Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Topsecret video about USC and Kismaayo 1991

Recommended Posts

A_Khadar   

Che -Guevara;836670 wrote:
You reminded me of something that happened the other day. I was at coffee shop the other day. I ran into bunch of people from my tribe sitting at table. They were talking about the civil war and how guilty free their 'leaders' were. There was kid sitting there taking all that in perhaps believing his clansmen and their warlords are all saints.

Was that Oba? lol..

 

Useless thread to say the least.. No one is innocent from what happened in Somalia is the least to say. Some may committed worse/less crimes than others but for those participated all had innocent bloods on their hands one way or the other.. I was Kismanyo during said in the video, and this video tells nothing about what had happened Kismanyo other than the man in custody for Aid's militia and his fate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

A_Khadar;836677 wrote:
Was that Oba? lol..

 

Useless thread to say the least.. No one is innocent from what happened in Somalia is the least to say. Some may committed worse/less crimes than others but for those participated all had innocent bloods on their hands one way or the other.. I was Kismanyo during said in the video, and this video tells nothing about what had happened Kismanyo other than the man in custody for Aid's militia and his fate.

Well said A_Khadar, no clan is innocent. People were chasing each other from one side to another, and those massacres, killing, looting have been happening from Siad Barre’s government’s era and still happening right now. Our Military, police, politicians, singers, scientists, professors, poets, Culama, Businessmen, elders, nomads, fishermen, farmers, youth, mothers, civil society every section of the society took part of this mess and it is time for all of us to unite and correct our mistakes. May Allah guide us to do that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

Abwaan they are innocent clans and you know that. lets not kid ourselves sxb, we all know the aggressors and who were the masaakiin in the civil war.aakhiiro iyo aduunyaba wala xisaabtamidoona dadkaas. heck they are even squatting by force on peoples property as we speak in xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

farah22, do you yourself think you are innocent by telling us a one side story? I still beleive inaan waxba la is dhaamin, mid hore mid dambe iyo mid dhexe. Guryaha aad sheegeyso most of them dhulka ayaaba lala simay, laga soo billaabo 1991 illaa few months ago magaaladan dagaal baa ka socdey. Xitaa kuwii qabsaday baanba ku badbaadin. Didn't you read when i said anigu gurigaan ku soo koray xitaa waan ka samray, dhul bannaan buu hadda noqday. Ma u malaynayo inaad ka ganacsi badnayd Elman Cali Axmed Ilaah ha u naxariistee inasktoo aan khaldanaan karo. And AUN Elman lost not only his businesses but his life too. Kuwa guryo dad leeyahay haystana iyagaa ka jawaabaya aakhiro wixii ay sameeyeen for the last 21 years and wixii August ka dambeeyana haddii ay karti leeyihiin haku sii jireen, markaan cajaladdaan duugga ah ee aad laqday intaad iska saartid dalka dhisiddiisa ka qayb qaado, qabiil meel ku geyn maayee. Haddii aad ku sii adkaysanayso ciddeennu wax ma samaynna adigay ku dhibaysaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Caydiid waa dhintay ha la iska daayo hadii uu cid dhibaato u gaystay reerkiisa waydiiya, ninka ugu yar baa lug ka dhutinaya kan ugu wayna reer tobana buu isagu ka haray. Marka iyagaaba victim ah maxaa loo raacdaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

faarah22, anigu Caydiid (AUN) uma hadlo neither for mo oryaanta, iyo ji rrida aad sheegeyso. Dembigooda maba la qaadi karo kuwaas, adna waad la saaxiibtay oo la sheekaysatay aan kula kaftamee.:D I just tried to share what part of the history that I know and I just said let us not pick and choose. I never said South-ka dhib looma geysan, read every line that I wrote, warka ha iga bi'ine saaxiib. I even said that the video xoogaaa sokor in lagu daray. What more do you want? Waa la ogyahay waxaad sannadahan dhan naga dhaadhicin jirteen adiga iyo saaxiibbadaa hadda dib ugu laaban maayo doodahaase. Ma ogid miyaa in SOL uu archive leeyahay?:D Anigu indho-adayg aan taariikhda ku beddelo oo qof saint uga dhigo weli ma lihi.:D Dood kale ha igu celin ee hallaga gudbo wixii dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;836745 wrote:
Caydiid waa dhintay ha la iska daayo hadii uu cid dhibaato u gaystay reerkiisa waydiiya, ninka ugu yar baa lug ka dhutinaya kan ugu wayna reer tobana buu isagu ka haray. Marka iyagaaba victim ah maxaa loo raacdaa

loool...Samafal, generalizationkuna waa maxay? Ma waxaad naga dhaadhicinaysaa cid dhan inay cuuryaamiin yihiin. War sida maa la isku dhaamo Soomaaliya nabad waa noqone.:D Bahal suuro lagu laray sidaad u soo gentid baan ka helaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

Ok friend let's move forward marka with reconciliation. let us forgive but not forget, that should be the motto from now on for the victims in the civil war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che did i say i believe my clan is a ''saint'' man iskudirka jooji badow yahow all i said was exactly kismaayo wax ka dhacay ma ogi people say the siyad millitia looted the city dad kale the usc looted the city how the hell im i suppose to know when i even wasn't there and was a child. u only write what u wanna heard why im i even discussing this with a Terrorist

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cajaladaha noocyadaan camal in lasoo bandhigo ma jecli, run ahaantii. I am not watching it nor intend to. Cajaladaha noocaan camal ma jecli inaa fiirsado maadaama xiliga la duubay ahayd xiligii Soomaalida si xun isku xasuuqeysay, iskuna dileysay ugana wacneyd badownimo iyo maangaabnimo lagu daray naceyb qabyaaladeed raagay.

 

Taariiq ahaan in loo haayo ma'ahee wax kale faa'ido leeyihiin ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dagaal sokeeye wuxuu taariikh noqdaa markii laga buskoodo dhaawacyadiisii,ilaa iyo hadda lagama bixin waxaa ila fiican inaad ka hadashaan sidaan u heli lahayn dhakhtar daweeya karaamada., dhimashadii dagaalkii sokeeye waxaa ka daran sida nalooga dilay kalsoonidda (dignity)

 

 

Kow,,,waxaan ku talin lahaa in wixii dhexdeena ka dhacay aanan taalo u dhisin layskana iloobo

labo,,, in sadaqada gaalada la joojiyo ama (welfare) shaqona lagu badelo waana dagaalka ugu xun oo dadku aanay fahamsanayn,wuxuuna keenayaa inaan forum ama makhaayad inta soo fariisana aan isku qabsano caydiid iyo qanyare iyo ma joogtay waagii carabta xamar laga saaray!!

 

 

Inaan ogaano inaysan is galayn waxaan ahay soomaali waxaan leeyahay dhul aad u weyn bad aad u dheer wabiyaal dhex mara xoolo dhex daaqa,hadana aduunka waxaan ka codsanaynaa in gacan naloo fidiyo gaajaa na laysay dastuur hanaloo sameeyo mahigana hanalaga badelo,shirka kii diidana madaxa halagasoo dhunkado si uusan uga qadin biyaha qabow ee turkiga

 

Abwaan taariikhda elmen ma taqaanay iyo meeshuu dhaqaalaha ka keenay mise xuskii baroor diiqda un baad ku baratay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;836756 wrote:
loool...Samafal, generalizationkuna waa maxay? Ma waxaad naga dhaadhicinaysaa cid dhan inay cuuryaamiin yihiin. War sida maa la isku dhaamo Soomaaliya nabad waa noqone.
:D
Bahal suuro lagu laray sidaad u soo gentid baan ka helaa.

Sxb waa see ragga ka celi baa is lahaa anigaad igu keen keentay, laakiin nin yahoow anigu nin reer mudug ah baan ahay reerkana kama fogi xaaladana waan lasocdaa. Marka Caydiid nin xukun raadis ah buu ahaa sida rag badan yihiin, reerkiisa iyo cid kalana asxaan umuu galin, marka ninkii wax u qaba taa hakaga haro baan leeyahay

 

Sxb waa ceeb suuraha raga laguma sheego dumarka uunbaa loo reserve gareeyey arintaa, waa kusee miyaadan biyihii bardacad cabin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most of the footage that been used in this video has been shot by supporters of USC-SNA therefore to call it unbiased is a insult. As for Caydiid (AUN) He was clearly the man of the moment at that time but not the right man to keep the country united and strong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;836887 wrote:

Abwaan taariikhda elmen ma taqaanay iyo meeshuu dhaqaalaha ka keenay mise xuskii baroor diiqda un baad ku baratay?

Elman Ilaah ha u naxariistee aniga markii iigu horreysey isagoo shaqaysanaya oo xarumo ganacsi ku leh Waddada Maka-Al-Mukarama ayaan arkay. Adigu ma sheeko aan taas ahayn ood hubto ayaad haysaa? Mise dadkii annagoo salaad casar amase duhur meel ku wada tukannay oranayey muslim ma ahan warkooda oo kale ayaad ii haysaa?

Xuskii Baroordiiqda ee aad sheegeyseyna xaggee ka dhacay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this