Sign in to follow this  
Taleexi

Abwaan: Live from Mogadishu

Recommended Posts

Abwaan   

Macallinka, anigu waaban codsaday hadday kaaga macdahay waxaan dhahay Soo Gelid halla iigu dhufto.:D. Horta diyaar u noqo farxad iyo naxdinba, dad dhibaataysan, qashin, dad dowlad la'aan noolaa more than 20 years oo siday rabaan u dhaqmaya, sidoo kale farxad rajee, dalka oo dhismaya, noloshii oo soo noqonaysa, hawada iyo cuntada waad ka heleysaa baan filayaa. Haddii aadan ka cabsanayn sida dadka qaarkood waxaan kugula talin lahaa inaad maalin walba caano geel cabtid, hilib-kana geela ka cun inta kale ha badsan.

Dadkii Lido syndrome baa ku wada dhacay ee meeshaas Jimce iyo Khamiis midna ha aadin, maalmaha kale ayaa buuq yar. Jaziira haddii aad aadeysid don't go on Friday afternoon cause it is crowded, go early morning and you will love it. I bet you will be the only one there.:D Ha cabsan hee meesha dhib kama jiree. Haddii aad rabtid inaan boorka iyo qorraxda u goysid go to Al-Jazeera Hotel after lunch.

Xaggeed jeceshahay inaad martid? Ma Nairobi? Diyaaradaha waxaa ugu roon baan filayaa African Airlines and Eastern African, labadaanba waa reliable and you will be in Mogadishu by 10:00am insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Sharif Xassan? I hear Sheikh Sharif is now in or is heading to boston for an academic fellowship. Abdiweli is making tours here in the states. I'm curious to know where Sharif Xassan, the Machiavelli of Somali affairs has ended up?

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Abwaan;918194 wrote:
Balse maxaad ula yaabi mid Kenyaan ah oo KLM ticket counter ka shaqeeya, mashiinnada yar ee boarding pass-ka laga goosto wuxuu i dhahay Faanto ii iibi, waxaan soo xasuustay Wajeer iyo 21 years ago, Weli Faanto ama Soda ii iibi bay ku hayaan maba hormaraan.
:D

loool..maxaa fanta ka fican! isbarmuuto balo iyo magac:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;918218 wrote:
Macallinka, anigu waaban codsaday hadday kaaga macdahay waxaan dhahay Soo Gelid halla iigu dhufto.
:D
. Horta diyaar u noqo farxad iyo naxdinba, dad dhibaataysan, qashin, dad dowlad la'aan noolaa more than 20 years oo siday rabaan u dhaqmaya, sidoo kale farxad rajee, dalka oo dhismaya, noloshii oo soo noqonaysa, hawada iyo cuntada waad ka heleysaa baan filayaa. Haddii aadan ka cabsanayn sida dadka qaarkood waxaan kugula talin lahaa inaad maalin walba caano geel cabtid, hilib-kana geela ka cun inta kale ha badsan.

Dadkii Lido syndrome baa ku wada dhacay ee meeshaas Jimce iyo Khamiis midna ha aadin, maalmaha kale ayaa buuq yar. Jaziira haddii aad aadeysid don't go on Friday afternoon cause it is crowded, go early morning and you will love it. I bet you will be the only one there.
:D
Ha cabsan hee meesha dhib kama jiree. Haddii aad rabtid inaan boorka iyo qorraxda u goysid go to Al-Jazeera Hotel after lunch.

Xaggeed jeceshahay inaad martid? Ma Nairobi? Diyaaradaha waxaa ugu roon baan filayaa African Airlines and Eastern African, labadaanba waa reliable and you will be in Mogadishu by 10:00am insha Allaah.

 

Sxb thanks for the advice. Waxaan rabaa inaan Nairobi Maro inshallah . Xamar Cadeey waxaa iigu danbaysa March 1991 so I am sure it will be exiting to see the lovely Xamar Cadeey. All I want is sit by the beach and order soem Basta iyo Malaay wiht isparamuuto inshallah. Sit back and chill:cool:haduu ilahay idmo.

 

 

Xoogaa cabsi yar way igu jirtaa laakin am sure when i get there i will be fine. I have lots of friends there isnahllah it will be fine.

 

 

Cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I am glad that you have lot of friends there. Ha cabsanin. All will go well insha Allah. Cabsida dadku ka qabaan iyo sida runtu tahay way kala duwan tahay. Magaalada dhan diaspora ayaa ka muuqata meel walba oo aad tagto. I hope inaan wakhtigu aad joogeyso kugu yarayn. If 1991 was the last time you went there I think you will be somewhat sad sida magaalada ay dagaallada sokeeye u baabi'iyeen specially the roads iyo magaalada faras-magaaleheedii, Shabeelle iyo agagaarkeeda. Laakiin rajo fiican ayaa muuqata insha Allaah. waxa lagu qoro website-yada yeysan wel-wel kugu abuurin. Magaalada dhinaceeda xitaa waxa ka dhacaya maba ogaaneysid, how busy it is.:D Enjoy the caano-geel, Pasta and Malaay insha ALlaah and May Allah protect you. Please take a lot of pictures. Don't be scared, if you have an I-pad, Expensive watch and I-phone waad qaadan kartaa, just ceel gaabta lee halla laafyoon like it is used to be during the old times tuug waa la helaa, other than that cid wax kaa qaadaysa ma jirto insha Allaah. There is Wi-Fi in hotels, restaurants and even some homes, although it is slow mostly. I even travelled by car around 11:00pm at night, mostly around Maka-Al-Mukarama though, Not Huriwaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Abwaan, fadlan warbixin waafi ah naga sii magaalada.

 

Nabadgalyada -- yaa gacanta ku haya? Ma ummada daashay oo shidada iska daysay, mise ciidan amaanka suga oo laga heybeysanyaa jidha? Mise wali AMISOM baa lagu tiirsan yahay? Olole iyo dhaqdhaqaaq muuqda oo ka Abwaan ahaan aad dareemi kadho oo hawshaa ku aadan ma jidhaan?

 

Cadaalada -- Haddii dhib dhaco ama khilaaf yimaado yaa loo dacwoodaa? Ma hab hoose baa loo falaxashaa sida xeer hoosaadkii iyo odayo loo ergoodo mise haba tayo liitee meel la abaaro oo sida maxkamad baa jidha? Madaxweynuhu waxuu sheegay in xukuumadiisu ay damacsan tahay in ay hawshaa gasho oo wax ka qabato. Addigu Abwaan ahaan maxaa kuu baxay? Meel and xarun la yaqaan oo agabkeedii uu dhan yahay oo maxkamad loo asteeyay miyaa jidha oo aad aragtay?

 

Maatada soo barakacday -- Dadka maatada ah ee u badan gobolada colaadaha iyo abaaruhu saameeyeen ee la yidhi xarumaha qarranka bay daadsan yihiin bal golaha warbixin ka sii fadlan. Ma run baa inay u badan yihiin dad ka soo hayaamay gobollada Bay, Bakool iyo Shabeelada hoose? Wax hadal heyn ah sidii loogu heli lahaa xal bini'aadnimo oo aan ahayn ha baneeyeen goobaha qarranka? Xukuumada wax qorshe ah oo dib u dejin, dhul bixin, iwm oo ay soo bandhigtayma jidhaa?

 

Siyaasada -- saameyn intee le'eg bay ku yeelatay xisbigaan haatan talada hantay xoogaga kale ee siyaasada ee Muqdisho ka hawl gala mise wali beel beel baa loo kala socdaa?

 

Maamulka Degaanka -- Awoowe bal fadlan addigaa indho noo ah e oo dee goobtii joogee waxad warbixin naga sii saa maamulka degmooyinka. Dhawr jeer baan waxa i soo gaaray in qashinka, bulaacadaha, guryaha wadooyinka laga dhisanayo ay dhib weyn ku hayso magaalda. Warkaa maxaa ka jidha? Maxaase maamulka haatan ka jidha magaalada uu ka qabtay? Wax qorshe ah oo arrintaa lagu xalinayo ma maqashay.

 

Hantida la kala heysto -- Waxan maqlay in inta badan dadku isu celiyey hantida muuqata iyadaanba dawladi kala dhex galin. Walise waxa jidha dad aan waxna loo diidin oon la oran ma lihid laakiin lagu xujeeyey wax aan xal lahayn oo ah warqadii lahaansha ah keen. Dadkaas waxa ay keeneen daris marqaati ah misena waa la duudsiyey. Waxa kale oo dhib weyn ka taagan yahay guryaha dadkii degay ay dhisteen oo ay ku dacwinayaan in loo cawil celiyo waxii hanti ah ee ka gashay qeymo aan maangal ahayn ee sheeganayaan. Wali addigu ka Abwaan ahaan intaad joogtay ma aragtay is qabsi hanti maqan ku saabsan? Guud ahaan warbixin kooban naga sii mawduuca hantida la kala haysto.

 

Awoowe geesinimaad muujisay ee Allaha hawsha aad u tagtay kuu yasiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

No I am trying to open a napkin/tissue factory aad ilmada iskaga tirtid waayo Soomaaliya ayaa nabad iyo baraare gaareysa adigana waad ka xun tahay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

More like the latter :) Investing is the name of the game. There are numerous business opportunities in the upcoming reconstruction period. Hope all go well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;918384 wrote:
I even travelled by car around 11:00pm at night, mostly around Maka-Al-Mukarama though, Not Huriwaa.
:D

Meeqo 'checkpoint' uu istaagay gaarigaa la socotay? Anigaba iyo kuwa kaleba habeen ayaa ka baxnay hoteelkaa deganeyn ku agyaalay kasoo horjeedka gurigii Shaqaalaha ee Maka Almakurama ku yaalay. Jidkaas Maka Almakurama ayaa raacnay ilaa maqaayadda ku taalo Liido. Ugu yaraan shan 'checkpoint' ayaa marnay, waliba midkood na fatishay. Amaanka aad loo sugaaye jidkaas, it appeared it was more safer at night than during the day on jidkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I agree with you MMA, it seems to be more safer at night than during the day. I even saw three females at least the driver who I knew was from the diaspora, travelling on that road around 10:00pm. What I liked more was how professional the soldiers at check points were. They even try and engage a little conversation with you just to make sure that you are not a threat to the safety. They deserve a medal. One joke that I wanted to include here is the conversation between one Reer Shingaani government offcial travelling on the road and a guard at one of those Maka Al-Mukarama check points during the night.

 

The guard : Istaag, nalka hore demi, kan gudahana daar.

The government officer: says ok and followed the instructions

The guard then talks to him and confirms who he is. He then talks to his follow soldiers and s said "Dabka Dhig", meaning there is no threat. Let me clarify that they don't necessarily point their guns at people but this is one of their codes)

The official then screams : Dab ma wati....:D

He thought in isaga lala hadlayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan, runtii those men at the checkpoints in Maka Almakurama street on that night aad iyo aad ula dhacsana their nonsense attitude and professionalism. Ismaba dhaheynin Xamar saas ku arkeysaa. Anaga wiilka na waday wuu yaqaanay meelahee ku suganyihiin. Tan u horeyso markuu u dhowyahay ayuu baabuurka qaboojiye, nalkiisana bannaanka damiye, nalkii gudahana shiday. Anigii waxaa isleeyahay muxuu u dan leeyahay maadaama aanan iyaga arkeynin meel mugdi ah fadhiyeen.

 

Kuwa ugu ad adag waxee taagnaayeen Isgoyska Sayidka hoostiisa. Dhanka madaxtooyada ayaa qof kusoo dajineynay and it was around 10 pm, imagine marka. Aad iyo aad su'aalo u weydiinayeen yarkii gaariga waday, though very professional iyagoo ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this