Sign in to follow this  
Liibaan

Raisul Wasarihii Hore Prof. Cali Khaliif Galeydh Oo u Taagan Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya

Recommended Posts

Ibti Adeer, just because one goes to a hospital does not mean one is a Dr..:D the new game in Mogadishu is different from the past, regardless of what we think of candidates to call them warlords is not on..:D

 

Abwan you are clutching to straws again mate.. Not sure how these men are warlords.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

General Duke;860306 wrote:

 

Abwan you are clutching to straws again mate.. Not sure how these men are warlords.

And you are telling me that you are sure Ibbi is a warlord. I don't like Ibbi and I don't want him to be an MP but I do not agree with how you reason for his refusal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

General Duke;860417 wrote:
Lol again when did I call Ibbi a warlord? It's like me calling Cadow a warlord, he is not..

When you claimed that Sharif wants to bring the warlords back. Sharif got his Aala-Shiikh group on the MPs list, the warlords have still not been accepted and we don't hear him complaining therefore the allegations that the Abdiweli Camp made against him in order to make him look bad has failed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;860430 wrote:
When you claimed that Sharif wants to bring the warlords back. Sharif got his Aala-Shiikh group on the MPs list, the warlords have still not been accepted and we don't hear him complaining therefore the allegations that the Abdiweli Camp made against him in order to make him look bad has failed.

Abwan I am not sure if you have been following events. Sharif is still complaining, he was even at it last night..Dont trust me, listen here?:D

http://www.shaaciye.com/?nid=6884

 

Sharif needs no one to make him look bad. Here is a headline from one of the sites that support him...

http://www.midnimo.com/2012/08/24/qaarkamid-ah-maxaabiistii-uu-madaxweynaha-cafiska-ufidiyay-oo-durbaba-dhac-iyo-kufsi-kabilaabay-magaalada-muqdisho/

 

Again, the latest list Sharif got 4 MP's out of the new 19, not sure if Al Shiekh was 4 individuals if that is the case then he succeeded beyond anything possible..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Cali Khaliif ayaa u qalma inuu speaker noqdo, ninkan wax badan baa u kala cad. He has my FULL support now. I hope that he wins. Listen to him over here in this interview of him and Amb, Xasharo. start from 15:19

 

 

 

I found out that Jawaari is jot only muqayil, but also an alcoholic. I am sorry to share this, masiirka ummadda Soomaaliyeed qofna looga xishoon maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mudanayaasha-Baarlamaanka-cusub6.jpg

 

Liiska Musharaxiinta u Taagan Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya

 

 

 

Muqdisho ( DHM-News ):- Xilli lagu wado in maalinta Talaadada oo ku beegan 28-da bishaan ay dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay guddiga doorashada soo bandhigeen liiska xubnaha u taagan xilka Gudoomiyaha iyo labda Guddoomiye kuxigeen.

 

Sidii aan horay idiinku sheegtay xilka Gudodomiyaha waxaa u taagan 6-musharax, Guddoomiye kuxigeenka koowaad waxaa u taagan 9-musharax, halka Guddoomiye kuxigeenka labaad ay u taagan yihiin 3-musharax oo keliya.

 

Akhriso Magacyada Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha

 

1) Prof. Cali Khaliif Galeyr

 

2) Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari)

 

3) Prof. C/risaaq Cismaan Xasan (Jurile).

 

4) Xasan Abshir Faarax

 

5) Cabdi Xaashi C/laahi iyo

 

6) C/rashiid Maxamed Xidig.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

halyeey-Cali.jpg

 

BoocameOnline.com

 

Dhegayso:- Nuxurka Qudbadii Dhinacyada badan Taabatay Ee Pro Cali Khaliif Galaydh (Cod)

 

Waxaan Halkan idiinku soo gudbniaynaa Qudbadii Shalay Uu K ajeediyay Munaasibada uu kaga dhawaaqayey inuu utaagn yahay Gudoomiyha Baarlaamka Soomaaliya Musharax Bro Cali khaliif galayd

Halkan Ka Dhegayso Qubdaba

http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/08/Cali-Khaliif-qudbada.mp3

 

Boocame Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

HoruFadhi.com

 

Warbixin: Ku Dhowaad 100 Xildhibaan Oo Sheegay Inay Tageero Doonan Musharxnimada Prof. Cali Khaliif Galeydh

 

 

 

Dr Cali Khali Galaydh Oo kamid ah Musharaxinta Xiligani U Tagn Xilka Gudomiyaha Barlamanka Soomaaliya ayaa waxa Uu ka mid yahay Masuulinta Ugu cad cad Ee Xiligani ka Qeyb galay Xilka Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya.

 

Dr Cali Khali Galaydh ayaa waxa Xiligani ku Soo Biray Inta Badan xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya Oo sheegay inay soo Dhaweynayaan Inuu Xiligani ka Mid yahay Musharaxinta Xilka Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya.

 

Ugu Yaraan 90-xil Dhibaan ayaa qalinka ku Duugey Inay Tageeri doonan musharaxnimada Dr Cali Khali Galaydh iyadoona Siweyn Looga soo Dhaweyey Magaalada Muqdisho Ee caasimada soomaaliya.

 

Qaar kamid ah Xildhibanada Ka Qeyb Galay xaflada Uu dhawaan Ku Soo Bandhigayey Xilka Musharaxnimada ayaa sheegay inuuu yahay Halyey Mudan Inuu qabto Jagada Gudoomiyaha Barlamanka.

 

waxa uu sheegay Cali Khalif in Hadii uu qabto Xilka Gudoomiyaha wax badan Ka Badli doono Siyaasada Ay ku shaqeynayaan barlamanka Soomaaliya Oo mudo Dheer Ay ka Dhex Jireen Isqabsi Dhexdooda.

 

dadka Qaar ayaa Isweydiinaya Inay tahay markii Ugu Horaysey Oo kursiga Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya ay U tar tamaan Beelaha ******,waxana Sadaalin Kala Duwan Laga Mujinaya Sida siyaasda Cusub U Socoto.

 

Talaabada uu qaaday Cali Khaliif Galayr waxa ay niyad jab ku noqotay C/weli Gaas waxaana u qoslaya siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxweyne Shariif iyo Shariif Xasan Sheikh Adaan.

 

Haddii Dr. Galayr uu ku guuleysto Afhayeenka Baarlamanka, waxa ay taasi meesha ka saari doontaa in beesha daraood ay hesho madaxwyene ama ra’iisul wasaarenimo, sababo la xiriira nidaamka awood qeybsi ee 4.5.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   
Abwaan   

lol@Duceysane...Ma waxaad leedahay haddii uu Jaad iyo Khamro cabo hallaga leexdo? Waxaas dhan ma waxay naga tahay Farmaajo rejadiisii waa u dhammaatay?:D Come on Duceysane, sheekada naga daa ninyahow. Cali anigu waxba kumaan maqlin. Haddii aadba leedahay waa iska daayey sheekadii halkaas bay ku dhammaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this