Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Topsecret video about USC and Kismaayo 1991

Recommended Posts

naah sxb, in order to move on we have to know the truth about the civil war, im not sayin Aideed never did any wrong but asiga waxkasto lagu eedeyn jiray my point of view waxa weeye both sides waxba isma dhaamin, they did exactly the same amount of crimes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

Stop the revisionsim oba please. if ever they was one person to blame for the anarchy of somalia it's aideed. with that said he is dead and history now. let's make our country afresh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

Ask even his subclan, they will tell you. either he was schizophrenic(most likely) or he was the most evil man in somalia. the man was on another level.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;836145 wrote:
naah sxb, in order to move on we have to know the truth about the civil war, im not sayin Aideed never did any wrong but asiga waxkasto lagu eedeyn jiray my point of view waxa weeye both sides waxba isma dhaamin, they did exactly the same amount of crimes.

he took the cake sbx. Perhaps you should ask those who lived in the city of death where his militia were responsible for deaths of three hundred thousand people. The man was in league of his own. He didn't spare his own subclan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che if u mean Baidoa well we already know who was responsible for the starvation, Morgan sow ma dhihiin bakhaaradda raashinka ayaan jabsaneynaa, bal try again difaaci maa anigu ceydiid laakinse cid dhaanta meesha ma aysan jirin 2da dhinac baa xasuuqa iyo dhibaatadda waaku mideysnaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;836086 wrote:
Caydiid might be saying good words like don't kill, don't loot but the action on the ground was different to what the Keymedia guy wants us to believe specially when he said " There was no looting "

 

I was there myself , in fact the only war i remember vividly in Somalia was that of Kismaayo. Yes there was no mass killing but there was mas looting that lasted several weeks.

Waa runtaa xoogaa buunbuunis baa iska jira oo bililiqo way dhacday, balse waxaan ku su'aalay Kismaayo sidaan qiyaasayo 3 jeer baa USC tagtay 1991-1992 ee midkee baad adigu joogtey?

 

oba hiloowlow;836197 wrote:
Che if u mean Baidoa well we already know who was responsible for the starvation, Morgan sow ma dhihiin bakhaaradda raashinka ayaan jabsaneynaa, bal try again difaaci maa anigu ceydiid laakinse cid dhaanta meesha ma aysan jirin 2da dhinac baa xasuuqa iyo dhibaatadda waaku mideysnaayeen.

Che halla yaabin weli cajaladihii 90s-kii baa ka dhex daaran video iyo wax la mid ah weli dhaqi maayaan. Iyadoon Caydiid (AUN) aysan malaa'igu u dagaallami jirin haddana buunbuuniska iyo beenta waa laga fiican yahay. Sida Oba u sheegay khaladaad wuu galay isaga iyo ilaahiisa ayaana ka xisaabtamaya, laakiin huuhaa badan oo dadka lagu dagaal-gelin jirtey oo laga sameeyeyna way jirtey. Tusaale ahaan, meeqo jeer ayaa la diley? Isaguna dadka idaacadaha ka hadalkooda ku badan ma ahayn, marar badan baa dad badani is dheheen ma dhintay? early in 1991 and 92 lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;836179 wrote:
Yes just blame everything on General caydiid the rest were angels.

lol...Malla yaabtay...waa wixii Soomaali ku dagaashay. Dadkii dagaalkana mas'uulka ka ahaa oo huriyey, sababna u ahaa baa dad eedeynaya. Si markii loo fiiriyo waan u garaabayaa dadkii qaxay oo ka cararayey, Muqdisho, Kismaayo oo illaa Kenya iyo Itoobiya u cararary 1991, of course waxaa laga dhaadhiciyey Caydiid iyo dagaalyahannadiisa aya idin ceyrsanaya oo harraadka, gaajada iyo dhibkaan mas'uul ka ah. Aniguna inaan aamini lahaa baa laga yaabaa haddii taas igu dhici lahayd, XX adiga iyo JB waxaad marar badan ku dooddaan Koofur dhan baa iskugu kaaya tagtay. Come on, hadda qaxii la illowyey ee runta halloo noqdo, taariikhdana yaan been laga sheegin. Iyadoon cidna loo aasayn waxay geysteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhibaatada Somalida haysata waxa weye nin walba waxa reerkisa lugu sameyey ama qoiskisa ayaa la weyn ma arkayo waxa umadaha kale lugu sameyey sure USC way ka dagalaantay xamar iyo Kismayo , Kismayo xita marki danbe jabhado kale ba isku dilay rasaasta xiliga dhacaysey tallow ma subag ba la isu mariyey. Caydiid maxa lugu haysta Maxammad siad baru la dagaalamay oo yaan la dagaalamin Maxammad siad. Inkastow aanad aniga waligay iga maqlin cid ba isugu kaya tagtay laakin waxa is haystey Dawladi Somalia iyo askartooda iyo Jabhadi SNM oo ka dagalaameysey Somaliland. Oo wala is wax yeeleyey labada dhinac ba.Laakin Somalidu wa inay arkaan sawirka inta ka weyn the bigger picture. There was a civil war and with a war casualties come unfortunately on all sides.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan....lool@khaladaad waa dhacay. Waa kow, Ceydiid ciduu dhaafe malaha from Qanyara tribe, reer Hiiraan, Galkayo to members of his sacad that disagree with them.

 

The man inherited Xamar, under his nose even symbols of the nation were looted and the city ethnically cleansed. Perhaps you could ask people whose houses are occupied to this day. Spare this moral equalivence nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;836224 wrote:
Dhibaatada Somalida haysata waxa weye nin walba waxa reerkisa lugu sameyey ama qoiskisa ayaa la weyn ma arkayo waxa umadaha kale lugu sameyey sure USC way ka dagalaantay xamar iyo Kismayo , Kismayo xita marki danbe jabhado kale ba isku dilay rasaasta xiliga dhacaysey tallow ma subag ba la isu mariyey.

:DBal ka sheekee..Dad baa xitaa dhagax lagu dilay inta geed lagu xiray, oo la silciyey, kuwo ayaa guryahoodii lagu gubey, kuwo ayaa berkadihii biyaha laga cabi jirey lagu guyra oo lagu laayey, dadkii geysteyna iyaga iyo Ilaahay baa is og. Xamar 27 days oo xiriir ah baa dagaal ka socdey. Isbartiibo, Fiat, Madaxtooyo, Wasaaradda Gaashaandhigga...intaas wixii taangi ka dhacayey oo shacabka lagu xasuuqayey...Jallaato miyaa ka dhaceysey? Dagalladii Mudug, Galguduud, Hiiraan, Shabeellada Dhexe ka soo dhacay oo Xamar la isla yimid iyagu waxba ma ahayn. Taariikhda ninba dhinacuu rabo haka fiiriyo miyaa sheekadu? Anigu waxa Soomaaliya dagaal ka dhacay oo dhan ayaandarro ayaan u arkaa cid ka fadli badan cid kalena ma jirto ninkii iska dhaadhiciyeyna waa mid hurda.

Waa runtaa XX, waxaaba iigu daran haba iska dhaadhiciyeene, waaba lagu camaynayaa sidii inaas shalay dhalatay. Waxan miyeysan ogeyn inay dembi un sii gelayaan dadka isku deyaya inay reerahooda difaacaan oo dad kale un u saariyaan wixii khalad ka dhacay Soomaaliya. Cidna sidaas eed ugama qaadmayso, cidna eed ma fuulayso. Cid waxlba waxay geysatey Ilaah baa kala xisaabtami maalinta qiyaame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;836237 wrote:
Abwaan....lool@khaladaad waa dhacay. Waa kow, Ceydiid ciduu dhaafe malaha from Qanyara tribe, reer Hiiraan, Galkayo to members of his sacad that disagree with them.

 

The man inherited Xamar, under his nose even symbols of the nation were looted and the city ethnically cleansed. Perhaps you could ask people whose houses are occupied to this day. Spare this moral equalivence nonsense.

Horta waxaad been ka sheegtay cid uu dhaafay ma leh. Hiiraan isagu maba weerarin and he was in Kenya. It was Cismaan Caato and reer Hiiraan know that. Qanyare tribe jallaato meysan gemeyn ee ogoow, members of ciddiisa waa is dagaaleen waana is dagaali karaan oo siyaasadda Soomaaliya ee qaabka daran baana la isku qabtay, taas ayaana kuu caddaynaysa inaysan bahashu gebi ahaanba qabyaalad ku salaysnayn. Soomaalidu waxay tiraa "Gaal dil, gartiisana sii" anigu kuma lihi Caydiid (AUN) masuuliyad kama saarna waxa Soomaaliya ka dhacay oo qayb kama ahayn, laakiin "Wixii xunba xaawaa leh ma soconayso". War xitaa dadkan SOL ku jira waxaa laga yaabaa kuwii sharaabka qaybinayey markii odayaashu dagaalka ka shirayaan ay ku jiraan ee maxaa la iska ogyahay?

You said he in-herited Xamar? I guess there is where you got it wroing. Xamar keligiis kama dagaallamin, keligiisna USC ma ahayn. Maka war haysaa in intuu damcay inuu Raadiyo Muqdisho ka khdubeeyo on Jan 27th la soo xabbadeeyey oo mid ka mid ah ilaaaladiisa uu ku dhaawacmay? Wax badan baa kaa maqan ee xogta soo raadi. He came to Muqdisho on day 17th, dagaalkana 26 days buu socdey, bal xisaabta ka shaqaysii maskaxdaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this