Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

SSC Soomaalibaa Leh, Soomaaliya Way Soo Noqon. Khaatumo State waa saldhigii Midnimada soomaaliyeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Xafladi Khaatumo State of Somalia, Birmingham, UK

 

Waa xafladi ka dhacaday magalada Birmingham ee cariga engriska,waxana kaso qayba galay somali wayn oo siiyay taageero buuxda maamul ka cusub ee khaatumo state of somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

OGAYSIIS: Xaflad Lagu Taageeraayo Awdal State, Khaatumo State of Somalia Iyo Midnimada Ummada Soomaaliyeed oo Ka Dhici Doonta London, UK

 

Sabti 04/02/2012

 

Waxaa la Ogaysiina yaa dhamaan jaliyada Soomaliyeed ee ku nool London,Uk ee jecel midnimada umada soomaaliyeed in ay kasoo qaybgalaan xaflad lugu tageerayo midnimada Soomalia kana dhicidoonta London, Xafladan waxaa si wada jiir ah u samaynaya Maamul Goboleedyada Khaatumo State of Somalia iyo Awdal State of Somalia.

Xafladan waxa kasoo qaybgeli doona fanaaniinta ugu caansan Magaalada London halkaasna ka qaadi doona Heeso u badan Wadani, Xafladu waa bilaash free of charge Fadlan qofkasta waa in uu soo qaataa Calanka Jamhuuriyada Somalia kuna soo labista Dhar Cadaan iyo Buluug ah. Fadlan waa muhiim in aad kasoo qaybgasho oo muujiso Somali nimadaada.

 

 

Wakhtiga :- 04/02/2012 sacad 19:00 ilaa 02:00 Habeenimo

Goobta :- Adresskuna, Copland School, wembley ha9 7ud

 

Flyer-21-791x1024.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khaatumostate1.gif

 

KHAATUMO WAY HANAQAADAY, HORUMAR BAY GAADHAY

 

 

Waxaa ka socoda dalka Somaliya gudihiisa iyo dunida afarteed dacal dabaal deg iyo damaashaadyo lagu soo dhawynayo curashadda Khaatumo State of Somalia. xaqiiqdii, xafladahani way ka duwan yihiin kuwii hore ee jaaliyadaha ku abtirsad SSC oo qura isugu soo bixi jireen.

 

waayo magaalo walba oo ay ka dhacayaan damaashaadyadani waxaad arkaysaa rag,dumar,caruur iyo ciroole ka kooban dhamaan beelaha Somali weyntu ku kala abtirsadto oo si farax leh gacmaha isu wada haysta kuwaasoo wajiyadoodu ka muuqto farax la mid ah dabaaldegyadii lixdankii markii somalidu si wada jirka ah isaga riday heeraydii gumaysiga.

 

akhriste, halkaa waxaa kaaga baxaya lab qodob oo aad mihiim ah. Waa ta koowaade waxay ku tususaysaa sida ay umada somaliyeed uga soo horjeedo mala awaalka ay jabhada SNM’tu caalmka kula wareegaysay 21 sano ee aynu soo dhaafnay in gobolada waqooyi ay Somali weyn ka go’day.

 

Iyo talabaad oo ah sida looga fadhiyey kulankii ka dhacay taleex ee khaatumo2 in go’aamadiisu noqdaan kuwo u horseeda somaliya modnimo, sidii ololahii daraawiishta ee saldhigiisu ahaa teleex uu u horseeday gobonimada aan mudada dheer ku naaloonaynay.

 

 

 

Damaashadyadan waxaa barbar socoda booqashoon ay madaxad iyo siyaasiiyiinta KHAATUMO STATE OF SOMALIA uga kala gooshayaan wadamada safaka hore iyo kuwo ay aad muhiim u tahay in lala socodsiiyo himilooyinka iyo siyaasada ay ku shaqaynayso dawlad goboledka KHATUUMO STATE OF SOMALIA oo ku saylasan nabad iyo deris wanaag. Ugudanbayntii meel walba oo xafladuhu ka dacayaan waxaa mahad balaaran iyo docu looga soo jeedininyaa naftooda horasyaasha ku jira safka hore ee difaaca cadwga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Khatumo State of SOMALIA ee Seattle WA.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Xafladii Khatumo State of SOMALIA ee Seattle WA.

 

 

 

 

http://youtu.be/TMwGq2mkt1Q" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this