Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

 

Xaflad lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Lagu Qabtay Wadanka Uganda. (Daawo Sawirada )

 

Kampala: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa habeenimadii xalay ka dhacday hotel international oo kuyaal badhtamaha magaalada kampala eecaasimada wadanka Uganda, xafladaasi oo ay sooqabanqaabiyeen jaaliyada khaatumo state of Somalia ee kudhaqan wadanka Uganda.

 

Xafladooahayd mid ay kasoo qaybgaleen jaaliyadaha soomaaliyeed eeku dhaqan dalka Uganda, xildhibaano kasocda DKGM eesoomaaliya, qaarka mida maamulada kajira dalka soomaaliya, oo ay kamidyihiin Awdal State Of Somalia, Galmudug State, ximin iyo xeeb Aqoonayahano iyo Siyaasiyiin soomaaliyeed oo ku sugan dalka Uganda, kooxda hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ee dalka uganda iyo marti sharaf kale.

 

Aayahada quraanka kariimka kadib waxahalkaasi hadal kasoo jeediyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan xilka la wareegay cabdiqaadir maxamed jaamac kaarshe, oo hadalkiisaku daray muhiimada khaatumo state of Somalia u leedahay guudahaan shacabka soomaaliyeed, iyosida ay markasta u danaynayaanmidnimada soomaaliya, waxaana uutaageero buuxda u diray maamulka khaatumo state oo uu kutilmaamay mid kadhashay rabitaanka shacabka dega gobolada SSC ee Somalia.

 

Gudoomiye kuxigeenka jaaliyada khaatumo state-Uganda Cumar Awdaahir Xaaji Xasan ayaa isaguna halkaas hadalkooban kasoo jeediyay, isagoo kunuuxnuuxsaday muhiimada ay leedahay iskuxidhnaanshaha jaaliyadaha khaatumo state of Somalia, iyo in waqtigan loo baahanyahay in taageero lalagarab istaago maamulka curdinka ah ee khaatumo state, waxaana uu taageero kal iyo laaba si buuxda ugu diray maamulka khaatumo state of Somalia. waxaana gudoomiyaha cusub iyo ku xigeenkiisuba ay shahaado sharaf goobtaasi ku gudoonsiyeen maamulkii ka horeeyay oo isaguna xilka si wadaniyadi ka muuqato ugu wareejiyay maamulka cusub ee lasoo doortay.

 

Waxa isaguna halkaashadal kasoo jeediyay gudoomiyaha Ururka SUDA eedalka Uganda Somalia Unity Development Association Axmed Shire C/ Maxamed oohambalyo iyo taageero u diray maamulka khaatumo state of Somalia isagoosheegay in shacabka kudhaqan goboladaasi ay dhiigooda u hureen midnimada dalka soomaaliyal oona baahanyahay in shacabka soomaaliyeed ay taageero la garabistaagaan.

 

Cabdirisaaq maxamed Allaale oo ah gudoomiyaha Jaaliayada Awdal State of Somalia ayaa hadal macno weyn ku fadhiya halkaasi kasoo jeediyay, isagoo ku nuuxnuuxsaday sida aysan marna u kala maarmin maamulada Danwadaagta ee Awdal state iyo Khaatumo State oo ku tilmaamay mataano ay ka dhexeeyaan danaha siyaasada, Arimaha bulshada iyo raadinta midnimada soomaaliyeed oo aysan cidna uga daba fadhiisan doonin isagoo cabiray dareenka shacabka Awdal state oo ah mid taageersan maamulka Khaatumo state of somalia.

 

MaxamedAxmed danan ooku hadlay afkadhalinyarada eekhaatumo state of Somalia ayaa hadaldadkii madashaf adhiyay ay u riyaaqeen halkaasi kasoo jeediyay, waxaanauumahad u celiyay shacabka reer galkacyo, dawlada ismaamulkaitoobiya, isagoo dawlada soomaaliya ugubaaqayinay farageliyaan dhiigakudaadanaya goboladawoqooyi waxauuyidhi “ khaatumo state of Somalia iyomaamulka Somaliland waxa ay kudagaalamayaan waacalanka buluuga ah oo qolana ay difaacayso kuwokalena ay diidanyihiin maaha in khaatumo dangaara ah u dagaalamayso waa in dawladusoofaragelisaa maadaama qodob dastuuriya uuyahay ilaalinta midnimada soomaaliya “.

 

Dhamaan dadkii khudbadaha halkaas kasoo jeedi ayaa kamidaysnaa sida ay u taageersanyihiin midnimada wadankasoomaaliya, iyo taageerada buuxda ee ay u hayaan maamulka khaatumo state of Somalia, iydoo xafladu ay kusoo idlaatay jawi aad u heersareeya iyo rajo ka muuqatay shacabkii soomaaliyeed ee xafladaasi kasooqaybgalay.

 

AadanJaamacOogle( Xabeeb )

 

 

DSC05027.jpg

DSC05027.jpg

DSC05023.jpg

DSC05018.jpg

DSC05030.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool@ waan iska dhex arkay. You live in Uganda?

 

tan kale lemme guess ..that first pic counting from the left are you the second short dude ? LOOL..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxwayne Axmed Karaash Oo Maanta Meel Fagaare Kula Hadlay Bulshawaynta Magaalada Tukaraq (Sawiro +Dhegayo)

 

http://horufadhi.com/2012/02/13/madaxwayne-axmed-karaash-oo-maanta-meel-fagaare-kula-hadlay-bulshawaynta-magaalada-tukaraq-sawiro-dhegayo/

 

 

Madaxweynaha dawlada goboleedka Khaatumo State of Somalia Axmed Cilmi Cismaan oo socdaal ku maraya jiidaha gobolka Sool ayaa maanta meel fagaare ah kula hadlay boqolaal qof oo kamid ah bulsha weynta ku dhaqan degmada Tukaraq ee gobolka Sool.

 

Madaxwayne karaash ayaa kalsaasi ka jeediyey hadalo ay siaada ugu bogeen dhamaan bulshadii halaasi kasoo qaybgashay waxa uuna sheegay ina qudbada tan ku xigta hadii alle idmo uu ku qabdoono magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

 

Sidoo kalana waxaa isna halkaasi kahad wasiirka Maamilayada Maamulka Khaatumo State Mr Cismaan oo sheegay inay dhawaan laxorayn doono deegaanada uu ku habsaday maamulka SNM .

 

Dadkii halkaasi kasoo qayb galay ayaa dhankooda siwayn usoo dhaweeyay arinkaasi.

 

 

 

DSC06254-300x168.jpg

DSC06310.jpg

DSC06304.jpg

DSC06296.jpg

DSC06295.jpg

DSC06298.jpg

DSC06297.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Khaatumo State of Somalia, Mudane Axmed Karaash, ee Bulshoweynta Magaalada Tukaraq, Khaatumo, Somalia

 

DSC06265.jpg

DSC06271.jpg

DSC06270.jpg

DSC06269.jpg

DSC06266.jpg

DSC06264.jpg

DSC06263.jpg

DSC06262.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Khaatumo State of Somalia, Mudane Axmed Karaash, ee Bulshoweynta Magaalada Tukaraq, Khaatumo, Somalia

 

DSC06261.jpg

DSC06260.jpg

DSC06259.jpg

DSC06258.jpg

DSC06257.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ardayda iyo Dhaniyarada Magaalada Tukaraq Ayaa Si Weyn o Soo Dhoweeyey Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

DSC06255.jpg

DSC06254_1.jpg

DSC06253.jpg

 

DSC06252.jpg

DSC06251.jpg

DSC06250.jpg

DSC06249.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ardayda iyo Dhaniyarada Magaalada Tukaraq Ayaa Si Weyn o Soo Dhoweeyey Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

DSC06248.jpg

DSC06246.jpg

DSC06245.jpg

DSC06244.jpg

DSC06243.jpg

DSC06242.jpg

DSC06241.jpg

DSC06240.jpg

DSC06239.jpg

DSC06238.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this