Sign in to follow this  
Somalina

Cowl- Gobol Cusub

Recommended Posts

Somalina   

Gobolka cusub ee lagu magacaabo COWL oo u dhaxeeya gobolada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa caasimadiisu tahay Galcad. :D

DSC00735.JPG

Abtiyaashey wey shaqeysteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Galgaduud

Waxaa kale oo uu sheegay Sheekh Ibraahim Yare in gobolka ay u dhan yihiin dhammaanba waxyaabihii laga rabay gobol, sida isagoo leh bad iyo berri laga heli karo miraha dalka ka baxa, sidoo kale waxa uu sheegay in gobolka COWL uu leeyahay saldhig, guriga martida, Isbitaal iyo garoon diyaaradeed ay ka soo degi karaan diyaaradaha waaweyn iyo kuwa yar intaba, sidoo kale deked ay ku soo xiran karaan maraakiibta iyo doomaha badeecada u sida dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Ok thanks for the info.

I see you are in a good mood lol. Is that where you are from Somalina. ;) Congrats to the people of this new region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@indigenous people.

Luuq luuq marow laasim laamiga aas imaahaa. lol

Waa cadahay, Xamarna waa ku laaban karaa anytime. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Sheekh Muuse Macallim Axmed (Sh. Muuse Caga weyne) oo ku hadlayay magaca culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in
qofkii diida amaba ka horjeesta magacaabista gobolka cusub ee COWL ay la mid tahay iyadoo diiday aayad NAS ah,
sidaasi daraadeed waxa uu sheegay in la saxayo haddii ay jiraan qaladaad dhinaca maamulka ah, balse ay tahay inaan marnaba laga hor imaan bulsho iskeed u go’aansatay inay ku dhawaaqdo gobol u gaar ah.

What kind of drug is on this dude? Tolka haduu Sheikhoodu saan u hadlooya, talow Sheydaankoodana waa sidee? Who gave this sub clan the authority and legitimacy to not only annex a state but establish it as supreme and holy as kalaamullaah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Adeer Culimadda bal ha uu gefin ee arintaas sii fiican uu so ogaaw intaadan dambaabin.. By the way congrats to Gobolka Cowl, That's where i come from :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacpher waxuu aqriyey ayuu ka hadley Oba. Waxaa qosol ah Maxamed Cabdi Gaab ayey ka dhigeen madexweynaha Dooxada Shabelle. I'm suprised I didn't catch that.

Jacpher, http://shaaciye.com/?nid=862 hadalkaas kuma qorna, marka lama oga inuu sheekhu yiri iyo inkale.

About this Gobol cusub, I think these folks are campaigning right now. Weli ma jiraan wax sharciyeysan.

 

Gobolo cusub oo badan ayaa lagu dhawaaqi doonaa ee brace yourself bro. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Gobolo cusub oo badan ayaa lagu dhawaaqi doonaa ee brace yourself bro.
:D

Hadii Beel kasta iyo Tuulo kasta ay yidhaahdaan waxaan noqoneynaa Gobol. Gobol kastana uu magacaabo Madaxweyne iyo Wasiiro u gaar ah, dee Soomaalida oo dhami waxay wada noqon Madaxweeyneyaal iyo Wasiiro,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sax. :) nambaro in loo yeelo ayey noqoneysaa si loo kala dhex saaro.

 

Hadda Koonfurta, maamul goboleedyo cusub in la magacaawo waa laga gudbey, so yesterday's news. Gobol cusub is the new thing. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mayee Col. Hal daar dhisan maa gobol lagu noqdaa.

 

Sawirada meesha la surtay igu daranba. Sawiradii halgamayaashii iyo aabiyaashii gobonimodoonka ahaa ee SYL meesha la surtay, qaas ahaan Cismaan Geedi Raage. Halyeydaan ma noolee murugo waa hore u jiran lahaayeen waxaan camal markee arkaan.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this