Sign in to follow this  
Somalina

Cowl- Gobol Cusub

Recommended Posts

Somalina   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;702579 wrote:
Mayee
Col
. Hal daar dhisan maa gobol lagu noqdaa.

Sawirada meesha la surtay igu daranba. Sawiradii halgamayaashii iyo aabiyaashii gobonimodoonka ahaa ee SYL meesha la surtay, qaas ahaan Cismaan Geedi Raage. Halyeydaan ma noolee murugo waa hore u jiran lahaayeen waxaan camal markee arkaan.

risomcal.gif

risomcal.gifrisomcal.gif

SYL halyeyadoodii 3 ayaa Cowl ku dhalatay sidaas ayaa sheekada loo soo geliyey.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Showqi   

Duke, Reer reerka iyo region regionku waa waxa Soomaaliya burburka iyo Colaada ku abuuray. Maamul goboleedka ku dhisan Reer reerkana hadhowto wuxuu isku badali donaa sida Somaliland oo kale. Midkasta oo ***** ahi marka ay xaaladu adkaato ama wax la isla keeni waayo wuxuu odhanayaa anigu Gobolkayga waan goosanaya oo dowlad Soomaaliya ka madax banaan baan ka dhigyaa.

Qolo qolada iyo Qayb qaybta goorma ayeynu ka bixi doonaa? 20 sano ayaa inaga luntay!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Showgi adeer, there is nothing wrong with locals taking care of their priorities. Its how nations are build from bottom up. Again well done to reer Cowl and may they succeed in building their region for the betterment of all Somali's.

Doing nothing is the major problem, and talking about “unity” and the “nation” from afar does nothing, potential does not feed anybody.

The people of Somalia should rebuild their regions, brick by brick, house by house, village by village.

Also any political changes and reconciliation must be held inside the republic.

Everything else is the same failed utterances Somali’s have been making these past 20 years.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Inkstoo soomalia tahay hal wadan oo dadkiisu wada wadaagan diin, luqo iyo dhaqan, hadana qabiilada soomalidu waxay ku kala noolyhiin gobalo iyo deegaamo kala duwan qabiilkastana la ogaaan jiray halka ay xoolihiisu daaqaan ama ka cabaan ( traditional land) maadama soomalida inteeda badan tahay reer guuraa. Dhul kala qaybsigaas waxay soomalidu taqaanay intuuna isticmaarku iman Africa, wixiii dhibaata ee dhacdana waxaa lagu xalin jiray xeer Soomali ama dhaqan soomali (Somali custom for peace and reconciliation system).

Dagaalka sokeeye ee soomali wuxuu galaaftay nolal iyo hanti badan intaba, waxaa ku dhintay malyan badhkii, waxay gaajo soo food saartay in kabadan 4.5 million ruux, waxaa ka qaxay howgoodii in kabadan 2 million, waxaa qaxooti noqday in kadan hal million [1]. Hadaba, si xal waara loogu helo arinta soomaliya waxaa jiray dadaalo iyo tijaabooyin fara badan oo ay hormood ka ahaayeen dowladaha dariska ah , UN ta, dowladaha carabta iyo ururada uduunka.

Dadaalada nabad raadintu wax la taaban karo oo natiijo ah kama dhalan, waxayna keentay uun burbur, barokac iyo faragalin shisheeye. Sidaas darteed, waxaa iswaydiin mudan maxaa kalifay in lagu guul daraysto in guul laga gaadho wadahadala xal u raadinta soomaliya? Maxaase dan ah oo xal waara lagu gaadhi karaa?

Sababaha kalifay inay wada hadaladu midho dhalin waayaan, ayaan kusoo koobi karaa:

Faro galinta shisheeye

Isu dheeli la’aanta awood qaybsiga

Isu dheelitir la’aanta dhaqaale qaybsiga

Qubarada ku takhasusay cilmiga bulshadu waxay aaminsanyihiin in arinta Hoosta laga soo bilaabo si loo helo dowlda midnimo qaran [bottom up approach,[2], iyada oo dadka loo diyaarinhayo qaabka muulka wanaaga, dowladnimada, kala dambaynta ee heer gobal, si mustaqbalka loo hanto midnimo qaran oo waarta.

Waxaa tusaale fiican u ah Puntland iyo Somaliland, inkasta oo ay kala duwan yihiin (ideology) ahaan hadana waxay u horseedeen umadoodii nabad, daganaasho, hor umar.

Gobolka cusub ee Cowl, la yaab ma leh. Nabad, deganaansho siyaasadeed, awood qaybsi dhaqaale iyo horumar ayey rabaan.

Iyagoon Somali kala go'ayn dantooda haday gartaan waa in lagu taageero.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gobolka cusub ee Cowl, la yaab ma leh. Nabad, deganaansho siyaasadeed, awood qaybsi dhaqaale iyo horumar ayey rabaan.

Iyagoon Somali kala go'ayn dantooda haday gartaan waa in lagu taageero.

Share this post

Link to post
Share on other sites
bilan   

what is the big deal as long as they are part of Somalia all is good, anyway no in Somalia will accept central Gov any more where everything was concentrated in Mogadisho, so let everyone build their own tuulo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Bashiir   

It seems a new Somali style revolution that offers an important opportunity to create trust among people, and hopefully lead to peace and progress...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

If you guys think this is good thing then think again. What this is a land annexation by clans and each clan is racing to lay a claim on certain towns and villages before the rest and this triggers other clans to also lay a claim on same piece of land. There's no real negotiation, no reconciliation and no compromise.

Any one who knows anything about Somalia especially the south wil tell you that there's no one single region that are dominated by one clan but are shared between alot of clans. I can't understand why all the clans can not get together and come up with more viable states rather than each day seeing a small town with presidents, partliment and minsters.

Puntland and Somaliland modal is a good example of grass roots, bottom up nation building whereby clans negotiated, compromised and reconciled to put their differences aside for graeter good. But this other modal will bring more disintegration and unnecessary conflict in the future. Allah Yaclam

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Markii hore koonfurta qaad iyo shaxaad baan geynay hadana ma beelo dawladeedkii aanu waqooyiga nafta iskaga qaadnay baa ka dilaacay, oo miciin la biday.... Showqi...... madax baynu wada noqonaynaa ha ka welwelin taa, xagga kala saarista wasiirada iyo madaxweynayaasha-na hadda baa aniga iyo saaxiibkay qoraynaynaa new algorithms...teeda kale waxaanu codsiyo u kala dirnay AU, IGAD, Arab League iyo weliba UN-ka oo aanu ka codsanay inaan la xadidi karin tirada madaxweynayaasha Soomaaliya ee shirarka ka qayb geli karta, welibana waxaanu codsanay ugu yaraan in 50 kursi oo dheeraad lagu sameeyo fagaarayaasha caalamku isugu yimaado sida UN headquaters-ka .... Anaga oo ku andacoonayna in weli Soomaalidu mataatax xag maskaxeed ahi ku socdo. Markaa la qabso amaba ku dayo, ku dayo... ma ila garatay?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Samafal;702753 wrote:
If you guys think this is good thing then think again. What this is a land annexation by clans and each clan is racing to lay a claim on certain towns and villages before the rest and this triggers other clans to also lay a claim on same piece of land. There's no real negotiation, no reconciliation and no compromise.

Any one who knows anything about Somalia especially the south wil tell you that there's no one single region that are dominated by one clan but are shared between alot of clans. I can't understand why all the clans can not get together and come up with more viable states rather than each day seeing a small town with presidents, partliment and minsters.

Puntland and Somaliland modal is a good example of grass roots, bottom up nation building whereby clans negotiated, compromised and reconciled to put their differences aside for graeter good. But this other modal will bring more disintegration and unnecessary conflict in the future. Allah Yaclam

Are PL and SL @ peace?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Excellent points...this is the wrong way of doing things, while the intentions are good and positive, the unilateral implementation of federalism has got to stop, most of the so called regions and states are economically unviable such as Central state of Somalia, or just simple hallucination such as Waax iyo Waadi and this new "gobol" of Cowl, or they simply overlap such as Hiiraan state and the State of Hiiraan, or waax iyo waadi iyo udub land iyo benadiir state.

As samafal said the solution is a structured inclusive process of state making, with an eye towards economic viability and inclusiveness, other wise the process will degenerate from a lofty promise of economic and political decentralization, to a mockery and a latently dangerous status quo on the ground.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Showqi   

Taleexi;702773 wrote:
madax baynu wada noqonaynaa ha ka welwelin taa, xagga kala saarista wasiirada iyo madaxweynayaasha-na hadda baa aniga iyo saaxiibkay qoraynaynaa new algorithms...teeda kale waxaanu codsiyo u kala dirnay AU, IGAD, Arab League iyo weliba UN-ka oo aanu ka codsanay inaan la xadidi karin tirada madaxweynayaasha Soomaaliya ee shirarka ka qayb geli karta, welibana waxaanu codsanay ugu yaraan in 50 kursi oo dheeraad lagu sameeyo fagaarayaasha caalamku isugu yimaado sida UN headquaters-ka .... Anaga oo ku andacoonayna in weli Soomaalidu mataatax xag maskaxeed ahi ku socdo. Markaa la qabso amaba ku dayo, ku dayo... ma ila garatay?

Taleexi, wallee waad iga qoslisiisay niyow...... Kaftanka markaynu ka saarno oo aynu runta isku sheegno, Soomaaliya buufis baa dhinac kasta kaga dhacy.

1) Qaar baa qolo qolodii iyo qabyaaladii qalad ka fahmay ee leh qoyskayga mooyaane cid kale halkan ma soo mari karto

2) Qaar baa diintii qalad ka fahmay oo cid kasta oo ay fahmi wayaan ku odhanaya gaalo ayaad tihiin

3) Qaar baa kursi iyo madaxtinimo isku haysta oo ku leh kursigaas aniga mooyaane cid kale oo xaq u leh ma jirto

4) Maantana qaar baa Tuulooyinkii/Beelihii gobolo ka dhigaya. Goboladiina State iyo Land ka dhigay..............Magalooyinka/Tuulooyinkaqaarkoodna magacyadii ayaaba laga badalay

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this