Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A. I. Samatar Says He is Against Khaatumo

Recommended Posts

Carafaat   

Hiilqaran is a political movement bigger and broader then Samater. Dad jacely/naceyb looma baahna. Its about Ideas. Abtigiis, wax u sheeg dadkan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No one is talking about this phantom group. Just the comments Ina Ismael Samatar made.

Hiil Qurun makes no sense to the average Somali. It's devoid of ideas and based on the wish of the Samatars to enter Somali politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waxba looma sheegayo, soomalida waan naqaan oo xaasidkaa ku badan. Qofkii wax u kordhaan (ama maal ama cilmi) ayey shaqo ka dhigtaan ooy ceebtiisa toosh ku shidaan. Ilma samatar waxay qaldeen ilaa hadda wax sheega lama hayo. Ka ugu badan baa way iska hadlaan uun odhanaya. Tan kale, nin FAROOLE level calibre madaxweyne ka dhiganaya oo Cabdullahu Yusuf inuu siyaasi yayahy aaminsan ayaa Samatar's wax ka sheegi oo odhan siyaasad iyo hogaamin uma qalmo. Meesha Sheikh Shariif ka yahay madaxweyne iyo Abdiweli'gan kaneecada madaxu ku dhufatay Ahmed ama Abdi Samatar wax kama noqon karaan cidna ka yeeli mayno.

 

Anyway, these gentlemen are trying their bit. They are not content in contributing to somalia through cyber fadhi-ku-dirir like most of us here.

 

Maxaa ka qaldan Hiil-Qaran ilaa hadii Duke iyo cid kale ma sheegin, laakin cay iyo aflagaado dad waa weyn oo odayaal ah baa lagu hayaa. Samatar duke oo kale iyo imtixaan wuxuu kaga qaadi maskaxdiisa bidixda ah. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hiil Qurun Adeer is the creation of lima Samatar. That in itself tells us what's wrong. The fact that over the last 15 years we have observed these two brothers closely one comes to the conclusion that you would not trust a toilet to these two clowns let alone the nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Duke, you are wrong Hiil Qaran was founded by Abdirizaq X Xusseen, Cismaan Kaluun, Sifir, Jangali, General Qalib and many others. Funny how you only lable the brothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Abtigiis;778561 wrote:
Waxba looma sheegayo, soomalida waan naqaan oo xaasidkaa ku badan. Qofkii wax u kordhaan (ama maal ama cilmi) ayey shaqo ka dhigtaan ooy ceebtiisa toosh ku shidaan. Ilma samatar waxay qaldeen ilaa hadda wax sheega lama hayo. Ka ugu badan baa way iska hadlaan uun odhanaya. Tan kale, nin FAROOLE level calibre madaxweyne ka dhiganaya oo Cabdullahu Yusuf inuu siyaasi yayahy aaminsan ayaa Samatar's wax ka sheegi oo odhan siyaasad iyo hogaamin uma qalmo. Meesha Sheikh Shariif ka yahay madaxweyne iyo Abdiweli'gan kaneecada madaxu ku dhufatay Ahmed ama Abdi Samatar wax kama noqon karaan cidna ka yeeli mayno.

 

Anyway, these gentlemen are trying their bit. They are not content in contributing to somalia through cyber fadhi-ku-dirir like most of us here.

 

Maxaa ka qaldan Hiil-Qaran ilaa hadii Duke iyo cid kale ma sheegin, laakin cay iyo aflagaado dad waa weyn oo odayaal ah baa lagu hayaa. Samatar duke oo kale iyo imtixaan wuxuu kaga qaadi maskaxdiisa bidixda ah.
:D

You know, you may praise these guys and try to promote their defunct idea of a Somali political party but they are way behind the times, saaxib. They should have created a "government in exile" or " Somali Rescue Council" or some such thing. War even adcaful iman could have been a mamul goblayeed that claims the entire landmass of Somalia. Hopeless fooqal hopeless.

 

M.Lady (with the M being Muqadishu or ******, depending on yoru mood) dagaal ma jiro, we are always heshiis insha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Abtigiis iga raalli ahaw aan kugu halqabsadee. Dadku iskuulladooda iyagaa isku aadey iyagayna anfacaysaa shakhsi ahaan balse taasi ma horseedeyso inaysan hadal xun ku hadlin amase gef gelin mana siinayso heybad gaar ahaaneed oo aan fekerkooda lagaga hor imaan. Waxaan ka xumahay inaan idiin sheego inaan ka qayb-galay goobo badan oo uu ka hadlayo shakhsiyanna ula kulmay Axmed Samatar oon weliba siyaasadda Soomaalida isla qaadaadhignay Samatar iyadoo ay sidoo kale na wehliyeen dhallinyaro kale oo Soomaaliyeed. Samatar jahawareer baa haysta, xukun buu rabaa laakiin qaabkii ma hayo. Waan aaminsanahay inuu xaq u leeyahay laakiin maxaan ula dagaalnay, askari, qabiiliiste iyo wadaad diktatoor ah haddii aan professor diktatoor ah u sacaba tumayno. Samatar no. 1 uma dulqaadan karo fikirkiisa mid aan ahayn, no2 dadka dhan isaga maahane iyo kooxda u cammirta waa khaldan yihiin marka ma sidaas buu xukun ku dooni? Haka yaabin dheh.

 

Anigu ma qabo qof hankiisa ay si xad dhaaf ah ugu weyn tahay inuu Soomaali wax ka noqdo inuu xalka Soomaaliya hormuud ka noqon karo waayo wax kasta waxaa kala weyn kursiga. Soomaalidana badanaa waxay la socon waayaan siyaasiyiintoodu waa iyagoo danahooda, kuwa qabiilkooda amaba kuwa asxaabtooda ka hormariya danaha dalka. Illaa taas dhammaatana amase yaraato Soomaaliya rajo dhaw ma yeelan karto!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Samatarada waa role models and self made men but marka uu leeyahay ma aqoonsanayo Awdal ha u sheego, oo ha ka dhaadhiciyo hooyooyinkii ragooda laga xasuuqay iyo caruurtii la agoomeeyey. Marka uu leeyahay Khaatumo lama aqbali karo ha u sheego reer Kalshaale, Buuhoodle iyo Laas Caanood. Marka uu leeyahay Somaliland waa inay isla joogtaa, tolow Somaliland-tee buu ka hadlayaa, ma ta beesha dhexda? tolow muxuu beeshaas maamulkeeda kuwa kale kaga jeclaaday, waa dab dhaxamooday oo kale. Samatars-ku waa inay dulqaad u yeeshaan fikradaha ka duwan kuwooda sida Abwaan-ba u sheegay haddii kale waxay sameeyaanba waa hal bacaad lagu lisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

War ileen sool rag khatara ku jira oo barafosorka siyaasad ay isla soo qaadeen

aqoonyahan cilmi diin iyo mid maadiba yaqaan wax ku aamin waligaa,waa aqqon yahan looma qaato cid kasta.

koonfurta aadbuu uga hadlaa hadalka badana xikmaduu dadka ka qaadaa hadda ko horna tv baan ka daawaday asagoo snm hor fadhiya oo aad u hadal gaaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ayaandarrada Soomaali haysata waxa ka mid ah inuu Abwaan chance u helo inuu siyaasadda la falanqeeyo Samatar ee uu haddana rabo inuu ku qasbo inuu ra'yigiisa qaato!.

 

War, Samatarada haddey kurso rabaan mar hore ayay heli lahaayeen, maadigaa ka hortaagan. TFG-da madaxweyne ama Ra'iisul-wasaare orod bay ku helayaan!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey, Samatar waa nin Soomaali ah dan baana naga wada dhexaysa. Markii aad adigu shirarka qabiilka aadeysayna anigu kuwa Soomaalida ayaa mashquul ku ahaa, sidaas ayaana Samatar isku-keen keentay inaan arrimaha Soomaaliya kaga wada hadalno. Samatarna bulshada Soomaaliyeed maqaamka uu ka taagan yahay waan xushmeynayaa, laakiin in lala kulmo ama lala sheekeysto ma ahan wax la buunbuuniyo. Haddii aad adigu kari weyseyna, rag baa kara! Kuwo Samatar ka sii waaweyna waan la kulmay ee meeli hakux xanuunto!

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Geedka geedaha u dheerna shimbir xaarkeed baa ku yaal, ragga kuwa ugu diricsanna doqon xagantinteed"

Adigu naf kale intaad weysey ayaad gafuur-duub naf ka dayday. Waxaan ku dhihi lahaa it is not too late.

 

Yaase kuu sheegay inay madaxweyne mar hore heli lahaayeen? Siyaasadda Soomaaliya sidaan baad fahankeeda uga arradan tahay!

Aniguna kama hortaagni, mana ka hor istaagayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this