Sign in to follow this  
Liibaan

Raisul Wasarihii Hore Prof. Cali Khaliif Galeydh Oo u Taagan Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya

Recommended Posts

Mooge   

Zack

 

that story is like those nairobi stories that say Ghandi's favorite meat is pork. doofaarna wu u egyahay bay yirahdan. lool. i don't know how true his eating habits is but it looks like pure nacnac ninyoow. loool.

 

remember that other nairobi story that said shariif was sodomized by US agents the day he was picked up at the Somali-Kenya border and they video-taped him. that is why shariif turned in so much information about shabaab and abandoned them and if he rejoins Alshabaab the US will release the male-sex video tape and his life is over.

 

there is another one that said Galeyr is an illegitimate child of MJ from Wardheer (b-yhan) and that is where his hate for mj clan stems from. loool

 

another one oo oranaysa siilaanyo used to have a boyfriend in the UK and most people who know him his shameful past. loool

 

somalidu wa wax waalan. caydu meel walbay taala ninyoow. loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taageeradu markay heerkaas gaarto waa wareer. Yaan la talax-tegin inta la dhahaayo qof hebel iyo reer hebel halloo dhammeeyo.

 

Even xitaa haddii wax la sheegayo sheeko caqli-gal ah ha noqoto. Hebel baa yaanyuur u eg war ma ahan.

 

Aniga nin muslimah oo aanan been ku aqoon baa iigu dhaartay balwadaha aan Jawaari in la iigu sheegay tilmaamay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacpher;860912 wrote:
Waxaan u heystay inaad journalism investigative suubineysay ee see camal duqa? Ma carootay sxb
:D

 

I couldn't help but notice the candidates you disagree with either have mental illness, chew qat, or are corrupt? You don't often hear others saying they oppose so and so because he chews qat or have mental issues?
:D

Do I really need to answer this cantarabaqash?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

R/W Gaas oo Siyaasiyiin miisaan culus leh u diray Prof. Cali Khaliif Galayr (Ujeedada iyo wixii ay kala kulmeen)

Posted by Alaxmed on August 26, 2012 in Wararka | 0 Comment

 

Views: 4801

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa ergo isugu jiro beel dhowr ah oo ka tirsan beesha D-Block shalay u diray Ra’iisul Wasaarihii ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galayr, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay.

 

Ujeedada ka dambeysay tallaabada uu qaaday Gaas ayaa ahayd in Galayr laga dhaadhiciyo inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa jagada afhayeenka Baarlamanka Somalia, oo loo maleynayo in uu ku guuleysto.

 

Siyaasiyiinta Beesha D-Block ee Gaas uu u diray Galayr ayaa waxaa ka mid ahaa Maxamed Cabdi Yuusuf, Cabdi Waaxid Goonjeex oo sidoo kale ah musharax madaxweyne ah, Suldaan Burtinle, Cirro iyo Xasan Abshir Faarax.

 

Gaas ayaa ka wel welsan in haddii uu Galayr ku guuleysto jagada Afhayeenka Baarlamanka in taas ay meesha ka saari doonto in dhammaan siyaasiyiinta beesha aysan xaq u yeelan doonin labada jago ee ugu sareysa dalka.

 

Si kastaba isku dayada Gaas iyo Guddigii uu diray ayaa fashilmay, waxaana uu Dr. Galayr ku adkeystay inuusan marnaba tanaasuleyn.

 

Ilo xog ogaal ahaa ayaa u sheegay Caasimada Online in Cali Khaliif Galayr uu heysto dhiiri gelin xoogan oo uu ka helayo beelaha H-Block iyo Digil iyo Mirifle oo taageero la garab taagan dadaalkiisa.

 

Wararka aan helnay ayaa sidoo kale sheegay in Gaas uu doonayo inuu si shaqsi ah ula kulmo Cali Khaliif Galayr, hase yeeshee Galayr uu arrintaas diidan yahay.

 

http://caasimada.com/gaas-oo-siyaasiyiin-miisaan-culus-leh-u-diray-cali-khaliif-galayr-ujeedada-iyo-wixii-ay-kala-kulmeen/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;860918 wrote:
Zack

 

that story is like those nairobi stories that say Ghandi's favorite meat is pork. doofaarna wu u egyahay bay yirahdan. lool. i don't know how true his eating habits is but it looks like pure nacnac ninyoow. loool.

 

remember that other nairobi story that said shariif was sodomized by US agents the day he was picked up at the Somali-Kenya border and they video-taped him. that is why shariif turned in so much information about shabaab and abandoned them and if he rejoins Alshabaab the US will release the male-sex video tape and his life is over.

 

there is another one that said Galeyr is an illegitimate child of MJ from Wardheer (b-yhan) and that is where his hate for mj clan stems from. loool

 

another one oo oranaysa siilaanyo used to have a boyfriend in the UK and most people who know him his shameful past. loool

 

somalidu wa wax waalan. caydu meel walbay taala ninyoow. loool

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooool creative Mofos iga dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

War hooy ha la xishoodo oo dadka yaan lagu xadgudbin, si kasta siyaasi ama xukun doon ha ahaado qofna xaq uma leh inuu qof kale ku xadgudbo. wax kasta oo laguu sheegana ha rumaysan ilaa wax xaqiiq aad ka hesho. Wabilaahi Towfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan;861037 wrote:
R/W Gaas oo Siyaasiyiin miisaan culus leh u diray Prof. Cali Khaliif Galayr (Ujeedada iyo wixii ay kala kulmeen)

Posted by Alaxmed on August 26, 2012 in Wararka | 0 Comment

 

Views: 4801

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa ergo isugu jiro beel dhowr ah oo ka tirsan beesha D-Block shalay u diray Ra’iisul Wasaarihii ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galayr, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay.

 

Ujeedada ka dambeysay tallaabada uu qaaday Gaas ayaa ahayd in Galayr laga dhaadhiciyo inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa jagada afhayeenka Baarlamanka Somalia, oo loo maleynayo in uu ku guuleysto.

 

Siyaasiyiinta Beesha D-Block ee Gaas uu u diray Galayr ayaa waxaa ka mid ahaa Maxamed Cabdi Yuusuf, Cabdi Waaxid Goonjeex oo sidoo kale ah musharax madaxweyne ah, Suldaan Burtinle, Cirro iyo Xasan Abshir Faarax.

 

Gaas ayaa ka wel welsan in haddii uu Galayr ku guuleysto jagada Afhayeenka Baarlamanka in taas ay meesha ka saari doonto in dhammaan siyaasiyiinta beesha aysan xaq u yeelan doonin labada jago ee ugu sareysa dalka.

 

Si kastaba isku dayada Gaas iyo Guddigii uu diray ayaa fashilmay, waxaana uu Dr. Galayr ku adkeystay inuusan marnaba tanaasuleyn.

 

Ilo xog ogaal ahaa ayaa u sheegay Caasimada Online in Cali Khaliif Galayr uu heysto dhiiri gelin xoogan oo uu ka helayo beelaha H-Block iyo Digil iyo Mirifle oo taageero la garab taagan dadaalkiisa.

 

Wararka aan helnay ayaa sidoo kale sheegay in Gaas uu doonayo inuu si shaqsi ah ula kulmo Cali Khaliif Galayr, hase yeeshee Galayr uu arrintaas diidan yahay.

 

Lol..If this is the case then it is a good illustration of "desperate times call for desperate measures".

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Che -Guevara;860794 wrote:
Zack.....My question was maxaa ku jaban hadii Speaker oo nin D-block noqdo?

Waxba kuma jabna balse waxay la tahay dadkaad D;ugu yeertay ayadoo calankii 5tii gees 3 gees laga tirtiray

Galaryr wuxuu arkaa in mas'uuliyadda meeshii kaaga soo aada laga qabto,ama wuxuu u arkaa inuu han weynida reerkiisa uu hoos u dhigo waa mutacalin iska daa meel fiican buu wax kaga soo hari

 

Qabiilku waa adoo sun karsamaysa saxan maran la'ag fariistay

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Aaliyyah;861105 wrote:
Lol..If this is the case then it is a good illustration of "desperate times call for desperate measures".

Indeed.. However, it's really sad that Gaas is clueless about the Ali Galeydh's stand. The man never moves from his ground and his beliefs and on this, he either losses or wins, but buys no such crap clan stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Gallayr is needed for xudduudaha (Itoobiya iyo Kenya malagood baa galay Soomaaliya dambe siday rabaan kama yeelayaan, nin oggol in maamul goboleed baan xabbado siinayaana laguma ogeyn), wuxuu kaluu jagadaan ugu qalmaa inuu yahay nin fahmaya dhaqammada Soomaalida ee kala duwan ahna ruugcaddaa meelo badan ka soo shaqeeyey. Inta la iska illoobo hebel iyo ciddeenna cadkeedii waa u dhammaatay ninkaan halla taageero. I really want him to win and cid heblaa kursigaas lehna ha ii goyso, then kan madaxweynahana sidoo kale qof aan la fileyn haku guuleysto.:D That is my dream.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;861340 wrote:
Gallayr is needed for xudduudaha (Itoobiya iyo Kenya malagood baa galay Soomaaliya dambe siday rabaan kama yeelayaan, nin oggol in maamul goboleed baan xabbado siinayaana laguma ogeyn), .

Are you talking about the same Galayr who went to Addis to get the blessing of Melez and then was transported by the Ethiopian security to Talex? Adeer you are dreaming...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

No I am talking about the Gallayr that went to the UN 10 years who acheived a whole resulation for countries like Ethiopia to stop voilating Somali borders. Ninka ragga ah lama xagxagto lamana xasdo waryaa intaad qof amase beel gaar ah wax u raadineysid.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan kuwan warkooda ka bax( Duke iyo wixi la halmaala). Beshooda uun bay wax la rabaan, umada kalena waxay rabaan in ay xaqiraan.

 

A_khadar waa saas Prof.Cali Khalif cidna wax ugama tanaasulayo. Qofkasta wuu u mintidayaa una halgamaya wuxu rabo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Aaliyyah;861379 wrote:
Abwaan kuwan warkooda ka bax( Duke iyo wixi la halmaala).
Beshooda uun bay wax la rabaan
, umada kalena waxay rabaan in ay xaqiraan.

 

A_khadar waa saas Prof.Cali Khalif cidna wax ugama tanaasulayo. Qofkasta wuu u mintidayaa una halgamaya wuxu rabo..

Hey didn't I already tell you cuqdada naga jooji now! YOU HEAR ME! :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Aaliyyah;861379 wrote:
Abwaan kuwan warkooda ka bax( Duke iyo wixi la halmaala). Beshooda uun bay wax la rabaan, umada kalena waxay rabaan in ay xaqiraan.

 

Taas yaa ka yeelaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this