Sign in to follow this  
Macallinka

Farmaajo sending a message to the new MPs

Recommended Posts

gooni   

Abdi wali iyo farmaajo waa laba muwaadin oo hgaan soo qabtay xaq bayna u leeyihiin inay ku tartamaan hogaanka sare ee wadankooda sida kuwa fara badan oo lamida ama ka fiicana xaq ugu leeyihiin.

 

Hadii cod laga raadiyo dadweynaha nin walba wuxuu soo bandhigi lahaa wax qabadkiisa hadii la doorto, waxayna ku dayan lahaayeen wadankii ay wax kusoo barteen shacabkuna waa ka iibsan lahaa mid baana loo hambalyayn lahaa

 

 

Hadaba soomaaliya siyaasadda taalla maahan tan reer galbeedka oo aad qaab ahaan wax ku cabiraysaan,waa awood qaybsi qabiil ku dhisan

qabiilkiibaa hadan lasii kala jifeeyay,ha lasii jifeeyee hadana waa lasii qaybiyay hala siiqaybiyee hadana qol baa laysugu geeyay iridana waxaa la joojiyay askari ugandha laga keenay,wali cod laysku qabsado gacanteena kuma jiro

 

Hadaba su'aasha aan ilma mooge waydiinayo waxa weeyaan suuro gal ma tahay in soomaliya waqtigan la joogo ay laba madaxweyne yeelato labaduna isku jufo noqodaan mid bari fadhiya iyo mid koonfur fadha, awood qaybsi qabiilna ku yimid.?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge haddaan ka baqayo soo ma dheheen Abdiweli baan dooranayaa gebi ahaanba?:D You know who my candidate is right? In case you don't here he is: Dr. Bashir Loyan. Moogena waa oghaya inuu Abdiweli kaga fiican yahay jagadan.:D

Duceysane, maxaa cabsida keenay? Don't I have a choice?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ob, Because anigu Farmaajo waxaan u arkaa nin wixiisu aysan hadal dhaafsiisnayn. Ninyahow, emotion dal iyo dad laguma xukumi karo, and we don't need guulwadayn iyo sheentar la iskaga cammiro, we need shaqo hufan oo la qabto. Ninkan xoogaa dadka been buu u sheegaa and dad badan baa iyagoon hubsan qiiro ahaan u raaca. Indho-adaygiisa ninka inta ayraboorka ka soo degey dhahay, askarta mushaar lama siin ee halla siiyo. Waa fidno abuur. How did he know waxa la siiyey iyo waxaan la siin. And how does he know in meesha wax la siiyo yaallaan iyo in kale?

Abdiweli rag madaxweyne ka mudan ayaa jira ayaan aaminsanahay ee ujeeddadu aan uga soo horjeedo ma ahan inaan leeyahay waa qashin. I beleive inuu Farmaajo ka aqoon badan yahay, ka deggan yahay, ka macquulsan yahay. Xaqiraaddu ma fiicna.

Xoogaa Abdiweli qabyaaladda ayaan ku dhaliilayaa iyo isagoo Faroole jeebka ugu jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Parliament members were selected today by their respective traditional leaders. Traditional leaders represent the people and if the people have a choice today, They would elect Farmaajo as their president landslide. I just would like to see that the will of the people should be respected this time.

The other two front runners are Shariif and Gaas. I believe for the interest of the country Shariif should not be re-elected. The presidency of Shariif will have unmitigated disaster for the country as a whole based on his past performance. As far as Gaas is concern I don’t think he is a politician He is more like a manager. For that reason alone He should not be elected as a president this critical period.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Duceysane, that is what we agree on that Sharif and Abdiweli should both go, laakiin Farmaajo lee ha igu soo celin.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

oba hiloowlow;863023 wrote:
wan gartay

maxaad garatay eebow?

 

Cabdilaahi yusuf allaha u naxariistee wuu run badnaa tuuganamina laguma xaman markuu xamar yimidna waataan mujaahidiinta noqonay anagoo isku duuban iyo amxaaro hala diriro markuu tagayna, waa inagii amxaaradii u yeeranay. dal iyo diin jacaylkuna boor isku qarin bay naga hayd,.

 

maantana diyaar baynu u nahay inaan madaxweyne c/wali kusii dhaweyno garoonka aadna cadde si uu ulasoo kulmo madaxweyne faroole,waa sheeko aan mandiqi ahayn.

illaahay run haka dhigo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;862387 wrote:
Macalinka ameen walaal. Waa dhibaato somaali haysata in marba dad shisheeya siyasadeena faraha lasoo galaan oo marba cidey rabaan
mesha u salaxaan.
Xita yaa og Abdiwali laftigisa xinfaniin kor ku leeyahay chance ma leh haday rabto gaalo
mesha way u salixi karta
. Ileen siyasada somaliyeed somaali gacanta uguma jirtee. Cidey rabaan bay mesha qotomsadaane ee danahooda ku gaadhi karaan. Lets see how it goes.

:D:D

 

Maybe my understanding of Salaax is archaic :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan;863039 wrote:
Duceysane, that is what we agree on that Sharif and Abdiweli should both go, laakiin Farmaajo lee ha igu soo celin.
:D

They are not going anywhere. One of them will probably be our president. And, given that number of warlords that would have voted for shiekh Sharif might not vote in the election this can have a huge impact on Shiekh Sharif. I thought it was finalized that those warlords won't vote from what Duke posted on Sol. But, I think wali muran baa ka taagan wali war cad ma jiro. Duke is a little ahead of himself. Laakin shekadu saas way u dhici karta hadii adeerkii mesha logu wado. Somaali siyasadeda waxyalaha nocaas waa laga filan karaa.

 

Sept. 10 is our election. Marka lets wait till then.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this