Sign in to follow this  
Taleexi

Abwaan: Live from Mogadishu

Recommended Posts

Showqi   

islaamihii baa lacagtii iga boobay ninyohow. Adiguna ma wali London baad Ayuutadii ka aruurineysaa. in aad Hargeysa taagantahay baan ku moodayey:D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

STOIC;912496 wrote:
Markaa I'm a man with no land since I flushed my passport in my flight to America...

The story of all sijuis everywhere. I threw mine into river Tana :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Showqi   

Haatu;912664 wrote:
Madfac baa ku dhacey
:D
Astaghfirullah lol

Acuudubilaah, Haatu ma adiguu ahaa dadkii Muqdishu madfaca ka radi jiray? Hebel wiifto ayaa ku dhacday ayaan maqli jiray!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Akhyaarta waan idin salaamay. Idinkama dheerayn oo hawadana waan idin kala socdey.:D Waxaan ku soo koobayaa in safarkayga Ilaah mahadi haka gaartee uu ahaa mid aad u wanaagsan, waxaan rajeynayaa midka xigana inuu noqdo sidaas iyo si ka wanaagsan. Calaashaan that shows inaan noqonayo soon insha Allaah, so haddii meeshaan la iga waayo in few times haddaba waan idiin sheegay.:D

Warkii oo kooban "Ninna Dhulkiisa looma dhaamo". Waan dareemayaa dadka halka soo gala badankood maba ka gadmayso in Soomaaliya laguba noolaan karo balse waxaan idinkula talin lahaa, waddanka dhismihiisa yaan la idinkaga hor marin. Maanta fursadda taalla berri haddii Eebbe idmo ma sii oolleyso. I am not suggesting inaad wakhti xitaa iskaga lumisaan dhulalka boqollaalka kun iyo malaayiinta doollar maraya ee dhul badan oo aan la degin ayaa Soomaaliya ka buuxa oo dhawr kun oo doollar oo keliya aad ku gadan kartaan dhul dhan garoon kubbadda lagu ciyaaro. That is my talo. We can start building up new cities, ma waxaan ka liidannaa bacaadka Cajmaan ee iyadoon xitaa crane la keenin Soomaalida lacagta looga dhammeeyey? War meesha dad la'aan baa ka jirta runta ayaan idiin sheegayaa. Sheekooyinka lagu habsaamay intaad ka baxdaan dalkii halloo noqdo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Welcome back awoowe, marka xigta waa Ilaah mahadii mar haduu safarkaagi ahaa mid guul ku dhamaadey, hadana waa guul labaad oo soo hoyatey inaad mar dhawna ku laaban doonto wadanka.

Hade update ayaan kaa rabnaa, dadku waa wada diyaar, taar unbey ka sugayaan dadka sidaada oo kale ee booqdey dhawaan in ay faahfaahin dheeraada siiyaan dhinac kasta.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

thanks nuune, update waan buuxaa ee xaggeen idiinka billaabaa? Anigu Xamar baan ka warrami karaa meel kale oo Soomaaliya ah cagta ma dhigin. Kii Apo ahaana Wajeer baan war ka siin karaa iyo meeshii kulaylka badnayd.:D

Horta khilaafka dadka waan ka waaninayaa. Xamar dadka igu casumey haddii aad ogaan lahaydeen xiin iyo rag kale buuqu wuu ka yaraan lahaa. Laba shakhsi oo si qaas ah igula soo hadli jirey oo intaas safarkayga dhararsanayey labaduba waa rag qurbaha wax badan joogey midna waa reer Puntland dhalasho ahaan kan kalena waa Gedo balse waxaan aaminsanahay inay aniga Xamar iga xigaan oo aan cidna ka xigin. Runtiina aad baan uga mahdinayaa inay talo weyn ku lahaayeen safarkayga.

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

Xogta Xamar soo daadi iyadey xididadu tabayaane, ma dayuuradii baa Wajeer kula fadhiisatey, Apo waligii ma uusan arag Wajeer iyo ciiddeedi gaduudneyd, this is Kenya's new frontier to check everyone coming to Kenya, Wajeer laakin waa magaalo aad u wacan, too bad, Airportka unbaad ku ekeedeyn.

Ma dhabbihii labadaada sxb ayaad raaci ood qorsheyneysaa inaad halkaa qumaati u dagto.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

nuune;917879 wrote:

Saaxiib Wajeer xaalkeeda waad fahantey. At least dadka kuma qashqashaan oo they treat you nicely and I do support qaabka ay diyaaradaha dhan halkaas ugu weeciyeen. I somehow think this suggestion came from somewhere else, but it is working.:D

Wadiiqada saaxiibbaday inaan raaco waan jeclaan lahaa insha Allaah, waana filayaa inaan raaco.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wajeer airport looks, functions and is more professional than the 'international' Aaden Cadde airport. Kor buu ka qurxoonyahay Aaden Cadde airport, gudahiisa suu u egyahay iyo dadka dhex joogay inta waqtigeyga uguma dhuminaayo inaa ka hadlo.

Laakiin briefly: Soomaali maxee iloobeen mudnaantii, asluubtii iyo kala dambeyntii dowladnimo. Garoonkii weynaa gudahiisa iska burbursanyahay ayaa ciyaal jokoro moodid iska dhex dhex socdo, boorsadaadana dafaayo. Yacni inay kuu qaadaan rabo. Kaalay ka fuji ii daa haddaa dhahdidna, dagaal iyo nus. Darbi la duleeliye ayaa boorsada laga soo dhex bixinaa. Meesha waxa ka shaqeeyo, wax shaxaad u yimid, waxa taksiile ah, waxa tuugsinimo soo doontay iyo kuwa waxee yihiin la kala garaneynin iska wada soc socdo.

No wonder you don't see a single picture taken in the interior of the airport. All the sawiro iyo muuqaalo waa sawiro garoonka bannaankiisa laga soo qaaday, which looks all great.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

Wajeer airport is indeed nice:

wajir-intl-airport.jpg

6446870971_4ca8bc4ebb_b.jpg

0.jpg

I was quite shocked when I first saw these images. I had a poor image of Wajeer in my head. This calls for koob shah ah :D

wajir-town_200_150.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;918093 wrote:
Wajeer airport looks, functions and is more professional than the 'international' Aaden Cadde airport. Kor buu ka qurxoonyahay Aaden Cadde airport, gudahiisa suu u egyahay iyo dadka dhex joogay inta waqtigeyga uguma dhuminaayo inaa ka hadlo.

Laakiin briefly: Soomaali maxee iloobeen mudnaantii, asluubtii iyo kala dambeyntii dowladnimo. Garoonkii weynaa gudahiisa iska burbursanyahay ayaa ciyaal jokoro moodid iska dhex dhex socdo, boorsadaadana dafaayo. Yacni inay kuu qaadaan rabo. Kaalay ka fuji ii daa haddaa dhahdidna, dagaal iyo nus. Darbi la duleeliye ayaa boorsada laga soo dhex bixinaa. Meesha waxa ka shaqeeyo, wax shaxaad u yimid, waxa taksiile ah, waxa tuugsinimo soo doontay iyo kuwa waxee yihiin la kala garaneynin iska wada soc socdo.

No wonder you don't see a single picture taken in the interior of the airport. All the sawiro iyo muuqaalo waa sawiro garoonka bannaankiisa laga soo qaaday, which looks all great.

lol...MMA, qaybta VIP-du way dhaantaa I don't know if you have been there or not balse waan kugu raacsanahay halka public-gu xoogaa waa isku dhex yaacsan tahay. Waxaan soo arkay waan la yaabay xamaaliyaasha jooga midkii boorsadaada qaada, kii taabta iyo kii arkaba (indhaha un) wuxuu ku leeyahay xoogaagii Xamaaliga ii dhiib.:D. Balse maxaad ula yaabi mid Kenyaan ah oo KLM ticket counter ka shaqeeya, mashiinnada yar ee boarding pass-ka laga goosto wuxuu i dhahay Faanto ii iibi, waxaan soo xasuustay Wajeer iyo 21 years ago, Weli Faanto ama Soda ii iibi bay ku hayaan maba hormaraan.:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

^Abwaan Soda iigad waa xooga dollar ah ii laaba camal lol

Sxb Xamar cadey aan u socdaaye maxaan u baahanahay inaan ogaado? passporka soo galitaan malaguugu dhuftay mise waa laga boodaa ? bal warka keen?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this