Sign in to follow this  
Somalia

Breaking News: Fighting at Laascaanood and Buhoodle District

Recommended Posts

Taleexi   

Carafaat;813000 wrote:
Fighting is useless. Specially when you know that peace will prevail.

Nabadda labadda dhanba markay macaan u arkaan buu dagaalku joogsanayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;813005 wrote:
Exactly akhirka wala ogyahay halkay ku danbayn doonto

Haayoo adigu cilmi qaybka baad wax ka ogtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;813003 wrote:
Xaaji Candhuuf badne things are getting difficult for Siiillaandho. There are no winners in this never ending war, but the losers are the SNM clan enclave. I think it’s about time you tell the old senile to vacate people's properties.

 

The Garowe clan enclave has nothing to do with this you are one the sidelines once again reer Somaliland will solve their differences in the long term and there is nothing you can do about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;813007 wrote:
Haayoo adigu cilmi qaybka baad wax ka ogtahay.

Maya laakin dee dadkeenaan aqaana siday u dhaqmaan inta horta xabada la isku tuur tuuro ayaa akhirka la yidha dee is keen siiya aynu heshiino.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;813012 wrote:
Aragaane .... saaxiib.... Khaatumo has to liberate LA and other fallen cities if it wants to be relevant.

 

Exactly, Khaatumo State must liberate the Capital Las Anod and all Khaatumo Region very soon Insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xaaji Xunjuf;813008 wrote:
The Garowe clan enclave has nothing to do with this you are one the sidelines once again reer Somaliland will solve their differences in the long term and there is nothing you can do about it.

lool you are deluded if you believe there people who share with Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay saaka aroorti duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo u dhaxeeyay Ciidankooda iyo kuwa maamul goboleedka Khaatumo.

 

Afhayeen u hadlay Ciidanka Somaliland oo la hadlay duhurkii idaacada BBC-da ayaa ku eedeyay Ciidanka Khaatumo in ay weerar kusoo qaadeen Ciidanka Somaliland ee jooga aaga gobolada Sool iyo Ceyn.

 

Wuxuu sheegay in dagaal culus uu dhexmaray isla markaana ay iska difaaceen weerarka,waxaana uu tibaaxay in ay khasaaro culus gaarsiiyeen ayna ka qabsadeen gaadiidka dagaalka iyo kuwa xamuulka ah.

 

‘’Weerar bay kusoo qaadeen aaga Sool iyo Buuhoodle Ciidamada qaranka degan kooxda nabad-diidka ee la magacbaxay Khaatumo State,halka waxaa ka dhacay dagaal culus oo khasaaro geystay.Cadowga waxaa laga qabtay 9-gaari oo 4-tikniko ah iyo 5-xamuul ah’’,ayuu yiri.

 

Afhayeenka ayaa sidoo kale xusay in ay qabteen 45-maxbuus oo ay ku jiraan Saraakil sare iyo nin kamid ah Wasiirada maamul goboleedka Khaatumo isagoo aanan sheegin magaciisa.

 

Mar wax laga waydiiyey khasaaraha soo gaarey Ciidanka Somaliland ayuu sheegay in dagaalka uga dhinteen 4-askari ugana dhaawacmeen 10-kale isla markaana aanay jirin wax gaadiid dagaal haba yaraate laga qabsaday ama laga gubay.

 

‘’45-maxbuus baa laga qabtay,waxaa ku jira saddex sarkaal sare iyo nin sheegtay in uu yahay Wasiir Khaatumo ah,marka aan xaqiiqda ku sheego oo aan waxba qarin anaga dhimashada Ciidanka qaranka soo gaaray waa 4-nin,dhaawacuna waa 10 wax tikniko oo nalaga gubay ama nalaga qabsaday ma jiro’’,ayuu sheegay.

Xaaladda degaanka Dacanbar ee duleedka Laascaanood ayaa haatan degan,waxaana laga dareemaaya jawi colaadeed oo labada dhinac ah.

 

Dhinaca kale masuul u hadlay maamulka Khaatumo ayaa sheegay in dagaalka ay khasaaro xoog leh ku gaarsiiyeen Ciidanka Somaliland isagoo beeniyay jiritaanka warka kasoo baxay Afhayeenka u hadlay Ciidanka Somaliland ee ah in ay qabsadeen maxaabiis dagaal.

 

BOSASOPRESS

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

raxanreeb_degdeg180-300x187.jpg

 

BREAKING NEWS: Fierce Fighting Erupts In Las’Anod

 

RBC Radio, raxanreeb.com

 

Mogadishu (RBC) Fierce fighting between Somaliland and the new born Khatumo state forces erupted in the neighborhood of Las’anod town in northern Somalia region of Sool at early on Sunday morning, RBC Radio reports.

 

The fighting erupted on 6.00am (local time) at Gambare frontline which is 30km away from Las’anod town, the provincial capital of Sool region.

 

Local residents told RBC Radio that heavy bombardment could be heard on Sunday morning as residents in Las’anod town fear for possible fighting in the town.

 

(UPDATES OF THIS NEWS COULD BE SOON AVAILABLE )

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

las.jpg

 

 

Ciidamada Xaq U Dirirka Maamulka Khaatumo ee SSC oo Gaadiid Dagaal Ku Qabsaday Dagaalkii Saaka Waabarigii Ka Biloowday Ciidamada Maamulka Khaatumo ee SSC oo Gaadiid Dagaal Ku Qabsaday Dagaalkii Saaka Waabarigii Ka Biloowday Laascaanood

 

 

Ciidamada Maamulka Khaatumo ee SSC oo Gaadiid Dagaal Ku Qabsaday Dagaalkii Saaka Waabarigii Ka Biloowday Laascaanood kaasoo u dhexeeya xoogaga xaq u dirirka ah iyo ciidamada Jamhada SNM.

 

Warar horu dhac ah oo aanu ka helayno ayaa naloo xaqiijiyey in gaadiid tikniko ah laga qabsaday Huwanta SNM, halka 2 gaadhi lagaga gubay dagaalkaas iyadoo cashar wanaagsan oo aan hore looga arag aagaga laascaanoodna loo dhigay dagaalkuna weli socdo.

 

Tan iyo markii gobolka sool ay SNM la wareegtay gacan ku haynteeda ayaan wax xabad ah lagu tijaabin haba yaraatee taasoo sababtay in muddo dheer qaadato in cilladaas xal loo hello.

 

Sidaanu wararka ku helayno ayaa naloo xaqiijinayaa in gebi ahaanba Xoogaga khaatumo ay ku wareegsan yihiin gobolka sool oo jahooyin badan dagaalku ka socdo

 

Dagaalkan Saaka ayaa ahaa mid Malsu adeegsanayay Hubka noocyadiisa ka gadisan kasoo kasocday **** aag ayaa ciidamada maamulka siilanyo ay halkaas kala tageen dhawac iyo dhimasho sida ay shabakada wararka ee af bakayle.com u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah,waxa la sheegayaa in dhawac gaaray 50 askari ay uqaateen dhinacaayo magaalada burco halka mayd badan oo ay kaga carareen jiidihii saaka lagu dagalamayay ay jiraan.

 

Wararka ayaa intaa kudaraya in Deegaanada gambadhe uu hada kasocda gaal goos goos ah islamarana ay ciidamad somaliland ee halkaasi kusuganaa ay dib usoo ruqaan sadeen.

 

Dhinaca Kale dagaalkii Sool-joogta ee aaga magaalada buuhoodle ayaa ciidamada jamhada SNM ay kala kulmeen Cawaaqib xumo iyoo ay ciidamada maamulka khaatumo ay kagaareen guulo islamrkaan ay kala wareegeen aagi ay kusug naayeen ciidamada SNM ay hada gacanta ugashay ciidamada Khaatumo.

 

Khasaaraha Dhinaca maamulka khaatumo ayaa lagu soo waramayaa in labo askari ay kaga dhawac meen dagaalka kasocday duleedka laascaanood ku wasoo dhawacooda lagu dabiibayo magaalada kalabaydh

 

Wixii warar ee kasoo kordha dagaaladas kala soco afbakayle.com

 

Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiimaaya;812889 wrote:
I want 1991 all over again in the north if thats what it takes to defeat reer bini somaliland.

What happened in Somaliland in 1991?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

yasin-axmed-sulub.jpg

 

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub Oo kahadlay Dagaaladii Laascaanood, Waqdari, Ganbadhe, Sool-Joogto, Meygaagle, etc ee u Dhaxeeyay Maamul-Goboleedka Khaatumo State (Dhagayso+Cod)

 

Dagaal xoogan ayaa barqanimadii saaka ka qarxay jiidaha dagaalka ee gobolka Cayn, iyo waliba Gobolka sool,Dagaalkan Oo kasoconayay jiido badan oo ku dhow magaalada laascaanood ayaa waxaa kadhashay qasaaro lixaadle oo soogaaraya Maleshiyada SNM ee duulaanka kusoo qaaday fariisamada ciidmada Khaatumo,

 

DAgaalkaas Oo in mudo Saacado ah Soconayay ayaa haatan istaagay iyadoo kasaaraha dhina maamulka khaatumo uu yahay 1 dhimasho 1yo 3 dhawac ah oo lagu dabiibayo qaybo kamid Deegaanada Khaatumo,Dhinaca Jamhada SNM ayaa wararka aanu kahelayno ayaa waxaa iyaga sogaaray qaare aad utiro badan iyagoo Deegaanadii maanta lagu dagaalamay ay kaga carareen Mayd Tiro badan.

 

Hadaba Si,aan Wax uga Ogaano Xaaladahaas Iyo khaasaraha Dhabta ayaa waxaa kawaraysanay Wasiirka arimaha Gudaha Ee maamulka khaatumo yaasiin axmed Sulub Oo kusugan Buuhoodle,waxaa uu warbaahinta afbakayle.com ugawaramay Qasaaraha ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka SNMta

 

 

Halkan Kadhagayso Hadalka Wasiirka

 

http://www.afbakayle.com/wp-content/uploads/2012/04/Wasiirka-Arimaha-Gudaha-Ee-maamulka-khaatumo-oo-kahadlay-Dagaalkii-Laascaanood-iyo-Sool-jooto.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSCF6158-150x150.jpg

 

Lataliyaha Dhanka Malatariga Iyo Arimaha Ciidanka Ee MadaxWeynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State Colonel Maxamed Mire Oo kawar Bixiyay Dagaaladii Maanta Ee Agaa Laascaanood ee Sool Iyo Sool ee Gobolka Cayn

 

 

Lataliyaha Dhanka Malatariga Iyo Arimaha Ciidanka Ee golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo Maxamed Mire Oo kusugan Deegaanka kalabaydh ayaa khadka talefoonka ugu waramay wariye Cadnaan Saalax Oo kamid ah Hawlwadeenada Shabakada Wararka Afbakayle.com, Taliyaha ayaa kawaranmay sidii ay maanta wax Udhaceen.

 

Isagoo Sheegay inay qasaaro Xoogan ay gaarsiiyeen Ciidamada Jamhada SNM ee maanta weerarka Kusoo qaaday Xarumaha Ciidamada Maamulka khaatumo.

 

Sidoo Kale waxa ay beeniyay In laqabtay wasiirka Maaliyada Cismaan oo uu sheegay inuu Waqti Xaadirkan Uu kusugan yahay Degmada Kalabaydh

 

 

 

Halkan Kadhagayso Hadalka Lataliyaha

 

http://www.afbakayle.com/wp-content/uploads/2012/04/lataliyaha-Dhanka-Amaanka-iyo-malatariga-maamulka-khaatumo-.mp3

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this