Sign in to follow this  
Somalia

Breaking News: Fighting at Laascaanood and Buhoodle District

Recommended Posts

Somalia;813042 wrote:
I am still at a lost as to why the fighting started, can someone let us know?

Somaliland Military positions in sool joogto in the southern buhoodle district and Kalabaydh a tuulo 35 km south of Laascaanood was attacked that's how it started.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War is never the solution.

A clan cannot wipe out another clan.

Waxaas waa lasoo dhaafay.

It didnt work for Hitler, Siyad Barre and now it wont work for any Somali State.

 

Marka Hargeisa society and Buuhoodle society should talk out their differences.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;813047 wrote:
Somaliland Military positions in sool joogto and Kalabaydh a tuulo 35 km south of Laascaanood was attacked that's how it started.

Xunjuf stop the lies.... Somaliland militia attacked the bases of Khaatumo Forces, that is how the war started. Khaatumo State President Ahmed Karaash was visiting Kalabaydh before yestarday. Kalabaydh was already under the rule of Khaatumo State for 2 months. President Karaash delivered a major speech to Khaatumo People during his visit to Kalabaydh on Friday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Peacedoon;813048 wrote:
War is never the solution.

A clan cannot wipe out another clan.

Waxaas waa lasoo dhaafay.

It didnt work for Hitler, Siyad Barre and now it wont work for any Somali State.

 

Marka Hargeisa society and Buuhoodle society should talk out their differences.

 

Peacedoon, You are right War is never the solution.

 

Unfornately, Warlord Siilaanyo and his Somaliland Clan Secessionists believe they can wipe out the unionist Khaatumo people, but in reality it is impossible to keep Khaatumo/SSC People under occupation forever. No one can force Khaatumo people to accept the Clan-Secession of Somalilan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dowlada Khaatumo State oo Ka Hadashay Dagaalada Maanta Ruxay Magaalada Laas Caanood/Sool, Iyo Sooljoogto/Cayn

 

Khaatumo State Online

 

Dagaal xoogan ayaa barqanimadii saaka ka qarxay jiidaha dagaalka ee gobolka Cayn, iyo waliba Gobolka sool,Dagaalkan Oo kasoconayay jiido badan oo ku dhow magaalada laascaanood ayaa waxaa kadhashay qasaaro lixaadle oo soogaaraya Maleshiyada SNM ee duulaanka kusoo qaaday fariisamada ciidmada Khaatumo,

 

-

DAgaalkaas Oo in mudo Saacado ah Soconayay ayaa haatan istaagay iyadoo kasaaraha dhina maamulka khaatumo uu yahay 1 dhimasho 1yo 3 dhawac ah oo lagu dabiibayo qaybo kamid Deegaanada Khaatumo,Dhinaca Jamhada SNM ayaa wararka aanu kahelayno ayaa waxaa iyaga sogaaray qaare aad utiro badan iyagoo Deegaanadii maanta lagu dagaalamay ay kaga carareen Mayd Tiro badan.

 

-

Hadaba Si,aan Wax uga Ogaano Xaaladahaas Iyo khaasaraha Dhabta ayaa waxaa kawaraysanay Wasiirka arimaha Gudaha Ee maamulka khaatumo yaasiin axmed Sulub Oo kusugan Buuhoodle,waxaa uu warbaahinta ugawaramay Qasaaraha ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka SNMta.

 

Khaatumo State Online

 

laascaanood.jpg

DSC08574-1024x768.jpg

sulub2.jpg

 

 

DSC08525.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

 

DSC08551.jpg

DSC08528.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08500.jpg

DSC08504.jpg

DSC08518.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Somalia;813042 wrote:
I am still at a lost as to why the fighting started, can someone let us know?

The Khaatumo forces moved to within few kms outside Lascanod to the west and south.The snm forces decided to attack and dislodge them from their new positions but it appears they failed to do so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

By REUTERS

Published: Apr 1, 2012 20:28 Updated: Apr 1, 2012 20:28

 

HARGEISA: At least four Somaliland troops and one rebel fighter loyal to the breakaway enclave’s secessionists were killed during clashes on Sunday, both sides said.

 

The fighting first erupted in January after the leaders of the northern regions of Sool, Sanaag and Cayn decided to band together into a new state called Khaatumo and declared they wanted to be an independent region within Somalia.

 

Somaliland’s troops have since clashed with militia fighters loyal to Khaatumo, with reports of dozens of casualties.

 

Somaliland is an internationally unrecognized state that declared independence from Somalia in 1991.

 

The newly declared Khaatumo state is near the border with Ethiopia and is a disputed area that Somaliland seized from Puntland in 2007, though relations between the two territories have improved since.

 

“Militia loyal to anti-Somaliland groups in Buhodle and South Sool simultaneously began (fighting) in the early hours of dawn. The army repulsed attacks on both fronts,” said Osman Abdillahi, a spokesman for Somaliland’s defense ministry.

 

Abdillahi said four Somaliland government soldiers were killed and 10 injured during the fighting. Mohamed Yousouf, a spokesman for the secessionists, said one of their fighters was killed and two were injured.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

VIDEO: Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Waramaya Guulaha ee Gaadheen Ciidamada Xaq Dirirka ee Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Iyo Dagaaladii Maanta Socday Laas Caanood/Sool Iyo SoolJoogto/Cayn

 

 

 

 

Dagaal Xoogan oo sababay Dhimasho iyo dhaawac ayaa Galinkii hore ee Saaka ka dhacay Deegaanka Sool joogto iyo Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Waxana khasaaraha dagaalkaasi ka hadlay Wasiirka arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo stafe Yaasiin Axmed Sulub oo Maamulka Somaliland ku eedeeyey Weeraarkaasi.

 

 

 

Hadaba shabakada Wararka Caalamiga ah ee Ceegaagmedia.com ayaa idiin soo diyaarisay Wararkii ugu danbeeyey ee dagaaladaasi ka dhashay iyo War saxafadeed ka soo baxay Maamulka Khaatumo Hoos ka Daawo Vedioga Wasiirka iyo dagaalada.

 

 

DSC08525.jpg

DSC08521.jpg

DSC08504.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08500.jpg

DSC08507.jpg

DSC08483.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

war-deg-deg-ah1-150x15011421.gif

 

 

RADIO Mugadisho

 

War Deg Deg AH: Dagaal Xooggan oo Ka Qarxay Magaalada Laas Caanood

 

Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidammada maamulka Soomaaliland iyo maamulka Khaatumo State ayaa goor dhow ka billaabday dulleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

 

Wararka laga hellayo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaalka uu dillaacay saakay xilli arroortii isla markaana uu illaa iminka ka socda meel dulleedka ka ah magaaladaasi, iyadoo ciidammada Soomaaliland iyo kuwa Khaatuna State ay soo kala gaareen khasaaro aan la xaqiijin.

 

Deegaanka dagaal uu ka socda ayaa lagu magcaabaa Gambarre, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in ay jirto cabsi ku aadan in uu saameyn ku yeesho magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasi oo marar badan dagaallo ku dhexemareen ciidammada maamulka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo State.

 

Wixii Ku Soo Kordha Kala Soco radiomuqdisho.net

 

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

 

Yurub +442035190460

 

USA & CANADA +17124327760

 

3.jpg

6.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

5.jpg

7.jpg

8.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

 

DSC08552-1024x768.jpg

DSC08504-1024x767.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

cidmaan.png

 

 

Wasiirka Maaliyada Maamulka Khaatumo State Oo Beeniyay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Jamhada SNM (Dhagayso+Waraysi

 

 

Wasiirka Maaliyada Ee maamulka Khaatumo Cismaan Axmed Jeex Oo kusugan magaalada kalabaydh ayaa Beeniyay Warar ay qoreen Warbahinta Kuhadasha afka Maamulka siilaanyo Oo sheegay in wasiirka Ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Jamhada Siilaanyo kadib Dagaalkii Maanta kadhacay Duleedka Laascaanood, Sidoo Kale waxa uu kawar bixiyay xaalada Deegaanadii maanta ay kadhaceen Dagaalada

 

 

 

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Maaliyada ee Maamulka Khaatumo State

 

http://nugaalmedia.com/?p=3512

 

 

DSC085171.jpg

DSC08466.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

dagaal.jpg

 

 

MarkaCadey.com

 

Dagaalo Culus oo Ka Dhacay Magaalada Laas Caanood, Sool Iyo SoolJoogto, Cayn. CiidamaddA Khaatumo State Iyo Somaliland oo Dagaalamay

 

Dagaalo culus ayaa waxay ka dhaceen Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoo uu u dhaxeeyay Ciidamadda Somaliland iyo Ciidamadda Maamulka Khaatumo State, oo iyagu sheegay inay ka go’een qeybaha kale ee Somaliland.

 

Dagaalada ka dhacay Magaaladda Laascanood ayaa waxaa la-sheegay inay soo qaadeen Ciidamadda Maamulka Khaatumo State, isla-markaana dagaalada ayaa waxay ahaayeen kuwo aad u culus oo hubka cul culus leesku adeegsaday.

 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaaladu ay geysteen khasaarooyin iskugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed, laakiin waxaa aad u adag in faah faahin rasmi ah laga hello khasaaraha dhabta ah ee ay dagaaladaasi geysteen.

 

Wararka ayaa waxay intasi ku darayaan in tiro shacab ah ay dagaaladaasi ku dhinteen, kadib markii la-sheegay inay qaarkood ku soo dhaceyn madaafiicdii ay dagaaladaasi isku weydaarsanayeen labada dhinac.

 

Waxaa imink deggan xaaladda Magaaladda Laascaanood, iyadoo dhinaca kalana la-sheegay in xilli walba ay labada dhinac suura-gal tahay inay dib ugu dagaalamaan Magaaladda Laascaanood, maadaama ay weli isku muuqdaan labada dhinac.

 

 

 

DSC08530.jpg

DSC08548.jpg

DSC08551.jpg

DSC08552.jpg

DSC08555.jpg

 

DSC08500.jpg

DSC08504.jpg

DSC08507.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

VOA Somali Service | Idaacadda VOA Soomaali

 

Dagaalo ka Dhacay Magaalada Laas Caanood iyo SoolJoogto, Cayn

 

Dagaalkan oo ay iskaga horyimaaddeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyey weerarka

 

 

Dagaalkan oo ay iskaga horyimaaddeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyey mas'uuliyadda weerarka.

 

Labada dhinac ayaa mid walbaa sheegayaa in khasaare u geystay dhinaca ka soo horjeeda.

 

 

Wareysiyo ay Idaacadda VOA labada dhinac la yeelatay, qeybta hoose ka dhageyso.

 

Halkan Ka Dhageyso

 

http://www.voanews.com/somali/news/Dagaal-ka-Dhacay-Agagaarka-Laascaanood-iyo-Buuhoodle-145479995.html

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaallo u dhaxeeya ciidamada maamulka Khaatumo State iyo maamulka Somaliland ayaa goor dhow ka bilowday deegaano ka mid ah gobolka Cayn, waxaana dhinaca kale qaboobay dagaalkii aroortii hore ee saaka ka bilowday duleedka magaalada Laascaanood.

 

Dagaalka oo markii hore ka bilowday deegaanka Gacandar 10-km dhinaca koonfureed uga began magaalada Laascaanood ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kale duwan, waxaana dagaalka markii dambe uu isku badalay dagaal ka curtay jihooyinka Bariga iyo koonfurta magaalada Laascaanood.

 

Ku dhowaad 15-qof oo ka kooban dhinacyada dagaalamay ayaa ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanada Waqdari iyo Gacandar ee duleedka magaalada Laascaanood, khasaaraha dhimasho ee dagaalka ayaan ilaa iyo hadda la ogayn inta uu gaarsiisanyahay.

 

Dhinaca kale, dagaallo xoogan oo daba socda dagaalada u dhaxeeya maamulka Khaatumo State iyo Somaliland ayaa ka dhacay jiidaha dagaal ee duleedka magaalada Buuhoodle, halkaasi oo marar badan dagaallo uu ka dhacay.

 

Cabdifitaax Kiisdiid oo ka mid ah saraakiisha dagaalka ee Khaatumo State ayaa u sheegay saxaafadda inay soo gaareen dhimashada sadex askari iyo laba dhaawac ah, waxaa uu sheegay dhinaca Somaliland inay ka gubeen gaari islamarkaana ay jiraan dhaawacyo iyo maydad u dagaalamayay dhinaca Somaliland oo daadsan wadooyinka sida uu yiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this