Sign in to follow this  
Somalia

Breaking News: Fighting at Laascaanood and Buhoodle District

Recommended Posts

Laascanood (APL ) : Wararka laga helayo deegaan gobolka sool ee saaka dirirtu ku dhexmartay ciidama soomaaliland iyo Maamulka Khaatumo ee Dhawaan lagaga Dhawaaay Degmadda Taleex ee Gobolka Sool. Waxaana lagu soo waramayaa in Rasaas Goos Goosi ay ka dhacayso Deegaanka Ganbara ee u dhaxeeya Magaaladda Laascanood iyo Tuuladda Tukaraq .

 

Dagaalka ayaa iminka u wareegay deegaanka Degmadda Buuhoodle halka loo yaqaan sool joogta sida uu allpuntland u xaqiijiyey Goob jooge ku sugan magaalada laascanood oo ka Xududaartay in Magaciisa Warbaahinta Laga Xuso Sababo la xiriira amaankiisa.

 

Goob joogahan ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyey sida dagaalku saaka ku bilowday waxaana uu yiri “ Ciidamada Khaatumo waxaa ay Fadhiyeen Buurta loo yaqaan Sayidka ee Duleedka Bari kaga adan magaaladda ,waxaana goobta saaka ku dhaqaqay ciidanka soomaaliland waxaana lagu soo Riday Hub waaweyn ,ka dib waxaa ay u weecdeen Deegaanka Waqadari oo 20 km u jira Laascanood halkaana waxaa ay labada dhinac is weydaarsadeen Rasaas ka dhacaysay Qoryaha waweyn oo si weyn looga Dareemay maqalkooda Gudaha laascaanod

 

“,Lamana oga Khasaraha Dhabta ah ee soo kala gaaray Dhinacyada Dagaalkaasi wallow aan Faraha la isula Tagin oo Hub waaweyn la isu adeegsaday . Dhanka Buuhoodle ayuu Goobjoogahani sheegay in ay jiran Goobo qoryo waaweyn la isku Tuurtuuray ,in kastoo laga Dareemayo Colada deegaanada Buuhoodle iyo Laascanood . Dagaalkan ayan labada dhinac midkoona ka halin, waxa xusid mudan in inta badan deeganadaas ka maqan khadka isgaarsiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

The Zack;812850 wrote:
It appears that northerners just woke up. It is 1991 for them now. Qabiil vs Qabiil.

:D outloud wishfull thinking?

Share this post


Link to post
Share on other sites

wararka maxey ka sheegayaan yaa ku gacan sareeyo? Deegaano ma la iska qabsaday? Khasaaraha rayidka? Ilaahay hakala qaboojiyo SL dadka reer khaatumo iska fasaxaa nooh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Warara Kii ugu Danbeeyey Iyo Dagaalkii Kasocoanayey Laas Caanood Iyo Guulaha Ciidamada Maamulka Khaatumo

 

 

Wararka ugu danbeeyey ee nagasoo gaadhaya magalada laascaanood ee xarun Goboleedka Sool Ayaa Sheegaya in ay guushu raacday ilaa hada Ciidamada Difaaca Gobolada Khatumo iayagoona laareegay Dhamaan Daafaha Magaalada Laascaanood iyo sarkaal katirsanaa putland oo kasoo goosta kuna soo biiray ciidamada difaaca Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Corl Kan Oo Lagu magacaabo Corl Dalbac

 

Ayaa lasheegayaa in uu kusoo biiray Ciidamada Digfaaca Ee Deegaanada Khatumo waxa ayana wararku intaasi kudarayaan in Ciidamada Maamulka Khatumo Ay Had G/ Canta Ay Ku Hayaan Maaagaalada Laascaanood Sidoo Kale Wararka ayaa Waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada somaliland laga Gubay Gaadhi Nooca Looyaqaano Jiibta ah askartii saarnayd nahy ay Kushufbeeleen

 

Wax dhibaato dhaac iyo mid dhimasho ah oo soogaadhay ilaa hada majirto ciidamada maamulka khatumo balse wararka garabka kale ee somaliland ayaa sheegaya in qasaaro lixaad badani uu kajiro inta laxaqiijinayo tiraba 10 askari oo katirsan ciidamada somaliland ayaa lasheegayaa in lakeenay cusbitalka ayn ee magaalada laascanood sidoo kale wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in tiro intaasi kabadan oo dhimasho ahinay ay jirto dhanka ciidamada somaliland

 

Wixii faah faahin ah ee intaasi dheer ee kasoo koardha dagaalka kasoconaya laascaanood wararkayaga danbe ayaa kaga bogon doontaana

 

By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis (Najiib Americo)

 

 

 

 

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaaladii Laas Caanood Iyo Buhoodle ee Dhaxeeya Ciidamada Khaatumo State Iyo Somaliland

 

Lasanod Online. Sunday, April 01, 2012

 

 

 

 

Laascaanood,(lasanod Online)- Dagaalo aad u culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay deegaano ka tirsan gobolada Sool iyo Cayn.

 

Waxaana lagusoo waramayaa inay hadda qaboobeen.Dagaalkani wuxuu u dhexeeyey maleeshiyada Somaliland iyo ciidamada Maamulka Khaatumo ee ku sugnaa duleedka magalada Laascaanood.

 

Maleeshiyada Somaliland ayaa saaka heertii waaberi weerar gaadmo dhowr meelood kaga soo qaaday ciidamada Khaatumo meelihii ay fadhiisamaha ku lahyeen ee Gacandar, Waqdari iyo Kalabydh.

 

Dagaalka Gacandar oo socday saacado badan waxaa laysu adeegsaday gaadiid tikniko ah iyo madaafiic culus. waxaana la sheegay ina labada dhinacba uu soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

 

Horgale Mahad Canbaashe ayaa lagusoo warmayaa inuu hoogaaminayey dagaalka Gacandar ee lagu qaaday ciidanka Khaatumo. isagoo aad u quud daraynaya inuu dib gacanta ugu dhigo gaadiidkii hore loogala goostay ee ku sugnaa jiidaas, tasoo uu ku hungoobay.

 

Maleeshiyada Somaliland oo kasoo wareegtay dhinaca hawdka magaalada Dhumay ayaa weerar ku qaaday Magaalada Kalabaydh oo ay ku sugnaayeen wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo,Wasiiradaas oo hadda jooga Saaxdheer, kadibna waxay dhabar jebin ku sameeyen ciidankii khaatumo ee dagaalka kaga jiray Waqdari. waxaana la sheegaya in magaalada Kalabaydh hadda gacanta ugu jirto maamulka Somaliland.

 

Halkaasna uu ka khudbadeeyey ninka ugu magacaaban Gudoomiyaha gobolka Sool Maamulka Hargeysa oo la yiraahdo Jeeniyari.

 

Ilo wareedyo waxay noo xaqiijiyeen in anteenooyinkii is gaadhsiinta la jaray tulooyinka hawdka intii maleeshiyada Somaliland soo maraysay tulooyinkaas ee kusoo socotay magaalada Kalabaydh.

 

Warar kasoo baxaya maamulka Khaatumo waxay sheegayaan inay dagalkaas ay guulo ka gaadheen, khasaare isugu jira dhimasho, gaadiid iyo tikniko na kaga gubeen maleeshiyda Somaliland ee soo duushay.

 

Waxay labada dhinacba ka gaabsadeen inay sheegaan khasaraha dhabta ah ee soo gaadhay, inkastoo ay soo baxayaan warar sheegaya in 2 gaadhi gacanta laga dhigay ciidanka khaatumo, tiro aan la xaqiijina kaga gubteen dagaalka Gacandar. ciidamada Khaatumo oo uu la joogo madaxweyne Karaash ayaa hadda ku sugan deegaanka Karin gorfood.

 

Dhinaca Gambadhe oo iska hormaad saaka dhexmaray maleeshiyada iyo shacabkii deegaanka ayaa lagu soo waramayaa inay deeganka Higlada oo u dhaxaysa Gambadhe iyo Tukaraq ka qafaasheen shacab lagu qiyaasay 20 oo ku sugnaa degaankaas loona dhaadhicyey dhanka Burco. Higladana ay weli maleeshiyadaasi joogto.

 

Dhanka kalena dagaal qaadhaadh ayaa saaka ka qarxay deegaanka Sool joogto ee magaalada Buhoodle, waxaana lagusoo waramyaa in maleeshiyadii Somaliland khasaare lixaad leh lagu gaadhsiiyey Dagaalkaas, deegaano ay hore u fadhiyeena gacanta lagaga dhigay. dagaalkas oo lagusoo waramayo inuu weli aagaas ka socdo.

 

Iskusoo wada duuboo dagaalkan ay saaka soo qaadeen maleeshiyada maamulka Hargeysa iyo horagalada u shaqeeya oo qorshahoodu ahaa in ciidamada khaatumo la gaadhsiiyo khasaare ayna kasoo kaban, waxaase soo baxaysa inay taas ku guul daraysteen oo si adag loo caabiyey.

 

Weli si rasmi ah looma shaacin dhaawaca iyo dhimashada ka dhashay dagaaladan maanta, waxaase la xaqiijinyaa inay jiraan tiro dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba.

 

Kala Socda Lasanod Online wararka kasoo kordha dagaalkan, hadii Alla idmo..

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

___________________________________________

 

 

War Dag Dag Ah Dagaal Culus Oo Kasoconaya Magaalada Laascaanood Ee Xarunta G/ Sool

 

 

Waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo

Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool

wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool

Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe

 

waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

breaking1-300x300.gif

Wararkii u Danbeeyey ee Laascaanood iyo Xoogaga Xaq U Dirirka Khaatumo oo Maygaaglle Qarka u Saraan Iyo Firxadkii Maleeshiyada SNM oo Tuulada Qorilugud Gaadhay

 

Ciidamada xaq u dirirka Khaatumo State ayaa gaadhay tuulada Maygaagle ayagoo jiidhey difaaciyadii kuwamaamulka Siilaanyokaga jireen deegaankaSooljoogto iyohalkaloo yaqaano Gumarta.

 

 

 

Ciidamada ayaa hada gacanta ku haya Maygaagle iyo Sooljoogto ayagoo hada maleeshiyaad Siilaanyo ee daalimiinta ah ay daba u jeediyeen tuulada Qorilugud, Maleeshiyaadka Hargaysa ayaa askar badan kaga Le’atay dagaalkii maanta ayadoola sheegay in Maydadkoodii ay daadsan yihiin, wadada qarkeeda,oo aysan qaadan.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee dhanka Laascaanood ayaa sheegay inweli xabadoka scooto dhanka Laamiga, walow ay qaboobeen jiidihii dhanka Xaabalaha iyo weliba Kalabaydh,ayadoo dulleedka Garoonka indhacad hadalaisku horfadhiyo.

 

La soco wararkeend danbe. daqiiqadkasta.

 

 

______________________

 

 

 

Dagaal Culus Oo Kasoconaya Magaalada Laascaanood Ee Xarunta G/ Sool

 

waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo

Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool

wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool

Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe

 

waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe

 

By Najiib Cabdi ali Cabdi Xiis (Najiib Americo)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;812996 wrote:
Liibaan lasanod.com is not telling the truth no civilians were abducted as they claim only the armed Khaatuumo Guys

 

Xunjuf, website yada somalidiidka ayaa beenta lagu yaqaana. Wax cusub maa in Maleshiyada snm dadka shacabka xauuqdo, iyo in ee afduubto. Insha Allah shacabka Khaatumo dhowaan waa ka baxayaan dhibaatada ee wadaan somalidiidku.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

breaking_news_3751.jpg

 

Dagaal Maanta Ka Qarxay Magaalada Laas Caanood Ayaa u Dhaxeeyada Ciidamada Maamul-Goboleedka Khaatumo Iyo kuwa Somaliland

 

 

waxaa saaka kaqaray dhamaan daafaha magaalada laascaanood dagaal oo u dhexeeeya ciidama maamulka Khaatumo state iyo ciimada jabhada siilaanyo ee gumaysiga ku hayey magaalada laascaanoood.

 

 

 

dagaalkan ayaa qaraxay kadib markii ciidama jabhada siilaanyo ay joojin waayeen faragelinta ay kuhayaan ciidamada khaatumo state.

 

 

 

wararka hor dhaca ah ayaa waxay sheegayaan in ciimadamada maamulka hargeisa laga kiciyey fadhiisimo dhowra waxaana hada dhawaaqa rasaastu ku soo siqayaa gudaha magaalada laascaanood.

 

 

 

Khadka taleefanada ee magaalada laascaanood ayaa mudo hakad gelisay shirkada Telesom walow hada uu dib usoo laabtay, waxaa dhamaaan magaalada siwayn looga dareemayaa udiyaar gawga soo dhawaynta ciidama maamuka Khaatumo State.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xaaji Candhuuf badne things are getting difficult for Siiillaandho. There are no winners in this never ending war, but the losers are the SNM clan enclave. I think it’s about time you tell the old senile to vacate people's properties.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;812996 wrote:
Liibaan lasanod.com is not telling the truth no civilians were abducted as they claim only the armed Khaatuumo Guys

Taasi waa caddaaladdii Xaajiga duriyadda :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this