labada choice?

Shukaansi love works, folks are getting smarter, been aan la maqlin majirto. Kii wax haystana ma booteyn karo, waa la is ogyahay salary wise qofwalba tabartiisa.

Adiga waxaad tahay old school, 30 sanno ayaa ka soo wareegtey fikirkaad jeebka ku wadatid oo ku bilbileysid igaarkaas guurdoonka ah.

 

Walaalow, mideeda kale, haddii aad ogtahay ma ogi but 30 is the new 15 now. Women are having children at age 40 n up so eat a cellphone techie-yahow.

 

p.s. Zack, sheekadaan waa ku fashilmatey, maxaase igu diideysa inaan ka qayb galo dooda? LOL @xaasidnimada Zack

@ Nina wadaadka wuuba calaacaly markuu ku arakay LOL. Meeshanuu la taganayahy wuu la weynaaniyo naag baa iga halaabeysa. I told him khasaaraha gadaal ka imanayaa ka badan but he obviouly doesn't want to listen....Somali the easy chaap way out baa ka carartay.

 

@ The zack my value is not going to decline over the years because aniga waxba igama dhacayo....I hate the analogy but things deprecite when they are being used :D

 

 

@ The oz maxaad ka khaldan adiand what Eid are you talking aprt. Ma aduun kalaad joogtaa yahuu ee :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Walaaley, Zack wuxuu rabaa inuu advice uu isaga raacin uu sidii expired WFP bur u siiyo rijaalka doobka ah. Iyaah.

Tuulada uu deganyahey waaye problem-ka aan u maleynaa, kuwa cadaanka xataa tuulooyinkooda ayey hillbilly bridesmaids ka doontaan, malaha Zack wuxuu u maleeyey that is the norm everywhere. hmm

 

Zack, marka hore, guurku waa calaf, sax?

Qof walba has different experiences, double sax?

Adiga advice xaasid ayaad dhibtey, triple sax? lol

 

Horta ma maqashey islaantii lixdanka jirtey oo dhashey? mise you were creating an app to lock up women's laptops?lol

Hal case ayaad haysaa oo aad u istcmaaleysaa like DNA test? wax kale ma haysaa? Aniga I know 10 cases oo 40somethings ilmaha left n right isaga daba keenaaya (different ethnicities Somali u badantahay).

 

AS xataa wey ogyihiin the value of shukaansi love (remember 7PM). Adiga lee aduunka ka maqnayd waayahaan (30 sanno iska dheh) Mr. Xaasidberry.com.

 

p.s. Waxa si fiican la isku bartaa markii la isla dego waa runtaa, laakiin marka hore waa in heestii jacaylka la isku hees heesaa (waxaas a techie xaasid ah waxba kama yaqaano lol). La qabso 2010 sida u dhaqsaha badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Nina, waligaa ma maqashay "do as I say, not as I do". If you have ever taken a business management class in college you will agree with me that some of your professors were very good at the subject of "owning/creating/managing" a bussiness. Yet, most of them don't really own or manage a business, why? Because it ain't the right thing to do for them at the time. Marka me not following my own advice is just like that.

 

As far as ladies giving birth to babies at 42+, those are rare and ilaahay amarkii iyo yaa allaah :D and you know that. Imagine Ismalura getting her first baby at 45(god forbid), markey 60 gaadho, people would be like is this your grandson? LOL taas maxaa ka xun bal. When is she going to have the time to have fun with her children when she is 50 and her daughter is 10. That, walaashey, is just not right!

 

Shukaans is overrated, halla iska xaroodo and run run haloo wada noolaado.

 

Loooool@alshabaabs' 7pm. We are discussing humans here, nimankaas waa wax kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
FatB   

lols how did i miss this...

 

@zack true giving birth at such a late age takes the fun out of being a parent dont u think?

 

@Elegantly - try some kangaroo meet am sure oz is avalible

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^Ok, walaalow yaa u maqan islaan 4 cunug jiideysa oo aan luqada shisheeye iyo nidaamka qurba joogta waxba ka aqoon?

 

Tusaale, mid wax isku nahay ayaa aroosey gabar Somalia looga keeney, check this out yeah, caanaha ilmaha haddey go'aan he has to come home n bring it, diaper-ka sidoo kale (wax walba basically) keep in mind igaarka wuxuu xamaashaa 2 shaqo. Do you know how many times a day she calls him at work? is that necessary? ma taqaano sida doctorka loo aado, loo adeego in the supermarkets, luqadii waa eber. Mar walba waa inuu qof baryo "can you take my wife to the doctors I got to work".

 

Ma rabo iney barato anything oo asaga culays badan ka qaadaayaa oo u fududeynaayo nolol maalmeedkooda (sound familiar Mr. xaasidberry.com?) smile.gif

4 cunug oo kan ugu weyn 4 jiro living roomka ayey ku qeylinooyaan, ayadiina maba nuuxnuuxsan karto (weak n depressed). A household 6 qof dagentahay, hal qof ma or ordi karo keligiis, waa in la qaybsadaa hawsha guriga si horumar loo gaaro.

 

Marka, all I'm saying is wiil qurbo ku korey gabar baadiye laga keeney isma fahmaayaan (mandarin v cantonese camal) haddii aan runta aan ka hadalno.

Haddii oo u odey yahay waaba fahmi karaa, (xaalkooda mar kale ayaan soo hadal qaadi doonaa), laakiin 23 yrs old doob magaaladoo joogo haka qaraabto ayaan oran lahaa.

 

Dhallinyarada Soomaliya jooga oo doobka ah way caqliyeysanooyaan, marka miskiinkaan $10, 000 yaan asaga laga sasabanin asagoo soo jeedo. Turufotoolayaal badan ayaa soo baxay meel walba in Somalia gaajada awgeed ee ha la is ilaaliyo, I know dad jab ka soo gaarey sheekoyinkaan.

 

p.s. women have brains too you know, mid ogol "4 cunug isii intaadan i isbonsarin" majirto ee please stop with your xaasidnimo advice for the love of God.

Qof aqoon leh oo ilaah ka baqaayo oo aad is fahmeysaan haddii aad heli karto waa Alhamdulilaah. My idea is way better (p1).

Edit:

I ignored your college prof analogy....saas maa kuu dnbeysey? LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

:D:D @ Xaasiberry, mayee Ixaasid LOL.

 

Now we are getting somewhere.. tusaalaha aa keentay waa wax jiro oo nimanka qaar Africa kasoo guursaday ku dhacdo, laakin hal ogow, ma aha mid ku dhacdo qof walboo Africa kasoo guursado. Dad baa jira ku faa'iida kana faa'iida arintan.

 

You make it sound like in gabdhaha xaga laga keeno ay dhamaan dhego la'yihiin oo noloshan la qabsan karin, waxaan aqaanaa more than couple oo markii la keenay (of course ayaga iyo afartooda ciyaalka ah :D ) meesha la qabsaday oo horay shaqo ka bilaabay oo biilka xaafadda geeskooda ka baxshay, ciyaalkoodana si fiican u korsado. Gabdho ayagoo waddankii hooyo joogo si fiican wax u bartay baa buuxa. Sheekada aa sheegeyso ee qoftan ninka xitaa diaper gaditaanka ugu waceyso waa wax laga naxo lakin kuwa badanoo inta ku koray ama in badan ku noolaa baa saas ah, gaar ahaan magaalooyin kamida ah Ameerika maadaamo gaadiidka dadweynaha aan laga helin. Baabuur sida loo wado lama baranba, inkastoo la wacan karo dhakhtarka oo sida ballan looga qabsado la yaqaano looma tagi karo marka maxey kuugu taalllaa.

 

BTW my advice had a disclosure on it: It is only for some people in some specific situations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^Saas ma i dhedid hee, haddaan ku fahmey after 4 pages.

 

Aniga ma ku dhihin nolosha lama qabsan karaan, nimankooda ayaa raba iney guriga ka bixin (eh! get it now) oo ay ilmo u saar saaraan the assembly line (warshada ilmaha ka wadaa) annually.

Waxaana ka hadlaayey wa the mentality nimanka qurbo joogta oo adiga kula wadaaga fikirkaada kuna dhaqma. LOL. (kaftan)

 

Nimanka maba rabaan iney irida ka dagto xaaskooda (wey halaabee hadii kale yada yada). Ayadana ilmo dhaloow lee ku jirtaa oo waaba tacbaan iney caqligeeda istimaasho.

LOOOOL@afartooda ciyaal...ilaahow na cafi.

 

 

p.s. wadan qabow badan hadaad joogto oo 4 caruur jiideyso, you definitely need baabuur n 2 two drivers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^ :D

 

Hadda waa isku soo dhacnay sidaa sheegtay. And nothing wrong about keeping the baby factory going as long as one can afford it, don't you agree? My goal is to have at least 18 insha'allah, that is why in waddankii nabad ka dhacdo is very critical for me LOL, haddii kale waan ku waalan halkan iyo 18 ciyaal ah.

 

Sheekada ah xaaska xabsi guri hala gasho anigu ma taageersani haddii xariifka qabo oo qadada xaafadda miiska soo saari karin. Labo shaqo baan xamaali iyadana gurigey joogi? That aint just fair, she would be in the assembly line with me!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@18 ciyaal ah.

 

Horta waa runtaa say wallaahi crew waa dhibaateysan yihiin (McDees kuwa cunto u tahay).

 

Kuwa aroos doonka ilaah ha garab galo. Wiilkaan banker ah waa inuu sawirkiisa ku soo dhejiyaa halkan, ka dib waa la meelayn doonaa (meet n greet sessions with potential partners).

 

Insha Allah, we wait for your sawir iyo CV. lol

 

p.s. yes I agree, if you can afford it then have it (it doesn't mean labo shaqo ka xamaalo though lol..oh no!)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by NinaNC:

^Saas ma i dhedid hee, haddaan ku fahmey after 4 pages.

 

Aniga ma ku dhihin nolosha lama qabsan karaan, nimankooda ayaa raba iney guriga ka bixin (eh! get it now) oo ay ilmo u saar saaraan the assembly line (warshada ilmaha ka wadaa) annually.

Waxaana ka hadlaayey wa the mentality nimanka qurbo joogta oo adiga kula wadaaga fikirkaada kuna dhaqma. LOL. (kaftan)

 

Nimanka maba rabaan iney irida ka dagto xaaskooda (wey halaabee hadii kale yada yada). Ayadana ilmo dhaloow lee ku jirtaa oo waaba tacbaan iney caqligeeda istimaasho.

LOOOOL@afartooda ciyaal...ilaahow na cafi.

 

 

p.s. wadan qabow badan hadaad joogto oo 4 caruur jiideyso, you definitely need baabuur n 2 two drivers.

@ NinaNC adiga ilaahey baaba kuu so diray The Zack... waan fahansantayay where all this is coming from... Africa aad kali maha it is a whole ideology.

 

Horta gabdhaha Africa ka yimid waa run kuligood ma aha illiterate (I came from Africa two years ago ;) ). Lakiin like you said mentalitiga halkan lagala tagayo ayaa waxeey tahay naag i garab ordeysa oo waxbaan bartay leh ma rabo so in search of a naive human being to take advantage of they get mid eey ogyhiin in eey caabudeyso oon indho kale lahey and yes the don't want in eey wax kala barato 'hadii kale weey halaabi'. Waa shooting your self in the foot kind of strategy; goormaad horumar gaadhi when you have to be your wife's ears and eyes.

 

Sheekada ninka shaqad looga yeedhay walahi dad beey i soo xasuusisay oo waanba qoslay....I didnt know in aan saa u xaasidsanahay lakiin I can't wait to see dadka qarkood to realize that there is more to marriage then ' I am the man'.

 

Finally @ the Zack naagta shaqadeeda kuma xidhina in aad qado meeska soo saari kartid cunto iyo inkale. She can choose to work even if you can afford everything. It is called self actualization hadaadan maqlin :rolleyes: .

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^ISKA, let me clarify whacha saying..even though the man can afford to cover everything the family needs financially, the wifey can still choose to work? Well, that is just lame. Why would she make her *** work when she doesn't have to?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this