Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

Xaflada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, ee Birmingham, UK

 

13/02/2012

 

Waxa xalay soo Gaadhay Magalada Birmingham wafti aad u culus oo ay ka mid yihii

 

Mudane Prof Cali Khaliif Galaydh,General Maxamed Aadan iyo Abdirashiid Macalim Farah

 

oo Ka Tirsan Maamulka Khaatumo State of Somalia.

 

Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Magaaladad london oo ay ayaamihii

 

ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen

 

Xafladii khatumo state of somalia halkaas loogu dhigay.

 

Waftigan oo khudbadihii ay ka soo jeediyeen xafladaa ay aad u ugu khushuuceen

 

dadkii somaliyeed ee ka soo qayb galay, dadkaa oo ay Wajiyadooda

 

ka Muuqatay Farxad aad u wayn oo ay Ruxayey Calanka somalia iyo astanta khaatumo state of Somalia.

 

Dhamaan umad somaliyed ee degen west midland ayaa ka soo qayb galay xafladan oo si heer sare ah loo soo abaabulay.

 

Gundhigii xaflada ayaa lagu furay aayadah quraanka oo uu soo jeediyey Shiekh Faysal Axmed waxaana halkaa ka sii daadihiyey Maxamed Aw Jibriil kuna soo dhaweeyay furitankii shirka Caaqil Abdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug

 

unaa halkaa uuga soo jeediyey mahadnaq balaadhan dhaman shacab weynaha somaliyeed ee ka soo qayb galay xafladan.

 

 

bham-13.02.12-khaatumo-006.jpg

bham-13.02.12-khaatumo-005.jpg

bham-13.02.12-khaatumo-004.jpg

bham-13.02.12-khaatumo-0291.jpg

 

bham-13.02.12-khaatumo-036.jpg

bham-13.02.12-khaatumo-0711.jpg

bham-13.02.12-khaatumo-0081.jpg

bham-13.02.12-khaatumo-075.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK

 

 

 

423132_165706306878222_143052335810286_2

408889_159946494120870_143052335810286_2

408956_165709490211237_143052335810286_2

427611_165703983545121_143052335810286_2

399881_151122685003251_143052335810286_2

422955_165706830211503_143052335810286_2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia , Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh ee London, UK

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Wafti Culus oo Ka Socda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, uu Hogaaminyo Garaadka Guud ee Khaatumo State oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Muqdisho

 

garaaadka.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

A_Khadar;790039 wrote:
London Celeberates for Khatumo State of Somalia.. By far, the best organized celeberation..

 

Thank You Brother Khadar for sharing with us Khaatumo Celebration in London, I agree the best Celebration took place in London, UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

reer Uk loved them mashallah.. si wacan bay u dhacday.

 

Prof Ali khalif's speech was amazing loved that example abt that lady shaaha waydey lol..true odayasha reer puntland ninkaas ha qabtaan.

 

" war ciidan hanoso dirina, war haba noso cidamanin, war allahu nabi, WAR kaas uun naga qabta" . LOL SO TRUEEE!! ODAYASHA REER PUNTLAND toosa oo qabsada wixina.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waxaa Maanta Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde International Airport ee Caasimada Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey, Madax Weyne KuXigeenka Mudane Cabdinuur Cilmi (Biindhe) Iyo Wafdi Balaadhan oo Ka Socda Khaatumo State of Somalia

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne C/Nuur Biindhe Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Caabudwaaq (Daawo Sawiro).

 

Caabudwaaq(Allssc): Wafdi balaadhan oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay dhowaan soo gareen Magaaladan Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud .

 

Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah.

 

Wafdigaan balaadhan ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

 

Wafdi balaaran oo uu horkacayo Madaxweyanaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Mudane C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa waxa ay xalay soo gareen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud .

 

Wafdigan Balaaran ee uu horkacayo Madaxaweeyne C/nuur Biindhe ayaa waxaa ku weheliya wasiiro uu kamid yahay wasiirka Amniga Khaatumo State Mudane Maxamed Ducaale Cabdi iyo Xubno aqoonyahano ah.

 

Wafdigaan balaaran ayaa waxaa iyaga oo ay galbinayaan gaadiidka gaashaamaan ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca gudaha ay u soo galeen magaalada Caabudwaaq, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uliyiinta sare ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

 

 

c14-300x225.jpg

c11.jpg

c10.jpg

c9.jpg

 

c7.jpg

c6.jpg

c5.jpg

c4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this