Sign in to follow this  
Blessed

Qiso: Ninka Jiniyada Guursaday

Recommended Posts

Showqi   

Blessed, I watched the first 20 minutes waaba sheeko cajiib ah. I will watch the second half later. Iminka anigu hareeraha ayaan iska eegaya............:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waxaan soo xasuustey Jinni la oran jirey Coor, waxaana filayaa inuu wali noolyahey waayo markaa wuxuu jirey 93 sano, waa 1995kii markaa, kolleey hadduu dhintey waan maqli lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Anaa wada daawaday oo waad jeclaan ... markay u yaraato sheeko xariir si wacan loo soo tebiyey weeye lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

nuune;714703 wrote:
Waxaan soo xasuustey Jinni la oran jirey Coor, waxaana filayaa inuu wali noolyahey waayo markaa wuxuu jirey 93 sano, waa 1995kii markaa, kolleey hadduu dhintey waan maqli lahaa

lol @ waa maqli lahaa, oo yaa kuu soo sheegi lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa laga guursadaa duulkaas qofkay is af gaartaan,,darisbaaban la'ahaan jiray mid ay u dhashay 11 caruura oo dhib badan ciyaalka kalena gamta u joogsaday

markaad u dacwooto reerkana hal mara bay kusoo ag istaagayaan ayagoo indho guluusa leh oodan kala garanayn.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

bilan;714709 wrote:
lol @ waa maqli lahaa, oo yaa kuu soo sheegi lahaa.

lol...bilan...malaha wixii awalba tusay. Odaygaan baan la yaabanaa haddan ma nuune ayaa noogu darsamay?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Abwaan(waa laba titele oo isku fiican), Cammii, bal aan weydiino Blessed markey yareyd sheekooyinkii Jinniga looga sheekeyn jirey, waa intaas qaar ka ma mida aan sheekooyinkaas soo dhax galaayee.

 

 

Bilan, huuno, saad ogtaheyba qof kastaa wuxuu leeyahey rooxaan iyo qaruumo, kuwaas oo u dhaweeya ummadaha aan dariska nahey ee Jinka, kolleey waxaan filayaa rooxaantaada wali ma aadan isticmaalin, ummadahan qumaati baanu isku dhax galney, oon la macaamiley, arrimo iyo dhacdooyin aanan hada soo qori karina waa ay na dhax mareen, illaa markii ugu danbeesay oo ay aheyd 2010 hada ahaa dhamaadkiisa ay odayaal Jinn ah gogol ii soo dhigteen si ay ii siiyaan gabadh ay dhaleen oo mar anoo Istanbuul jooga isoo af duubatey, qiso yara dheer ayaan ka qorey laakin ma aanan dhameestirin, General section ayey ku jirtaa baan filayaa threadkaas.

 

Habeen dhaweed xataa dhowr gabdhood oo Jinn ah ayaa weerar igu soo qaadey anoo meel bannaan ah iska kifaaxayo, bal wixii na dhax marey maalin kalaan soo qori.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Nuune, anigu weligay dhegtaag baan ahaa. LOL. Waxxan u malaynayaa in ay sheekadan ama mid la siman ay BBCda ka soo gali jirta, musasal camal. Laakin, sheekooyin jineed in ugu filan waan maqlay. Acuudu billaah. Anigu sidaad ula xididaanan fahmin? LOL.

 

 

Showqi,

Fulay is nacay. Ma saas aad reer miyi ku ahayd. Buus dheh. LOL. I kid. Amba kaligay baan ahaayoo markaan 10 mins gaadhay ayaan iska xidhay. Cawaan khatimayaa. Bismillah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Jiniyada waxay jecel yihiin waxa madoow, mugdiga and the disco dance in your avator.

 

I guess the responsible jini had to blur the video to protect odaga and his jini wife.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;715596 wrote:
^Jiniyada waxay jecel yihiin waxa madoow, mugdiga and the disco dance in your avator.

Miyaa? Ha! Bal aan haddaa u tunto durbaano ha soo yaaceene! Runtii waan ka murugooda heer aqooneedka dadka waaweyn ee aaminsan jiritaanka quroomo aan ishu arag. Ninkani (a) waa khayaanoole been sheegayey, ama (b) maskaxda ayaa laga hayey, oo sheekadu waa hal-abuur aan ulakac ahaayn. Haddii aay tan hore run tahay, dadka rumaaystay ayaan ka naxay; haddii se aay tan dambe tahay, oo uu dhibane ahaa, isaga iyo dadka rumaaystay sheekadiisa aan suuragal ka ahaayn labadaba waan ka naxay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Maxaad ka wadaa 'quruumo aan ishu arag'? Maaligta iyo jinku inay jiraan ma shaki baa kaaga jirah?

 

Runtii, sheekadan dhankaan u qaado garan maayo, laakin anigu jinka waan aaminsanahay innay mar mar dadka la xidhiihdaan na waan aaminsanahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Sax, u sheeg qofta kaa korreesa, Soomaalideena inaan niraahno wax kasta waa khuraafaad caadiyan baan ka dhiganey.

 

Jinka jiritaankiisa ciddii aan aaminin iimaankooda ayaaba shakki ku jira,

 

Blessed, hadii aad dooneyso ama aad xiiseneyso inaad la kulanto Jinni, waxaan kuu sheegi karaa few steps aad kula kulanto, haddii aad diyaar u tahey halkan ayaan ku soo qori tallaabooyinka lagaaga baahanyahey inaad sameeso, ciddii kaloo rabtana wey ka faa'iideesan karaan haddii ay rabaan ayaguna iney la kulmaan Jinni.

 

 

Ps: Just one thing, Jinnigu laftirkooda waxey aaminsanyihiin iney leeyihiin ummada kaloo kownka la wadaago aan ibnu aadamka aheyn, ibnu aadamkeena saan u aaminsanahey inuu Jinni jiro, Jinkuna ayaguna waxey leeyihiin quruumo kale oo la wadaago kownka laakin aan la oran Jinni, waxey dhahaan Docoor(erayga dhawaaqiisa unbaan qorayaa ee qoraalkiisa sidan ma ahan, qoraalkiisa unicode-ahaan umaba soo qori karo as it doesn't exit), aad baa loo abduct-gareeyaa jinka, qoladan docooriinta waa xaasidiin, anu lamaan kulmin laakin Jinniyo ay soo silciyeen ayaan arkey oo rafaadsan, kuwan hadii ibnu aadamka lagu soo daayo midh nagama hareen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this