Sign in to follow this  
General Duke

Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics

Recommended Posts

Saalax   

Garaase: Tuulooyinkayagii haraad baa loogu bakhtiyey Buuhoodlana biyaan u wadaa!!!!

London (allssc.com) march 31/2011

Ilaa iyo intii ay soo shaac baxdey in soomalida shikoodii ugu dambeeyey ee lagu dhisayo dawlad aan kumeelgaadh aheyn oo rasmiya, ayaa reerkii xukun jaceylku dar-derey ay u soo tafaxeyteen min maamul ilaa Isimadoodii dhaqanka sidii *********** loo afduuban lahaa oo jeebka loogu ridan lahaa sidii ay sameeyey wakhtigii C/laahi Yuusuf 2005kii, xiligaa oo niman garaado sheeganayey intuu lacag siiyey ay ku wareejiyeenwax walba *********** xaq shirkaa ugu lahaa, xitaa isagu inuu *********** xildhibaanadiisii u xulo una qeybiyo, markii dambana ay wiilal curduna (ciidamo) miyi iyo magaalaba ugu soo gureen dhamaan dhulka SSC, markii dambana lugu gunaanadey safarkii qaar ka mida isimada loogu kaxeeyey Itoobiya ee caanka ahaa ee wasiirka arimaha dibada mr. Mousfin Hortiisa uu cade kaga saxeexey isimadii in aysan Puntland xakameyn karin mucaaradka kasoo gala itoobiya (ONLF) dhinaca gobolka sool (warkani waa war been ahoo ka dambeeyey heshiiskii cade muuse iyo riyaale, Boqor Buurmadowna dhexdhexaadiyaha ka ahaa kana dhacey Ceelafweyn si SSDF ugu wareejiso caro *********** SNM) sidaa daraadeed in soomaliland kaantoroosho xuduudaa, inta dawlada C/laahi yuusuf ay sal dhiganeyso.

Hadaba maanta ma rumeysan karaa in garaase oo tuulooyinkii uu ku dhashey biyo la’aan loogu bakhtinayo (halkan ka akhri wararka warbaahintooda) http://horseedmedia.net/2009/09/08/hooyo-iyo-caruur-ay-dhashay-oo-u-dhintay-biyo-la%E2%80%99aan-degmadda-xaafuun/ inuu ina yidhaaho buuhoodle oo alle ku maneystey labo ceel oo riig saaranyahay, iyo Ceelal tiro beeley oo macmala.

Halkan ka dhegeyso beenta garaase BBCda ka sheegey Cuqaasha buuhoodle oo ka hadleysa: http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=4851

Maanta hadana ma indhaha inta ina qabtaan baa Faroole iyo beeshiisu kabo ay ku socdaan oo soomaali kula gor-gortaman inaga dhigan doonaan.

arintaasi ma khuseyso niman isimo sheeganaya oon wax ay calooshooda ku ridaan maahane aan garaneyn wax lakala macaashayo, ee waxey quseysaa adiga iyo aniga mustaqbeelkeena iyo kan caruurteena.

Sidaa awgeed waa ineynaan ka nasan difaaca xuquuqdeena, dagaalkan maantana kii kalshaale kama yara waayo kaasu ***** dhulkeena raba inuu inaga qaaduu ahaa kana waa ********** doonaya in uu inagoo nool oo soo taagan sidii adoonta ina gato, taas ooy dhamaan tood min siyaasi ilaa madax dhaqameed u soo tafaxeyteen.

Dad Qaraabo Nin Kuuxigay Hadduu Kugu Dugaagoobo,

Mar’uun Baa Dafaarkaas Fakaday Dabin Ku Rooraaye,

Bal Dayaay Nabsigu Waa Wixii Daaha Yuurura’e

 

 

http://allssc.com/?p=7928

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Abokor Omar;707801 wrote:
Duke tell me about the atheist filth Ayan Hirsi who is related to you?

I can't help but notice you bringing her name up in your posts. Do you secretly admire her? Accuse her of everything out there, but I don't think hosting pedophilia in Hargeysa is one of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Val, You summed it up well.. I am done when it pass 3pages..

 

XX anoo layaaban buu laba ka daran soo recruit gareeyey, waa abokor and Saalax..

 

Duke, your support to ssc is well received in sol but don't be upset if sometimes people don't see eye to eye on things or interests are NOT on the same path. SSC people are more inclined to remain with p/l than standing its own, but a lot needed to be corrected.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No one disagrees with correcting anything, nor am I upset at SSC going their own way. A clear position like the other communities of the state is required from this group.

No dancing around the core issues. The community must deal with the many vagabonds such as Xabsade who sell their people to the small stinking secessionist shillings. The community must hold accountable those who promised so much and have since disappeared. Looking for scapegoats is not the answer and blaming other communities for ones division and lack of clear leadership is also not the answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;707839 wrote:
^^^No one disagrees with correcting anything, nor am I upset at SSC going their own way. A clear position like the other communities of the state is required from this group.

No dancing around the core issues. The community must deal with the many vagabonds such as Xabsade who sell their people to the small stinking secessionist shillings. The community must hold accountable those who promised so much and have since disappeared. Looking for scapegoats is not the answer and blaming other communities for ones division and lack of clear leadership is also not the answer.

What about Farole calling the cult SSC ''terrorist'' or sitting in his Pirate den while SL gave them a nose bleed. Did you erase that from your memory or are your leaders perfect and everyone elses bad.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Faroole was wrong and I even attacked him on that very position. However Faroole can be blamed for not doing enough to help. Siilanyo and the secessionist are to blame for killing, maiming and humiliating a whole community. However you knew that and supported the aggression against CAYN by Siilanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

General Duke;707859 wrote:
^^^No one disagrees with correcting anything,

Warlord Faroole wants business as usual, and continue calling SSC people “ terrorists”. Ex-Puntland Admin is hijacked by one faction. The choice left for SSC people is to have their own Autonomous Regional State.

 

General Duke;707859 wrote:
nor am I upset at SSC going their own way. A clear position like the other communities of the state is required from this group.

It is obvious, you are against SSC people to have their own state like your uncle Warlord Faroole.

 

General Duke;707859 wrote:
No dancing around the core issues. The community must deal with the many vagabonds such as Xabsade who sell their people to the small stinking secessionist shillings.

Warlord Faroole is not different than Xaabsde, both PL faction and SL faction are anti-SSC people. Warlord Faroole calls SSC people, SSC leaders, SSC freedom fighters, all of them “terrorists”.

The SSC Muhaahidiin who defended Kalshaale, Hogoogane, Meygaagle are heroes and freedom fighters for SSC people. But for SNM/Somalidiid and SSDF/Puntland they are “terrorists”. We all know "One people's terrorist is another people's freedom fighter"

 

General Duke;707859 wrote:
The community must hold accountable those who promised so much and have since disappeared.

Only pirates disappeared like Warlord Cadde Muuse who and Warlord Faroole. Few weeks ago Faroole said that he will go a war with Somaliland in Kalshaale, but turned out to be a big lie, instead he went to 1 month trip to Addis Ababa, to see his master Melez Zenawi.

 

Cadde muuse iyo tuutihiisii beenta ahaana waa lawada ogyahay.

 

 

 

 

General Duke;707859 wrote:
Looking for scapegoats is not the answer and blaming other communities for ones division and lack of clear leadership is also not the answer.

Puntland faction failed to deliver, Warlords Cadde and Warlord Faroole have same disease , they both look scapegoats like “ SSC people are divided” to explain their own failure, inaction, and Inability to Lead. Now it is 4 years , still Puntland is looking some one to blame and unwilling to act.

 

The other problem is Warlord Faroole is against SSC people to organize themselves and defend their land.

 

SSC Movement is walking the walk and working round the clock to liberate all SSC rehions. SSC Movement have already achieved significant success like defending Buhoodle from constant attacks from SNM militia. Liberating Kalshaale, Meygaagle, Hogoogane, widhwidh, Kalabaydh, and Balihadhac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan I got you son, you don't want to be part of Puntland. It's on you convince your kinsmen to take your position. I am not here trying to keep you in the State. As I haver stated before and will state again, no one is being forced into anything from the unionist Puntland side. Those using clan militia and guns to attack Cayn and occupy Sool are well known to us. I am not one of those but Liibaan of course wants to attack me and my points and hide from the secesionist. Liibaan I remember how brave you were when that clown Kayse guy defected and jointed Siilanyo, you stuck your head in the sand like your hero missing in action Xaglatosiye.

 

Now you turn up and open your mouth to me?

 

Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

SSC State &Army To Extend Its Authority Throughout SSCRegion

 

Hogaamiye ku xigeenka SSC Col. Cali Sabaray ku sugan Boocame kuna sii jeeda Tukaraq

 

Hogaamiye ku xigeenka SSC ahna ku simaha Hogaanka Col Cali Sabaray oo wata cutubyo ka mid ah Ciidamadda SSC ayaa u soo ruqaansaday dhinac deegaanadda Tukaraq ee Gobalka Sool waxana iminka waftigani ay nasasho ahaan ku yara hakadeen degmadda Boocame iyada oo boqolaal ka mid ah shacabka degmadaasi ay si heer sarre ah waftigan u soo dhaweeyeen kuwaas oo kaga hortagay meel 5 km u jirta magaaladda

 

Col. Cali Sabaray oo aanu khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyey in cutubyo ciidamadda SSC oo uu horkacayo isla markaasna ay safarkan ku waheliyaan xubno labadda Gole ee SSC ka mid ah uu ku jooga Boocame uuna ku sii jeedo Tukaraq si uu hawlo ciidan uga fuliyo waxana uu sheegay in Ciidamo dhamaystay Tababaro uu usoo xidhayo sidoo kalane uu kormeer ku samaynayo ciidamo ku xaraysan xeeryin militari oo kuyaala deegaanadaas oo kuwaas oo iminka isku diyaarinaya hanasho magaaladda Laascaanood ah

 

Col. Cali Sabaray safarkiisan oo ujeedooyin badan huwan ayaa la garanayn in uu dib ugu soo noqon doono Buuhoodle iyadda oo si weyn la iskula dhexmarayo in Hogaamiye ku xigeenka iyo xubno waheliya ay ka soo guuree buuhoodle,warar madax-banan oo kale waxa ay sheegayaan in Col. Cali Sabaray uu ka mid yahay xubnaha lagu casumay shirka London markaas ma cadda in uu safar ku yahay London oo ka sii gudbi doono Tukaraq

 

Col. Cali Sabaray iyo Ciidamadan uu wato waxa ay dhirbaaxooyin waa weyn ku dhufteen Malayshiyadka SMN-ta dagaalo fara badan oo ka dhacay Gobalka Cayn isla markaasna baajiyey in Buuhoodle ay u gacan gasho SNM_ta, waxana Halyeyadda naftood hurayasha SSC ay isku diyaarinayaan in ay casharo waa weyn u dhigaan Malayshiyaadka Somalidiidka ah ee ku sugan Laascaanood

 

allssc@hotmail.com

 

---------------------------------------------------------------------------------------------------------------

 

Col. Cali Sabarey Oo Soo Gaadhay Nugaal

 

Boocame,(lasanod Online)- Hogaamiye ku-xigeenka Hogaanka SSC Col.Cali Sabarey iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Boocame.

 

Cali Sabarey waxaa weheliya madax sare oo ka tirisan golaha khusuusiga iyo Hogaanka SSC.

 

Col. Sabaray oo khadka telefoonka aanu kula xidhiidhnay ayaa sheegay in socdaalkiisani la xidhiidho sidii maamulka SSC looga hiregelinlahaa degaamada Nugaasha, kadib markii guulo la taaban karo ay ka gaadheen dhinaca hawdka.

 

Waxaanu geli doonaa buu yidhi wad tashi iyo shirar dadka degan deegaanka Nugaasha.. mar aanu weydiinay inuu Tukaraq gaadhi doono, Cali wuxuu ku jawaabay " waan tegeyaa magaalo iyo geed kasta oo ku yaala deegaanka Nugaasha, wacyigelin wada tashi iyo abaabulka shacabka baanu u nimid".

 

Col. Cali ayaa noo sheegay inuu shir markaas kula jiray waxgaradka iyo Odayasha degmada Boocame, si aad u diiran oo walaaltinimi ku dheehantahayna loogu soo dhoweeyey..

 

Socdaalkan Co. Sabarey ee dhinaca Nugaasha ayaa noqonaysa talaabo cusub oo maamulka SSC oo hawdka ku sugnaa ku dardar gelinayo abaabulka aaga Nugaasha oo habcsanaan badani ka muuqatay.

 

Col. Cali Sabarey ayaa noo xaqiijiyey inuusan dib ugu noqon doonin dhinaca Hawdka beryahan ee xaruntiisu noqonayso goob ku taal Nugaasha. Isagoo tilmaamay in hawlihii dhinaca hawdku soo gabogaboobeen lagana gaadhay guul.

 

Kala Socda Lasanod Online oo ku hawlan inay waraysi la yeelato Hogaamiye Ku xigeenka dhowaan.. ee la socda..

Copyright © 2010 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madax dhaqameed ka Soo jeeda SSC Oo Garoowe Qaxooti ku Ahaa Mudo dheer & Maxay ka wada hadleen Wakiilka dawlada England U Fadhiya Soomaaliya Mr.Baugh

 

Garoowe(Jidbaale):- Maalmahii lasoo dhaafay ayaa magaalada Garoowe Waxaa ku sugnaa wafti oo uu horkacayey Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya Mr.Matt Baugh waxaana ka mid ah saraakiisha dhinacyada amaanka & arimaha bulshada ee safaarada Engaland ee Soomaaliya oo xilligan ka shaqeeya magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyagoo imaanshahooda lala xidhiidhiyey Shirka ka dhici doona bisha Sideedaad dalka kenya ee maamulada Degaamada & Siyaasiyiinta Soomaliyeed la isu keenayo maadaama wakhtigii federalku dhamaanayo.

 

 

 

Waftiga ayaa xalay waxa lala kulan siiyey madax dhaqameed ka Soo jeeda Sool,Sanaag & Cayn oo Mudo 4 sano qaxooti ku ahaa magaalada Garoowe Sida ay ka sheegeen BBC markii warbixin ay siiyeen Idaacada in ay Qaxooti yihiin kulankan Ayaa waxaa ka qayb galay madaxweyne Waqooyi bari Dr. C/raxmaan faroole & xigeenkiisa Cabdisamed Cali Shire,iyadoo uu kulankani ahaa mid madax dhaqameedka garoowe Qaxootiga ku ah taageero. siyaasadeed oo af ah lagaga raadinayo

 

 

 

Waftigii xaqiiqa raadiska ah in ay u Sheegeen in Siyaasad ahaan marka la eegayo Federalka ay puntland matasho madax dhaqameedka afarta sano ee la soo dhaafay Qaxootiga garoowe ku ahaa ayaa waxay aad ugu nuux nuuxsadeen shirka bisha sideed loo qaban doono Soomaliweyn aan maamul la yidhaa SSC degaankooda matalin waxii siyaasad ah ama Shirka somali weyn dhexmarayana uu C/raxmaan faroole u matalo waxii madaxweynaha puntland u keenana ay ku qanac san yihiin.

 

Mudane C/raxmaan faroole oo markiiba ka helay Waxii uu doonayey madax dhaqameedka Qaxootiga ah Afarta sanadood ka maqnaa guryahooda oo lagu kala magacaabo.

 

1-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

2. Garaad Cabdisalaam Xassan Maxamed

3. Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur

4. Boqor Cabdullaahi Axmed

5. Ugaas Faarax Maxamed

6. Garaad Maxamuud Mashqare

 

Dr. C/raxmaan faroole Ayaa markiiba wafti u soo diray magaalada buuhoodle si uu ogolaansho uga helo in putland ay metesho degaamada SSC, taas oo la doonayey in sadex madax dhaqameed oo ku sugan buuhoodle looga helo in faroole u matalo masraxa loogu loolamayo is hirdiga madaxa ugu sareeya ee Soomaaliya lagu raadinayo Bisha Sideedaad.

 

 

Madaxweynaha Puntland DR. C/raxmaan faroole oo buuhoodle u soo diray Suldaan beeshiisa ah oo lagu Mgacaabo Suldaan Saciid garaase ayaa Ku hungoobay khatarna noloshiisa ku gashay markii shacabka buuhoodle ay qabqabteen illaalo tobaneeyo ah oo la socotay gaadhi uu watayna in mudo ah lagala wareegay markii danbe Ciidanka Bileeska gobolka Cayn ay si nabadgelyo ah gaadhigii ugu soo celiyeen Ciidanka Rigliga ee Buuhoodle oo ku sugan meygaagle,gaadhiga la soo celiyey wada hadal ka dib Suldaanka loo sheegay in uu magaalada si deg deg ah uga baxo.

 

 

 

Mr.Baugh & xubnihii la socday ayaa odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobolka Sool Uga mahadnaqay Sida cad ay u qeexeen in ay puntland yihiin arimaha soomaalida la iskugu keenayo si dawlad loogu dhiso ay u cadeeyeen in Dr C/raxmaan Faroole u matalo.

 

Dawlada la dhisayo bisha sideedaad ee Soomaaliya ayaa ah midii ugu horaysay aan noqonayn dawlad ku meel gaadh Sida soomaalidu wax ugu wada qaybsato shirkan mudo dheer soomaali wax loogu qaybin doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol@ Liibaan do you think I care if he is boocaame? He can be outside Garowe for all I care it will not change a thing.

Remember how you used to laud over Kayse and look what it got you.

Anywho why you posting this here, open a new threat and teach the secessionist a lesson. They are the ones who forcefully occupy your land. Stop trying to impress me. Ali Khalif & Xagla don't impress me boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waftiga ayaa xalay waxa lala kulan siiyey madax dhaqameed ka Soo jeeda Sool,Sanaag & Cayn oo Mudo 4 sano qaxooti ku ahaa magaalada Garoowe Sida ay ka sheegeen BBC markii warbixin ay siiyeen Idaacada in ay Qaxooti yihiin

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this