Sign in to follow this  
Somalia

Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco

Recommended Posts

Saalax   

The video is not Burco but a rural place west of it called Kabadheere, there was a minor land skirmish between few

men from western Burco communities, it was sorted by minister of livestock Abdi Aw Dahir himself from western

Burco community. Nothing major.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

^Let these folks learn that there is a difference between a government in total control of its jurisdiction and a city with a Korean syle line of control.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;939010 wrote:
hooyada s******** baan uu dhimanaya looooooooool war wuxu edeb daranaa subxannalah

loooooooooooooooooool :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

i agree somalia. somaliland is at the tipping point. insecurity and clashes have become normal in that part of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

they were both land disputes.Puntlanders wishing evil on everyone else as usual :eek:

and neither was in Burao.

 

no company left and more coming, both americans & norwegians on their way...it looks more like block disputes.

Silanyo & his oil minister be in Washington this week.

 

Honey moon is ova for Garowe guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Sad incidents this week. But nothing to be too concerned about. The elders will step in and calm things down as usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

The believer speaks little, but does much, and the hypocrite talks a lot, but does little. Xiinfiniin and somalia have both became slave to their desires.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dear Somalia can u tell me how many pm, minsters, sheikhs, armed commanders and chief of justice killed in PL last 5 year? compare that to wild east of Somaliland where puntland always negatively involved.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magacyada & Tirada Dadka La Laayey - Puntland Maxaa Haldoor La Dilay, Gacan Ku Dhiiglayaashiise Cadaaladda Mala Horkeenay?

 

1. Nabadoon Cabdirisaaq Maxamuud Guhaad : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug si firfircoona uga qayb qaadan jiray howlaha ammnigga gobolka, nabadoon cabdirisaaq guhaad waxaa la dilay bishii june 23 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, waxaana dilkiisa loo adeegsaday miino loo hoos dhigay gaarigiisa aakhirkiina wuu ku geeriyooday.

 

2. Nabadoon Yaasin Cali Barre (Fitilig) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug si aad ahna had iyo jeer uga hadli jiray howlaha amnigga gobolka, nabadoon yaasin fitilig waxaa la dilay bishii june 30 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo

 

3. Nabadoon Cabdi Kacaan : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug had iyo jeerna ka shaqayn jiray wacyi galinta bulshadda ee dhanka amnigga. nabadoon cabdi kacaan waxaa la dilay bishii February 6 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo,

 

4. Suldaan Ciise Xasan Cumar : Wuxuu kamid ahaa salaadiinta waaweyn ee Reer Puntland si aad ahna looga yaqaan gobolka bari, suldaan ciise wuxuu habeen iyo maalin kala hadli jiray bulshadda kana wacyi galin jiray khataraha dhanka amniga iyo dhibaatadda burcad badeeda, suldaanka waxaa la dilay bishii November 21 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso

 

5. Nabadoon Nuur Xirsi Cismaan(Nuur Waal) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug oo inta badan ka hadli jiray howlaha ammaanka gobolka, sidoo kale nabadoonku waxuu la shaqayn jiray Hay'adda PDRC qaybteeda gaalkacyo oo uu ka qayb qaadan jiray inta badan barnaamijyadda nabadda, nabadoon nuur waxaa la dilay bishii march 30 2011,

 

6. Nabadoon Saalax Cabdisalaan Axmed (******) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari si aad ahna uga hadli jira howlaha nabadgalyadda gobolka, nabadoon saalax waxaa la dilay bishii Aprill 7 2011, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso

 

7. Nabadoon Siciid Xasan Cumar (Kashwiito) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari kuwooda aadka u firfircoon had iyo jeerna ka hadli jiray ammaanka, nabadoon siciid waxaa la dilay bishii Aprill 24 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay salaada cishaha oo uu ku tukaday masjidka Al-Rashiid.

 

8. Ganacsadde Cali Jaamac Biixi (Janno-Galle) : Wuxuu kamid ahaa Ganacsatadda gobolka mudug iyo waliba odayaasha gobolka, wuxuu kaloo cali biixi mar ahaa Madaxii Shirkadda Biyaha ee Magaaladda Gaalkacyo,

 

9. Ganacsadde Maxamuud Shiikh Cismaan : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug waliba ku wooda ku leh miisaanka sidoo kale wuxuu kamid ahaa Guddigga Nabad Galyadda Magaaladda Gaalkacyo, ganacsadde maxamuud shiikh waxaa la dilay bishii October 8 2008,

10. Wasiir Warsame Cabdi Shirwac (Seefta-Banaanka) : Wuxuu ahaa wasiirkii warfaafinta dowladda puntland sidoo kale wuxuu ahaa ruug cadaa siyaasi ah oo kasoo qayb qaatay asaaskii dowladda puntland sanadkii 1998,

11. Gudoomiye Yaasin Siciid Xuseen : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gobolka Karkaar sidoo kalena waxuu ahaa Mas'uul si weyn uga shaqayn jiray howlaha Amnigga iyo Hormarka Gobolka Karkaar, Gudoomiye Yaasin waxaa la dilay Bishii APril 27 2009

12. Ganacsadde Shire Siciid Cabdiraxmaan (Walbaq) : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda waa weyn ee gobolka bari, sidoo kale wuxuu ahaa Gudoomiyihii hore ee degmadda Ufayn oo katirsan gobolka Bari, waxaa la dilay bishii May 14 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso,

 

13. Gudoomiye Shiikh Maxamed Cabdi (Awaare) : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda Darajadda 1aad ee Gobolka Bari In kabadan 20 sano, Gudoomiye Awaare waxaa la dilay bishii November 11 2009

14. Gudoomiye Shiikh Xuseen Maxamed Khaliif : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Mudug, iyo waliba culimadda si weyn looga yaqaano magaaladda oo dhan, waxaana la dilay bishii Feb 8 2011, waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

15. Xeer i laaliye Cabdiqaadir Jaamac Nugaal (Caato) : Wuxuu ahaa Xeer i laaliyaha guud ee gobolka mudug waxaana la dilay bishii January 25 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo

 

16. Xeer i laaliye Maxamuud Aw Muuse Gelle (Tima Jilic) : Wuxuu ahaa Xeer i laaliyaha guud ee gobolka mudug, waxaana la dilay bishii June 7 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, .

 

17. Xeer i laaliye Cali Jaamac Qalas : Wuxuu ahaa Xeer i laaliye kuxigeenka maxkamadda darajadda 1aad ee bosaaso, ahaana sii haya xilka gudoomiyaha maxkamadda sare, waxaana la dilay bishii June 12 2010 waxana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay shaqadiisa,

18. Xeer i laaliye Col. Cabdullaahi Saalax Shirwac : Wuxuu ahaa xeer i laaliyaha maxkamadda sare ee gobolka bari, sidoo kale wuxuu ahaa Taliye Kuxigeenka Akadeemiyadda Tababarka Ciidamada ee Carmo, waxaana la dilay bishii November 30 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso,

 

19. Xildhibaan / Qareen Ibaraahim Cilmi Warsame (Gaab) : Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland sidoo kale waxuu ahaa Qareen u dooda xuquuqda aadanaha sidoo kale wuxuu xubin ka ahaa gudigga xiriirka golayaasha, waxaana la dilay bishii November 11 2009 waxaana lagu dilay magaaladda Garoowe

20. Xildhibaan Maxamed Cabdi Jibriil (Daqarre) : Wuxuu kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Puntland, waxaana la dilay bishii January 19 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, .

 

21. Xildhibaan Cabdullaahi Cali Kaarad : Wuxuu ahaa Xildhibaan kamida Golaha Baarlamaanka Puntland, waxaana la dilay bishii January 5 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

22. Taliye G/sare Yaasin Axmed Sanweyne (Tolwaayey) : Wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Puntland (PIS) Qaybta Gobolka Mudug, waxaana la dilay bishii Aprill 29 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, ayadoo dilkiisana loo adeegsaday Qarax Banbaano oo lala beegsaday gaarigii uu saarnaa Taliyuhu.

23. Taliye G/sare Warsame Yusuf Axmed (Yeey) : Wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Dambi Baarista (CID) ee Qaybta Gobolka Mudug, sidoo kale wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Booliska Gobolka Mudug, waxaa la dilay bishii December 1 2010

24. Taliye G/sare Xuseen Cali Faarax : Wuxuu ahaa Taliyihii Saldhigga Baalale ee Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay bishii December 10 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

 

25. Taliye G/sare Axmed Xasan Xaaji (Dhoonge) : Wuxuu ahaa Taliyihii Saldhiga Biyo Kulule ee Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay bishii September 5 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

26. Taliye G/sare Axmed Jaamac Saalax (Ratey) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Booliska Puntland, Horayna wuxuu mar usoo noqday Taliya Saldhiga Dhexe Magaaladda Garoowe, waxaana la dilay bishii December 2 2010, waxaana lagu dilay Degmadda Buurtinle oo katirsan Gobolka Nugaal,

27. Sarkaal Mukhtaar Shiikh Cali (Jifi-Jabsadde) : Wuxuu ahaa Sargaal ka Howl gali jiray Safaaradda Ethiopia ay kuleedahay caasimadda puntland ee garoowe, , waxaana la dilay bishii Aprill 22 2011, waxaana lagu dilay magaaladda Gaalkacyo.

28. Agaasime Maxamed Yaasin Ciise (Ilkacase) : Wuxuu ahaa Agaasimihii Maamulka iyo Dhaqaalaha Hay'adda PDRC , waxaana la dilay bishii April 6 2011, Waxaana lagu dilay magaaladda garoowe

29. Agaasime Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen : Wuxuu ahaa Agaasimihii Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Puntland, sidoo kale wuxuu kamid ahaa culimadda waa weyn ee gobolka mudug, waxaana la dilay bishii April 16 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, dilkiisana waxaa loo adeegsaday miino .

30. Nabadoon Xuseen Cali Dudde : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gudigga Nabad Galyadda gobolka Mudug , sidoo kale wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug had iyo jeerna ka shaqayn jiray howlaha ammaanka gobolka, waxaana la dilay bishii March 21 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

31. Gudoomiye Cabdullaahi Mahdi Xasan (Sayidka) : Wuxuu ahaa Gudoomiyaha Uruka Iskuxirka Ardayda Soomaaliyeed, waxaana la dilay bishii January 31 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

32. Sarkaal Cismaan Cabdidaahir Maxamuud (Coor-Coor) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Dowladda Puntland ee Gobolka Mudug, iyo waliba odayaasha magaaladda had iyo jeer ka hadla arrimaha ammaanka, waxaana la dilay bishii December 12 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

33. Oday Warsame Yusuf Islaan (Cirfe) : Wuxuu kamid ahaa Odayaasha Gobolka Mudug, waxaana la dilay bishii January 3 2011 waxaana lagu dilay magaaladda Gaalkacyo.

34. Ganacsadde Maxamed Cumar Gurey : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug, waxaana la dilay bishii April 27 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

35. Ganacsadde Xasan Axmed Cali Xasan (Yare) : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug, waxaana la dilay bishii June 11 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

36. Ganacsadde Cabdisalaan Warsame Aw Maxamuud : Wuxuu kamid ahaa Ganacsatadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii May 14 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

37. Ganacsadde Cabdinuur Saalax Dhiidhax : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii May 16 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

38. Taliye G/sare Axmed Xaaji Doon (Tiibo-Tiibo) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamadda Daraawiishta Puntland, wuxuuna mar soo ahaa Taliya Ciidamadda Daraawiishta Gobolka Nugaal, waxaana la dilay bishii June 13 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

39. Nabadoon Axmed Salaad Caynab : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii March 28 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

40. Ganacsade Cumar Aw Muuse Maxamed : Marxuumkani wuxuu kamid ahaa Ganacsatada Waa Weyn ee gobolka bari iyo waliba Mas'uuliyiinta Shirkadda Red Sea ee Xarunteedu tahay Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay Bishii June 20 2011

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Scoring points on the 40 individuals who perished in the hands of Al-Shabaab, that is the true characteristics of an unprincipled secessionist.

 

It truly grieves me that we have these kinds of people among us, this is my last post in this thread as I cannot stand this kind of savage behaviour.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this