Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Heestii Guutadii Daraawiishta, Xafladii Khaatumo State of Somalia, Toronto, Canada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xaf.jpg

 

Xaflada Khaatumo ee Southern California

 

Salaanka dib,

(Ogaysiis) Soo Dhawaynta Maamul Goboleedka Khaatumo- Soomaaliya Iyo Dhamaan Jaaliyadda Soomaalidda ku Dhaqan Koonfurta California (Sandiego)

Waxaa la ogyesiinayaa dhamaan bulshawaynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan koonfurta kalaforniya iyo nawaaxigeeda in lagu qaban doono xaflan lagu soo dhawaynaayo go’aamadii ka soo baxay shir taariikheedkii Taleex kaas oo lagu soo dhisay maamul goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya.xafaldan oo saldhig u ah soo celinta iyo soo nooleeynta sharafkii iyo midnimadii qarankii soomaaliyeed.

waxaa xafaldan lagu qabanayaa.

GOLDEN HALL

TAARIIQDA UU SHIRKU DHICI DOONO WAA FEB-10-2012

MAALINTA JIMACAHA

4061 FAIRMOUNT AVE,SAN DIEGO.CA,92105

SAACADU MARKEY TAHAY, 6:00PM-1:00 AM

WIXII FAAHFAAHIN AH KALA SOO XIDHIIDHA

AHMED WARSAME (GUREY) 619-321-7279

KHADAR ISMAACIIL -619-519-5200

AHMED AADAN HASSAN (DHOOBLE) 619-213-6370

ABDIRASHIID-602-516-6151

SIDAA IYO KASOO QAYB GAL WACAN

 

Xaflad guul ee Southern California laguna qaban doono Febr. 10 2012 Friday. 6:00 Pm- 1:00 Am. Soomaalidoon waa ha ku soo dhawaadeen.

4061 Fairmount Ave. San diego, CA 92105. Ka soo qabgal wacan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

3-1024x768.jpg

 

12-1024x788.jpg

 

2-1024x768.jpg

 

 

 

Jaaliyadda Virginia oo Taageertay Maamulka Khaatumo

 

 

 

Virgina USA(Jidbaale.com):-Waxaa Magaaladda Virgina lagu qabtay Shir gogol Xaadh ah oo ay isugu yimadeen Jaaliyadda ka Soo Jeedda Degaanadda SSC, Shirkan ayaa Ulajeedadiisu Waxay Tahay mid lagu Taageerayay Maamul Goboleedka Cusub Ee Khaatumo.

 

 

 

 

Shirkan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb galay oo Qudbaddo ka Jeediyay Ambassador Maxamuud Xaaji Nuur,Ambassador Ali Haaji Haashi, General Maxamed Cali Abokor iyo Mudane Cali Cawl.

Siddoo Kale Waxaa ka Hadlay oo Warbixin ka bixiyay shirka Taleex Mudane Abshir Cawil oo Dhawaan ka Soo Noqday Magaaladda Taleex.

Jaaliyadda Magaaladda Virgina Ayaa Waxay u Diyaar garoobayaan Shir wayn Oo Ay u Qaban doonaan Soomaalidda Ku dhaqan Goboladda Ku Xeeran Virgina, Siddoo Kalana lagu Taageerayo Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this