Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Topsecret video about USC and Kismaayo 1991

Recommended Posts

Abwaan;836217 wrote:
lol...Malla yaabtay...waa wixii Soomaali ku dagaashay. Dadkii dagaalkana mas'uulka ka ahaa oo huriyey, sababna u ahaa baa dad eedeynaya. Si markii loo fiiriyo waan u garaabayaa dadkii qaxay oo ka cararayey, Muqdisho, Kismaayo oo illaa Kenya iyo Itoobiya u cararary 1991, of course waxaa laga dhaadhiciyey Caydiid iyo dagaalyahannadiisa aya idin ceyrsanaya oo harraadka, gaajada iyo dhibkaan mas'uul ka ah. Aniguna inaan aamini lahaa baa laga yaabaa haddii taas igu dhici lahayd, XX adiga iyo JB waxaad marar badan ku dooddaan Koofur dhan baa iskugu kaaya tagtay. Come on, hadda qaxii la illowyey ee runta halloo noqdo, taariikhdana yaan been laga sheegin. Iyadoon cidna loo aasayn waxay geysteen.

Horta abwaanoow saad u fiicantahay oo uu qofku isku leeyahay mashallah ninkani waa wadani maxaa isnadaamiska kugu kiciya marka caydiid wax laga sheego, war ninyahow meel halaguugu soo hagaago ee khimaarkan aad xirantahay had iyo goor iska fuji, forget about the rest of the south, Who distroyed Muqdisho ilaah baan kugu dhaarshee, was it not by ALI vs Aideed war from Oct 1991-Jan1992, and then again Ato vs Aideed war, yaa muqdisho dhulka dhigay, ma siyaad barre mise caydiid? bal ka jawaab su'aashaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta ninkaan wuu naga hooseeyaa, IHN, dambigiisa iska yareeya.

 

However, its true that we were not short on the number of warlords in Somalia. We had many, so many of them that played on different levels, we have the Yalaxow, the Indhacade's, the Morgans, M. Dheere, the Hiiraale, and the list continues, some were heavier than others but without the shaddow of a doubt Aideed's is well remembered and well known as their champion and winner of the most heavyweight of all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

Abwaan caydiid markii la criticize gareeyay ayuu tire kii ka banjaray. see qabyaalad is so difficult to get rid of. sure you can point out others fault but when it hits close home. everyone gets defensive and reflexive about their clan folk being criticized.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo lets not generalize entire clans general caydiid was one man an individual , here is the problem Somalidu can't think clearly when ever it concerns a Political leader he immediately becomes a clan leader and people start to defend him because they share the same ancestry. Its also wrong to blame General caydiid a man who died in 1996 for all the problems of today. The same way its wrong to blame general siad bare for every thing that happened he died in 1995 and left Xamar in 1991,lets not personalize the topic i don't think che mentioned a clan here and Alshabaab is not a clan entity either lets be objective guys dad waweyn beynu nahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Adigu Alshabaab ayaa taageertaa for the clan connection you have with its leader. Stop being defensive on this issue.

 

Also, I agree, Aideed IHN was a single person and his entire sub clan should not blamed or dragged into this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi stop with the accusation i don't support any one because of Qabiil.

 

Cambuulo adeer wa ceeb inad beel Somaliyeed ku sheegtid dad habaaran dadka qaldan wa inad sheegtid laakin beel dhan oo Somali ah inad ku sheegtid inay habaraanyihin wa meel ka dhac hadaladaas iska ilaali wax wanaagsan maha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Not too long ago there was a Serb doctor on NPR who claimed Radko Mladic was a good man who did not commit crimes in Srebrenica. Also, some think Charles Taylor of Liberia was a decent and peace loving man. Marka, it is understandable if Oba thinks Gen. Caydiid was alright dude.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;836333 wrote:
Horta abwaanoow saad u fiicantahay oo uu qofku isku leeyahay mashallah ninkani waa wadani maxaa isnadaamiska kugu kiciya marka caydiid wax laga sheego, war ninyahow meel halaguugu soo hagaago ee khimaarkan aad xirantahay had iyo goor iska fuji, forget about the rest of the south, Who distroyed Muqdisho ilaah baan kugu dhaarshee, was it not by ALI vs Aideed war from Oct 1991-Jan1992, and then again Ato vs Aideed war, yaa muqdisho dhulka dhigay, ma siyaad barre mise caydiid? bal ka jawaab su'aashaa.

MoonLight1...marka hore name-calling some individuals ay SOL ku baafiyaan iyo dhabta in lakala sooco waa fiican tahay...NO 1 Anigu marnaba ma dhihin ninkaan dembi ma gelin, Tan Labaad he is a public figure waxna waa laga sheegi karaa waana la dhaliili karaa. Tan saddexaad xuquuq waan u leeyahay in sida ay ila tahay aan comment uga dhiibto....Midda Afraad, intaan SOL joogey waa marki labaad oo xitaa aan Caydiid (AUN) arrimihiis ka munaaqishoodo mowduuc furan, dhawr jeer baa xiaa la igu label-gareeyey balse waxba kama soo qaadin waayo discussion-ka socdey ayaa igala muhiimsanaa inaan ka jawaabo eedayn aan macno weyn lahayn. Adigoonba i dhaarin, Caydiid siyaasaddiisu qayb way ka ahayd burburka Soomaaliya isagu siduu rabo ha u dhigee....Xamar baa dhul la dhigay baad tiri. 1996 ayuu dhintay oo shan sano iyo bar ayuu markaas dagaalka sokeeye ahaa, wixii ka dambeeyey Xamar dagaal kama dhicin? Haddiise isaga loo saarinayo maba xumee maxaad u diiddaan markaan dhaho Siyaad Barre Ilaah ha u naxariistee dhaxalkiisii baan guranaynaa? Mise waa pick and choose xaaladdu.

Horta dadka keliya 1991 in Soomaaliya dagaal u billawday waxaan u sheegayaa in anigu gurigaan ku soo koray 1986 iigu dambesey maantana uu meel bannaan yahay. My father dowladda ayuu 28 sano u shaqeynayey weligiisna mucaarad ma raacin anna ma raacin. Dowladdana Darajo weynna kamuu qaban ee qarankiisuu u adeegayey maantana Soomaaliya ayuu si nabad ah ugu noolyahay Ilaah mahadiis. Muhiim ma ahan inaan taariikhdayda ka hadlo balse waan idiin iftiiminayey what sort of background aan ka soo jeedo.

Soomaaliyana ayaandarro weyn baa ka dhacday, dembigana dad badan baa wadaaga ama shakhsi ahaan amase koox-koox. Waxaan dhihi lahaa intii dhimatay Ilaah ha u naxariisto, intii dhibtootay oo nool Ilaah dhibta haka qaado, inta dalka burburineysana Ilaah ha soo hanuuniyo wixii aan hanuunsameyna Ilaah hannaga qabto. Anigu marna uma aamusayo hadallo hagar ku jirto oo la igu soo tuurayo, fikraddayda ayaan dhiibanayey haddii dhibsadeen waa aragtidooda.

 

Bun iyo Cambuulo with all due to respect shaqo ayaa iga dhacda macneheedu ma ahan inaan hadal ka cararo. Aniga qofkii garanaya baa garan emotion kuma socdo. Qof kastana wixii wanaag ah waan ku taageeraa wixii xunna waan kaga soo horjeestaa...

 

MoonLight1 meeshan dhan SOL baaba waxay noqotay dad isku cammiraya iyo dad aan runtaba u jeedin. War Forum-ku-Dirir dal laguma xoreeyo...

Qandalaawi ayaan ku raacsanahay siduu hadalka u soo koobay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

faarah22;836341 wrote:
Abwaan caydiid markii la criticize gareeyay ayuu tire kii ka banjaray. see qabyaalad is so difficult to get rid of. sure you can point out others fault but when it hits close home. everyone gets defensive and reflexive about their clan folk being criticized.

lol...Faarax. I am glad to hear inaan xushmad kasbaday markii horeba waxaanse kuu iftiimin ninkaan AUN wuxuu ahaa public figure markaan difaacayo ma waalanahay I just said taariikhda runta hallaga sheego just that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Cambuulo iyo bun;836328 wrote:
Abwaan im talking about the truth here my friend whether u like it or not your kinsfolk are considered as barbaric anarchists

Cambuulo adiga cidna kaala tashan mayso qabiil dhan. Waan ka xumahay dhibaatada soo gaartey qoyskaaga iyo qoys Soomaaliyeed oo kaleba, laakiin adiga ma ogtahay in dadkan aad ka hadleysid victims badan ku jiraan? Ma ogtahay in dad iyagoo nool inta berkad biyo lagu guray la laayey? I have relatives aanan maantadan la joogo meel ay jaan iyo cirib dhigeen la haynin oo ugu wardambeysey iyagoo dhahaya waddadaan baan ka soo noqon....I lost the only brother I once had due to this civil war and guess what he was sitting in our livingroom when he was killed by a bullet. Ilaah mahadiis markaas ka dib beddelkiis ayaa Ilaah na siiyey. I lost friends, neighbors, teachers and so on.

I beleieve every Somali is somehow or another a victim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;836357 wrote:
MoonLight1...marka hore name-calling some individuals ay SOL ku baafiyaan iyo dhabta in lakala sooco waa fiican tahay...NO 1 Anigu marnaba ma dhihin ninkaan dembi ma gelin, Tan Labaad he is a public figure waxna waa laga sheegi karaa waana la dhaliili karaa. Tan saddexaad xuquuq waan u leeyahay in sida ay ila tahay aan comment uga dhiibto....Midda Afraad, intaan SOL joogey waa marki labaad oo xitaa aan Caydiid (AUN) arrimihiis ka munaaqishoodo mowduuc furan, dhawr jeer baa xiaa la igu label-gareeyey balse waxba kama soo qaadin waayo discussion-ka socdey ayaa igala muhiimsanaa inaan ka jawaabo eedayn aan macno weyn lahayn. Adigoonba i dhaarin, Caydiid siyaasaddiisu qayb way ka ahayd burburka Soomaaliya isagu siduu rabo ha u dhigee....Xamar baa dhul la dhigay baad tiri. 1996 ayuu dhintay oo shan sano iyo bar ayuu markaas dagaalka sokeeye ahaa, wixii ka dambeeyey Xamar dagaal kama dhicin? Haddiise isaga loo saarinayo maba xumee maxaad u diiddaan markaan dhaho Siyaad Barre Ilaah ha u naxariistee dhaxalkiisii baan guranaynaa? Mise waa pick and choose xaaladdu.

Horta dadka keliya 1991 in Soomaaliya dagaal u billawday waxaan u sheegayaa in anigu gurigaan ku soo koray 1986 iigu dambesey maantana uu meel bannaan yahay. My father dowladda ayuu 28 sano u shaqeynayey weligiisna mucaarad ma raacin anna ma raacin. Dowladdana Darajo weynna kamuu qaban ee qarankiisuu u adeegayey maantana Soomaaliya ayuu si nabad ah ugu noolyahay Ilaah mahadiis. Muhiim ma ahan inaan taariikhdayda ka hadlo balse waan idiin iftiiminayey what sort of background aan ka soo jeedo.

Soomaaliyana ayaandarro weyn baa ka dhacday, dembigana dad badan baa wadaaga ama shakhsi ahaan amase koox-koox. Waxaan dhihi lahaa intii dhimatay Ilaah ha u naxariisto, intii dhibtootay oo nool Ilaah dhibta haka qaado, inta dalka burburineysana Ilaah ha soo hanuuniyo wixii aan hanuunsameyna Ilaah hannaga qabto. Anigu marna uma aamusayo hadallo hagar ku jirto oo la igu soo tuurayo, fikraddayda ayaan dhiibanayey haddii dhibsadeen waa aragtidooda.

 

Bun iyo Cambuulo with all due to respect shaqo ayaa iga dhacda macneheedu ma ahan inaan hadal ka cararo. Aniga qofkii garanaya baa garan emotion kuma socdo. Qof kastana wixii wanaag ah waan ku taageeraa wixii xunna waan kaga soo horjeestaa...

 

MoonLight1 meeshan dhan SOL baaba waxay noqotay dad isku cammiraya iyo dad aan runtaba u jeedin. War Forum-ku-Dirir dal laguma xoreeyo...

Qandalaawi ayaan ku raacsanahay siduu hadalka u soo koobay.

Horta waad ku mahadsantahay sidaad hadalka u dhigtay, aniga waxaan kugu raacsanahay in Caydiid kaligiis uusan danbi galin oo rag badan oo hadda eebohood hor taagan iyo kuwa noolba way ka wada qayb qaateen, taas waan kugu raacsanahay, ha yeeshee taan ku doodayaa waxay tahay Caydiid chaniska ama fursada soo martay nin ay soo martay ma jirin, marbuu ka talinayay inta u dhaxaysa Galkacyo ilaa xuduudka Kenya, meeshii laga rabay inuu dadka kasbado oo isu soo dumo ayuu wuxuu bilaabay aargoosi iyo bara kicin, dagaalkii ka dhacay Muqdisho anigu waan joogay habeenkii uu Siyaad Barre magaalada ka baxay 26ka January 1991 magaalada way dhisnayd, waa jiraan in Ciidamadiisii iyo dad shacab ah ay bililiqeysteen meelihii dowladda qaar iyo safaaradihii laakiin Muqdisho waxay ahay magaalo ka soo kabsan kartay dhaawacaa fudud ee gaaray, Siyaad markuu tagay Caydiid macangagnimadiisii waala ogaa tey muqdisho badday, waa tii laga dhaxlay dagaalkii socday 4ta bilood ee la isku riiqmay oo aan waxba lakala reeban, dagaalkaas oo ahaa kii burburiyay bartamihii bilicsanaa ee magaalada ayna soo baxeen magacyo laga noxo sida Khadka cagaaran, Barmuuda iwm, marka waa runtaa waa la oran karaa Siyad Barre macangagnimadiisii baa soomaaliya la burburtay balse ogoow Caydiid macangagnimadiisii in Muqdisho la burburtay.

 

Ok, taa ka gudub, waan ognahay dowrkii uu Caydiid ku lahaa dhimashadii dadkii gaarayay 300kun ee gaajadu ku leysay Baydhabo iyo hareeerehedii, dadkaas baaba'ooda waxaa qeyb weyn ku lahaa maleeshiyooyinkii SNF ee dadka bakaarta kasoo fagtay, haddana iyadoo ay saa tahay waxaa la oran karaa shareka ugu weyn ee dhibaatada dadkaas waa macangag nimadii Caydiid iyo is horistaagii ay maleeshiyooyinkiisii ku sameyn jireen in mucaawinooyinka la gaarsiiyo dadkaas lana dhoco wax allaale wixii ka soo daga furdada xamar taasoo markii danbe kentay in caalamku soo diro huwantii UNISOM.

 

Tan ugu danbeysa waa dagaalkii Cakaaro ee uu ina adeerkiis Caato ku qaaday, dagaalkaas oo dad badan iyo maal badan le'day oo xitaa curyaamiya reerka hoose ee uu ka dhashay taasoo keentay in ay ilaa iyo maanta kasoo kabsan la'yihiin dhaawacaas iyo dagaaladaas macno darrada ahaa ee uu ku lugooyay reerkiisa asagana markii danbe la god galay.

 

Waxaan kusoo gabagabeyn lahaa Soomaaliya danbiilayaal dagaal kuma yara, laakiin caydiid wuxuu noqonayaa kuwa ku jira Zera (A) ama four star warlords.

Share this post


Link to post
Share on other sites

faarah22;836341 wrote:
Abwaan caydiid markii la criticize gareeyay ayuu tire kii ka banjaray. see qabyaalad is so difficult to get rid of. sure you can point out others fault but when it hits close home. everyone gets defensive and reflexive about their clan folk being criticized.

Not only that, he somehow learned to live with Tigrays once Yeey was thrown out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this